80 $ HOTEL 🏨 MUQDISHO 🇸🇴 ( WAXAAN SEEXDAY HOTEL UGU QAALISAN MUQDISHO
HTML-код
- Опубликовано: 6 фев 2025
- Hotel ugu qaalisan muqdisho 🇸🇴
.
Follow my journey
.
Instagram: www.instagram....
.
Facebook: www.facebook.c...
.
Snapchat: www.snapchat.c...
Dire dawa
Diridhaba
Jigjiga
Hargeisa
Hargeisa vlog
Muqdisho vlog
Burco vlog
Borama vlog
Baladweyne
Moqdisho
Xamar vlog
Xafadaha hargeisa
Jigjigayar
Somaliland vlog
Somaliland
Somalia putland muqadisho laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs hargeisa vlogs
Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 48,900 subscribers 🙏
WALINA INTI BAAD HEYSAA WALAL😂
deeqsi man hal malin muqdisho lacag la,an ku nolow😊
100k 🎉🎉🎉🎉🎉🎉insha allh zxp deeqsi ❤🎉
Hadana waxaa haysataa 49.200 subs sxb 8hours kadib keep forward bro❤
Muuqaalka danbe waxaad haysan doontaa 55k
Nin aad u daggan oo muxtaram ayaad tahay pro. Aad baan kuu taageera!
Hutelkan mahan midka ugu qaalisan ee Muqdisho.
Decale ka sii qaalsan jaclahay
@@kingccm1642 sax
Deeqsi naftaada deeqsi u noqo👍
Welcome to Mogadisho
Aad ayaan kuu jecelnahay Alaha ku ilaaliyo habo
Maansha Allaah magac ayaanba ka helay jowhara dadku waa iney isticmaalaan magacyada somali ah oo leyska dhaafo magacyada English ah
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin 🎉🎉ilaahey hawbarakeeyo qofka hoteelka leh aamiin
Maasha Allaah tabarakallaah wa
Hotel shidan o cajiib ah Allaha
Amaansado
10/10 ban siyay illahna hano barakeyo gbdhahena somaliyed nadafadas ayaga ka danbeyay❤😊
Zxp Deeqsi man
Muqaladada aad ayaan ugaa helnaay
Bro
Keep going
Bro Deeqsi man
From Djibouti 🇩🇯
Maaaaasha Allah Allah haku sharfo wllkeyow deeqsi maaaaan legend always ❤
This is great content make the video longer deeqsi
Mashalahaaaaa beautiful walaahi waan u xiise muqdisho❤
Kofur ilaahay hacaawiyo iyo shacabka Somaalida waa loo heshiiyey si duunka lacag logucuno o lodhoho Alshabab ba nahayasta markasna dad maskin ah hotelada loguqarxiyo sirtadhanhadan fahmey😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👍
Waa fahnte wll allh naga qabto I.a
Waaw masha allaah wlhi woo uqalmaa inaba caadi ma ahan Hotelka waa vip
WelcoM To Mogadishu bro
Waad ku mahadsantahay video gaan Mogadishu, kismaayo wan kaa sugeynaa
Beenta dhaaf xamar Hotels 🏨 ugu qaalisan waa Decale iyo Jazeera ee kuwaas tag hadaa wax isku hayso😊
M.a hotelkan waxan deganaa 2 weak 2023 bishii 2aad runtii ilaa hada xasuustayda kama bixin shaqaale wanagsan iyo hotelka oo nadaafadiisu aad usaraysay markale ayaan rajaynayaa inaan dib uguso noqdo i.a
Keep going ina ader from baarleex poy🎉
Masha Allah
Lkn Mulkiilaha hoteelka waxaan kula talinaa Dariishadaha biro inuu ku xiro Aduunka wax kasta ka filo.
Dariishad balaqan aan waxba ku xirneen khatarteeda ayaa badan.
