MAXAA LAGA FILAN KARAA WADAHADALADA TURKIGA EE SOMALIA IYO ETHIOPIA | QUBANAHA VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 183

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 Месяц назад +13

    Itobiaaya badas cag eey ledahay madhigeyso in Sha allah

    • @XusenMiire
      @XusenMiire Месяц назад

      Insh alaha wll wankugu rcasanahay

    • @somcaafimaad7009
      @somcaafimaad7009 Месяц назад

      Cawarkaaga kursiga ku fadhiya kuu keeni

  • @user-tt1qh2qc4s
    @user-tt1qh2qc4s Месяц назад +6

    Ethiopia 🇪🇹 bada waa laga kirèynayaa Lkn wax ciidan iyo hup ah makeni karaan kaliya waxpey kala soo dagi karaa Like Rwanda 🇷🇼 ah ugaarto xeebta Tanzania 🇹🇿

  • @Yosef-ev6wl
    @Yosef-ev6wl Месяц назад +3

    Xasan sheekh ha yimaado Barara haddi u somaliland xukumo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Месяц назад +2

    Muuse Juudaan Beentuu Ciyaalka U Sheegaaye Waala Soo Af Jaray Masha-allah

    • @zajidjama3875
      @zajidjama3875 Месяц назад

      Haaah lkn geda la bxiyay 😂 mrba dhulkina xarasha mrna turki siya mrna Ethioain

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +16

    SHACABKA SOOMALIYEED WAA INAA ISKA DIFAACA CADOWGA ITOOBYA CADOWGA ITOOBYA QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 Месяц назад +2

    Ilaahow u gargaar rer Palestinian yaa Allah protect them 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад +10

    Turkiga ma badeenuu bixin karaa ,itopia uma ogolin badeena

    • @XusenMiire
      @XusenMiire Месяц назад

      Sido kale wa inan adisababa lawarwgna

    • @ayaanlesuudaan8769
      @ayaanlesuudaan8769 Месяц назад

      Sidasi ma'ahan turkiga qorsho waxu wataa o ah lajirka somaliya wyo hadi kiiska dhaxdhaxad looga dhigo wadamada qar sida UK France united nations wxy lasafanayaan Ethiopia Turkish anaga aye nalajiraan qaab siyasad wye shekada

  • @adoonkiiallah227
    @adoonkiiallah227 Месяц назад +4

    UMADA SOMALIYEED EE KU NOOL SOMALILAND MARKHATI CAD AYAY U YIHIIN HAB DHAQANKA DADKA SOMALILAND IYO DAWLADOODABA.
    SOMALILAND WA DAL AAN AQOONSI RASMIYA HAYSAN LKN HAYSTA DAWLAD MUDO LAGA JOOGO 33YRS KOLBA MARXALAD SOO MARAYSAY MANTANA TAAGAN MEEL AANU LEENAHAY ALX MASHA ALLAH
    TAASINA WAA TAANU KAGA DUWANAY SOMALIYA UMADA SOMALIYEED EE KU NOOL KONFURTANA AANAY U HAYSAN AMNI IYO CIIDAN U DAACADA SHACABKOO DAMAANADNA KA AH NAFTOODA IYO HANTIDOODABA.
    ETHIOPIA DHAQAALAHEEDA MARKA LOO QAYBIYO LABA MEEL KA MIDA WAXAY KA HESHAA SOMALILAND
    ETHIOPIA MARKA DHANKOODA LAGA EEGO SOMALILAND WAXAY UGA DHIGAN THY IN LA SOO WEERARAY DHAQAALAHOODII OO KALE
    33YRS EE SOMALILAND JIRTAY AYN JIRAA WATAASE SIDEEBAA NALOOGA DHAADHICIN SOMALI WAA WALAALADIIN IYAGOO AANU ARAGNO XUMAANTAY NAGU HAYAAN IYO NACAYBKA AY KA QADEEN SOMALILAND
    SHACABKA SOMALIYA WAA DAD QALBI FIICAN INTAN ARKAY EE KU NOOL SOMALILAND
    OGNA HADII SOMALILAND LA SIIDAAYO
    SOMALILAND GACAN SIIN LAHAYD BARI LAHAYDNA HABKA DAWLAD-NIMO
    SOMALILAND IYADOON ICTIRAAF CALAMIYA HAYSAN AYAY HADANA KA AMNI BADAN THY DAWLADO WAAWAYN OO CAALAMKAA DAWLADO SOMALIYEEDNA HADALKOODABA DAA. ALX ALLAH SIIYAY
    INSHA ALLAH

