Codka Ubax Podcast
Codka Ubax Podcast
  • Видео 111
  • Просмотров 4 743 080
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Nimcaan "Qays Galbeed"
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Daawasho wacan!
Просмотров: 12 544

Видео

CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 8
Просмотров 22 тыс.3 месяца назад
Waa barnaamijkeennii Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Hargab Ka Dhig" iyo "Inantu Aniga Ma Aha". Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Cabdirisaaq Xasiliye
Просмотров 38 тыс.3 месяца назад
Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Daawasho Wacan.
CODKA UBAX: QORAALKA & DHAQANKA
Просмотров 11 тыс.3 месяца назад
Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Barnaamija Caafimaadka
Просмотров 5 тыс.4 месяца назад
Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Daawasho wacan!
Khilaafyada Soomaalida
Просмотров 4,5 тыс.4 месяца назад
Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan Sheekh Xasan "Musaabaqo". Daawasho wacan!
Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
Просмотров 25 тыс.4 месяца назад
Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Daawasho wacan!
Khalad-fahanka Baraha Bulshada
Просмотров 12 тыс.4 месяца назад
Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 13
Просмотров 48 тыс.8 месяцев назад
Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!
CODKA UBAX: Dhuusamareeb
Просмотров 12 тыс.9 месяцев назад
Magaalada Dhuusamareeb waxa aannu kula sheekaysannay Prof. Axmed Salaad Kulmiye. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Hadhiwaa
Просмотров 104 тыс.10 месяцев назад
Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Murtida Maansada URUGO
Просмотров 37 тыс.10 месяцев назад
Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Foosiya Rindai
Просмотров 23 тыс.11 месяцев назад
CODKA UBAX: Foosiya Rindai
CODKA UBAX: Dimuqraadiyaynta Tacliinta
Просмотров 11 тыс.11 месяцев назад
Cabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Caweyska Boorama
Просмотров 21 тыс.Год назад
Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Daawasho wacan!
CODKA UBAX: Beledweyn
Просмотров 10 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Beledweyn
CODKA UBAX: Qays Qeyser
Просмотров 614 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Qays Qeyser
CODKA UBAX: Gabayga "Qaayasoor" ee Cawaale Deeqsi
Просмотров 17 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Gabayga "Qaayasoor" ee Cawaale Deeqsi
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 12
Просмотров 83 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 12
CODKA UBAX: Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
Просмотров 12 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
CODKA UBAX: Caweyska Burco
Просмотров 8 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Caweyska Burco
CODKA UBAX: Halista Qaabnololeedka Soomaalida
Просмотров 5 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Halista Qaabnololeedka Soomaalida
CODKA UBAX: Cabdi Ciise Cajuun
Просмотров 39 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Cabdi Ciise Cajuun
CODKA UBAX: Qofkii Dembigiisa Qirtaa Doqon Maaha
Просмотров 7 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Qofkii Dembigiisa Qirtaa Doqon Maaha
CODKA UBAX: Gaalkacyo - Isbaaradu Waa Qalbiga
Просмотров 7 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Gaalkacyo - Isbaaradu Waa Qalbiga
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 11
Просмотров 98 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 11
CODKA UBAX: Bandhigga Hangoolka
Просмотров 9 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Bandhigga Hangoolka
CODKA UBAX: Koboca Maandooriyaha
Просмотров 8 тыс.Год назад
CODKA UBAX: Koboca Maandooriyaha
CODKA UBAX - Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada
Просмотров 14 тыс.Год назад
CODKA UBAX - Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada
CODKA UBAX - Udbaha Nolosha
Просмотров 31 тыс.Год назад
CODKA UBAX - Udbaha Nolosha

Комментарии

  • @BarwaaqoAhmed-j1p
    @BarwaaqoAhmed-j1p 8 минут назад

    Calafka ma aaminsani anba

  • @AnabapdulahiAnap
    @AnabapdulahiAnap 15 часов назад

  • @OdawaYare-f3f
    @OdawaYare-f3f День назад

    2024 sept 08 Sunday

  • @NashettMohamed
    @NashettMohamed День назад

    2024/9/6😢

  • @NasraMaclinCumar
    @NasraMaclinCumar День назад

    Wallee Qeeys Qeeysr Meela Badan Iskaga Dabeecad Nahay Allaahu Akbar Barakoow Walaal Qaaliya❤🥰

