IMISA LACAG AH AYUU YOUTUBE IGU SIIYAY 100K VIEWS ? Farqiga Ogow !

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2020
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • КиноКино

Комментарии • 334

  • @faandhe3113
    @faandhe3113 3 года назад +265

    Adiga comments ka like ta ku radineysid wax maku tarto, Ee qofka muqalkan juhdiga galiyay oo like ta ee wax usiyadineyso usaar
    Comments kana fikiradihina uga hadla

    • @kingupdalla8495
      @kingupdalla8495 3 года назад +6

      Really wlhi dadkan si wlpa wx hadi lawgu sheego wli sidoda wYe
      100k next video Insha allh

    • @sahalyare9605
      @sahalyare9605 3 года назад +2

      @@rabiil37 Instagram kala xiriir

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад +1

      Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад +1

      @@kingupdalla8495 Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад +1

      @@rabiil37 Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

  • @daadiryare638
    @daadiryare638 3 года назад +34

    oo hadeyba waxa dhan oo dumarku isku qawinayan qaarkod ragane qaarkood shuruucda diinta uga baxayan ma 50$ iyo 500$ baa war ilahey ka cabsadee wax ka risaq fiican raadsada waxaan waxba idiima taraane nacfi maleh gafne waa kuu dheeri allow dadkaan baahida kabixi ya allah

  • @rahmaeme6494
    @rahmaeme6494 3 года назад +3

    inta badan waxyabaha bulshada jecelyihiin baa ka hadashaa runtii mahadsanid wll saad nooga jaahil sareyso waxyabo ee qariyaan youtubro badan shukrran

  • @abdirashiidmohamed5730
    @abdirashiidmohamed5730 3 года назад +9

    Mahadsanid sxp waxan noo sheegtay ineey jiran fursado kale onan youtube aheyn, to be youtuber is not easy and it needs time. Balse waan kuga qaba iney wanaagsantahay in la fiiriyo fursadaha kale

  • @jbjokerboy9527
    @jbjokerboy9527 3 года назад +25

    Farxadadu wa farxadena walalkey hosow 100k isbucan gudihisa rijena ina gaarto iyo kabadan🥰🤗

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад

      Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

    • @amiinaxmedcabdulle5273
      @amiinaxmedcabdulle5273 Год назад

      M.a

  • @omariofficial2000
    @omariofficial2000 3 года назад +7

    Hamblyo for 100k+ subscribers wllky Husow👍🏻👍🏻

  • @salahqeysmedia1552
    @salahqeysmedia1552 3 года назад +6

    Wax badan oo aan horey u ogeen baan ka faa'iday Thanks My brother Hossow

  • @KhlidEgal
    @KhlidEgal 3 года назад +3

    Mahadsanid hosow wax badan oon ka ogayn RUclips ayaad i fahan siisay

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 3 года назад +5

    Masha Allah 99.1 waxab kagam Hadhine wll 100k guul wacan Baan ku rajaniye insha Allah congratulations

  • @salahqeysmedia1552
    @salahqeysmedia1552 3 года назад +2

    Wax badan oo aan horey u ogeen baan ka faa'iday Thanks My brother Hosow

  • @maanshallahaxmadullilaah2995
    @maanshallahaxmadullilaah2995 3 года назад +1

    Inshallah, talo wanaagsan iyo dhiiri galin

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 3 года назад +4

    Walala guuul iyo gobonimo ayn kuu rajeynayaa respect for ever ❣🙏🙏🔥🙏

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 3 года назад +5

    thanks you hosow waxaad soo ban dhigtay xaqiiqda dhabta ah

  • @allie2444
    @allie2444 3 года назад +6

    Si fcn a u fahmay, qofka kliya o informationkisa an si wadix ah an u fahmo mr kasta thnks wlh......wa codsi hada muqal noga so samen krto qababka kle e internetka lacag loga aburi karo.....o ka dhibka yar RUclipska....waqtiga wa qali balse wa codsi.....tnks sxp

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад

      Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

    • @farhanjama7345
      @farhanjama7345 3 года назад

      Fursad kale ayaan kuu haya sxb.

