Sheekh Maxammed Cali Geeddi | Mahadsanid Mudane

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 38

  • @YoussefAl-Dowsarih
    @YoussefAl-Dowsarih 2 месяца назад +22

    Dadka iga danbeeyo oo tiktok kusoo arkay waan salamaya ❤😂

  • @wardaismail2064
    @wardaismail2064 2 месяца назад +4

    Masha allah wllhy wa wax lagu farxo in dadkeena waxtarka leh la maamuuso
    Dhamman astaan TV shaqalaheedu way mahadsan yihin gaara haan wiilkan codka wanaagsan ee akhrinaya

  • @safacumar-x5u
    @safacumar-x5u 2 месяца назад +2

    masha allah siduu ugu naxariistay agoonta iyo maatida illhy ha ugu naxaristo oo danbigisa ha dhaafo 🥹🥹🥹❤️🤲🏻

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan2710 3 месяца назад +11

    Waxaan ka mid ahaa ardaydii ku soo barbaartay dugsiyadii hay'ada sheekha madaxada ka ahaa ,waxaa naloo barbaariyay si qiimo bdn ,waxaa nalaga dhisay dhinac walba Diini iyo Maadi intaba.
    Mahadsanid Sheekh Maxamed Cali
    Geddi❤️
    Mahadsanidiin Team ASTAAN🙏

  • @faisahassan8983
    @faisahassan8983 2 месяца назад

    Mahdsanid mudane waxan ka mid ahay ardydii wax kabaraty ala ha xifdiyo aakhira iyo aduunba 🎉

  • @cabdimajiidhussein6082
    @cabdimajiidhussein6082 3 месяца назад +6

    الشيخ الوالد محمد علي جيدي حفظه الله في الدارين واجعل مسكنه الجنة..

  • @Bileplus978
    @Bileplus978 2 месяца назад

    From Tiktok

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 3 месяца назад

    Mahadsanid ustaad Allah hakaa abaal mariyo

  • @cabdibaraf
    @cabdibaraf 3 месяца назад +1

    Sheekh mohamed cali geedi diiriye alla hakaa abaal mariyo waxtarka ummada aad tartey جزاك الله خير ❤😊

  • @HodoAhmed-u7q
    @HodoAhmed-u7q 3 месяца назад

    Maasha allaah alle haka abaalmariyo

  • @abdihakiimmohamed7033
    @abdihakiimmohamed7033 3 месяца назад

    Mahdsanid sheekh maxmed cali geedi🎉

  • @sayidmoha4923
    @sayidmoha4923 2 месяца назад

    Mahadsanid sh maxamed cali geedi bulshadada waad anfacday

  • @ayaaanali1165
    @ayaaanali1165 3 месяца назад +1

    Alle haka abaal mariyo cimri dheer iyo caafimad tama rabi haku siiyo waxan ahay dadkii ka aflaxay mahadada gacanta ku haysid haayatu qarni ifriiqiya

  • @cabdixafiidelmi4329
    @cabdixafiidelmi4329 3 месяца назад

    Taariikhda Wanaagsan aad naga kaytiin sheekh waad ku mahasantihiin astaan🙏

  • @haybeyare4265
    @haybeyare4265 2 месяца назад

    Sheekh Maxamed Cali Geedi Alle haka abaal mariyo khyrkii faraha badanaa ee uu nooqabtay jiilkayaga abaalkiisana Alle jannatul firdawsa ha uga dhigo Aaaaaaaaaaaad iyo aaaaaaaaaaaaaaaad ayuu sheeekhu umahadsanyay cidkasta oo barnaamijkan kujirtyna sidaa uu Alle idiin waafajayiya qiritaanka wanaagiisa dhammaanteen Alle jannada ha inagu kulasansiiiiiyo Aammiiin Aammiiin Aammiiin

  • @cabdiphataaxdiirane
    @cabdiphataaxdiirane 2 месяца назад

    Waa barnaamij aad u heersareeya oo ku dayasho mudan.

  • @cabdiraxmaandiiriye3670
    @cabdiraxmaandiiriye3670 3 месяца назад

    Daalin

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 3 месяца назад +3

    Qof waliba wanaag iyo xumaan ba wuu leeyahay lkn Shekhar maxamed waxa uu umada u qabtay wax badan oo ayna dawladi u qaban

  • @mohamedabdilleh8858
    @mohamedabdilleh8858 3 месяца назад

    Shaqo runti ah mid aan dhamaaneynin midhaheedu ayuu bulshada u qabtay sheekhu Alle ha barakeeyo.

  • @fasiixmadia3636
    @fasiixmadia3636 2 месяца назад

    1:29 qalad ayaa ka jiro dhanka editka, si fcn iskaga fiiri meelaha qaar

  • @AhmedSamir-yr3cd
    @AhmedSamir-yr3cd 2 месяца назад

    Waxaa sharaf wayn ii ah in aan ka mid ahay ardaydii ka faa'iday mashaariicdii waxtarka lahayd ee sheekhu ka hirgaliyay dalka.

  • @jeywow
    @jeywow 3 месяца назад +1

    Adeerkay sheekh maxamaed dowlado ayuu ka waxqabad badan yahay ilahay 7 janaba hakugu abaal mariyo adeero waad u qalanta a

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL 3 месяца назад +1

    dhamaan madaaristii hoostagaysay hay adiisa way burbureen khaladka ugu wayna waxay ahayd in aanay jaamacad afcarabi kubaxda aanay samaysan,

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 2 месяца назад

    Waxaan ka mid ahay ardaydii wax ka bartay iskuulada

  • @زهرحسن-غ7ق
    @زهرحسن-غ7ق 3 месяца назад

    2005Waxa ka waregy 19 sano

  • @HodanAli-ik2ud
    @HodanAli-ik2ud 3 месяца назад

    Qof Ugu Horeyy😂❤

  • @ibrahimmire981
    @ibrahimmire981 3 месяца назад +2

    Why we are laying he was just NGOst and making money

    • @abdidahirhassan2710
      @abdidahirhassan2710 3 месяца назад +4

      Wax aad hubto uun sheek sxb,
      Hadii aan ka soo qaadno xitaa in uu lacag sameenayay miyaanu Mudneen in loo mahadceliyo?
      Waxaa u mahadcelinaa Ganacsade bulshada wax ku soo kordhiyay,
      Bal kwrn ninka noloshiisa dhan u huray bulshadiisa sidii uu wax ugu qaban lahaa waqti adagna wadanka yimid ,halka ragii isaga lamid ah ahaa qurbaha kaga soo tagay.

    • @ibnuibraahimkilaaas2893
      @ibnuibraahimkilaaas2893 3 месяца назад +5

      Wll shekhan ma aha dadka lagu xanto inay umada waxooda uruursadaan
      Haday xataa waxkasoo gaadhaan isaga ,,,,,,shekhan umadda waxbadan buu uqabtay,muran laan

    • @aomapeads449
      @aomapeads449 3 месяца назад +1

      Stop lying buddy. You’re Unfairly judgmental ,His unwavering commitment to excellence has had a significant impact on our schools community and he make Well developed public education system in our country.Thank you sheikh Mohammed

    • @Medka-r4w
      @Medka-r4w 2 месяца назад

      First foremost you’re an unlearned human-being, laying in English means to lay or put, stack e.t.c and secondly his unwavering commitment to his community is beyond man can imagine. We the student of his schools are grateful and thankful for his efforts. May Mighty Allah Bless him and others who’s help his people.