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 Месяц назад +4

    Ethopia Bada ma Hooyadeed baa leh Inta aynu isku maqanahay cadowguna Dhulkeena iyo Badeena ayuu rabaa in uu qaato Shalay Kenya Bada qeyb qaadatay Maantana waa Ethopia Dhalinyarad Somaliyed Siyaasi xun waxba keeni waaye Kacdoon nabad gelyo waa in la sameeyaa

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 Месяц назад +2

    Dalka Waa gacan galay Ganacsado Qowlaysata ah ayuu U Gacan Galay Allaha Naga qabto ummada Soomaaliyeed Alle ayaa U Maqan

  • @abdulahiweylaq3509
    @abdulahiweylaq3509 Месяц назад +7

    Somalia waa mid un 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Месяц назад +1

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +9

    CADOWGA SOMALIA WAA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA IYO KENYA QUSHAAASH 🇰🇪

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад +5

    Hadalkaas daciifka ah ee uu madaxwaynaha ku hadlayo,ayaa hunguri geliyey itopia

  • @user-vh1gk2hm5g
    @user-vh1gk2hm5g Месяц назад +1

    Allow u gargaar Walaahah Falastiin Aamin

  • @hodanjama4361
    @hodanjama4361 Месяц назад +1

    Soomaaliya raggii yaa baabi'yay ilahay baarlamaanka ha nagu badbaadiyo in kasta oo rajo weeyn laga qabin

  • @XasanmalabowMiiris
    @XasanmalabowMiiris Месяц назад +1

    Allow ugar gaar muslimiinta Falastiin

  • @Abdikhalaqahmed112
    @Abdikhalaqahmed112 Месяц назад +3

    Qadad weyntu badba ma iygaa leh xamar ayuna mamuliin xasan dameer

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +1

    qros MAXAMAD DABLE THANKS THANKS Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 AAAAD IYO AAAAAD qros MAXAMADE 👍🇸🇴

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Месяц назад +1

    Midnimada Soomaaliyeed oo laga horyimaado waa qayaana Qaran.

  • @MahadYuusuf-eu3lr
    @MahadYuusuf-eu3lr Месяц назад +1

    Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul soomaali

  • @suleimanumal2896
    @suleimanumal2896 Месяц назад +2

    Baddaha SOMALILAND Ma QADAAD WRYN Baa Leh Waar Waxan Waxuushta Ah Yaa Naga Qabsada

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Месяц назад

    khayr insha alaah somaliland

  • @MaxamedQaasim-gm3io
    @MaxamedQaasim-gm3io Месяц назад +1

    Mahadsanid dable

  • @MohamedAwowo
    @MohamedAwowo Месяц назад

    waa run guush.u aygaadhay soomaaliya laakiin yaa.gaadhsiyay mataqaan waa spomaalian

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад

    NABAD GALYO LA MID AH VOA.FROM WESTERN 🇪🇺🇩🇰🐯🇲🇵🐯👑🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад +1

    BEEENAAALE BEEENAAALE VIOE VIOE ETHIOPIA 🇪🇹 CADOWGEEENAAAA LAMA HESHIINAY NOOO WAA INOO QORI CADOWGA ITOOBYA CADOWGA ITOOBYA

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Месяц назад

    Scw.scw.scw.scw❤❤❤❤❤

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 Месяц назад +2

    Ragan Somalia Maamula si Ay Shidal turkeygu qoto uga cawin lahayeen ayay wadan, iminka Waxay Ku Leyhn ninki dhama ee laha Muuse iyo xasan Bada Ma Bixin karo
    "Anaga Ethiopian yay Bad ku sinayne Heshiiska MOu ga Somaliland la gasheen ka Baxa Türkeyna intu ka shaqaynayo ayaa intasa in uu inta Ethiopia ka dhaadhiciyo
    Lkn Somaliland xag Alla laga wata waad ku dalaysan uun Xasidineey

