Qisada Nin Soomaali ah oo loo geliyey Wadnaha qof dhintay, Naasir Qawdhan| Wareysi Qeybtii 2-aad.|

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Комментарии • 545

  • @jamayusuf6529
    @jamayusuf6529 Месяц назад +82

    Shaqsi iimaan badan,ilaah kuxiran,aqoon diineedna leh,ilaah caafimaad iyo cimri dheer hakusiiyo.inshallah

  • @saednasir
    @saednasir Месяц назад +60

    Masha allah, alle ha barakeeyo oo caafimaad hasiiyo naasir qawdhan
    Ninkani waxa uu aad u fahmay
    1: adduunka in loo joogo imtixaan
    2: waxtarka ducada
    3: inaad asbaabta ducada la timaado
    4: mudnaanta ay leedahay mahad naqa alle xaalad kasta oo lagu jiro
    Aad baan u jeclaystay deganaanta uu ku jawaabayo iyo sida uu isugu xidhayo qisadiisa iyo sida u adeegsaday qodobadan afarta ah ee sare
    Markale alle caafimaad, cimri dheer iyo cibaado suuban ha siiyo ninkaa odeyga ah iyo dhamaanteenba

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 Месяц назад +28

    Wlh shucuurteydaa is badashay markuu dhahay haday gudigaa isbitaalka somali ahaan lahaayeen waa qolamaa baa laydhihi lahaa. Gaaladii baa sharcigay dhigteen daacad u ah anagoo Islaanimo sheeganeynana daacadnimo agteena ma taalo, kii daacad ahna waaba la qaarijinayaa. SubxanAllah 😢

    • @SahraAhmed-u7b
      @SahraAhmed-u7b 19 дней назад

      Wllhi been maha anigaa hospital kalkaal muqdiisho laiguyiri qolamaa thy😢😢😢😢

  • @Aragtida1
    @Aragtida1 Месяц назад +29

    Mashallh, naasir waa qof qalbi fiican oo diintu ku wayntahay, Akhiro iyo aduunyana ma lumi doono. waana aaminsanahay iimaankiisa in uu ku bad baaday. Waan salamaya naasir hadu arkayo fariinteeyda.
    muqdisho

  • @CISMAANCG
    @CISMAANCG Месяц назад +9

    عَجَبًا لِأَمْرِ الْمُؤْمِنِ، إِنَّ أَمْرَهُ كُلَّهُ خَيْرٌ، وَلَيْسَ ذَاكَ لِأَحَدٍ إِلَّا لِلْمُؤْمِنِ ؛ إِنْ أَصَابَتْهُ سَرَّاءُ شَكَرَ فَكَانَ خَيْرًا لَهُ، وَإِنْ أَصَابَتْهُ ضَرَّاءُ صَبَرَ فَكَانَ خَيْرًا لَهُ ".

  • @mubarikrashid1426
    @mubarikrashid1426 26 дней назад +12

    Muuqaal aad saamayn ugu leh qof walba oo wax fahmaya caqlina leh xambaarsan dhambaallo tiro beel ah. Illahay wll samirkaga, iimaankaga, kalsonidada aad allah ku qabtay, iyo aqoontada diimedba kugu muum hoojin allah swt.
    F.G muuqaal kii iigu saamaynta badnaa een daawado xikmad,iyo cilmiba ka faa'iday weeye wllhi. Allah hakugu wado wllkyow.

  • @AsiyaNoor-qd7jt
    @AsiyaNoor-qd7jt Месяц назад +30

    Wuu imaan badan yahay nassir masha Allah tabaraka Allah waan ooyay intan daawanayay clipkan ,siduu Allah wanaagsame inoo jecel yahay iyp sida eynan isu ogeyn markeynu caafimaad qabno inay free tahay ,yaa Allah Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah .

    • @a.rahmankaanuu731
      @a.rahmankaanuu731 26 дней назад +1

      Masha Allah nice asiya Noor
      Allah nawada xafido caafimad Allah inoo siyaadiyo
      dadka aaan caafimad haasanin Allah siiyo caafimad taam ah
      Alxamdulillah alxamdulillah alxamdulillah

    • @AsiyaNoor-qd7jt
      @AsiyaNoor-qd7jt 26 дней назад

      @@a.rahmankaanuu731 Allahuma ameen walal anba qod bukan ah baan ahay wareysiga nassir wax weyn ayaa ka faaiday

  • @DhurwaaFam
    @DhurwaaFam Месяц назад +24

    This is Nasser Qawdhan one of the best somali individuals always gave to the community. Waa Aqoonyahan Sarre ma sha Allah

    • @Sofidheeray
      @Sofidheeray 12 дней назад

      Mash’Allah, he sounds like a very humble and intelligent person. I hope he creates a podcast where he talks about life and how to be humble according to Islam. May Allah continuously bless his health and his family.