  • @Bilal_Al_Dosari
    @Bilal_Al_Dosari 2 дня назад

    Qeys qeyser Part_2

  • @NashettMohamed
    @NashettMohamed 2 дня назад

    Wiilkan wa jclahy crush ku ahy ❤😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 дня назад

    Masha alllah heelo nolow❤ eedo

  • @user-lj1ly8fv7j
    @user-lj1ly8fv7j 3 дня назад

    Maanta khamiis bay ahyd caawana waa jumce saacadu waa 11:47 habeenimo taariikhdu waa 5/9/2024 Waan dhagaysanayaa

  • @nimcoxasan6881
    @nimcoxasan6881 5 дней назад

    Barnaamijkan nosoo badi wallo

  • @FadxiFarxaanmahamed
    @FadxiFarxaanmahamed 6 дней назад

    😢😢😢😢😢

  • @Hamdiyayusuf-xu9fc
    @Hamdiyayusuf-xu9fc 6 дней назад

  • @mohamudomar8677
    @mohamudomar8677 7 дней назад

    Dantaa na tiri inaan ku qanacno mooye maanan rabin inuu dhamaado barnamijku😢

  • @AminoJidgooye
    @AminoJidgooye 7 дней назад

    Mansha allah❤

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 8 дней назад

    Walhy wadasheekaysi ka fiican baryaha ma arag. Amazing two people.

  • @abdikaderadem4278
    @abdikaderadem4278 8 дней назад

    Abwaan Khaliif Farah tariikh ayuu leeyahay, walee.

  • @islaanahmed3853
    @islaanahmed3853 10 дней назад

    Barnaamij labad kaso samee wlle.

  • @ednafaysal1-kz6sj
    @ednafaysal1-kz6sj 10 дней назад

    Talow inanki iyo inanti mays helen shekadan 3 jeer ban dhagaystay oo mudo kala duwan u dhaxayso ya iga so warama inanki inuu inanti nuura ahayd helay iyo in kale😢😢

  • @SiciidcabdiMaxamuud12
    @SiciidcabdiMaxamuud12 11 дней назад

    Mansh allh abwaan xaasiliye❤

  • @NastehaAbdikafi-ju2ip
    @NastehaAbdikafi-ju2ip 12 дней назад

    Qisadan wax badan ban kuso laa labtay aad ban uga helay❤❤

  • @naxwaa307
    @naxwaa307 13 дней назад

    Qpf dusha ka wangsan waye ka dashay naftii waxaa mnt ideeqa dadnimadii😢😢😢😢😢😢😢❤

  • @hassanyusuf-uu1yz
    @hassanyusuf-uu1yz 13 дней назад

    Alle ha u naxariisto abwaanka

  • @somvideo-k3u
    @somvideo-k3u 15 дней назад

    M.a gabadhan Qurux, cilmi iyo Deganan hadal aýuu alle ku manaystay alle ha dhawro noloshana ku guulee

  • @niciimaawil4731
    @niciimaawil4731 16 дней назад

    Asc wll qeys markale noosooceli

  • @AnfacAhmed-h2g
    @AnfacAhmed-h2g 19 дней назад

    Rowad❤🎉😢

  • @RastaabdiJibaar
    @RastaabdiJibaar 19 дней назад

    Ustaad aad baan ku salamay ❤🎉

  • @muhyadin8309
    @muhyadin8309 19 дней назад

    31:35 golden voice

  • @user-me2ff5je3g
    @user-me2ff5je3g 20 дней назад

    Mar walba wn so booqda mansadan😢❤

  • @user-sp2fv5ht5c
    @user-sp2fv5ht5c 21 день назад

    Adna magac dumar kama wantoobtid war ismacil umadeena matihid 😂😂

  • @AnfacAhmed-h2g
    @AnfacAhmed-h2g 21 день назад

    Aad io aad❤😢

  • @fatimaabshir5398
    @fatimaabshir5398 22 дня назад

    Qalbiga Ha iska siin ciyaal dheh Xasuusuhu waa cadaab dheh Waxay cadiba. Naftee dhwh 😢