  • @user-gn8gb6zw4j
    @user-gn8gb6zw4j Месяц назад

    Musiibada ugu wayn waa kuwa bada rabo inay siiyaan cadawga soojireenka ah itoobiya ee kumagacaaban xaarland

  • @jaalemaadam5261
    @jaalemaadam5261 Месяц назад

    Yuhuuda iyo ciddii taageer taba Allah ha baabi'iyo.

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 Месяц назад +1

    WAR Aduunka mafahmi kartiin sey ushaqeyaan Somalia iyo Somaaliland ina isdagaashaan yuhuuda itobiyasn u sobaseen Somaali iney Qaadato watan Dagaalka Yahuuda itoobian kabuuxo yahuu

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    . Mahadsant walaalkey VoA ❤❤❤❤

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 Месяц назад

    Waa in sida Switzerland iyo Italy loo sameeyo sharciyad ay ku wada shaqaystaan labada wadan maamulka guudna ay yeelato somaliya iyo ilaalinta guud ee dekeda

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 Месяц назад

    Illahow somalida dumaha ah farid ka dhig oo isu soo jeedi

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 Месяц назад +1

    Kkk nin kasto 4 afarbuug buu gadaal in ta dhigtay iska dhigaa nin ka aduunka u sareeyo ayadoo dalkiisii
    Dayacan yahay marka waxaan dhihi
    Lahaa dalshisheeye joogidiisu sharaf ma lahan ee dalkiinii gurmadkiisa
    Iyo bad baadin tiisa ka shaqeeya

  • @MaxamedQaasim-gm3io
    @MaxamedQaasim-gm3io Месяц назад

    Somaaaliya guuul❤

  • @user-fm1yh8sc6h
    @user-fm1yh8sc6h Месяц назад

    Waata warbaahinta gumaysigu wax naxariista male 😔 welwel & stress bay ka hadlayaan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Shaqaalaha voa iyo bbc waxaad moodaa in ay yihiiin basaasiin oo kale

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 Месяц назад

    bada waa dhaxalka jiilasha somaliyed ee mustaqbalka madaxda arinkas hor boodaayo haka fiirsadaano inay sahal ku bixiyaan .

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Месяц назад

    Soomaalilaan iyo Maafiyada shabaab markii aad maqashid ogoow 2baduba in Reer galbeed uu leeyahay,
    Ayna yihiin midi dhabarka kasuran Qawmiyada soomaaliyeed...

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Месяц назад +1

    Noooooooo ithopia badeena Somalia ma ogolin

  • @jagnaa_boy2325
    @jagnaa_boy2325 Месяц назад

    Madaxweyne xasan warkiisa wuu cadyahay, Ethiopia sidaas ayey bda kuheshay waayo isaga ayaaba cadeynaya.
    Shirka turkiga kadhacayana waxa ladoneya Ethiopia in bad lasiyo iga qora warkan cawa tarikhdu waa 11 -8 - 2024.

    • @user-if8ye1kl3u
      @user-if8ye1kl3u Месяц назад

      nacam lkin shacabka somaliy waa ineya iska diidaan oo Aya la xisaabtamaan dowlad

  • @HamseApdirahman-ur2zk
    @HamseApdirahman-ur2zk Месяц назад

    Ethiopia bad wey heleesaa waan qasab 😂❤

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 Месяц назад +1

    Odaygan asaasaqay yaa umada ka qabtay muuse moryaan

    • @seeraarbmchannel5623
      @seeraarbmchannel5623 Месяц назад

      hooyadaa ha wasee u keen dhiladii ku dhashay xasan duuflaha amisom tu wasto ba wase