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 Месяц назад +30

    Amin ya rabi 😢 wan xanuuunsan waliba shakiya i haaayo😢Ilahooow aniga inta muslima Cafimaad buuxo na siii😢

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Месяц назад +3

      Aamiin

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim Месяц назад +3

      Allah ku caafiyo wllo لا حول ولا قوه الا بالله badso waa is dhiibitaan dhamays tiran oo ilaahay aad u qiratay inad owood iyo xeelad aanad lahayn illaay isu dhiib wllo isga ka Allah ku shaafiyo

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 Месяц назад +2

      أسأل الله العظيم أن يشفيك

    • @FatimaAli-hc2zy
      @FatimaAli-hc2zy Месяц назад +1

      امين يارب العالمين

    • @Cadar49
      @Cadar49 Месяц назад +1

      Amin Yaarabi

  • @zarieabdullahiyusuf473
    @zarieabdullahiyusuf473 Месяц назад +8

    Masha Allah walaal Cabdul naasir runtii qisadaada waxaa ku cibra qaadan kara qofkii sidhab ah ilaahey u aaminsan, sidaadoo kle qof noloshiisa oodhan ilaahey ku aamino asagoo ku kalsoon inuusan ilaahey hoojineyn waxaa xaqiiqa ah sidaadoo kale inuu albaabo badan ufarayo, ilaahey caafimaadka aad heysato ha kuuziyaadiyo, anaga caafimaadka qabnana ilaahey cudurada halista ah hanaga badbaadiyo, tacaamulkaaga iyo qaab hadalkaaga ayaa laga dareemayaa duntaada wanaagsan guuleyso

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 Месяц назад +24

    Masha Allah, ilaahay caafimadka ha u siyaadiyo walal Naasir Qawdhan.
    Runti waa aqoonyahay ku xeel dheer diinta islaamka kaliya aqoon diineed ma lahe balaaqada u dheer.
    Arimaha laga faaidi karo Qisada Naasir:
    1. Sabarka.
    2. Ducada.
    3. Rajada u Rabbi SWT ku qabo.
    4. Xidhiidhka wanagsane uu la leyahay ehelkisa.
    5. Shaqa wanaga iyo waxa laga helo.
    Runtii duruus badan aya ku jirta shekada Nasir جزاه الله خير الجزاء.

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 26 дней назад +7

    Maasha Allaah Naasir Ilaahay caafimaadka iyo cimrigaba ha u sii siyaadiyo.Waa shakhsi iimaan leh,yaqiintiisu wanaagsan tahay,Cilmiga diintana aad u yaqaana ilaahay ha ku barakeeyo adiga iyo qoyskaagaba

  • @AbdikhaniMohamed-r5f
    @AbdikhaniMohamed-r5f Месяц назад +42

    Ninkan wan Nin Iimaan Weyn leh. Allah hadaayo oo cimri dheer ha siiyo. Gaarissa Baan Ka salamaaya.

  • @user-bn6jr3zt5h
    @user-bn6jr3zt5h Месяц назад +9

    Masha allah,ninkaan alle baa badbaadiyeywaa nin dhisan xaga diinta iyoh maadiga, diintu waa muhiin in qofku muslimka ah uu bartoh kitaabka iyoh sunada csw, it helps si badan, Mashaallah aayaadii iyoh axaadiistii buu daliilsadey alle ha u siyaadiyo iimaanka wacan,
    qof caafimaad qabey oo degdeg u jiradey, waa imtixaanka aduunka, ninkaan alle buu ku xiranyahey masha allah wax kasta sahal masha allah.

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 14 дней назад +2

    Anigaa wadnaha layga hayaa isoo duceeya waad dhimanaysaa baa lay yidhi dhiikarna wuu igu soo boodey 😢😢alxam dulilah

    • @sayidali8142
      @sayidali8142 13 дней назад +1

      Allah ku caafiyo. adkaarta badi iyo ducada xiliga salaadaha kadib.

    • @han47722
      @han47722 12 дней назад +1

      Ilaahay haku caafiyo ducayso waanan kuu duceynayaa aniga khasatan inta muslim ka ahna allaha kaaga soo qaado ducada

    • @mahadgooni
      @mahadgooni 3 дня назад

      Allha ku caafiyo dhamaan inta muslimka allaha caafiyo

    • @ahmedsharif9826
      @ahmedsharif9826 День назад

      Allah haku caafiyo walaal. Allah talo saaro. Asbaabtana sida uu walaalkeen sheegay haka quusan.

