CODKA UBAX: Waa Layga Guursaday 12

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 376

  • @Xidigolifestyle
    @Xidigolifestyle Год назад +40

    Walaalo, Aabbo wanaagsan baa ku dhalay oo wax garad ah kalsoonidaas oo dhanna iyo fariidnimada isagaad ka raacday Allah ha u naxariisto, iyo dhammaan waalidiintii dhimatayba 🤲🏼 Aabahaa isagoo kaa raali ah hadduu dhintay waxba maad khasaarin waad guulaysatay 💯

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Год назад +29

    Ismaaeel iyo martida barnaamijkeennani aad ayay u mahadsanyihiin. Waxaan la yaabay gobonnimada gabadha, haddana quruxda jacaylkeeda, markale fudaydkeeda, haddana ogaalkeed iyo qaddarinta nolosha iyo ka fikirka abuurka. Wallaahi waa gob wax jeclaatay. Run badanaa oo farshaxan badanaa.
    "Wuxuu igaga dhax tagay
    Nafaan dhimane ila nool!"

  • @asmabarni
    @asmabarni Год назад +21

    Si wacan bay usoo gudbisay sheekadeeda wax badan na wa laga baran kara. Waxan ka helay siday iyadoo waxaaso dhan soo martay, hadana aan u jabin, experience keeda wax badan ka baratay. I listened to it on the podcast and came here to leave a comment for her. Walaal inshaAllah, you will get someone who loves you for who you are and becomes your peace. Love the new way you're doing this segment. Looking forward to more💌

  • @zaynabibraahim4363
    @zaynabibraahim4363 Год назад +78

    Eebow gabadhaas guri jaceyl raxmad kudhisan o raali katahay ku arsaaq amiin yarabi😢❤

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye Год назад +14

    Aftahama-Sheekeed heerkan ahoo dhagahayga lusha goor dhow iyo goor xigtoo iigu danbaysay garan aan maayo! Maashaa Allaah❤. Miyigii iyo Sheekooyinkii Geedaha laysugu soo har galey hoostood laysugu deexan jirey hay isoo xasuusisey sida gabadhani Sheekada u dudubineyso iskuguna xireyso ayadoo wada murtiyaynaysa❤❤.

  • @naimaabdurahman8445
    @naimaabdurahman8445 Год назад +25

    Bil caksi anigu gabadha iyada iney inoo sheekeyneeso ayaanba la dhacsanahy, ileen waa iyada qofka dareenkeedi cabireysee🎉

    • @UmuHakiima
      @UmuHakiima Год назад +2

      Haa kuguracsany

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 Год назад +3

      Inta caqliga leh Waxay rabaan qofka cabiri kara dareenkiisa ❤kugu racasanahay gacalo

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 Год назад +25

    Alla gabadhu codkarsanaa m.a waan ka helay wlhi sidey u tabineyso❤😭

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Год назад +16

    Qofna qalbigaaga hawada siin naftaada ayaa kamuhiimsan inaad waqti siiso uuun❤

  • @kawtharabdulahi3871
    @kawtharabdulahi3871 Год назад +5

    Wan dhagaystay alena waa igu simay cafimaad aan ku dhagaysto hadaan hal iyo labo ka iraahdo Allah ha daayo gabadhi ino shekeeysay horta Masha Allah wa fariid cod kar wana hooyo karti iyo garaadba ale siiyay ilaahaybaa iga sareeyee Mid aan hablaha aynu asxaabta nahay aan ka waaniyo oo iraahdo waligiin iska ilaalsha ayay samaysay dhibna malohoo waa wado dad badani ku dhaqaaqaan Ilaa qof yar maahee arinka ah marka qalbigu ku gubanayee aad wayday qofkaad jeclayd xanuunka ku haya aawadii Ha aadin qof kale labo arin dartood emotioneel baa tahay dhawac ba tahay WLahi waxan aminsanahay qofka isago qalbi jabsan xiriir sameeya Ama guursada dhawiciisi inuu milix mariyay sababto ah qofkaad jeceshahay ayaadba hadu sometimes wax kudhoho aanad waxba kaso qaadin lkn qofkan danbe erey hadu ku dhoho bartii kii hore dhawacay ba ku danqanaysa waxan amiinsanahay hadii gabadhaasi ay marku ninkey jecleed ka guursaday hadii ay markinta ku oohin iyo kabasho dhamays san lahayd oo is keed u bogsan lahayd in ay hami lahaan lahaydo dib qof kale uga heli lahaydo ula shekeysan lahayd oo jacayl kii hore mid ka daran dareemi lahayd anyway dhibka laguma waaro gacalo waxanse ogahay jacayl iyo naxariis iyo qof aadla yaabtidoo tiraahdid ma malagbaa la isoo diray inaad heli doontid ❤cidna waraysataan hayne wanu ciiraynaa ilaahow jacaylada noo sug oo dhalinyarta imaankoda buuxi rabiyoww 😅