  • @babamx8135
    @babamx8135 Месяц назад +1

    Taasi waa been weyn ma ogolin in Itoobiyaanku baddeena qaataan

  • @husseinabdirahman4226
    @husseinabdirahman4226 Месяц назад

    VOA .Qoraalka PM ethopia sidaad u Turjuntay way khaldan tahy . Waxd sheegtay wixii aad Adigu.jeclsyd

  • @SfiilitoSfiilito
    @SfiilitoSfiilito Месяц назад

    Waanka xumahay jalaafada turkiga

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 Месяц назад

    Dalkii saan ogayn ugu xadgudbay madax banaanideena in maanta dekedo siino waa nasiib xumo waa in Ethiopia la tuso awoodeeda

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Месяц назад

    Israil iyo kuwa cawin haya illahay ha jabiyo insha Allah

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 Месяц назад +1

    shacabka somaliyeed waa inaa dagaal la isku diyariyaa qaasatan dhaniyarad itoobiyaan. hadii aan wada hadalaeyn waa in laga wada hadlo dhulka ku maqan ee maahan bad

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh Месяц назад

    Xassan Munaafaq asaga wax walba xaraashaya.

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc Месяц назад

    WAA YAAB IN QUF DUL AAD LEEDAHAY AAD WAX HADAL AH OO ASIL KEEDI LOO FURO

  • @user-xe8kf3hw8w
    @user-xe8kf3hw8w Месяц назад

    somaliland iyo itobiyaa guuul guuul

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Месяц назад

    👋 Weriye Shirwac.

  • @maxamuudjimale
    @maxamuudjimale Месяц назад

    Xolahaaga halagula qabsado waa xanuun lkn ilaah qabnaa new Palatine 2070

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan Месяц назад

    VOA KAALIYA ADINka BADA SIIYO ETHOPIA .
    WAXAAD U HADLAYSAA SIDII aby Axmed

  • @yassinegal1050
    @yassinegal1050 Месяц назад

    Hadaan Somali nahay in aan la fadhiisano Itoobiya urto kibir badanaa oo madaxdena jileecsanaa 😢

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 Месяц назад

    TAAKO DHUL SOMALIYEED CIDII SAXEEXDA AMA BIXISAA WAA KHAAYINU WADAN TAARIIKHDA AYAANA QORI DOONTA

  • @user-le9lw3nb2w
    @user-le9lw3nb2w Месяц назад

    Waa runtaa 34 sano ayay ismamuleyeen somaliand laskiin waxa ku heshiiyay qabiilo somaliyeed lakin Reer walba isaga ayihisa ka talinaya sool war ku daysay awdelna iyada ka tshanaysa muse biixi wuxu bixin kara tan reerkisa sida berbera lakin ma bixin karo zaylac

  • @S88mustaf
    @S88mustaf Месяц назад

    Qayba udanbaysa oo xawayaanadu kujiaan xayeysiin miyaa

  • @user-if8ye1kl3u
    @user-if8ye1kl3u Месяц назад

    marba ina la ogoladaa ina bad la dhiibaa waa ❌

  • @AllahuAkbarKabiiraa
    @AllahuAkbarKabiiraa Месяц назад

    ETHIOPIA NO PROBLEAMS IF YOU ARE GOOD PARSON WE NOW ONLY THAT

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Месяц назад

    🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹Q😢QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH SHACABKA SOOMALIYEED WAA IN AAN ISKA DIFAACA NAAA CADOWGA

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd Месяц назад

    Asc

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 Месяц назад

    السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاته
    القاء السلام و رده فريضة 🪻❤❤❤

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 Месяц назад

    shaarkaaga aan kugu qabsanaa waa ka gorgortameynaa turkigana fidnada ha joojiyo.