Hore usoco wllkay❤
Musqusha dhaxdeda iyo masha allah
you became new men xamar so dhawen iyo kalgacal
Masha Allah amazing 💙👏
Msha alah pro
Alaaah reer muqdisho waa dad iska daacad ah qofkasta wey iska aaminaayan sahankii Alshabab in uyahay xataa mayaqana waxay ahad in uu qulkisa bes dubo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Oromo😂 mel kasta miyad ka buqaysaw
Dhimashada hadaad ka cabsaneeso anaga subax walbo baan u soo kalahnaa
Wow Cajiib waaaye
Wow muqal qurux badan waye pro keep goig❤
asc Deeqsi welc bro waa inan in bdn kugu xedhan Hargeisa dagnaan jirey balse hadda xamar weyne jogaa brsho wcn
Salam untuk masyarakat mogadisu di indonesia ..wilayah aman ..🎉🎉🎉🎉
Maansha allah❤❤ Gacan dahable❤
waw muqdisho muuq bilan😊
Best RUclipsr Guulayso sxb 🔥🙏
Muqdisho muuqedu wa xamar Bila dhabk amanka ka dhimty ee Isha cadowg yur dheh❤🎉😊 ll
Thanks my brother
Masha allah ❤
Vedeo aad uxiiso badan .. more vedeos please
Mashaa allah nice video
Maasha Allaah
Lets keep going 50k
Well come mugdisho ❤
Waa hotelkii senator cabdi qaybdiid
Masha allaah muqdisho xamar ❤❤❤❤❤❤
Waxaan kaa soo salaam Ayaa jijiga
Horay u soco bro ❤
Moqdisho hotel 250$ lagu jiifta laga hela
Sida jaziira, dolpin, SyL
Hadu run sheegayo kuwa hatago hotel xayaysiin loo samaynayo waye
Keep going bro🎉❤
Keep going deeq
Hoteelkaas dowlada isha haku hayso cadawga alshabaab alaha ka qabto dhalinyarada koonfurta cayaar uma imaan isa sooduubaya ciidanku dhaq dhaqaaqidu hala socdaan maqaayad bay ahayd wixii shalay lagu baabay
War reer muqdishow indhahakala hafura aduuka lama ogola in hotelad malkasta muqal laka duubo dadku qolkoda bas bey dubtan Allah reer muqdisho butland 😭😭😭😭😭
Ninkii bariiskiisa dhacsanàayo wa la caawinaa
Hotelada aduunka lama ogola in Hotel meel walba laga duubo. Waxa sidaa loo sameeya amniga hotelka la ilaalinayo.
Wow Inaba Caadi mahan but I think hotel ka Ugu qalisan mahan
Deeqsi man 🎉100k
Hotelka muqdisho ugu qaalisan waa decale eeku yaala alport aadan cade kaso hor jeedkiisa kuyaala waana fii eebii ajaanib baa kashaqeyaa plz kaas sofiiri😊
Guulyso wllo❤❤❤❤❤
Mashallah
Bro came to Djibouti 🇩🇯
Aniga hada ayaan kukusoo biiray wlalkey wiligaa ha caajisin ilaa aad natiijadaada aad dooneysay iyo hadafkaad lahayed aad ka gaarto hambalyo hamblayo ayaan kuleeyahay wlhi maanta ayaa iigu lkaa horreysa dhalinyarada dadaasha waan jeclahay
My fav yt
Hotelkan sanetor cabdi qaybdiid baiskaleh ninkiyaqan iyo kii kalaba lkn waxnrjeynya inay jiran kuwa kaqlisan xamar magalo walan waye
Anigu SSCCC khatomo ayan waxbadan ku ogaadey waqooyi iyo konfur iyo Alshabab Aduunka lacaglogacuno ooba waddaxda muqdisho iyo waqoyiba lacago lagucono kalagonanta wadanka😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Keep going brother
Woow❤❤❤ mogdisho
M.a Mel aan jeclahay
Wow🎉
M.a guleso sxb
this hotel i know bz i went 2024 first months bez i was meeting my uncale but i didnt make any check-in
Wowwww mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mardhaw 50k saxb
Zxp Hotelkan ma ahan kn ugu khaalizan waa Laga khaalizanyahy Jaziiira Hotel ayaa ka khaalizan zxp
Masha allaah soodhawaaw❤
Ashalaha
Inaa layahey ayaa fican balcony golka vip lkn maleh qiima uma galmo $80 xaqiidi
مشاءالله
GREAT VIDEO
Kan xamar ugu qaalisan mahaaa lkn kuwa normal kuu kijiraa. Kuwa xamar ugu qaalisan camera lama ogola sas darted utagi wayda umalaynaa
Assalam mualaikum kita bertemu lagi hari hari seperti biasa ke indahan terutama ...❤❤🎉🎉
Hotelka qurux bdna mashlh hal vedio kaligis laga samen kara
Beautiful
Waraa xamar waa hurumartay
So badi Zaxip ❤
Hotelada ugu qaalisan kumajiro Hotelkan kuwa dhexdhexadka waayo
Hotelka ugu qaalisan maahan ee waxa uu ku jiraa kuwa normalka ah qaalina maaha raqisna maaha !!!
Wow maxaa kala jeedaa?
Www
Legend
Jigjiga ilaaa muqdihs0 zeve wayeb😂🎉
Masha allha ❤❤❤
80 dollars is crazy bro.
That's not the most expensive though there are hotels that are $150 a night
Bro❤
Masha Allah Alhamdulillah allahu Akbar
Wow
uguma qalisana sxb ee iska hubi ereygaa waa laga qaalisan tahay
Jazira hotel waa $100 per night sido kale Airport Hotelka waa $250 marka waa laga qalisan yahay ogow
Asc mashallh mashallh ❤❤❤
War ree xamarow legendkan maa meldher gadhsisaan muqaalo quruxbadanbu idinka soo gudbinayaaye
waaryaha maxaa sidaa lacagta ugu cayareysaa dee
JOWHARA HOTEL❤
Nio reer xamarku maxay camerada uga baqaan
Lkn inaad sheegto ma ahyn inay tagaan wasiirada iyo dowladu
Sxb waxaad dagtay hotelka ugu buffet macaw magalada really 5 star ma ahan waa 3 star