  • @abdirahmanabdullahi3263
    @abdirahmanabdullahi3263 Год назад +27

    Zxp barnamijka so badi tan kale barnamijku haso dhaafo waqooyi gobolada somalia oo dhan qisoyin aya ku duuqan jaceyl baadi goob mudada sugiduna waa dhertahay mahadsanid 😊

    • @xamda5485
      @xamda5485 Год назад +1

      😂timirtii horaba dab loowa nio

    • @Alizia396
      @Alizia396 Год назад

      Somaliyo doox la gaynayanad arage orodo adu talent la kalay prankiyadii bentad jili jirten miya dhamaday gobolkad ka shekaynsa la wasaaye 😮‍💨

    • @abdirahmanabdullahi3263
      @abdirahmanabdullahi3263 Год назад +4

      @@Alizia396 caydu marna wa dambi marna wa kugu ceeb wlashy ee fikiraga dhiibo adigana adon dambabin mahadsanid.

  • @KwolMe-bb5eg
    @KwolMe-bb5eg 4 месяца назад +2

    Sheekadan waxa aan ka ahay markhaatiga nool wll qaali alle bedel khayr qabo ha kugu bedel ❤😊

  • @nadaabdirahmanmohamud2384
    @nadaabdirahmanmohamud2384 Год назад +10

    Oh, I cried when I saw the video, I wish this girl a beautiful life and she forgets what she has been through. Life is not about loving someone so that you can continue to do anything, but think about the future in your life as it ends.😢
    Thanks codka ubaxa❤🎉

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 Год назад +3

    Si qurux badan oo farxashanimo leh bey u sheekeynaysaa , runtii waana qof karti badan allah qof jaceyl dhaba kula nolada hasiiyo❤❤❤❤❤❤

  • @RiyaaqcaLi
    @RiyaaqcaLi Год назад +1

    Sideedaba wxaa mcn qisadu qofkay ku dhacday inuu ka sheekeeyo❤wlahi inantu waa gob wax jeclaaty ilahay Guur xalaal ah iyo jecyl ay ku dagto ha siiyo❤Markay tiri wiilkygii yaraa markaan arkay baan ooyay anaaba la ooyay😢❤Hooyo Karti Leh Qof garaad iyo aqoon leh Ubad baari ah intaba waad tahay wllo guulyso❤❤

  • @deekasanaag4843
    @deekasanaag4843 Год назад

    Ax qisadan wllhi indhahayga ilmo ka keentay qalbigaygana way taabay xbbti qaali allah hakaa dhigo mid qalbigeedu dib ugu dhismo ducadii aabahaa iyo waalidkaa iyo walaalahaa ayaad ku gaadhi guul badan 😢😢😢😢😢

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf151 Год назад +7

    Cajiib! Nolosha waa cashir iyada wax kubarta allow jaceylka iyo nolosha macaankeda nasii waad heleysa insha allaah kaagii saxda ahaa ismaciilow codkagi managa qarisay😂❤❤🎉

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 Год назад +5

    14 July baa qisadaan dhagaystay 😢gabadhaan waa gabar adag oo aan aad ujeclaaday lkin abayo marna haniyad jabin Oo Ha rajo dhigin

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Год назад +32

    Mahadsanidin dhammaantiin laakiiin nio wuxuu ku fiicnaa inaad ku soo diyaarisid codkaagii aanu baranay❤❤

