Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- Abwaan Weedhsame waxa uu macallin ahaa in ka badan 15 sanno, sidee macallinnimadiisu u saamaysaa suugaanta uu abuuro? Sidoo kale xidhiidh noocee ah ayaa ka dhexeeya suugaanta abwaan Weedhsame iyo xiddigaha sare? Siyaasadda ma khasab baa in laga maansoodo, se goorma ayuu ka caafimaaday jacaylkii dhawrka sanno dul degganaa? Dhegaysi wacan!
Abwaan, Hal-abuur, bare sare, xerow(sheekh), indheer garad, dhiirrigeliye iyo philosopher soo maaliyeed Xasan daahir ismaaciil (weedhsame❤) hanti soomaliyeed 🙏🙏
Cajiib! Abwaan Weedhsame waa nin Cajiib ah runtii 3 jeer ayaan ku ceshtay dhageysiga wareysigaan ilaahay amarkiiis kama daalo dhageysiga, Abwaan Weedhsame
izku miid Walaal😊❤
Mashallah Abwaan weedhsame iyo Ismaaciil cabdillaahi ubax ba waan salaamayaa. Codka ubax aadbaan u jeclahay❤
Mansh allah abwan weedhsamee ku jecliya ilahy haku xafido
Abwaan iyo mclin sare Xasan Daahir Weedhsame waa abwaanka aan ugu jeclhy abwaanada xiligan hal abuurkiisu waa heer sare.
Ismail ubaxow aad baan kuu salaamay ustaad
aadmigu wuxuu haysto ma arkoo ma weyneyo been maaha wlhi bini adamka marka la qiimeynayo ma dareemo, markii laga tago buu dareemaa💯
Mansha allah laba jeer ayan dhagestay wa abwan qali ah😊
Abwaan aan taageero weedhsame Allah ku barakeeyo.
Heesta laxaw waxan ka codsanayna abwaan weedhsame inu haday taarikh ama su ku curiyay oo faah faahsan inu no sheego waayo waxan jeclahay inan ururiyo fanka abwaanka, macalinka, indheer garadka ustad weedhsame
Wedh same allah haku karameyo ustaad
Mansha allah waan sugaa walalkay weeedhsam iyo ismacil xafidullah
Daawashada cirka wan jeclahay Xiliyada danbe habeenki , marka mobelkaga io kursi io xarigii Aad ku dhagaysan lahayd Aad isla hesho , Xasuus io Nolol Qurux badan Ayaad galaysaa mcnka jawigaas Qof jacayl io xasus La Nool unba ku Raaxaysan karaa😢😢😢
Kawaran qofkii qofkiisa ku hel9
Sanad ka dib xaalku ma is bedalay mise weli waa sidii
Anigu'na ilbaximaayo adna arxamimaysid🔥😢
Xasan Daahir Weedhsame fii quluubinaa ,
Unselfish love-kaasi wuu igu dhacee ma awliyada jaceylkaan ahay tolow? Waxaan dhegaysanayaa wakhti ah 2 habeenimo 12-july-2023 HAB3EN ARBACA soo gashay yadoo hurdo i hayso waan awoodi la ahay inaan seexdo barnaamijkan xasan daahir ismaaciil weedhsame oonan dhamaysan waxaan taageeraa taageerada indho la'aantaa ninkani cabqariga ah
Ninkaani waa hanti soomaaliyeed Allaha barakeeyo 🙏
Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame❤👑
ManshAllah tabarakallah legend 😊
Lgend hasan daahir weedhsame❤❤
manchallah abwaan weedhsame
Masha alah...❤
Hambalyo 100k
Ninkan waa ninka aan ugu jecelahay Hal-Abuuradda
Weedhsame💯🙏🏾
Selfish love waa xanunkayga lolz.
rare love.
abwaan jiroo joog
Sheikh my district
Are you sure
Weedhsame waa Rasuul caadiya❤
First😍codka ubax
🎉abwaan dhamba
Weedhsame❤
Boqor waaya Weedhsame!
weedhsame ❤❤
Wow 👌 👏
I’m going
Abwaan weedhsame wa abwaan jira oo miro culus
Onkodkiyo hilaacaba hogol baa mar digatoo.
Mise waa hal yaable hanqadhka oo kuu Iman.
Hoomayga daymada biligtaad hor aragtaa.
Nin uu helay jacaylkuna hawraar la kaydshiyo inta hadalada heeryada kasoo furin.
U hogaansanaantiyo hayalsami xaddhaafaa lagu hayb ogaadaa.
Mahadsanid wll
Heestii qalfoof matihid Wllo marka danbe noogu soo dar 😊
Oh my god😢😢😢
weedhsame Waxan Sugantiisa ku jeclahay waa nin Ay ucabiran tahay Miisanka Hal curintiisa Ee an iska oran!!?
Abwaanka heesihiisu waa wada mala awaal
4gr
21:32 isheeg a heestan magaceda
Laxaow caashaq
Lafoole
Ma do quraa uman ayaa la dhahaa