🇪🇬JABRA OO 24 HOURS IGU CASUUMAY WABIGA NIIL QASAARA IGU DHACDAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 155

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 месяца назад +85

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻☝️

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 2 месяца назад +64

    An Ku Salino❤️Nabi Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @LovelyClock-tr2zw
    @LovelyClock-tr2zw 2 месяца назад +35

    Jabra caawa wad nasharaftay hada nahay rer jowhar 😂😂

  • @AhmedHassan-g7z
    @AhmedHassan-g7z 2 месяца назад +19

    Niil waa webiga ugu dheer aduunka oo dhan Africa kaliya maahan

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 месяца назад +22

    Jabra wiilkeenii iyo loosey nolaada❤❤

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg 2 месяца назад +30

    Jabra RUclips ka aya kubahan ❤❤❤😊 muqalo sidan sogali 😊

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 месяца назад +28

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ThiagoAlcantara121
    @ThiagoAlcantara121 2 месяца назад +20

    Waa kahaayaa jabra ikhtaar waaxid😂

  • @mascuudazaari8368
    @mascuudazaari8368 2 месяца назад +16

    Goat jabra wa ku wadanaha mel walba❤

  • @JuweyriyoMohamed-zi9og
    @JuweyriyoMohamed-zi9og 2 месяца назад +17

    Wlhi dar alle ayaan kujeclahy jabra

  • @maxamadyusuf2726
    @maxamadyusuf2726 2 месяца назад +15

    Team wash wash ismujiya one love ❤

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 2 месяца назад +19

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
    Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.

  • @salonimo7874
    @salonimo7874 2 месяца назад +1

    Jabraaa video kuso badiiiii❤️❤️

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 2 месяца назад +7

    ﴿ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي مَنْ هُوَ مُسْرِفٌ كَذَّابٌ ﴾ سورة غافر
    ) ILAAHAY KUMA TOOSIYO JIDKA TOOSAN
    QOFKII BEENAALE AH EE XADKIISA DHAAFA )
    Surat Qaafir
    ADEER XUSEEN

  • @KAHIYE
    @KAHIYE 2 месяца назад +5

    Wabiga Nile Waa waabiga ugu dheer iyo ugu balaca wayn dunida

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n 2 месяца назад

    Walleeeeeeee jabra waa gob iyo dhashii boqortooyo❤❤❤❤❤
    Marti soor ku fiican❤❤❤❤
    Special place in our hearts ❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 месяца назад +6

    LOOSEY. KUDHAWOOW
    MASAR. ADIGA SAXIBKAADA JABRA❤❤❤

  • @LeilaKhalif-e7o
    @LeilaKhalif-e7o 2 месяца назад +12

    Team wasg wash like❤

  • @FaraAdan
    @FaraAdan 2 месяца назад +6

    Jabra saaa u jeclahay igu dara bls

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 2 месяца назад +8

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Tony_kroos-i3k
    @Tony_kroos-i3k 2 месяца назад +5

    Allah is one❤

  • @NimcaSocane-j3n
    @NimcaSocane-j3n 2 месяца назад +6

    king looseey horay usoco

  • @Samsam-ig8ox
    @Samsam-ig8ox 2 месяца назад +2

    Nile 11 Dal ayuu mara wanna webiga adduunka ugu dheer.

  • @FadumoCadey-x9i
    @FadumoCadey-x9i 2 месяца назад

    Waa sooo caraay jbaraa dadtiiis😂❤

  • @HindiCabdiraxman
    @HindiCabdiraxman 2 месяца назад +2

    Wabigii nalagu wareeriyay xiisada juquraafiga😂😅

  • @shiiq.ibrahin
    @shiiq.ibrahin Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedshalleFarole
    @AhmedshalleFarole 2 месяца назад +2

    Afartaan camal shabala waxuu dhahaa 65ta ayaan kanbar udhiktay😂😂😂😂

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 2 месяца назад +1

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @Kowsar-n7q
    @Kowsar-n7q 2 месяца назад

    Dr cadnan iyo Dr zirka lakulan inshaaAllah

  • @AbdalleIsse-p5d
    @AbdalleIsse-p5d 2 месяца назад +6

    Jabra ka jabra

  • @CabdiraxmanCabdulaahi-h2b
    @CabdiraxmanCabdulaahi-h2b 2 месяца назад

    Masha allh❤❤❤

  • @LuuleyLuuley-f5l
    @LuuleyLuuley-f5l 2 месяца назад

    Masha lalaha❤❤❤❤❤

  • @AyaanSaraam
    @AyaanSaraam 2 месяца назад +3

    Jabra waa cunug miskiina lkn qabyalad buu kuwareray waan rajaynaa inu iska dayo

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 2 месяца назад

      Somaali oo dhan ayaa qabiilste ah mid weyn mid yar

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 месяца назад

    Jabra waxa raba lacagta bixiyo lkn wiil ku cel celiyey in kulamtartamo rabaa😂😂😂😂

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 месяца назад

    Wabiga jowhar saas cml laga dhigi doona insha Allah

  • @HikamBoy-qb4eq
    @HikamBoy-qb4eq 2 месяца назад

    Ayy my Bruh jabra ujeeda saxipow RUclips ka kuubaahan mahaan imoow legenow jabra ❤😂

