Farqiga u dhaxeeya Dowladda Diiniga ah iyo midda Calmaaniga ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 мар 2021

Комментарии • 51

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 3 года назад +4

    Mufakir Ustaad Cabdisaciid allah ha ku sharfo, adigoo kale ayaa hogaamin kara fikir umada, soo badi casharada nuucan ah.

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 3 года назад

      😂 From beginning to end: Sida uu buugisu yahay buu hadalkisuna yahy. Cajiib sida aaney isku lahayn Magaca buuga iyo Aqoonta qoraha ee liidata marka xaga falsafada laga hadlayo waxaa iskaga dhex qaldan fikirad iyo falsafad lol. Marka laga hadlayo diin waxaa iskaga dhex qadalan farqiga udhaxeeya diinta islaamka iyo diimaha kiniisadaha aan soo dhaafi karin. Marka laga hadlayo dhinaca dowlad Qeybaha ay u qeybasanto iyo in aaney xidhiidh lahyn horumarka iyo calaamaniyad .
      in maanta ay alxmdu lilaah tay in oo la tijaabiyay labadalaba oo lagaran karo farqiga udhaxeeya Musuqa ay wadato calaamaniyadu iyo Maamulka dhameyska tirin ee diinta xaqa wadato.
      😂😂😂😂 walaahi in lagu qoslo mooye waxkale ma istaahil qofkas weyni mawduucu ku magacaabey buuga iyo aqoontisa farqiga weyn ee udhaxeeya.

  • @michaelelias8264
    @michaelelias8264 Месяц назад

    Saxiix qoraa abdisaciid abdi

  • @saidahmed9504
    @saidahmed9504 20 дней назад

    ان الحكم الا لله

  • @saadaqmohamed1346
    @saadaqmohamed1346 3 года назад +3

    Dadka maskaxda laga kumaysday oo wax aan xaqiiq kusalaysnayn loo aqriyay, Kuma fahmi karaan why not, waa dad maskaxda laga fadhiisiyay, Sida kuwa Isqarxiya, WAXAN RAJAYNAYAA DADKA INTA BADAN IN AY WAX U SOKORDHAYAAN, INSHAALLAH

  • @Wardoon
    @Wardoon 3 года назад +4

    Waa ku mahadsan tahay ustaad kalmaddan qiimaha leh. Waxaan hubaa in aad iyo aad ay unmade uga faaiideysan doonto.

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 3 года назад

      😂 From beginning to end: Sida uu buugisu yahay buu hadalkisuna yahy. Cajiib sida aaney isku lahayn Magaca buuga iyo Aqoonta qoraha ee liidata marka xaga falsafada laga hadlayo waxaa iskaga dhex qaldan fikirad iyo falsafad lol. Marka laga hadlayo diin waxaa iskaga dhex qadalan farqiga udhaxeeya diinta islaamka iyo diimaha kiniisadaha aan soo dhaafi karin. Marka laga hadlayo dhinaca dowlad Qeybaha ay u qeybasanto iyo in aaney xidhiidh lahyn horumarka iyo calaamaniyad .
      in maanta ay alxmdu lilaah tay in oo la tijaabiyay labadalaba oo lagaran karo farqiga udhaxeeya Musuqa ay wadato calaamaniyadu iyo Maamulka dhameyska tirin ee diinta xaqa wadato.
      😂😂😂😂 walaahi in lagu qoslo mooye waxkale ma istaahil qofkas weyni mawduucu ku magacaabey buuga iyo aqoontisa farqiga weyn ee udhaxeeya.

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 3 года назад +2

    Maasha Allaah ustaad, Mufakir Geesi Warac ah Hore u soco Cizzi iyo Sharaf ku Noolow Geerida ku dishana geedkeed ha Ba’a. Waxaan ka rajeynayaa ummada Soomaaliyeed iney maskaxdooda iyo fikirkoodana furaan xorna noqdaan oon cidina qufful kugu xidhan 😊

