Qubanaha Maanta, Mar 06, 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2024

Комментарии • 38

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 года назад

    Dani Doqon wuxuu gabay shaqadii Puntland u igmatay oo horumar iyo amni leh, balse wuxuu ku mashquulay shaqadii federaalka, maamul goboleedka Jubbaland iyo Soomaaliland.👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 года назад +1

    Thank you wariyalka newska voA Somaliya 💋👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍💋💋💋👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍💋💋💋👍

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 года назад +1

    Thank you wariyaha newska voA Somaliya mahamud muscade 👍💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋👍👍💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍💋💋👍👍👍👍💋💋💋💋

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 года назад

    Mudane Farmaajo Guul 👍👏🏼👏🏼🇸🇴👍👏🏼👍soo noqo adoo nabad ah.

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 года назад +1

    Thank you newska voA Somaliya 👍💋💋💋💋👍👍👍💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋👍👍👍

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 года назад +2

    Guuuuuuul somaliya guuuuuuul farmajo insha allah

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 3 года назад +1

    Dameer dani

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 года назад

    Asc voA Somaliya 👍💋💋💋👍👍👍🇸🇴🇸🇴💋👍👍👍

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 года назад

    Waa raggi duhurka cad bartamaha jigjiga axmaarada ku dharbaaxada oo dawladnimida somali ku sstv IYO tilmaan war is dooxa cara lala dilaaca

  • @ayanosman4980
    @ayanosman4980 3 года назад

    Asc Shumis/TV, hadalkaga Waa Adyahey.
    GUUL & GOBANIMO Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️.

  • @ladiehwiz6620
    @ladiehwiz6620 3 года назад

    please can you talk about the situation of the eastern department of the somali region of ethiopia particularly sitti. The latter, there were wars between Somali forces and the Afar one. Somali needs your support as a Somali. We the Somali people of Ethiopia need your help. unity is strength, please share this information. I love you my community

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 года назад +1

    voa somali mahadsanid sxp diri dhaba somaligalbed

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 года назад

    8 maarso wAa malintii dumarka waxaan cambareyneeynaa raga dumarka ku tacadiya xigasho ,, kaftanka SIYASAD,. ....., aniga shakhsiyan waxaan cambareyneeynaa daahir calasow calasow oo u hanjabay basma caamir oo gabar banaadiri taagera basma caamir

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 3 года назад

    ♥️♥️♥️💖👈

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 года назад +3

    Mucaradka lacagta Ahmad dhuxuul iyo Deni JAWAN ilahay haka qabto konfurta somaliya. Guuuuuuul somaliya guuuuuuul farmajo insha allah

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 года назад +1

    Shacab oo cuno qabateeyay. Buu leyahay amaanka nala suga oo nala shaqeeya. Xoolo waaye dani. Umada halaga qabto.

  • @abdikadiralimohamed8187
    @abdikadiralimohamed8187 3 года назад +3

    Ninka deni ah maxaa u xiray dareska military ga waxba kama oga qibrad military iyo mid siyaasadeed toona

    • @abdallasaid1232
      @abdallasaid1232 3 года назад

      Kkkk dresski dubi loogaso dhiibay waye malaha reer punland hala weydiyo

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 года назад +1

      Igu sawir. Iyo iga duub kaamirada buu wadaa. Dameerka. Shacab oo cuno qabateeyay. Buu leyahay amaanka nala suga oo nala shaqeeya.

    • @abdallasaid1232
      @abdallasaid1232 3 года назад

      Bro shacabku meel walboo uu joogo waa Shiban yahay muqdisho .Garowe iyo hargeysaba. Dadkan meel laga heysto ma garanayo

  • @aweysesien6704
    @aweysesien6704 3 года назад +2

    Waxas waa cuqubadii farmaajo kasogartay

  • @abdirahmanbarre3905
    @abdirahmanbarre3905 3 года назад

    United guul

  • @cabdillaahidheere7140
    @cabdillaahidheere7140 3 года назад

    Kkkkk somaliya sidii uu dhibaataynlahaa ayuu ku mashquulsan yahay

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 года назад

    Sstv IYO tilmaan tv hadaad nasab tihiin ku muduharaad xisbiga xagjirka axmarada oo jigjiga xafiiska ka furatay

  • @cabdiraxmanyasin8115
    @cabdiraxmanyasin8115 3 года назад +1

    ASC VOA SOMALI QUBANAHA VOA MAHADSANID MAXAMUUD MAS CADDE

  • @mr.wadaraay4089
    @mr.wadaraay4089 3 года назад

    Madaxweynaha mamul gobaledka puntland dheh sxb

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 года назад

    VOA waxaad tihiin egent dawladda Mareykanka leedahay xorna uma tihidiin inaad si sax ah wax u soo baartaan.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 года назад

    Sstv IYO tilmaan tv itopiya Maantay jilicsan xaqooda ka dhacsan waayey oo dawladnimida somali ku rafanaayo. 1000 wiil axmaar ah baa so gasha DDS usbuuci dhabtaas hadla oo ka muduharaad

  • @calimaxamedadan8301
    @calimaxamedadan8301 3 года назад

    Asc

  • @Adler308
    @Adler308 3 года назад

    Ninkaa wayn ee camanka wayn leh waxaa ugu qoran Dawlada Puntland ? Puntland ma dawladbaa mise waa maamul goboleed somaliyeed ? , adeer somaliland ayaa ka dhaw Puntland waayo iyagu woxooga way cadaysteen lkn Puntland Sidan waxay ka wado wali ma fahmin

  • @alihersi7825
    @alihersi7825 3 года назад

    Magaalda baragaysan war halkaa iska eeg

  • @alimire2
    @alimire2 3 года назад

    Dani loogama baahna in uu mediyada soo galo.
    Sababtoo ah waa khaa'inul wadan,idinkuna waad ogtihiin VOA ,hadeydan dhegaha ka fureysaneyn.
    Dani maanta ma istaahilo in aad u sameeysaan IIDHEH.

  • @jubalandmedia6804
    @jubalandmedia6804 3 года назад +3

    dani wuxu ujeedaa farmaajo ee runtii wuxu ku fashilmey amniga iyo horumarka puntland ee hayska casilo xilka

  • @mohamedmaalim9332
    @mohamedmaalim9332 3 года назад +1

    Macalweyne waa iska qaaqleysaa xaraan ku naax

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 года назад +1

    There is no guul farmaajo, he is dictator second as siyad bare, allaha dadka somaaliyed ee reer muqdishu, farmaajo waa cadowga loo direy wadankeena ee hada inuu hano qaado larabey ayuu hoos u celiyey.

    • @ahmedsiciidsheebe4966
      @ahmedsiciidsheebe4966 3 года назад

      Yes dear s truu farmajo bidaaar waa snake ku qaniinya somalina waxba umahayo 2021 buu wuxu ka dhigay 1991

  • @abuanasahmed8496
    @abuanasahmed8496 3 года назад +1

    👍

  • @poulbucks2824
    @poulbucks2824 3 года назад

    dANI DAMEER WEIGHTKA ISKA YAREE RAG ISKAMA DHICIN KARTIDE AXMAQYAHOW!!