  • @Sahrabarre4072
    @Sahrabarre4072 Год назад +1

    Walal ismaciilow qofka sida boqoradan kle asaga ha ka sheekeyo sheekadiisa dareen abayo aniga adiga iyo dhalinyarada xanunka daremeso dhaman allah guur xalal o farxad iyo cafimaad wata an ku nagaano allah na siiyo😊

  • @fadumocabdirisaaq320
    @fadumocabdirisaaq320 Год назад +2

    Maasha alllaah geesiyad garti leh wll alle nolosha teeda wanaagsan hakugu nooleeyo markay tiri wiilkayga yar marku ii soo galan ooyay ban ana oohin is celin waayay alle hamigaaga wixii khayr kugu jiro haku fududeeyo xbbti

  • @Marianmoha
    @Marianmoha Год назад +7

    So sad 😭” daruuf ha u guursan” 💯
    Nolol’e dhibtii hore ku ilaawdo u rajeynaaa

  • @naimaabdurahman8445
    @naimaabdurahman8445 9 месяцев назад +1

    Inta yaree gunaanudkaa baa soo gocdaa had iyo jeeraale😢

  • @hothanjama3045
    @hothanjama3045 Год назад +4

    Wllhi waan kanaxay inantan qisadeeda illhay how boga dhayo Oo nolosheda heer sare iyo halkay rabto hagaadhsiyo ubadkana alla Haw koriyo oo kuway kunafsi bixi layd howga dhigo waa fariide malintay talada abaheed qadatay ayuu all wafajiyay nolosheda ta ifka iyo ta akhiraba wana intaan kufarxay shekadeeda m.a marnaba sida walidka kaga fikirayo waxkula rabo nin Aad shalay baratay kulama rabo wllhi manta ciil iyo cadhotona uma qabto nafteeda ❤🥺

  • @queenmaria4888
    @queenmaria4888 Год назад +3

    Codkaagi kuso gudbi qosiyinka kale
    Waa Qalbi taabad qisadani Allow ku Arsaaq iyada iyo anagaba qof nolosha nala fahma ❤

  • @muhiadinfarah2704
    @muhiadinfarah2704 Год назад +5

    Anigoo ka murugeysnaa gabar aan jeclaa oo shalay la guursaday ayaan markaan dhageystay qisada gabadhaan ku dhacday ku hilmaamay taydii.

  • @Said_haji
    @Said_haji Год назад +4

    Qolka aan la tagee i yar sug ismaaciilow. Meel cidla ah buu ku wacan yahee.
    Mahadsanid walaal.

  • @abdihakimabdikadir
    @abdihakimabdikadir Год назад +3

    Waa qiso xanuun badan
    Casharka ugu weyn ee ku jiranaa waa in xamaasadu ka awood badin ee aad xakameysaa sidoo kalena mala wanagsan aad qadataa. Ninka labaad waxaad mooda in uu mala xun qaaday kadib markii taleefonka laga qaban waayay.
    Roonana rabaa og

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 4 месяца назад +1

    Wlhi gabdha ilhy ha xifdiyo abe fican nah wu dhaly wilki horey ay u jecyleyd nah wil ficn bu aha wlhi ❤❤

  • @fadumoaxmed8320
    @fadumoaxmed8320 Год назад +4

    Ax dhab ahaan waa qiso xanuun badan badelkhyr qaba alle hsiiyi ubadkagana hagag yeelo kuwii ku anfaca aduun iyo akhiraba ❤😢

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Год назад +3

    CODKA ubax waxan jeclan laha dalefanka dadihiya barnamishka hadady surgal tahy inasha allaah ilaahy ha barkeeyo

    • @axmedcalixuseen5044
      @axmedcalixuseen5044 Год назад +1

      Balayo Duhur ku dhalan dhoolis soo tii gabar gurigeedi loogu iman jiray walee afkaa i furan loo wada hadlin

  • @deekasanaag4843
    @deekasanaag4843 Год назад

    Ax qiso aad u xanuun badan oo qalbiga dadka taabanaysa gabadh adag ayaad tahay wllo guulo badan gaadh qaali hore u soco sister dumarow qudro ku qaata qisadan iyo sheekadan 😢😢😢😢😢