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 3 года назад

      😂 From beginning to end: Sida uu buugisu yahay buu hadalkisuna yahy. Cajiib sida aaney isku lahayn Magaca buuga iyo Aqoonta qoraha ee liidata marka xaga falsafada laga hadlayo waxaa iskaga dhex qaldan fikirad iyo falsafad lol. Marka laga hadlayo diin waxaa iskaga dhex qadalan farqiga udhaxeeya diinta islaamka iyo diimaha kiniisadaha aan soo dhaafi karin. Marka laga hadlayo dhinaca dowlad Qeybaha ay u qeybasanto iyo in aaney xidhiidh lahyn horumarka iyo calaamaniyad .
      in maanta ay alxmdu lilaah tay in oo la tijaabiyay labadalaba oo lagaran karo farqiga udhaxeeya Musuqa ay wadato calaamaniyadu iyo Maamulka dhameyska tirin ee diinta xaqa wadato.
      😂😂😂😂 walaahi in lagu qoslo mooye waxkale ma istaahil qofkas weyni mawduucu ku magacaabey buuga iyo aqoontisa farqiga weyn ee udhaxeeya.

  • @michaelelias8264
    @michaelelias8264 Месяц назад

    Waa maqaal wanaagsan iftiiminayo wax badan

  • @saadaqmohamed1346
    @saadaqmohamed1346 3 года назад +1

    MashaAllah, Waxbadan ayaa lagaa Faiday, Istaad Said Nolow

  • @ismailyoung1639
    @ismailyoung1639 3 года назад +2

    Thanks Ustaad Waxbadan aan kaa faaiday

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 3 года назад

      😂 From beginning to end: Sida uu buugisu yahay buu hadalkisuna yahy. Cajiib sida aaney isku lahayn Magaca buuga iyo Aqoonta qoraha ee liidata marka xaga falsafada laga hadlayo waxaa iskaga dhex qaldan fikirad iyo falsafad lol. Marka laga hadlayo diin waxaa iskaga dhex qadalan farqiga udhaxeeya diinta islaamka iyo diimaha kiniisadaha aan soo dhaafi karin. Marka laga hadlayo dhinaca dowlad Qeybaha ay u qeybasanto iyo in aaney xidhiidh lahyn horumarka iyo calaamaniyad .
      in maanta ay alxmdu lilaah tay in oo la tijaabiyay labadalaba oo lagaran karo farqiga udhaxeeya Musuqa ay wadato calaamaniyadu iyo Maamulka dhameyska tirin ee diinta xaqa wadato.
      😂😂😂😂 walaahi in lagu qoslo mooye waxkale ma istaahil qofkas weyni mawduucu ku magacaabey buuga iyo aqoontisa farqiga weyn ee udhaxeeya.

  • @saidahmed9504
    @saidahmed9504 20 дней назад

    Markii ninkii xukunka Allah aaminsanayn in aad tukatid adoo gaal ah waxaa kaaga roon gaalnimadaa cadaysatid

  • @najmoahmed9720
    @najmoahmed9720 3 года назад +1

    Mahad badanib hakaa gaadho ustaad🥰

  • @PP-lz6mf
    @PP-lz6mf 2 года назад +1

    Koonkaan waxaa abuurtay Allaah, sida loogu dhaqmayana wuxuu u soo dajiyay dasduur oo ah quraanka, sidee nooga dhaadhicinee waxyiga caqliga aadanahaa ka haboon

  • @burhanabdi5979
    @burhanabdi5979 3 года назад

    Fikir calmaani uma xumid wixii shar wado allah musliminta dhagartooda haka qabto

  • @mohamedomar8372
    @mohamedomar8372 3 года назад +1

    Thanks ustaad

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 3 года назад

      😂 From beginning to end: Sida uu buugisu yahay buu hadalkisuna yahy. Cajiib sida aaney isku lahayn Magaca buuga iyo Aqoonta qoraha ee liidata marka xaga falsafada laga hadlayo waxaa iskaga dhex qaldan fikirad iyo falsafad lol. Marka laga hadlayo diin waxaa iskaga dhex qadalan farqiga udhaxeeya diinta islaamka iyo diimaha kiniisadaha aan soo dhaafi karin. Marka laga hadlayo dhinaca dowlad Qeybaha ay u qeybasanto iyo in aaney xidhiidh lahyn horumarka iyo calaamaniyad .
      in maanta ay alxmdu lilaah tay in oo la tijaabiyay labadalaba oo lagaran karo farqiga udhaxeeya Musuqa ay wadato calaamaniyadu iyo Maamulka dhameyska tirin ee diinta xaqa wadato.
      😂😂😂😂 walaahi in lagu qoslo mooye waxkale ma istaahil qofkas weyni mawduucu ku magacaabey buuga iyo aqoontisa farqiga weyn ee udhaxeeya.