  • @sumayamaxamed158
    @sumayamaxamed158 Месяц назад

    Qof walbo o somali ah o nol inusan yelen in sidi falastin laga dhigo dowlada somalia wa ine wax walbo barlamanka kento wasir iyo madaxwene wadanka ma xukumo

  • @sismail120
    @sismail120 Месяц назад

    Somaliland waa Somaliland
    Xaqiiqaduna hortiinay iman af qadhmuuneey

  • @MustafeRashiid-j8e
    @MustafeRashiid-j8e Месяц назад

    Madhacayso no xasan barbara

  • @Yuusufosman-ls7nf
    @Yuusufosman-ls7nf Месяц назад

    👉🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад

    Ilaahay musiibo daran iyo muqaadaraad idinku fidnee israeleey

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj Месяц назад

    War.waa.nu.siinay.bada.iitoobiiyana.waa.walaalahayo.somliyana.waabakhtiii.dhiintay

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 Месяц назад

      Wall adaa baqti yey dabadada sii bada dowlada somaaliya leh arinkeda yaa dameer

    • @nuradinofficial2179
      @nuradinofficial2179 Месяц назад

      Futadadana ugu dar haku wasaane Qaniisoow

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v Месяц назад

    Isku soo dar oo sow badun lama siin ayo. Maxay hada uka mudaharadi waayeen. Xassan wa lacag raadis musa ka muwadin San walahi 🤔🤔😴😴

  • @ismaeldahir5988
    @ismaeldahir5988 Месяц назад

    OQOONSIGA SOMALILA WAXAA KEENAY SOMALILAND .. AQOONSIGII MUQDISHO EE CAALAMKU WAXYEELAYNTA SOMALILAND MIYAA... .... ...TAASI NWAXAY KEENAYSAA DHIIG IYO COLAAD HORLE.......MAAMULKA WAXA WAXA UU DAYACAY AMNIGA .CAAFIDAADKA ...NOLASHA IYO WAXBARASHADA....

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 Месяц назад

    😂😂😂waa dadkii ciilanaa odaygu gurigii hooyadii haka sheekeeyo

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 Месяц назад

    Hargeysa soo taat tirahdeen yahuud baa nahay dhulka laga hadlaya waa soomaaliya

  • @MastanAxmad
    @MastanAxmad Месяц назад

    Muslimiinta away islaamka away

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 Месяц назад

    Ethopia wanag kalama kulmi doonto shacabka somaliyees haday cag soo saarto badaheena

  • @Yuusufosman-ls7nf
    @Yuusufosman-ls7nf Месяц назад

    Hiiii

  • @fawsanmohamed9920
    @fawsanmohamed9920 Месяц назад

    Qof hdaad keenyso qof dhexdhxaad ah lakeena lkn qadaad wyn aya wada tihiin barako ma lihidiin 😂

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 Месяц назад

    Falanqeeye maha wa nin afka Somalia ku hadlaya

  • @sabirwardhere
    @sabirwardhere Месяц назад

    Sharuuda ethopia hadii ay tahay bad ama faragalin ,Dowlada Somalia yeysan yeelin.

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila Месяц назад

    Dhowr iyo 30kii sano ee udambeeyay Sharciyadee sigaar ah isugu maamulaysay?
    Maafiyada shabaab Dhulalka ay maamulaan inlaga hadlo maxaa diidayo adigoo tiri ayey udhigantaa su,aashaada..

  • @taajirat6064
    @taajirat6064 Месяц назад

    Muse biixi yaa warkiisa ku jiro wa mamul gobaleed

  • @HamseApdirahman-ur2zk
    @HamseApdirahman-ur2zk Месяц назад

    Somaliland wax weyn Kuma waayaso hadii Ethiopia ay Somalia bad siiso lkn suuro gal maaha marka la fiiriyo :-
    1. Masaafada udhaxaysa xeebaha Somalia iyo Ethiopia oo badan
    2. Waddo ama khad tareen laaan
    3. Alshabaab daacish iyo mooryaan
    4. Xeebaha Somalia strategic maaha
    5. Emaraatka oo u maalgashaday Berbera Ethiopia darted.
    6 . Ethiopia oo loo ogolaaday ugu yaraan gorgortan iyo dood
    7. Dekedaha soomaaliya oo aan dhisneyn
    Iyo into kle oo badan oo kamid tahay geographical behivior

  • @qaamus
    @qaamus Месяц назад

    Waxaa layab ah in ladaha Ethiopia iyo somaliya banu dax daxadinena lagana hadla bada somaliya war waxa wa ceb dowlada bada iyada iskaleh dax daxadna kama gasha

  • @guuleedmohamed6925
    @guuleedmohamed6925 Месяц назад

    War maxaa runta hortaagan maraykanku isaga ayaaba dadka laynayee maxay tahay dhexdhexaadinta uu wadaa?