  • @asmamohamud8136
    @asmamohamud8136 Год назад +1

    Inaba Caadi maahn gabdhu aftahansanaa oo cod karsna m.a Waxaase waxaan loo dhigo jirin Ogaalkeeda Aabe geesiyana wàa Uu dhalaY AUN waxba kama halabin waxada dooratay GO' Aanki ku haboona noloshada dhanka kle Inay gabdhu soo tabisan racsnhy waayo waa iyada shegadeedii qalbigan ka dha-dhansanayay micnaha shekada marxalad walbna wan kula siwirayay byo Guuri jacayl ku dhisn bn ilahy kuu waydiinaya i.a🤲🥰

  • @nafisaupdallah835
    @nafisaupdallah835 Год назад +26

    The wait is over finally 😍😊

    • @abdijibaarbarre7193
      @abdijibaarbarre7193 Год назад +2

      Waxaan filaya ta hadlaysaaba inaad tahay adigu😂😂😂😂

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 Год назад +4

    Alla ismaacilow codkaaga sheekada hanoga badalin hadda kadib😢🥺

  • @XassanFaarax-p9e
    @XassanFaarax-p9e Год назад +5

    Gadhaa wllshen ah allaha u booga dhayo qalbigeeda allaha sugo 😢😢😢😢😢😢😢
    Wllshay qisadeeda Waxman ka iday
    Kaad siino in aan yeellano
    Alla jaceylka jab badanaa guushiisana yaraa marwalbo oon qiso dhagaysto qisadeeda meelbay ka shabahdaa xanuun ayaan daremaa allow qalbiyada la qiyaanay caafi Aamiin yaa rabi

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 4 месяца назад

    Gabadhn wlhi wa gabdh fariid ah ilhy ha xifdiyo wn ka helay hadalkeda io kartideda masha allh 😍😍

  • @nadiadiamond231
    @nadiadiamond231 Год назад +25

    War codkaga darti mesha udawan jirne waxay nagtu cod malabow😂❤

    • @Princesssenaco
      @Princesssenaco Год назад +1

      😂😂😂saw maha war aduu nooso tabi

    • @keeykeey988
      @keeykeey988 Год назад

      haa ninka codkiisa sheekado ku quruxbadantahy😂😂

  • @tuuneyeerkole1509
    @tuuneyeerkole1509 Год назад

    Hooyo gob eh karti io aqoon na leh Qaabka ee wax uso gudbineysana ku raaxeysaneysid weeye walaahi ilaahey guur xalaal eh Jclka na leh oo ku dagto hakusiiyo❤️❤️🙏

  • @kiladi1263
    @kiladi1263 10 месяцев назад +1

    Xaqiiq, gabdhan waa tusaale cad kaaso katurjumaya adkeysiga dumarka intu la egyahay. Rabbow inagu hag inaan is fahanno rag io dumar hada nahay!

  • @HoodoMahmoud
    @HoodoMahmoud Год назад +1

    Aduunka imtixaan iska ah alle mid khyr qaba oo waxaso dhan ka maydha alle ha ku siiyo wll

  • @ayanahmed8433
    @ayanahmed8433 Год назад +1

    Finaaly😊 lkn Maskinta caloshey i hurisay 😢 Se wxan ogahay inuu ilaahey inta wx ka qeyr bdn la donayo Insh allh Ilaahey haku so hagaajiyo doctor dhmeys ah dhayo dhwacyadi hore ❤

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 Год назад +1

    Ma garanyo wallhi sababta aad barnamijkan u soo badin ladihiin madamo oo uu yahay barnamijka ugu xiisa badn channelka 🥺

  • @NajahBashiir
    @NajahBashiir Год назад +2

    Barnaamijkan inkastoo qalbi xanuun yahy hdana wan jeclahy aniguna wligey maanan qalbi jabin allena hyga ilaaliyo🥺💔

  • @dcj2968
    @dcj2968 Год назад +1

    MshaAlh walahi gabadh adag baad tahay marba hadi aad abahana Xajka geysay carurtiinina aad meel fcn ka soo saartey duco badan baad sidataaye Alle haku garab gallo❤ wlaloo