  • @IkraanFiinto-t6e
    @IkraanFiinto-t6e 2 месяца назад

    From jabra ❤️ ❤️

  • @-Y95
    @-Y95 2 месяца назад +1

    ❤ from 🇩🇯☪️

  • @Kowsar-n7q
    @Kowsar-n7q 2 месяца назад

    Jabra dhib badnaa anagaa leh jawhar buu ka imaadey kulahaa

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 2 месяца назад +5

    Team Sundus 27❤

  • @FathiCabdirisaaq
    @FathiCabdirisaaq 2 месяца назад

    Alla maxan bugag kumaq
    Ey wabiga niil ee dalka Eygpt😂😂😂😂

  • @CudoonCudoonosmanfarax
    @CudoonCudoonosmanfarax 2 месяца назад

    Nail waa wabiga dunida ugu dheeer

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 2 месяца назад +1

    Madaxweenaheena in aan usheego waaye sidaan cml in uu idhiso waaye keena cagaar kabuuxo waana isku mid kawaran hello musaveni

  • @AbdiYu-s7i
    @AbdiYu-s7i 2 месяца назад

    Jabra isnt Easy 😂😂😂2024

  • @AmiinAmii-f6d
    @AmiinAmii-f6d 2 месяца назад

    Kabra is legend 🎉🎉😂

  • @Hdiamond118
    @Hdiamond118 2 месяца назад

    Finally 350k waad ku dhacday hamplyO wll🎉❤

  • @abasmahad2271
    @abasmahad2271 2 месяца назад

    Hotel raqiis iyo qaali iyo normal 🎉 bro 3 levels

  • @M.taliyowMunasar
    @M.taliyowMunasar 2 месяца назад +1

    Next maciishada wadankaan

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 месяца назад

    Wa u qalanta you and jabbra

  • @MuscabCabdi-yz6gq
    @MuscabCabdi-yz6gq 2 месяца назад

    Niil wabiga ugu dheer adunka

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 2 месяца назад +1

    Wa wabigaa ogudeer adunka daan

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 2 месяца назад

    Qaarada Africo maaha aduunka waaye ayuu ugu dheer yahay

  • @ibraahimak1658
    @ibraahimak1658 2 месяца назад

    Team wash wash aqoona nosidheer is easy 😂

  • @saadoilmi8723
    @saadoilmi8723 2 месяца назад

    Markii aad joogtay malaysiya sidii oo kale soo samee insha allaahi

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 2 месяца назад +1

    Jabra🎉😊

  • @miskiinreercalimaxamedkund138
    @miskiinreercalimaxamedkund138 2 месяца назад

    Jabra wixiis ma dhintaan

  • @Deysanf
    @Deysanf 2 месяца назад

    From jabra❤😂

  • @SophiaMuhammad-ic1fu
    @SophiaMuhammad-ic1fu 2 месяца назад

    Maqaayada jabraan ka qadeyneynaa 😀

  • @AnasAbdi-b4x
    @AnasAbdi-b4x 2 месяца назад +4

    Losey wa ku tagera diyarad igad😢

  • @HanushHussein-u5k
    @HanushHussein-u5k 2 месяца назад

    Wraa happy soqaboo😂😂

  • @YacoubKim
    @YacoubKim 2 месяца назад

    Talent boy

  • @MiyirCabdi-z8p
    @MiyirCabdi-z8p 2 месяца назад

    Kuso saxiip yaal🎉🎉

  • @mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm-g6d
    @mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm-g6d 2 месяца назад

    Haa masar ayey joogaam

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare 2 месяца назад +2

    TEAM JABRA ILKE

  • @alonegirl8
    @alonegirl8 2 месяца назад

    😂😂jowhar kulaha ar kanaa

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 2 месяца назад +3

    Scw scw scw scw

  • @FarhanAbdiAdan
    @FarhanAbdiAdan 2 месяца назад

    BroH qabriga fircon tag oo soo duub

  • @SahramunaYasiin
    @SahramunaYasiin 2 месяца назад +3

    Uguhoreye like uguhoreye

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 2 месяца назад

    Yaxas wukabuxaa webiga nile dhinaca ethiopia

  • @abdallesabriye7691
    @abdallesabriye7691 2 месяца назад

    Welcome to cairo guys

  • @Farhiyoqurux
    @Farhiyoqurux 2 месяца назад +1

    Nail Rever Nile miyaykawadhan

  • @hayfaamallin8840
    @hayfaamallin8840 2 месяца назад

    Egypt waxaadnogaso sameysaa 20 video sabab waa meel tariiqleh, nolosheyda iyo waxwalpo kaso hadal 8:51