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 Месяц назад

    Laba Madax Oo Gun Ah Oo Caqli Lahayn Adeer Is Fahmi Wayay Cadowga ayaa Ka Faaiidaysa Caqliga Xamar Yaal Maha Kuu Ay Somali Mid Ku Noqon Lahays Caqliga Hargeisa Yaala Maha Kii ay agooni Ugu Istaagi Lahayd
    Ethiopia Danaheegu Waa isku Garaac Si aad Uga Faaidaysato
    Kan Hargeisa Madaxweyne ka ah Waxa uu Heshiiska u Galay Nacab Uu Somaliya U Qabo Kan Somaliya Madaxweyne ka ahna Waa Nacab Uu Shacab Somaliland U Qabo Mana Hayana Talo Lagu Wada Dhargo

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Месяц назад

    Itoobiya cagta sooma dhigi karto xeebta Soomaaliyeed.
    Waxaan xabad iyo dagaal ahayn nagama dhexeeyo.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Месяц назад

    VOA CALOOL U SHAWAYSATO BEENTII FOX NEWS OO AF -SOOMAALI AH.

  • @Slma-y3w
    @Slma-y3w Месяц назад

    Tar tiib tartiib ayey I tobiya nogu sogalee I laahow madaxdaan caloshood u shaqaysanayo Naga wareeji

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 Месяц назад

    ASC.V.A.EN Sadexdan wahudba waxa ay yihiin Qawlasato micyo dhadheer oo wax ay boban uun radina hasse ahatee waxa laiska arkey Somaliya oo baylah ah oo cid ilaal shaneysana aan laheyn X.SH.M.Magurgurte labaxanleye Calolshaqeyste ah weyaan waxase layableh badda Somaliya sidee bey ilalahan karta waa Sualee ?????

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Месяц назад

    Balaayo alla kugurid bal wuxuu kuhadlaayo dhagasta khaainu wadan dil buuba kuxikuman yahay

  • @user-ug9zc1kv9f
    @user-ug9zc1kv9f Месяц назад

    Idaacada gaalka weyni iyo xukuumad ku sheegtuba waxey hiil iyo hooba uhayan iney ka been sheegan xasuuqa loo geysto shacabka masakiinta palastine yuhuuda ilaahey nacey oo mar marsiiyo xasuuq ugu geysato halkasey rag hubeyzani ku jiraan kadibna sida ay ku xasuuqdo yuhuudo waxana america udheer iney hubeyso yuhuuda xasuuqeyza shacbka oo hubkisi yahey waxa lagu xasuuqayo waxansa rajeynaya in guusha udanbeysa siin doono shacabka palastine insha allah

  • @abdirahmanahmed7426
    @abdirahmanahmed7426 Месяц назад

    Xayawaanka warka dabinayaa la yaabanhay malahan miyaa damiir ama dhiig xaqiiqda waxa ay tahay in war bixindaan muhiimada lo soo gudbiyey ay tahy in la cabiro dadka somaliyeyd fal celindooda in ay eegaan lkn allaa u maqan umada somali weyn

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 Месяц назад

    Sharciyan somaliland kamay mid ahayn somaliya waa jamhuuriyad xornimo buuxda ka qaadatay ingriiska 196o

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Месяц назад

    War dabloow nimanku biixi iyo waa xasane anaa kaa gadi iyo anaa kaa gadi bay isku hayaane dalkii bad iyo bariba la iibiye qofkii dalka difaacayoow sijilicsan haw hadlinee dadku hadifaacdo dakiisee kiciya biixi xasan baa kadarraaday waaasawareeey warkacaaaaaay

  • @Naasiribrahim-ky9lj
    @Naasiribrahim-ky9lj Месяц назад

    Wiisiikhan.muxuu.ahaaniicda.shubyaa

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Месяц назад

    Turkiga halla iska ilaaliyo somaliyey