  • @4packtaakuur181
    @4packtaakuur181 3 года назад +3

    Mahadsanid ustaad

  • @ladanladanish9223
    @ladanladanish9223 3 года назад +14

    M.a hosow intro kaga waiga qosliye wlhi keep goin and congrats 100k👏👏

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад

      Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel2273 3 года назад +4

    Shukran wllkey aniga saanku arkay waaye marwal bana wanku kugu xirna dona inshaa allaah waxan joga yukren👍🏼

  • @mucjizo195
    @mucjizo195 3 года назад +16

    sxb keep going : runtii xaqiiqada ayaa ah in waxii jira aan laqar qarin ee waana kumahadsanatahay

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад

      Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

  • @funny-tl2sz
    @funny-tl2sz 3 года назад +4

    Sax wllhi wankaa faiday shukran hormar intaan kasii sar inshaa allah waxn kugu hambalyeenaa 1000subscribe 👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somalitimeschannel9699
    @somalitimeschannel9699 3 года назад +4

    Keep going pro 100k aa kuurajeenaa subscribe na waa kuusaaray

  • @anizahidig3645
    @anizahidig3645 3 года назад +3

    Waaba naxay mala afduubtaa isdhyhy ayatanba waxaaba socde wlaky osman hosow one love🙏🙏🙏🙏

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 3 года назад +2

    😳😳😳great video waan ogaa in lacag laga sameeyo RUclips lkn qaabka wax looga sameeyo I didn’t have no idea at all before this video

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 3 года назад +3

    Maasha allaah waad mahadsantahy. Wllo

  • @MohamedHassanGulled-rc8ek
    @MohamedHassanGulled-rc8ek 5 месяцев назад

    ❤ mahadsanid ustaad hoosow

  • @nidaamiyeqaran3569
    @nidaamiyeqaran3569 3 года назад +5

    sxb thanks for doing this few people have the balls to do this

  • @aishaabdullahi7456
    @aishaabdullahi7456 3 года назад +2

    Ixtiramka kugu jecelnahy wllo .
    I RESPECT U PRO 😍😍😍

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka 3 года назад

    Wax Badan Kaafaaiday Guuleyso Legend 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @wiilwal2011
    @wiilwal2011 3 года назад

    thank you maxaadsanid

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +47

    Hosow maanta waan ku garan wayay walhi gadh alaabad samaysatay...😁
    Horta RUclipsrada maxay tahay ma sheegan lacagta ay ka helaan ...
    Mahadsanid walaaLkeen Comen soon 100k insha,allah....

  • @isakoficial
    @isakoficial 3 года назад +3

    Hambalyo Bro 100k

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 года назад

    Thanks for that . Good job 👍 keep it up 👑👑💕🌿💐👏👏👏

  • @sacdiyaweyd3811
    @sacdiyaweyd3811 3 года назад

    masha allah wa wax fcn ani ina furto xiiso iguma haayo ina wax barto oo shaqeesto ayow hamigeygu yahy inta ku jirta allah u u fudeeyo
    dhabti ma jecli inaan caan noqdo
    inta ehna allah u fudeeyo

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 3 года назад

    Hambalyo for 100k subscribe

  • @muhanadtopics6067
    @muhanadtopics6067 3 года назад

    Thanks sxp wax muhiim ah ayaad ka hadashay

  • @mahmoudmproduction161
    @mahmoudmproduction161 2 года назад +1

    Masha Allah my brother hambalyo

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 года назад +24

    Nin Wax Laga Faaido Tahey Pro Waxaan Jeclaan Laha Inaad hesho Dadkaan Talentiga Laheen E Yootubek Iska dhex Fadhiya Subscribeka ay Heestan Inad Hesho Si aad Dakhli Badan Uga Hesho Anagana Aan Wax Kaga Barano👏🏼

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад

      Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 года назад

    Mahadsanid sida wanagsan aad nogu sharaxday

  • @maryanabdi4230
    @maryanabdi4230 2 года назад

    Wcs wr wb wllkey osman hosow ad iyo ad aya u mahadsanthy waxa thy dhiri galiye kana hdla xaqiqda alla haku sharfo bro

  • @nuuriiya6038
    @nuuriiya6038 3 года назад +1

    mashallah waad ku mahadsantahay wll waad no faidayseey

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 года назад

    si fcn ayad u sharax day may pro hoosow run ahaanti thanks proà

  • @hawoadan3035
    @hawoadan3035 3 года назад +3

    Aniga kenya jogaaa waan ka dawan kari la’ahay xayeysis

  • @djdh4765
    @djdh4765 3 года назад +2

    Asc masha allaah wad ku mahdsan tahay

  • @abdirahmanadam147
    @abdirahmanadam147 3 года назад +2

    Hambalyo bro for 100K subscribes

  • @Gobaad_abdalle.
    @Gobaad_abdalle. 3 года назад +1

    Mahadsanid wll sida wanagsan oo talada nosisay lkn melahaas kalo iyagana aad is ledahay RUclips wey dhami karan nosheeg.