  • @daahir1340
    @daahir1340 Месяц назад +13

    Aad iyo aad wxa weeye nin iimaan leh oo illaahy ku kalsoonaa.illahyna
    Wa u sakhirey

    • @daahir1340
      @daahir1340 Месяц назад +2

      Illaahy haku siiyo cimridheer,caafi maadqab,iyo cibado cibaado suuban mahadsanid

    • @daahir1340
      @daahir1340 Месяц назад +1

      War waanada niinkaas qaata soomaliey okay

  • @abdirahmandahir2593
    @abdirahmandahir2593 Месяц назад +7

    Waa shakhsi iimaankiisu taam yahay waxaa dhab ah inuu ku badbaaday iimanka ku jira NASIR allaah SW waxaan uga baryayaa noloshiisa inta ka dhiman inuu caafimad ku dhamysto Aamin 🎉
    Inta musliminta ah ee xanuunsan ilaahow caafimad sii

  • @Asiya2363
    @Asiya2363 Месяц назад +4

    Aad aan oga helay ilbax nimadiisa iyo suradyaasha quraan iyo ducada qisadiisa oo oogu soo daraayo thnx Walaal Illaahay caafimaadka hakuu siyaadiyo.

  • @Ridwaniz
    @Ridwaniz Месяц назад +4

    A/Nasir, this is a LESSON! ❤ may Allah keep you safe, each hour of every day, and be the light that guides you, each step along life's way. May Allah bless you with good health and a long life. May Allah respond to your prayers 🙏

  • @akhalif579
    @akhalif579 20 дней назад +2

    Cimri dheere caafidmaad wanaagsan iyo cibaado suuban allaha ku siiyo walaal allahu aamiin.

  • @nimcoahmed1269
    @nimcoahmed1269 Месяц назад +6

    Wariyaha iyo naasir qawdhan Aad ayaad u mahadsantihiin wareysigan aad nala wadaagteen ee iimaanka iyo cibra qaadashada kuwada dheehan allaah caafimaadka ha kuu siyaadiyo wll ❤❤❤❤

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Месяц назад +5

    Digid iyo danbi dhaaf RABBI ha kaaga dhigo, culeyskii. xanuunkii iyo maalmihii adkaa RABBI ha kuugu bedelo farxad, sabir, barako iyo baraare. Aamiin

  • @hasanalihirsi
    @hasanalihirsi Месяц назад +5

    Masha Allah ilhey ha ba ra keyo cimrigada iyo cafimad kada fic nan la heyda in ilhey ku gu ha nuniyo in aad dad kaadi Somali yeed oo ka la ir dhobay isku raa diso waa iga dhan baal naasirow

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Месяц назад +8

    Masha Allah walaalkeen Diinta axadiista Rasuulka Caleysi Salaam sida u xifdiyey ayaa Ilaahey SWT u ilaaliyey , caafimaad wanaagsan ayaan u rajeynayaa . Ilaahey adiga ayaa na abuuratay aduunyo iyo Aakhiradaada ina ilaali adiga ayaa awooda.

  • @hibaqismail9577
    @hibaqismail9577 22 дня назад +2

    بارك الله فيك، وزاد الله إيمانك، وحسن الله صحتك، وغفر الله لك.

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Месяц назад +6

    WAA TUSAALAHA DEEQSINIMADA ALLAAH IYO AJIIBIDA UU DEGDEG U AJIIBO CIDII XUSTA OO BARIDA IYADOO KU KALSOON QADARTIISA IYO DEEQSINIMADIISA
    Allaha inaga iyo isagaba usiyaadiyo caafimaad cimri dheer iyo cibaado suuban
    Waa nin qaali ah oo ilaahay ku manaystay iimaan iyo faham diineed
    Iyo la dhaqanka wanaagsan ee ehelkiisa iyo bulshafa uu la shaqaysta

  • @جند
    @جند 26 дней назад +3

    Naasir Quraanka siduu u dhuuxay ayaa cajiiba oo iimaankiisu u raasukhay.
    Caafimaadka,carruurta,cuudka iyo ooridaba ilaahay ha kuu barakeeyo walaal.❤

  • @Jamac163
    @Jamac163 Месяц назад +6

    Mansha Allah Naasir runtii waa qof eheluhu diin ah, oo aad ay ooga muuqato kalsoonida uu ilaahay ku qabo ilaahay hakuu siyaadiyo caafimaadka iyo cimriga walaal.

  • @cmcproductionxd9449
    @cmcproductionxd9449 Месяц назад +4

    Subxanallah Nasir Qoedhan Waa Qof Qiimo Badan aqoon diineed iyo maadi isku dar saday Runtii wax Badan ayaan ka faaiday Oo ka Mid tahay in lagu sabro imtixaan ka ale xagiisa kaga yimaado allah Marku imtixaamo Wu ku jecel yahay dambi gaada ayaa batay ale Waa Awooday inow nafta Kaa qaado Balse Allah ayaa Kheyr Kula Doonay Allah Cfmd Keena iyo kan wll Keena Nasir Taam Haka dhigo Amiin

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 Месяц назад +4

    Nasir know you have Inspired millions🙏🏽May Allah swt give you janatul firtus.