  • @abdimohamed8640
    @abdimohamed8640 10 месяцев назад

    Doqon

  • @saidahmed9504
    @saidahmed9504 20 дней назад

    ومن لم يحكم بما انزل الله فالك هم الكافرون

  • @abumaryammuse5998
    @abumaryammuse5998 2 года назад

    Intasbaalagugaalobaa

  • @mohamedarashiid2203
    @mohamedarashiid2203 3 года назад +1

    Barakaw ustaad.

      @@searchrightthings.947
      Waar nin wayn matal oo xataa hadaanad kala duwanaanshaa fikradaa aamin sanayn bal iska aamu suun taasiba waa xale.

    • @maxamedcismaan9850
      @maxamedcismaan9850 3 года назад

      @@mohamedarashiid2203 kale duwanasho kama shaqeyn doonto somalia kaliya dhulki aad joogtan mulxidinimada la jooga haku so lug go'ina

  • @abumaryammuse5998
    @abumaryammuse5998 2 года назад

    خبره الفصل دين عن الدوله

  • @ahmedosmanafrikaner1966
    @ahmedosmanafrikaner1966 3 года назад +5

    Iftiimin wanaagsan, iyo tilaabo cusub oo dhanka Japan u'jeeda. Ku mahadsanid inbadan ka qeyb qaadasha hogaaminta halganka ku aadan ka gudubka kutiri'kuteynkii awoowyaashi horay carabta ka soo waarideen.

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 3 года назад

      😂 From beginning to end: Sida uu buugisu yahay buu hadalkisuna yahy. Cajiib sida aaney isku lahayn Magaca buuga iyo Aqoonta qoraha ee liidata marka xaga falsafada laga hadlayo waxaa iskaga dhex qaldan fikirad iyo falsafad lol. Marka laga hadlayo diin waxaa iskaga dhex qadalan farqiga udhaxeeya diinta islaamka iyo diimaha kiniisadaha aan soo dhaafi karin. Marka laga hadlayo dhinaca dowlad Qeybaha ay u qeybasanto iyo in aaney xidhiidh lahyn horumarka iyo calaamaniyad .
      in maanta ay alxmdu lilaah tay in oo la tijaabiyay labadalaba oo lagaran karo farqiga udhaxeeya Musuqa ay wadato calaamaniyadu iyo Maamulka dhameyska tirin ee diinta xaqa wadato.
      😂😂😂😂 walaahi in lagu qoslo mooye waxkale ma istaahil qofkas weyni mawduucu ku magacaabey buuga iyo aqoontisa farqiga weyn ee udhaxeeya.

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 Год назад

    Dawlada waa xooga ilaalin lahaa diinta waa hadii muslimiin yihiin dadku hadey gaalo ama gaalo raac yihiin ha dhahaan Dawlada Iyo kala saara Diinta

  • @saidahmed9504
    @saidahmed9504 20 дней назад

    Aayadaan dhamaan waxay caday nayaan ninkii aaminsan diinta iyo dawlada in la ka saaro ama diin wax lagu xumin in uu gaal yahay

  • @elmanmohamed118
    @elmanmohamed118 2 года назад

    Ustaad malmahan kuma hayno noso bafiya wacyiga

  • @JIHEEYECHANNEL
    @JIHEEYECHANNEL 3 года назад

    Group yaa haya lagu bixinyo casharkan

  • @saidahmed9504
    @saidahmed9504 20 дней назад

    ومن ل

  • @abdimohamed8640
    @abdimohamed8640 10 месяцев назад

    Kan jaamacad fiican ma waayey? Buugaagta uu ka hadlaaya maba garanaayo asagii sheegaaye.