  • @rahiimafarah5171
    @rahiimafarah5171 3 года назад

    Mansha alh Madaxdu isma qariso Guul badn ban ku rajayn ha niyid jabin Hosow Pro Waad gaaraysaa halkaa hiigsanyso

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 года назад +7

    Garka waan U Codeeyay Anigu Waa Wax kle👏🏼😂

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 года назад +3

    Keep going Brother🥰🥰

  • @zahrociideey7137
    @zahrociideey7137 3 года назад

    Masha allah walalkey guusha weey Soo dhawdahay

  • @aishaabdi8420
    @aishaabdi8420 3 года назад

    Masha alh abowe maskaxada alha ku siyadiya

  • @surayaqueen
    @surayaqueen 3 года назад +5

    bro keep going ❤❤❤❤❤

  • @maxamedshareeco
    @maxamedshareeco 3 года назад +3

    Hosow pro guuleyso sxb

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 года назад +3

    mansh allah hanbalyo

  • @bashiirxulasho6208
    @bashiirxulasho6208 3 года назад +6

    Waaw 100k comi comi coming soon insha allaah

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 3 года назад +1

    Walal.mcan wlhi istelka gar ma ila.qurxoona sidi.hore u daaaaa

  • @AQOONSAAD
    @AQOONSAAD 2 года назад

    Thanks for the excellent content .
    Kenya Xayaysiin way leedahay dabcan

  • @kuukaaykubad7992
    @kuukaaykubad7992 3 года назад +1

    Osman hosow thanks saxib............

  • @qadanaxmedyare9098
    @qadanaxmedyare9098 3 года назад +2

    thanks bro

  • @haashim.isse6
    @haashim.isse6 3 года назад +1

    tnx

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 2 года назад

    Wlhi waa iga qoslisiisay.... Idaaya❤️❤️😎♥️

  • @fapioofficial
    @fapioofficial 3 года назад

    Zhp horumar wacan hossow tagera ku ahy

  • @truelife6820
    @truelife6820 3 года назад

    Msha llh alha kubarakeyo maskaxda sida aad usharxday xta ilmaha yaryar aya fahmi karo mhdsnd wll, aad ayan ugahelay alha kubarakeyo heybadas fahamkaga.

  • @Abdihakiimsheikhbishaar
    @Abdihakiimsheikhbishaar 6 месяцев назад

    1m subscribe uqalanta aniga maanta waa kuu saaray kooay keep going pro❤

  • @xasannuur3984
    @xasannuur3984 2 года назад +1

    Keep going pro thanks

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. 3 года назад

    Thank you for your information

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 года назад

    Aad iyo aad ayaad umahadsan tahay hosow pro

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 2 года назад

    mahdsanid pro

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 3 года назад

    Hambalyo wll❤👏

  • @adenali6381
    @adenali6381 3 года назад +6

    Thanks bro and keep going money 💴 is nothing

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад

      Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

  • @barkaankey3457
    @barkaankey3457 3 года назад

    Thanks pro wax badan aanan ogayn ayaad noo sheegtay

  • @Abdikarinalishah
    @Abdikarinalishah Год назад

    Keep going zhp 🎉

  • @abdinasirjibril2399
    @abdinasirjibril2399 3 года назад +1

    Thanks wll qofka lacagtu halkey ugusodhacaysaa?acount sidee loosameysataa

  • @hanihenna437
    @hanihenna437 3 года назад

    MashaAllah aboowe

  • @huckaherci
    @huckaherci 3 года назад +7

    Mahadsanid Sxb
    Maba ogeyn in somalia RUclips ka xayasin la heen wlhi aniga nafta oo nookeynay