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 15 дней назад +1

    Naasir aadban u jeclaystay Habka uu mar walba Hadalka Alle ugu so darayo hadalkisa Carabkiisuna aanu uga madhneyn Masha AllH
    Qof Qurbo jooga diintisna sida u fahasan taas aya ah wax aad iga yabiyey wayo Qof wadan gaalo dhex jooga diintisana sida u fahasana Barakalah Ilahy Cilmiga iyo caqliga iyo cafimaafkaba Haku dheereyo Hakuna Barakryo ❤

  • @fadumomuse5551
    @fadumomuse5551 8 часов назад

    Ilaahaycaafimaad team ah ha kusiiyo adiga iyo muslimiinta waad ku mahad San tahay sida wanaagsan eed noo waanisay wariye Khalid wuu mahadsanyahay

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Месяц назад +6

    الحمدلله على نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار

  • @Amina-tr7eo
    @Amina-tr7eo Месяц назад +8

    Wllo Naasir Qowdhan ilahay caafimad taama iyo cimri dherer ha ku siiyo. I get emotional about your story. My Allah bless you and all your family ❤❤

    • @user-zu6qq3vn9q
      @user-zu6qq3vn9q 23 дня назад

      Wllo walashay ba sidisa U xanusaty Mel aykala xidhidho ninkan md ishegi

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Месяц назад +58

    أللهم اشفي كل مريض يتألم ولا يعلم المه وضعفه إلا أنت يا أرحم الراحمين 😢

  • @user-yi1fu7ml6f
    @user-yi1fu7ml6f 8 дней назад

    Maashaa allaah ilaaheey haku xafido qof ilaaheey ku xiran ayaad tahay iimaanka ilaaheey hakuu siyaadiyo cashar ayaan kaa baranay jizaakkallaahu khayran

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi Месяц назад +6

    Ascwrwb dhamaan, Masha allah waxan aad u salamaya nasir Qawdhan iyo wariyaha marka hore.
    Marka xigta wa interview aad u qiimo badan o tusaale iyo wax ku qadasho le.
    3 aduunku qiimo male
    4 ku Samir wixii Allah keeno
    5 duceyso o sadaqad badan la bax
    6 qof ilahay ku xidhan noqo.
    7 dhakhtarka aamin o la tasho
    Mahadsanidiin labadiinuba walal

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el 14 дней назад

    Maasha Allah, wllahi waa mucjiso subxaana Allah.Nasir wllo Ilaahey caafimaad ka iyo cimriga hakuu dheereyo waxad tahey qof xikmad iyo Imaan leh Allah hakuu saaidiyo ❤❤

  • @XaajiDirirka
    @XaajiDirirka 15 дней назад

    Maashaa Allaah. Ilaah ha barakeeyo Naasir. Nin wanaagsan oo xariir ah oo muumin dhaba ah weeye. Sheekadiisu waa wixii ugu wanaagsana ee aan waayadan maqlo. Aad bay u taabatay qalbigayga.

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s Месяц назад +3

    Akhii imanka aad ku dhagan tahay allaha kuu xoojiyo cafimad iyo cimri dheerna allaha ku siiyo amin amin amin yaa rabi

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад +3

    Isaaq weeyaan. Koley luuqadiisa alle caafimaadka hakuugu wado ishalahu, Maashlaah. Lkiin Wariyayaashu hadalka ma yaqaaniin badow sug isagaaba wadee hadalka

    • @SomaliaYoutube
      @SomaliaYoutube 24 дня назад

      40:49
      Soo daawo daqiiqadaas
      Wuxuu kuugu sheegayaa inaad waliba ilma adeer tihiin

    • @HayatInspiration
      @HayatInspiration 19 дней назад

      ​@@SomaliaRUclipskkkkk cajiib Waa waxa Somaali halkaa Kala dhigey Alle ha inaga saaro ciladaa , waagii saxaabada qabiilku ceyb maaheen oo xitaa waxaa naaneysa ama magac garasho u'haan jiray qabiilkooda tusaale hebel qabiil hebel oo wax normal ah ayey aheyd lkn somalidu qabyaalad bey ka dhigeen wixii oo dhami

  • @salmanhariir9575
    @salmanhariir9575 11 дней назад

    Illaah amarkiisa ayaynu ku soconaa muhiimadu waa in illaahay la aamino o alle lagu xishaado o amarkiisa la raaco qofka allaah ku xidhnaada illaah ayaa nolosha u fududeeya sida wlljen naasir o kle illaah caafimaadka iyo cimeigaba ha ku siyaadiyo amiiiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @QaniYusuf
    @QaniYusuf Месяц назад +3

    Manshallah wa wareysi aad xiise gar ah leh oo laga baran karo sabirka iyo dulqadka. Illheyna walalken cafimad ka hawsii said iyo.