  • @keenadiidgarbo1528
    @keenadiidgarbo1528 2 месяца назад

    14 dal ayuu maraa

  • @siciidaxmed6399
    @siciidaxmed6399 2 месяца назад

    Labo surweel halbaq baa is helay😮‍💨

  • @ShamsoCabdi-x3z
    @ShamsoCabdi-x3z 2 месяца назад

    Jabra ❤

  • @MuscabCabdi-yz6gq
    @MuscabCabdi-yz6gq 2 месяца назад

    Jabra damiin aathy waxaa dhhdy labadawada ugu weyn aduunka ee bax damiinyjow

    • @anonymouslyhidden95
      @anonymouslyhidden95 2 месяца назад

      Walahi nin wax bartay weye oo heer jaamacad dibadda kubartay ado somalia kubartay baa damiin ah
      Wax barasho somalia matalo damiin waxid

  • @SiciidIsmaciil-u9z
    @SiciidIsmaciil-u9z 2 месяца назад

    JABra Ka jabra

  • @Abdiswedenmuu
    @Abdiswedenmuu 2 месяца назад +4

    noolow mudane hassan sheikh mohamud waa abdi sweden

  • @SuhaybXakame666
    @SuhaybXakame666 2 месяца назад +1

    TEAM LOOSEY ISN'T EASY

  • @AbdallaMohamudsamatar
    @AbdallaMohamudsamatar 2 месяца назад

    From team washwash

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 2 месяца назад +1

    Nail maa kii masar iyo Ethiopia isku heesatey

    • @Deysanf
      @Deysanf 2 месяца назад

      Biyo xireen iskuheestaan

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 2 месяца назад +1

    Wadankan dowlad jirin mxy kawadan ma waxay umaleeyaan in wadanka dowladu dhisto ganacsato aya dhista wadanka .
    dowladu wadooyinka iyo meelaha danta guud ayey dhistaa

    • @LiishLiisha
      @LiishLiisha 2 месяца назад +3

      Ganacsatadu wey dhisayaan lkn first waa dowlada iney nabad keento

    • @DjWageone
      @DjWageone 2 месяца назад

      Nabad baa laga hadlayaa wax walba nabadaa ugu muhiimsan marba hadii ay nabad jirto Hormar baa imaanaya

    • @2daysago_
      @2daysago_ 2 месяца назад

      Nidaam iyo kala dambeyn meel aan ka jirin suu ganacsi kujiraa xoolahan bal arka.
      Ganacsigu meel jawi dagan buu ubaahanyahay oo nabad ah.....isla dowladii ayaa kusoo weeraree somalia oo canshuur kaa qaadee 100mar bishii. Somalia ma waxaas aa dowlad ah

  • @RamloSalaad-tu9ft
    @RamloSalaad-tu9ft 2 месяца назад

    Ala jabra

  • @MaclinAweysSh.hassan
    @MaclinAweysSh.hassan 2 месяца назад

    Noo soo badi zhp

  • @SakariyeAxmed-l6o
    @SakariyeAxmed-l6o 2 месяца назад

    Niil waa wabiga ugu dhaar aduunka 5 dalna ma maro lkn suxumara 11dal

  • @nuuxmaxamuud2730
    @nuuxmaxamuud2730 2 месяца назад

    Team qeys qayser

  • @maxamedcali5269
    @maxamedcali5269 2 месяца назад

    Amazon kadher

  • @mukhtarmuscab4073
    @mukhtarmuscab4073 2 месяца назад

    Big man losey❤

  • @ruujaqurux7758
    @ruujaqurux7758 2 месяца назад

    Meshan xage wye

  • @StartLiban
    @StartLiban 2 месяца назад

    Wadank waye kaan

  • @Yxyehxx0
    @Yxyehxx0 2 месяца назад

    Wadankee wye

  • @abdiwali7
    @abdiwali7 2 месяца назад

    9 buu maraa

  • @Nasra-sv8sl
    @Nasra-sv8sl 2 месяца назад +3

    😂😂😂😂😂😢😢😢😅😅😮😮

  • @CabdinajimcabdulaahicaydiidCab
    @CabdinajimcabdulaahicaydiidCab 2 месяца назад +1

    Scw

  • @CadeDheere-n4q
    @CadeDheere-n4q 2 месяца назад

    😢🎉🎉❤❤❤😮

  • @ClwaliCalicumar
    @ClwaliCalicumar 2 месяца назад

    Jabra kajabra

  • @NimcoMoumin
    @NimcoMoumin 2 месяца назад

    Wabiga bulug away

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 2 месяца назад

    from jabra

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 2 месяца назад

    100 sano oo danbe somalya saan ma naqoneyso

  • @HanadiAbdi-d3i
    @HanadiAbdi-d3i 2 месяца назад

    Ma masarbaad jogtn