  • @fatimaabshir5398
    @fatimaabshir5398 22 дня назад

    Wan ka bogsaday 😢❤

  • @AnzalHappy
    @AnzalHappy 23 дня назад

    💔😭🥺

  • @siraajizakariye1756
    @siraajizakariye1756 23 дня назад

    Alh ugu danbeyn zahra caawa ayaan is helnay waxaan u mahadcelinaya inta no so duceese 🫶🏻😔❤️

  • @user-fc3xw6di4k
    @user-fc3xw6di4k 23 дня назад

    Gododley

  • @maxamed3p778
    @maxamed3p778 24 дня назад

    Codka ubax wa,aagi lla as aasaay ayaan bilaaaya qusooyibken iyago bilow ah ban dhageysan jirey pddocast haderna kama daallo wan Ku cel ceshtaa

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 25 дней назад

    Abwaan Khaliif Xayir Waxaa Jirta Maanso Uu Yiraahdo "Walalshey Aaminaay" Waxaad Mooda Inuu Ka Hadlayo Aniga Walalshey Aamino Oo Hooyadayda 2aad Oo isoo koriyay. Dhamaan Sifooyinka Uu Abwaanku Walashiis Ku Amaanay Waxaan Ku Hubaa Walaashay

  • @AyaanCawil-v7z
    @AyaanCawil-v7z 26 дней назад

    Maash Allah

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 27 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @StarMm-hl7yh
    @StarMm-hl7yh 29 дней назад

    Qisoyinka kale way iiga dawanthy 😢mana aqan sababta illahyow qalbiyada israba mide ❤

  • @user-zm2ux6ef2s
    @user-zm2ux6ef2s Месяц назад

    Sabbteda Walow aad laheyd Kala socdaalkena mansada aan ugu jeclahay 😢😊

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad Месяц назад

    QAYS ZXP NIN AQLI BADAN BAATAHAY MAASHA ALLAAAH😊🎉

  • @noonecanbeat2607
    @noonecanbeat2607 Месяц назад

    Ismailow wll anu nimcaanba raacsanhy _Ninka katagaya _waxa dhaama ka indhaha ku gubaya _ why indho ku gubidaasi wa digniin MACNAHEDU WA NAXARIIS JACEYL Ismail wll adi suaal maku weydiiya gabadhas o kle khaladkeeda sided ugu shegi lahayd?. Xalku yu katagid imaan!

  • @noonecanbeat2607
    @noonecanbeat2607 Месяц назад

    Ismail wll markale so qabo ninka nimcaan ah waxbadanba laga faidaya Ala khayr Haku siiye😢

  • @user-rg1ve6mn9u
    @user-rg1ve6mn9u Месяц назад

    🤏💔 𝕞𝕤𝕕𝕙𝕒𝕓 🥺 𝕡𝕦𝕗𝕒𝕜𝕒 😢 𝕕𝕙𝕠𝕨𝕒𝕣𝕚 ❤ 𝕛𝕚𝕣𝕚𝕪 💞 𝕚𝕟𝕠 💝 𝕕𝕙𝕒𝕟𝕒𝕔𝕖𝕪𝕘❣️ 𝕪𝕒𝕞𝕚𝕕💓 𝕜𝕖𝕪𝕘𝕚🤴

  • @batuulaabdikarim6649
    @batuulaabdikarim6649 Месяц назад

    Waxan jeclahay ina aqriyo buugisa halke kahelaa

  • @hodanabdilahi2342
    @hodanabdilahi2342 Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢ax danbi aanay galin bay la dhibaatoonayaan awlaadaasi

  • @hodanabdilahi2342
    @hodanabdilahi2342 Месяц назад

    Niyaw anuu abwaankan waan jeclaaday plze iga gaadhsiiya cidii garanysaay hana ila yaabina 🤦♥️🥲

  • @user-vo3sl8gx3y
    @user-vo3sl8gx3y Месяц назад

    Sax lkn hadana qofna kama level hoseyn karo qof walbo waxa fcn shalay meshu kutagna asaga adigna manta inaa utagnato

  • @abdikarimmohamedjama
    @abdikarimmohamedjama Месяц назад