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld Месяц назад +9

    Waxan halkan ugu mahad naqayaa Sheik nasir iyo wariyahaba sheekadaan waxa ay ino kordhiyneysaa wax badan iimaanka sabirka khaderka mahadnaqa illaahey xaaladkasta
    Illaahey ha idinka abaalmariyo
    Qairkan ad inala wadaagteen
    Anaga iyo adinkaba cimri dher
    Caafimaadqab iyo cibaado suuban ha na siiyo aaamiin

    • @Cadar49
      @Cadar49 Месяц назад +1

      Alahuma Amin

  • @abdimohamed390
    @abdimohamed390 Месяц назад +2

    Maashaa Allaah.
    Xaqiiqatan waa Nin Ahlul Iimaan ah.
    Ilaahow Tawfiiqda ku waafaji, Caafimaad buuxana ku sii.

    • @user-cf8tu7di2t
      @user-cf8tu7di2t 29 дней назад +1

      fursad buu helay iimaan ma caawin ninkan

    • @user-cf8tu7di2t
      @user-cf8tu7di2t 29 дней назад

      islamka iyo nabigu maxay kayidhahen in wadno labedelo

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 Месяц назад +2

    Naasir Qoowdhan wslaal
    Caafimaad Allaha ku siiyo. Wadnahaaga cusub iyo kulli jismigaaga oo dhan .Jiro kale Alla kuuma keeno cimri dheer iyo caafimaad Allaha ku siiyo. aad ku korsatid caruurtaada❤❤❤

  • @sagalii1
    @sagalii1 Месяц назад +3

    Allahu Akbar😢😢Illaahey waa qafuural raxiim imtixaankana qofkii ku samraayi jid fiican ayuu u faraa😢Trust on Allah SWT & make a lot of Du'aa everything will be easier Allah will never let you down🥺🥺🥺

  • @Fathia-26
    @Fathia-26 Месяц назад +6

    Allah ku siyadiyo cafimadka & cimri dheer amin aniga kana iso duceya wxa kali raba qalin ka wadnaha i dulelo ino illahay i fududeyo inta xanunsan ne allah cafiyo amin amin ya rabi❤

    • @Zaynaba888
      @Zaynaba888 Месяц назад +1

      Alle caafimad haku siiyo wll

    • @abdilatiphahmed4846
      @abdilatiphahmed4846 26 дней назад

      caafimaad taam ah oo aad ku cibaadaysato alle ha ku siiyo wll insha allah

    • @user-hk2uo5so9r
      @user-hk2uo5so9r 21 день назад

      ilaahay caafimaad aan xanuun kadan baynin haku siiyo abaayo

    • @hibahassan781
      @hibahassan781 9 дней назад

      Ilaahay haku fidudeyo abayo hada xalafad hada kawaran

    • @Fathia-26
      @Fathia-26 8 дней назад

      @@hibahassan781 waa ficanahay wll shukran❤

  • @Aduunkaoodhan
    @Aduunkaoodhan Месяц назад +2

    Masha Allah so humble and knowledgeable mr Nassir Allah ku xifdiyo caafimaad taam.ah adiga iyo qoyskaga idinku arsaaqo wax bdn ayaad inoow faa iideysay . Kuwa nimcada Allah siiyey ku shukriyo Allah naga dhigo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 дней назад

    Alxamdu lillah brother, waxaa tahay nin imaan badan. Educated ah oo muqlis ah.

  • @saciidhersi1811
    @saciidhersi1811 7 дней назад

    Mr Naasir Qòwdhan
    Waxan kuugu ducyna in Ilaahy cimri dheer iyo caafimaad ku sìiyo barakysan, adiga iyo ehelkaaga.
    FG. AAD BAAN UGU FARXAY SIDAAD QUR'AANK U DABAQDY,
    WAANA XIGMADDA ILLAHY(SWT)
    INOOGU SOO DEJIIYEY.
    MAAHA AKHRI UUN, BALSE DABAQ ( APPLY.)
    THANKS U IS VERY USEFULL

  • @husse0512
    @husse0512 Месяц назад +4

    Aamiin cimri dheer iyo caafimad waafi Illaah ha ku siiyo iyo umada nabi Mohamed CSW. Aamiin

  • @abdirisakhoosh2483
    @abdirisakhoosh2483 28 дней назад +3

    Waa qof imaan leh ilaahay ha barakeeyo mudane sayid naasir x qawdhan

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 Месяц назад +4

    Masha Allah waa qof Iiman ilahay siiyey , ilahay caafimad taam ah haku siyo , iyo dhaman inta xanunsan.