  • @DilaagaDahsoon
    @DilaagaDahsoon Год назад +1

    Daacadnimadii Oo Qofa Wllhi Waxad Moodaa Inay dad ay waligoodtaqaanay usheekaynaso ❤❤❤❤❤

  • @hanadoha
    @hanadoha Год назад +6

    codka ubaxa podcast waxaan rabaa in aan qiso idin la wadaago
    waaleyga guursaday 😢 i hope inaad iso jawaabi doontaan 👌

    • @milgoooabdi6685
      @milgoooabdi6685 Год назад

      Instagramka kala hadal

    • @UmuHakiima
      @UmuHakiima Год назад

      Wll laxidhiidh waa muhiim qisaadu inay kabaxdo

    • @hanadoha
      @hanadoha Год назад

      @@milgoooabdi6685 ma garanayo wllo

    • @hanadoha
      @hanadoha Год назад

      @@UmuHakiima yezz inaa ku nafiso rabaa waayoh 5 sano kaligeey xanbaarsanaa murugada iyo xanuunki calafka 😭

    • @muktaarmaxamedmuunad8008
      @muktaarmaxamedmuunad8008 Год назад

      Wax walba waxaad kaga Nasatay inaad Noloshaadii dhabta ahayd maanta Ku jirto wll.

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 Год назад +1

    Ilaahay wax wanaagsan hakugu arsaaqo wllo 🤲🥰💕💕

  • @Munayo12
    @Munayo12 Год назад +6

    gabdhaha social workers ka ah aad ban u taageera huuno qaaliyeey wxn kuu rajaynaya bedel khyr qaba iyo farxado bdn inshaAllah

    • @zagal_faisal1013
      @zagal_faisal1013 Год назад

      Magaceed

    • @Munayo12
      @Munayo12 Год назад

      @@zagal_faisal1013 ma aqaan wll se iyada tidhi social worker ban ahay

  • @dhamme0
    @dhamme0 Год назад +4

    Dumarku marka ay ugu daacadsanyihiin waa inta udhexeysa 18-25 hadii ay nin wngsn oo jecel oo ilaliya helan weligood ma ilaabayaan lkn hadii ay lakulmaan nin aan xeerka ragga waxba ka aqoon kalsooni darro dhanka xidhiidhka ah ayaa ku dhacda.ragow hablaheena aan ilaalino waa lama helaane.

    • @samirogeele8279
      @samirogeele8279 Год назад

      perfect pro hadal wd dhmeysey❤😊

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Год назад +1

      Ragaba xiligay daacada yihiin waa da’daa aad soo sheegtay

  • @qumaneyyy
    @qumaneyyy Год назад +1

    Gabadh waxbaratay bad tahay oo cilmi leh noloshu ka xumaan mayse ilahay kaasho wllo mcn 😢❤

  • @MohamedAbdirahman-g9w
    @MohamedAbdirahman-g9w Год назад

    Run ahaantiii waa qiso dareen keeda leh Allah ha u gargaaro wallaasheen
    Waxaase aanan ilaa hada aanan fahmin sababta ay ragbadani xidhiidh u sameeyaan iyagoon wax qorsha ah aan u hayni ninkaa kowaad inaanu dareen ka inantaa si qaldan uga faaidaysan waa wax wanaagsan oo uu sameeyay, lakiin qalad ka meesha yaala waxa weeyi muxuu dareen ugu beeray inanta hadaanu run isaga ka ahayn kaaga sii daran uu kusii socday uun run ahaan tiii uma malaynayo inuu Allah hortii isaga oon ka jawaabin arintaa inuu ka dhaqaaqayo
    Talada aan imbadan isku dayo inaan habla siiyo markay ii suurto gashaba in ay marwalba qof rag ah oo aan ajaanib na ka ahayn wanaag na la jecel talowanaag na leh in ay la tashadaan sababtoo ah abuur ka Allah ma dhaafi karayso cidna dumarka aad bay ugu adagtay in ay goaan kooda ku saleeyaan mustaqbalka isla markaana ay isku xidhi karaan waaqica taagan iyo waxa soo socda iyada oo laga qiyaas qaadanayo wixii tagay.
    Talabaadna ay talada ay ka ilaaliyaan dareen inuu meel uun ka soogalo
    Ta sadaxaad in asxaabta in ay doorashadooda aad iskaga ilaaliyaan