  • @maxamedcismaan9850
    @maxamedcismaan9850 3 года назад

    Nimankiina mulxidiinta ah e bogaan wax kuso qora waxan diin islaam ahayn somaliya kama shaqeyn doonto wax sinaan diin la yiraa ma jiraan hana ku daalina waa idin ognahay ina tihiin dad diinkoodi shilimaad siistay

    • @thesomaliman5396
      @thesomaliman5396 2 года назад

      waxa aad sheegeyso cagsigeed ayaa run ah
      shareeco somalia lagu xukumayaa ma jirto sababto ah maba jirto shareeco la isku raacsayayahy
      ma shareecada suufiyada mise tan wahabiyada?
      fowdo ma dooneyno umada ka naso shareeco meel ay dunida ka shaqeyso ma jirto

    • @thesomaliman5396
      @thesomaliman5396 2 года назад

      taliban ba shareeco hirgalisaya sidaa loo lahaa ayaa hadana qarax sii socdaa afghanistan sababta oo ah daacish baa shareeco rabta in ay hirgaliso sida ay dacish u fahamsantahay shareecada!
      tuulo kama hirgalin kartaan ku dhaqan shareecada iska daa wadan e.

  • @mabruuk4
    @mabruuk4 3 года назад +2

    Umad waliba waxay aaminsanatahay in lagu dhaqo ayaa fiican wax kor looga keenay laguma dhaqi karo haddey Dadka gaar Diinta kudanaystaan Macnaheedu maaha Diinta xun..

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 3 года назад

      Waa caynkas wll

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 3 года назад

      😂 From beginning to end: Sida uu buugisu yahay buu hadalkisuna yahy. Cajiib sida aaney isku lahayn Magaca buuga iyo Aqoonta qoraha ee liidata marka xaga falsafada laga hadlayo waxaa iskaga dhex qaldan fikirad iyo falsafad lol. Marka laga hadlayo diin waxaa iskaga dhex qadalan farqiga udhaxeeya diinta islaamka iyo diimaha kiniisadaha aan soo dhaafi karin. Marka laga hadlayo dhinaca dowlad Qeybaha ay u qeybasanto iyo in aaney xidhiidh lahyn horumarka iyo calaamaniyad .
      in maanta ay alxmdu lilaah tay in oo la tijaabiyay labadalaba oo lagaran karo farqiga udhaxeeya Musuqa ay wadato calaamaniyadu iyo Maamulka dhameyska tirin ee diinta xaqa wadato.
      😂😂😂😂 walaahi in lagu qoslo mooye waxkale ma istaahil qofkas weyni mawduucu ku magacaabey buuga iyo aqoontisa farqiga weyn ee udhaxeeya.

  • @badraahmed4201
    @badraahmed4201 3 года назад

    Soddon mint oo iga khasaaray!

  • @mohaabdalla7271
    @mohaabdalla7271 3 года назад

    1 su'aal aan kaga tage marka aad ledahay iclamiyada aya wngsan adiga dinte hesata?

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 3 года назад

      😂 From beginning to end: Sida uu buugisu yahay buu hadalkisuna yahy. Cajiib sida aaney isku lahayn Magaca buuga iyo Aqoonta qoraha ee liidata marka xaga falsafada laga hadlayo waxaa iskaga dhex qaldan fikirad iyo falsafad lol. Marka laga hadlayo diin waxaa iskaga dhex qadalan farqiga udhaxeeya diinta islaamka iyo diimaha kiniisadaha aan soo dhaafi karin. Marka laga hadlayo dhinaca dowlad Qeybaha ay u qeybasanto iyo in aaney xidhiidh lahyn horumarka iyo calaamaniyad .
      in maanta ay alxmdu lilaah tay in oo la tijaabiyay labadalaba oo lagaran karo farqiga udhaxeeya Musuqa ay wadato calaamaniyadu iyo Maamulka dhameyska tirin ee diinta xaqa wadato.
      😂😂😂😂 walaahi in lagu qoslo mooye waxkale ma istaahil qofkas weyni mawduucu ku magacaabey buuga iyo aqoontisa farqiga weyn ee udhaxeeya.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 года назад

      Isagu waa qof Muslim ah... Dowlad cilmaani ah wuxuu ka wadaa dowlad shacab ah... Ereygaas Af somali kuma hayo ayuu yiri.

    • @maxamedcismaan9850
      @maxamedcismaan9850 3 года назад

      Waa mulxid wll

    • @maxamedcismaan9850
      @maxamedcismaan9850 3 года назад

      Ilaaah inu jirin ayu aaminsan yahay duliga 😡😡

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 3 года назад

    Ninkan ninka taladiisa qaataa waa lumayaa waar hooy ka digtoonaada

  • @saidahmed9504
    @saidahmed9504 20 дней назад

    ومن لم يحكم بما انزل الله فالك هم الكافرن