  • @asha3777
    @asha3777 8 дней назад

    Maasha'aa Allaha, Illahay caafimaad ha siiyo Naasir iyo dhamaan inaga oo dhan

  • @Sarah-wf7gc
    @Sarah-wf7gc 14 дней назад

    Mashaa Allah ilahay ha u siyaadiyo caafimaadka walaahi waa qof wanaagsan oo iimaan leh allaha u siyaadiyo anagana allaha na siiyo iimaankaas runtii wax badan baan ka faaiiday dawashadiisa

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 Месяц назад +2

    Waaaaw maaashaaah An idhaahdee Alxmdlh Alxmdlh Alxmdlh wallahi waa waraysigii iiguqiimaha,badnaa!!!!!!! Alaha caafiyo intii xanunsan iyo Alaha waafajiyo wadada fiican ilaahay idankii.

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 Месяц назад +2

    Manshaalah Manshaalah
    Iman iyo samir vaa ilahay
    Kusiiyay alahaku siyadiyo
    Amiin Amiin yarabi

  • @abdorahmanahmed2416
    @abdorahmanahmed2416 Месяц назад +5

    Allah cimriga iyo caafimaadkaba ha u siyaadiyo runtii waa shakhsi kalsoonida Allah ku weyntahay, wana sida laynaga rabo inaynu noqqo

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase Месяц назад +5

    Imaanka Allah hakusiyadiyo, I'm anigaba wadnaha ayankajiranaha, Isoducee NASIROW.

    • @Sacdiyo-su5gy
      @Sacdiyo-su5gy Месяц назад +2

      Allaha kucaafiyo wlle sidoo kale anigana wadnaha ayaan kaxanuun sanahy bal ilawadaag calamahiisa

    • @Sara-iu8hs
      @Sara-iu8hs 22 дня назад

      Ilaahay haku caafiyo walal

  • @Footballandgames386
    @Footballandgames386 Месяц назад +2

    Nasir Qawdhan waa Tusaale fiican Allaha wayn ee badbaadiyay baa mahadle umadii uu usakhiray ee caafimaadkiisa ka shaqeeyayna Sharaf bay leeyihiin, allaha ubadka Soomaaliyeed sidaa naasir iyo si ka fiican ha inoooga dhigo❤❤

  • @princemohaosman3568
    @princemohaosman3568 28 дней назад +1

    mashallah walahi ilaahay naasir cimri dheer oo barakaysan ha siiyo waa nin/qof imaan aqoon maadi iyo diini ba ku arzaaqay ALLAH waa nin ixtiraan badan waa nin ilaahay ku xiran wxaa la yaaba masiibada ku dhacady leh waligayba waxba iguma dhicin oo xun waayo imtaxaanka wuu ku sabray wuuna ku baasay imtaxaankaas wali qof USA intaas jooga oo sidaan ilaahy u aamin san ma arag qisan wxa aan ka baranay ka faaidnay qoraalkan kuma soo koobi karo just ilaahay janadiisiina ha uugu daro maalinka tiisu ahaato wariyuhuna khalid wuu mahadsanyhy wariye means waa in uu waxyaabaha sidaana bulshadiisa u soo bandhigaa jzklh

  • @sasausman5428
    @sasausman5428 Месяц назад +1

    Maasha Allah tabaraaakallah imaanka iyo aqoonta ilaahey ha uziyaadsho sida qisadiisa ukala dhigdhigey waa qof u leh aqoon weyn
    Laakiin waxan rabaa inaan hoosta ka xariiqo kalimada ah hadii ey soomaali ahaan lahaayeen dhakhaatiirta fadhiga ka yeeshey yaa mudan wadnaha oo la siin? Waxey adeegsan lahaayeen Qabiil absolutely agree laakiin waxan u saxayaa walaalkey Naasir Qawdhan sharci bey dejisteen dhakhaatiirta qaliinka u sameyneysey soomaali ma laha sharci ama mey sameysan! Sidaa waxa ka qumaneyd ilaahey cazawajala yaa u dejiyey shareeco nidaam iyo minhaaj la isku maamulo balse uma hogaansamaan waxey ka doorbideen ey doorteen hawadooda iyo naftooda xumaanta ey amreyso oo ah Qabiil taaso ayaandaro weyn ah aduun iyo aakhiro 😭😭😭😭😡😡😡😡😭😭😭😭
    ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ Wabilaah Tawfiiq

  • @HawaHaji-ir3fm
    @HawaHaji-ir3fm Месяц назад +2

    Maashaa allaah .alxamdullillah allow na Xifdi dhammanteen .waxan nasir kugu hambalyeynayaa sida aad Xariga alle u haysato alle ha kuu siyaadiyo bi idnillaah.