  • @Siciid04
    @Siciid04 Год назад +2

    Codka Ubax iyo inanta qisadeeda nooga sheekaysayba aad bay u mahadsan yihiin. Waa iska adduunoo dhammaystirnaan aalaa lagama helo. Wa asagiii Laab Saalax lahaa
    "Dheelli bay ku curatoo
    Markaad dhinac ka owdaba
    Dhanka kalaa bannaanoo
    Qabyaday la dhalatay"
    "Dunidaaba kala dhimman
    Dar allay qabyo u tahay
    Dadaal oo ka sii badi
    Dacar yaanay kula noqon"
    -Cismaan

  • @machealhamton8218
    @machealhamton8218 Год назад +4

    Some times life saves you from the wrong person

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 Год назад +5

    Codkaga rabnaa 😩

  • @Hayatnura12
    @Hayatnura12 11 месяцев назад

    Wlhi inantasi jab wayso aragtay umanay Jabine nolosheda iyo tii qoyskedaba horumar bay gaadhsisay Nolol qurux badan oo jacayl ku dhisan ban ku rajaynaya walashy❤
    Duruuf darted ha u guursanina bay tiri talo wayerl bay ina siisay inantasi❕️

  • @yasmiinomar724
    @yasmiinomar724 Год назад +2

    Waxan aamin sanhay jecel oo dhan in uu hal mar yahy wallahi wixi ka soo haro waa nolal wadaag😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 jecel jecel jecel jecel jecel jecel💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 jecel xanuuun waye

  • @nimao_ayaan
    @nimao_ayaan Год назад +14

    We miss your voice Ismael

  • @abullahimuse2404
    @abullahimuse2404 Год назад

    Waa nasiib xumo wlhi waxa ku dhacay gabadhaan allah hakula koriyo awlaadaada kuwo murugadaas oo dhan ku ilowsiiyah hakaa dhigo qisadaan waxan ka faa’iiday inaan nabsigaas gabar ka galin allah igu sababin inaan burburiye nololeed noqdo

  • @Munasugal6
    @Munasugal6 Год назад +1

    Wlhi Waa Qiso Xanuuna Qalbiyan Ban U Dareemya😭💔

  • @nashadey
    @nashadey Год назад

    Runtii gabdh nasiib leh batay manshaAllah allah naxriisto Abo 😢allah haku naxriisto abo mcn nasiib uma yeelan inan xajka ku geyo balse duucan kuu so dhoobi

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Год назад +5

    Heart Touch .....😢
    Allow Ruux Kaste OO Dhiban Badhaadhe u Saar

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 Год назад +1

    Waa qiso Wax badan laga baran karo Inantuna si wacan bey uso gudbisay 👍🏻

  • @ifk02
    @ifk02 Год назад +2

    Waa gabar canaadka raga somaliyeed iyo duruufaha nololeed isu kaashadeen way oo way
    Ileen taran jaceeyl iyo tolna malaha caashaqu ragna taada taada kama naxo 😢😢😢😢

  • @omalkhairismaelabdirahman5925
    @omalkhairismaelabdirahman5925 Год назад +2

    I want to hug her😢

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Год назад

    inantu waa aftahanad sheeko/ afsomali taqaan ah alle ha ku simo guri ay ku nasato oo jacayl raxmad leh ❤
    ismailoow qof sidan oo kale u sheekeya next ka soo dhig ama adigu soo duub sheekoda

  • @bintuzultan9226
    @bintuzultan9226 Год назад

    Manch Allah inantani Waa codkar alle qof nolosha la fahama oo u bog dhaya ha siyo

  • @filsanmaxamed2500
    @filsanmaxamed2500 Год назад

    Waa qiso xanuun leh se awlaad baa ugu qalisan kuwaas waad haysta ee rabbii haku barakeeyo wakhtina qaado

