Ayeeyo Xaawa Ismaaciil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Aan idin baro ayeeyday Xaawa Ismaaciil. Ayeeyo waa qofka aan doonayo in aan u dabbaaldego bishan haweenka awgeed. Ma aha oo keli ah tiirka ugu weyn ee maanta lagu faano, balse aniga waa ii halyey. Ayeeyo da’deedu waa 81, waxana ay carruurteedu marayaan afar jiil. Tirada ubadka ay dhashay iyo dhashoodu, waa 51 qof. Waxa ay iiga warramaysaa waayaheedii dhallaannimo, jiilashii iyada ka horreeyay iyo dabcan sidii xaalku ahaa wakhtigeedii. Dhegaysi wacan!

Комментарии • 19

  • @aminaosman1196
    @aminaosman1196 10 месяцев назад +1

    MaanshaAllah tabarakalaah, Allow cimriga iyo caafimaadkaba kuu siyaadi❤. Ayaydaybaan soo xasuustay Alle ha u naxariistee. Waligay magac qabashe cade in cadaan loogu bixiyay baan moodi jiray

  • @OomarTech
    @OomarTech 3 года назад +8

    Maansha allah alle cimriga iyo caafinaadkaba haw barakeeyo ayeeyo xaawa
    Qof dhigeed ka tilmaaman oo xoolo og bay ahayd waa dhif iyo naadir gabadh yar oo geel celinaysa misna geesinimadaa leh
    Xusuusbaan galay ayayday oo aan u jecelay ayaan xasuustay sheekooyinkeedi
    Ayeeyooyinku waa murti miidhan waa kayd aan laga gayoonayn
    Mahadsanid ismail

  • @user-rd6ey8nl9b
    @user-rd6ey8nl9b Год назад

    Masha Allah rabbi ha barakeeyo ayeeyo ee idinkuna ku ducaysta wll❤❤

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 Год назад

    Ilaahey ducadeeda ha in oo aqbalo ayeeyo. Nasiib u ma yeelan ayeeyooyinkay in aan arko

  • @umalkhayrfarah8459
    @umalkhayrfarah8459 3 года назад +2

    Xafidullah ayeeyo qofkii hayataa qimaheed yaqaan alle inoo daayo ayeed cimaad jamac dabshida aduunka ugu jecela😍😍

  • @Hhaysdhibinwaliga
    @Hhaysdhibinwaliga 3 года назад +1

    Masha Allah tabarakallah ❤
    Ilahay hakuu xafido ayeeyo qaali ❤
    Waxay iso xasuusisay ayeeyday muslimo Hassan Allah yarhamo 💔💔

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 3 года назад +1

    Ayeeyo alle cimriga ha ku dheereyo
    Ayeeyady hooyo da,deedu 93 hada way fiijta oo waa qof la qaado oon kici karin gareeda uun bay ku sugaysa gogosha wlhi kama dul kaco sidan ula sheekaysanyo ayeeyo waa nolol alle ha daayo ♥️♥️

  • @badacasfamily125
    @badacasfamily125 2 года назад

    Ayeeyo marlabad nogu soo celi tariikh ayaa ku duugane alle haku xafido Cimrigana hakuu dheereyo yarabi

  • @amalasad4027
    @amalasad4027 2 года назад

    Ameen Ameen ayeeyo mcn alle cimariga Haku dheereyo ayeeyo waa ayeeyo ku daaysho mudan wayo waxay ahayiid wiil iyo gabaadh

  • @cudooncabdi5175
    @cudooncabdi5175 2 года назад

    Mansh allah cimri dheer iyo cibaado suban ayeeyo xaawo farxad igu noolow ayeeyo mcn

  • @nasiimpharah2254
    @nasiimpharah2254 3 года назад +1

    Aaaaamn aaaaamn ayeeeyo qaaali
    Allh cimriga hkuu siyaaadsho hkuu barakeeeyo❤❤❤❤❤

  • @hoodonour723
    @hoodonour723 3 года назад +1

    Mnsha allah tabarakallah ameen ya rab❤️

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 2 года назад

    Maasha Allah 🥰 ayeeyo qiimo badan.

  • @rahmaabdalla92
    @rahmaabdalla92 3 года назад +1

    Masha allah tabarakalaah

  • @xamdamahamud8304
    @xamdamahamud8304 3 года назад

    Barti 2 ka soo samee pro wn sii jeclaysanayee sheekadeeda

  • @farihaabdirahman818
    @farihaabdirahman818 3 года назад +1

    Anigo wali si jeclaysanaya inu socdo ayu dhamaday xiiso gaara ayu I laha barnamijkani

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 2 года назад

    Waa funy hooyadani

  • @user-kb3dv1wp8i
    @user-kb3dv1wp8i 9 месяцев назад

    Codka ubax