DAAWO BARNAAMIJKA GALKA BAARISTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Wuxuu ka jawaabayaa su'aalaha ah: Waa maxay dawada Tramadol ee maandooriyaha loo isticmaalo? Imisa dhallinyaro ah ayaa maalintii u geeriyoota isticmaalkiisa? Meeqo ayaa ku waalatay? Siduu dalka kusoo galaa? Yaa soo geliya iyo kuwo kale.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Комментарии • 25