  • @DekaLuxe
    @DekaLuxe Месяц назад +1

    KF midiya TV mahdsanid inad noso gudbisay shekadan aadka uqaaliga ah ilahyna cimri cubdasuban iyo cafimaad ilhay haku arsaaqo walalken Nasir Xaji qawdhan ❤

  • @lsheikh3104
    @lsheikh3104 Месяц назад +1

    Allahummabarak Ilaahay caafimaadka iyo imaankaba ha kuu siyaadiyo waxaa tahay qof imaan iyo diin leh Mashaa Allah

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Месяц назад +3

    Masha’allah. Nin iimankiisu buuxin baa tahay. Ilaahay kaga baryayaa cimri dheer iyo caafimaad qab inaad ku waarto.

  • @nasriinmaalin3654
    @nasriinmaalin3654 Месяц назад +1

    Masha'allah tabarakallah Allahuma baarik walaal waad ku mahadsantahay in aad nala wadaagtay history gaaga. Allah caafimaad kaaga ha kuu siyaadiyooo ajar iyo xasanaad ha ku siiyo 🎉

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 дней назад

    Masha Allah barakumu Allah jamiican. Allahu Akbar Takbiir ❤❤❤❤

  • @qasri-dhiirigalin-somaali
    @qasri-dhiirigalin-somaali 16 дней назад

    Allhamdlillaah,Abdi Nasir alle ha ku siyaadiyey
    Mahadsanid waxbadan ayaad noo faaiideysay

  • @adenkhadar1037
    @adenkhadar1037 8 дней назад

    Runti nasir isaga aya ah qof imaan leh intaasna waxay ahayd imtixam isha allah waxan urajaynaya cimri dheer iyo cafimad taama musliminta inta xanusana allaha caafiyo

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Месяц назад +1

    M.a alle ayaa kumahad san caafiyay wll shiikh Naasir runtii waa shaqsi imaan Badan Barnaamij kaan waxan kabaranay alle ku.xirnaanta iyo dhaqtar.kaaga oo ku kalsonaato m.a wllkeen cafimaad allaha u siyaadiyo❤

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 22 дня назад +1

    Asc nasir ilaahay caafimaadka ha kuu si yaadsho cibaado suuban iyo cimridher rabi ha kuugu deeqo amiin amiin amiin❤❤❤

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v Месяц назад +4

    Masha Allah waa nin diin leh shaqsiyad fican leh Allah cafimad and kheyr badan Allah Aamin ma iisho

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Месяц назад +1

    Masha Allah..Nasir Wa qof marki hore iman iyo taqwada Ilahay ku waynayd o kuso barbaray guri sheikh..imtaxan ka Ilahay ina imtaxamaya marar ka qarkod inta imankenu legyahay bu Ilahay nagu imtixama..Subhan Allah..walal Ilahay hadiga iyo Qoyskaga ha idin xafido cimri dher iyo cafimad ban Ilahay ka ga barya carurtadana Ilahay imankaga o kale ka siyo

  • @safiyahaji4061
    @safiyahaji4061 16 дней назад

    Masha Allah beautiful story waxaan ka baraynaynaa ilahay in aad ku xirnaato in ay muhiim tahay Allahu Akbar walaalka waxaan lee yahay caafimaad taam ah ilahay ha ku siiyo

  • @MiiraMiira
    @MiiraMiira 4 дня назад

    Masha alllaaaah imaaanka iyo kalsoonida illhey wax kawen majiraaan😌❤

  • @user-gi8iq4mu3m
    @user-gi8iq4mu3m Месяц назад +2

    Masha'ALlah bro Nasir imankaga ayaa qawi ahaa ALLAH sidaada o ķale ALLAH naga dhigo ee waladiintada u ducee si fiican ayaa lagu soo koriyeey Masha'ALlah again bro

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb Месяц назад +4

    Alx waa xikmad rabaani ah, oo mudan cibri khaadasho, wallal naasirna caafimaad alle hakusiiya ❤

  • @abdirazackomermahdi9290
    @abdirazackomermahdi9290 Месяц назад +2

    Subxanallah wa qiso cajiba nasirna wa shakhsi cilmi iyo caqliba illahy isku daray allah ha cafimad haku siiyo wadnaha oo haku guleyo

  • @MohamedAli-qi4bo
    @MohamedAli-qi4bo 27 дней назад +1

    Maanshaa allaah Alxamdulilaah illaahay caafimaadka ha kuu siyaadiyo nin iimaan leh ayaad tahaye aamiin

  • @seyfudiinMohamed-l8z
    @seyfudiinMohamed-l8z Месяц назад +2

    Maashaa allaah walaal iimaan qaaliya ayuu alla kusiiyey walalaal allaha kuxafido annakana iimaan kaasso kale ilaahay hanasiiyo❤❤❤❤❤❤

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 Месяц назад +2

    Caafimaad laguma waaro.jiro looma dhinto. Waxkaso waa qadar❤️ManshaAllah waa gof iiman badan oo cilmi leh.