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад

      Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 3 года назад

    Mashalaa walal hadiidine nacawi biliis isgaraab wll

  • @abdirizakmohamud8792
    @abdirizakmohamud8792 3 года назад +1

    Hoosow garka inaad badsho maaheen nio😁😁😁

  • @shiineaqyaar3191
    @shiineaqyaar3191 3 года назад +1

    Nio garkaaga sidii hore buu ku fiicna sxp

  • @chainchains8711
    @chainchains8711 3 года назад

    thanks for your information

  • @nimcokaapa8771
    @nimcokaapa8771 3 года назад

    Mnsha allh hore usoco

  • @bahnaanoofficialchannel2271
    @bahnaanoofficialchannel2271 2 года назад

    Hosow pro wallaahi kaftankii ayd baratay barigii hore you were always serious 🧐!!! Just kaftan iga dheh hhhhh

  • @xaqiiqoofficial5840
    @xaqiiqoofficial5840 Год назад +1

    Monshalaah

  • @muunamohamed6359
    @muunamohamed6359 3 года назад +1

    Waad mahadsanthay wllo

  • @baadhistatv8921
    @baadhistatv8921 3 года назад +3

    Keep going

  • @NajibNaaji
    @NajibNaaji Год назад

    THANKZ

  • @Zaampia.2024
    @Zaampia.2024 4 месяца назад

    Mash allah

  • @hafsaabdi1856
    @hafsaabdi1856 3 года назад +3

    Aniga Kenya joga manaa idhafaan vidowyadada oo dhaan xayeysinaa wey so gashaa lkn midkaan kumaa arkin xayeysin

  • @alisaladibrahim3893
    @alisaladibrahim3893 3 года назад +1

    masha allah walalkey mcn wlh ano niyada kugu haayo oo fiiri is dhahyo ciwankga ayuu muuqalkan iso dhacay aad ugu faraxsanhy hormar wacan ku rajeyn insha allah

    • @boqorada7379
      @boqorada7379 3 года назад

      Inta jecel quranka karimka qowlki ebe Ma heli kara 10 qofood o ilahey dartis subscribe igu saarto inte wallnimada iyo islamnimada ku weynthy subscrib isra ruclips.net/video/wz7O3WivX2sh/видео.htmlttps://ruclips.net/video/wz7O3WivX2s/видео.html

    • @alisaladibrahim3893
      @alisaladibrahim3893 3 года назад

      garka sidii hore qurux ku ehed in jarto ma ehen

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. 3 года назад

      @@alisaladibrahim3893 walaal subscribe inagu sharaf hadii aad jeceshahay qisooyin iyo dhacdooyin xiiso leh ruclips.net/video/YzzEyGCwMcI/видео.html

  • @miskicise9677
    @miskicise9677 3 года назад +1

    Sidadii hore kushidneyd

  • @khadraabdullahi8714
    @khadraabdullahi8714 3 года назад +1

    Waad qurux badantahay walalow

  • @mohamedmaalim6371
    @mohamedmaalim6371 3 года назад +2

    HOSOW PRO
    How do I create my own RUclips Channel.
    Thanks

  • @praaticoofficial672
    @praaticoofficial672 3 года назад

    Mapruuk zxp 100k baad gaartay

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 3 года назад +10

    pro waa markii igu horaysay ee aan soo buuqdo maqaaxidada wana ka helay dhaqdhaqaqaga

    • @teamjama1901
      @teamjama1901 3 года назад

      Waa imisa you tuberada Malaysia
      ruclips.net/video/gRn7wd9H3lE/видео.html
      Fadlan subscribe hanala dhafin

  • @najiibowmasxacusub523
    @najiibowmasxacusub523 3 года назад

    Masha allah

  • @mukhto1234-ci9yo
    @mukhto1234-ci9yo Год назад

    Thank u very much

  • @sacdiyaweyd3811
    @sacdiyaweyd3811 3 года назад

    muqalka arooska wardo masha allah

  • @juleibibade
    @juleibibade 3 года назад +1

    Hosow Gadhkan🧔 Kuma Qurux Bdnid 😀😀😀

  • @mohamedcawil-fh3pw
    @mohamedcawil-fh3pw 3 года назад +3

    waaaaw

  • @Alone-fc6cs
    @Alone-fc6cs 3 года назад

    Wax badan ba ka fahmay wllkay dad badan oo kuwaashyna waan tusayaa waa balan sxb mcne

  • @sakiahmed645
    @sakiahmed645 Год назад

    Zhp sida loo ogaada viewska qofka daawaday

  • @drmusdhafachannel8517
    @drmusdhafachannel8517 3 года назад +1

    Pro m,a garagaan qataraa ku tahay

  • @amaluk7107
    @amaluk7107 3 года назад +4

    ❤️❤️❤️❤️