  • @mohaanijama5337
    @mohaanijama5337 Год назад +4

    ALAH maxaa Sugayey I can't wait 😂😢❤ Barnaamijkan fadlan Wll Noso Qabo zhpow Hangu Adkeyne😅😢❤

  • @HamdaJama-tj9lh
    @HamdaJama-tj9lh Год назад

    Alle qalbiga haku qaboojiyo wll waxan ku rajeynaya markle inad nasiibkaaga cugato qofkaagi saxda ahaana rabbi kusiiyo

  • @mohamoudahmed3223
    @mohamoudahmed3223 Год назад +2

    Cajiib wallahi runtii Waa Sheeko dareen leh 😢

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 Год назад +2

    Jacaylow maxaad dhib keentay
    Maxaa niyad dhowrsanayd iyo
    Qalbiya badan dhaawac yeeshy🥺

  • @Cayuush444
    @Cayuush444 Год назад

    Ilahay nolol qurux badan haku siiyo wll

  • @zuhayliinasaed4940
    @zuhayliinasaed4940 Год назад

    Wax bdn ka Faiday abyo adi illhy badal khaye khaba hku siiyo I.a kuwa hda isjecelna illhy ha isku keeno I.a ❤

  • @zuheyramohamud9063
    @zuheyramohamud9063 Год назад

    Nolol qurux bdan kurajynaa abyo ❤hdaanu dumarnahy xnnku waan isla wada dreemena saamyntoodi lkn ragga qaar qiyaamaha xisaab baa utaal 😢

  • @NakrimaSheikh
    @NakrimaSheikh Год назад +1

    Waaba sidan ku fikirayo haddan waayo ka aan rabo ninba uma kala eegayo ka u horeeya ee iga soo horbaxa ayaan guursanaya.

    • @AsmaaCabdi-ut2gb
      @AsmaaCabdi-ut2gb Год назад +1

      Abyo taa mustaqbalkaaga udarantahay ee noqo qof wanaagsan rabina kaasho oo talo saaro hadalkaana ka noqo😢

  • @elhamabdrahman1401
    @elhamabdrahman1401 Год назад

    YA Allah YA Rahman qalbiga inanta uu qabooji qof ay ku ilawdo waxas oodhan YA rabi sii ,....

  • @fadumomohamed6070
    @fadumomohamed6070 Год назад +3

    'Duruuf darteed ha u guursan'

  • @hodanmohamed408
    @hodanmohamed408 Год назад +19

    Nio barnamijkan wn jecelahay ruuntii lkn 12 sidaan u sugayay iyo siday noqotay isma laha apti codkagu ku so baxayaaa ee nagadaa daka oo adu ka so qaad 😂😂😂😂😅

    • @sowdacalix9593
      @sowdacalix9593 Год назад

      Ma ila araktee😂

    • @ayanmxumed4531
      @ayanmxumed4531 Год назад

      Iska dulqaata reer burca inoo sheekaynaysee 😂😂😂😂

    • @munamoalin5879
      @munamoalin5879 Год назад

      Horta sheekada mawada dhamesate mise qoraal baad isaga so hor orade

    • @hodanmohamed408
      @hodanmohamed408 Год назад

      ​@@munamoalin5879 maya wlhi ma dhamaysa ee nin baan sugayee ma naag baan sugayay 😂

    • @abdilahiahmed686
      @abdilahiahmed686 Год назад +2

      Adigu nin doon bd tahay waayo aduun wxba kama aad arag hadii ad inanta qisadeeda dhagaysan lahayd cid kale in ay kaa dhex gasho md yeesheen

  • @monabashe9498
    @monabashe9498 Год назад

    So amazing story wlhi wxkasta laga baranayo Nolosha dhan ah cashar waad heli wlal kii ku qalamay inshallh🥹❤️

  • @missdeka
    @missdeka Год назад

    Walalehen reer wuqooyi furiinka aad buu ula xunyahay oo innallilaahi bey ka taagantahay anaguna xagena wa easy waxay u neceena wa ogahayo xagaas dumarka la furay lagama gursado badana gabar waxan turkey ku aqanay qurux alle u dhameye 1ilmo dhashe laso furay nin uun raadineysa😢 inaan xagooda laga guursan darteed kadibna mid bahalee gacanta u gashy subxanalalah

  • @fatinamahadahmed2904
    @fatinamahadahmed2904 Год назад

    Ax aad ula qiirodey qisadeeda ....m.a sidey walaalehed ugarab qabatey aad ugu farxey allha dhawro walsheeen farxad waarta allha kuziyo

  • @hamsekurtun
    @hamsekurtun Год назад +1

    25-june-2023
    18:52
    Vienna Austria 🇦🇹
    Qisadan xilligasan daawanayaa.