  • @aaminofiidow7818
    @aaminofiidow7818 Месяц назад +1

    Runtii wareysigaan aad baan uladhacay fikrado badan ayaan kadhax baxsaday thanks wariye allaah waa muhiim in laguqancaa m.a

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 22 дня назад

    Masha Allah what a beautiful human being I can listen to him all day the way he explains everything he even explains more than the sheikhs I hope you give us more dacwah Insha Allah
    And thank you for sharing with us jazaka Allah

  • @luulahmed5138
    @luulahmed5138 Месяц назад +2

    Caafimad iyo cimri dheer iyo cibado suuban allaha ku siiyo
    Jazakallah khayran
    Allaha naga dhigo kuwii cibri qaata
    Allahuma Amiin Amiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 дней назад

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ xaafidu qur'an

  • @kiinay4946
    @kiinay4946 Месяц назад +7

    Naasir wll allha cafimaadka cimriga kuubarakeeyo dhibna kaahayo io muslimiinta dhaman

  • @shaafimuhudin6004
    @shaafimuhudin6004 13 дней назад

    Shiiq naasir waraysiga waxuu ku soo bandhigay imaanka oo qofka muslimka looga baahan yahay oo ficil ah walaahi uu isagu naftiisa dhabaqay Caafimaad Taam ah allaaha siiyo shiiqa.

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 Месяц назад +6

    Masho alha ali cafmadka hayno siydiyo dhantin iyo nasir amiin amiin wa nin iman lihe

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 Месяц назад +7

    Masha allah wa qof qalbi wangsan ehlu diin ah allah habarakeyo

  • @وليدالمطيري-ف5غ
    @وليدالمطيري-ف5غ 7 дней назад

    Alahaa ku cafiiyo imanakada alaha ku siyadiyo anagan alaha na siiyo imakad iyo rumayanta qadarata ada rumaysay walalh musalimita mel kasatoy joogan alaha cafiiyo amiin amiin amiin يارب العالمين

  • @KhalilYusuf-i7b
    @KhalilYusuf-i7b Месяц назад +3

    Mansha allaah ninkani cajiib Sanaa
    Alxamdulilaah hadad maanta ka nooshahay wax baad na bartey sabir ka iyo qadarka

  • @user-qk1vh4ek2j
    @user-qk1vh4ek2j Месяц назад +1

    Masha Allah waa qof wanaagsan Alle caafimaadka ha ku siyaadiyo cimriga iyo cibaadadana haku barakeeyo waa qof imaan badan msha Allh

  • @ziham_zagal3597
    @ziham_zagal3597 Месяц назад +1

    Mnsha Allah adeer Alle cimri dheer iyo cafimad suuban haku siiyo runtii waxaad tahay shaqsi iimaan leh o Alle yaqaan ah m.a Alle s.w haku xafido mel walba od jogto runtii qisadadu wa cimri qadasho 😢

  • @abdinuurmohamed1976
    @abdinuurmohamed1976 Месяц назад +2

    Mansha allah Andinasir qawdhan ALLE haku siyaadiyo caafimadka alle iimanka hakuu siyaadiyo

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 Месяц назад +1

    Maashaa Allah qisada nasir waxaan ka qaatay maadaama uu yiri Nasir yiri waxaan ahaa nin caafimaad kiisa ku dadaala balwad aan waligii yeelan, inuu xitaa naasir cuntada uu cunayo ay ahayd organic inta badan. Waxaas oo dhan naasir wuxuu ilaalinayay caafimaad kiisa laakiin waxaan ogaaday in ilaahay uu caafimaad ka uu ilaaliyo oo ibnu aadamku aanu waxba ilaalin karin. Nasir Caafimaad ka alaha uziyadiyo qofkasta oo xanuunsan alaha caafiyo.

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Месяц назад

      Ilaahey umbaa ku hagaayay inuu Naasir ku dadaalo caafimaadkiisa waayo isla caafimaadkii uu horay u lahaa baa hadana Saaciday maadaamaa uu wadna intan ka ahayn ka caafimaad qabay ileen Ilaahey waxa Soo socduu ogaaye .Allah prepared him for what was coming wlh. llaahu Akbar

  • @ayaansicid9301
    @ayaansicid9301 Месяц назад +1

    Masha allha waa qof iiman leh illhy haku barakeeyo wl cafimadkaga hakuu siyaadiyo❤

  • @user-ph3qf9qy7f
    @user-ph3qf9qy7f Месяц назад +1

    Maashaa Allah , waad iimaan badan tahay , Allaha kuu barakeeyo Cimriga iyo Caafimaadka , Aamiin . Familkaagana kheyr Allaha siiyo , Aamiin .

  • @KhaderMiyir-nb4nj
    @KhaderMiyir-nb4nj Месяц назад +2

    Ilaahay caafimaadka iyo noloshaba hakuu qorxiyo wallaahay waa nin qaaliya wanaaggiisa umbaa loo intixaànay❤❤❤