جرائم محمد بن عبد الوهاب danbiyadii Maxamed Cabdi Wahaab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 янв 2020

Комментарии • 11

  • @asagure7593
    @asagure7593 4 года назад +1

    WALAAKEYOW SACUUDIGA DHAQANKOODA MALAGU TILMAAMIMI KARAA ISLAAMNIMO? HADEE JAWAABADU TAHAY MAYA. MIYAANA LA DHIHI KARIN WAA ILMIHII YAJUUJ IYO MAJUUJ OO SHAATI ISLAM GASHTEEN. JAWAABTA WALAALKEEY

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 4 года назад +1

    Wax ma nooga sheegi kartaa muxuu ahaa maxamed cabdi wahaab. Hadaan Soo maali nahay maxaa noo keenay.

  • @wrfhbg
    @wrfhbg 4 года назад

    Haddii dhamaan wadaadada soomaaliyeed iska wada daba qaataan Soo dadkoo dhan diinta shaki Kama galayo?

  • @aadanjokeofficial4711
    @aadanjokeofficial4711 4 года назад

    Kan suufiyada ayuu udoodayaa

    • @_don206
      @_don206 4 года назад

      Wahabi maa tahay?

  • @BelieverOfAllah444
    @BelieverOfAllah444 3 года назад

    Way dhamaatay wakhtigii ashariyiinta sufiyiintii xabaalah dadka xoolaha la uruursanjiray

  • @BelieverOfAllah444
    @BelieverOfAllah444 3 года назад

    Shiica dabadhilif

  • @BelieverOfAllah444
    @BelieverOfAllah444 3 года назад

    Jaahi ka adoo ka waxbasheegimasyo

  • @essaadam8050
    @essaadam8050 4 года назад

    War jaahil baad tahay ee ha is xabeebin
    Wahaabiyada aad sheegaysaa Waa dowlad iyo culumo la yaqaano hadii ay qaldanyihiin waa lugula arki lahaa, cadaawadoda waxaa qabaa Waa shiico& suufiyo qabuuriyaa, labada ayaadna mid tihay

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg Год назад

      Qaladkooda Qarsoon ee hadhay waakee, kkkkkk Qaraxa umada lagu gumaado ma shiica mise waa suufi, waxa soomaliya Masaajiida ku dilaa waa iyaga, khawaarij alle idiinma naxariisto

    • @user-wv8yo1fj9y
      @user-wv8yo1fj9y 8 месяцев назад

      Anoo qabuuriyiinta ka mid ah wahabiyada waxan u aqan gacan ku rimis meel ay haystan malaha xanaabilo maha waa juhalo af uraya oo isku tagay