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 Год назад +1

    Gabadhan waa codkar fariid ah ilaahay nolosha haw qurxiyo❤

  • @ayaanismail8063
    @ayaanismail8063 Год назад

    Mocha Allah waxan ka qaatey wax badan aad ayad uu mahadsan tahay adiga io soo tabiyuhubaa 🫶🏻

  • @thehero6843
    @thehero6843 Год назад

    Gabadhaas qalbigeda allha u qaboojiyo jaceyl ey ku gabowdana allaha siiyo waa qof adag oo samir badanee

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Год назад

    Ilaahow badal kheyr qabo sii walaasheyn iyo inta la mid ah 😢😢

  • @abdullahiali7389
    @abdullahiali7389 Год назад +1

    Badana waxa aad uu dhagesta barnamiskan dadka dhawaca sida aniga oo kale 😢 so sad stories.

  • @sundusxarago2869
    @sundusxarago2869 Год назад +1

    😢ilhy badaal khayr qabo hasiyo gabadha

  • @nimaomohamed8294
    @nimaomohamed8294 Год назад

    Gabdhan codkeeda waan garanayaa alle ha ku barakeeyo 😂

  • @nimciishnalka279
    @nimciishnalka279 Год назад

    Aniga unbaa iskaga baqaya inaan Caro guursado ama aan cadgoosi dartiis qof aanan Rabin uguursado waxii maskaxdayda kaguxayey Bay nagala talisay inantu hadana maskaxdaydu waxad moda inay wali go'ankedi ku adkaysanayso kheyrka allaha iwaafajiyo

  • @nadiadiamond231
    @nadiadiamond231 Год назад +1

    Ragu wa cadow ale umaqan hablaha somaliyeed😢😢😢😭

  • @ridwanmohamedbihi8852
    @ridwanmohamedbihi8852 Год назад

    Sida hadalkaga ka muuqata waxd qof aad isugu kalsoon, be patient wax intad weyday ka wangsan ayad heli doonta wllo geesiyadbad tahee 😢❤

  • @jamacasoowe
    @jamacasoowe Год назад +1

    Maasha Allah
    Waxa cajiib ah siday sheekada u xidhiidhinyso

  • @xudaydigraphics24
    @xudaydigraphics24 Год назад

    Weligaa adoo isleh qof ka cad-gooso qof kale xidhiidh hala samaynin waayo dawada aad raadinaysid marnaba ma gaadhaysid ilaa uu qalbigaagu noqdo mid bogsada.
    Codka ubax.

  • @naimayuusuf8660
    @naimayuusuf8660 Год назад +1

    Runtii inantan qisadeeda aad baan uga helay waxanan ka bartay casharo aad u wanaagsan .
    walal ilaahay guri ku dhisan jacayl iyo farxad baan ilaahay kaagah baryayaaa.

  • @filfilo__
    @filfilo__ Год назад +2

    Waa halkay kaaba lahayd
    "Nuyadu dhimataye ka joog ".

  • @apdirahmanhaybe7803
    @apdirahmanhaybe7803 Год назад

    Inan adag baad tahay runtii aape wangsan waa ku dhalay alle haw naxariistee

  • @KhadiirCabdi-r4j
    @KhadiirCabdi-r4j 8 месяцев назад

    Speech less 😢

  • @MarwaAhmed-dl6kb
    @MarwaAhmed-dl6kb Год назад

    Waa qiso ad xanun badan alle qalbiga ha uqaboojiyo guri ay ku dagtana alle ha siiyo😮🎉

  • @salosalo4417
    @salosalo4417 Год назад

    Ismailow codkaaga waxan dhadhan u yeelayee codkaaga ku soo duub