Lacag intee leeg ayaan ku bixyay si aan u tago Seychelles 🇸🇨

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 343

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 3 месяца назад +95

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
    Nagala soco dhankan: thanks

  • @Geenyoabdi
    @Geenyoabdi 3 месяца назад +41

    Inta sidayda. Okle safarka io dalxiiska jecel lkn dantu urun shegtay waa salamaya

  • @Najm152.
    @Najm152. 3 месяца назад +74

    5 sano kadib wxn ahay RUclipsr Inshallah Hambalyo isoo dhaha 🥰🎉

    • @jacknichlozon1600
      @jacknichlozon1600 3 месяца назад +3

      I will review this comment after five years i.a and I wish you success🥰

    • @Najm152.
      @Najm152. 3 месяца назад

      @@jacknichlozon1600 Inshallah bro 🙏👏🏻

    • @caaliyacabdijaamac8461
      @caaliyacabdijaamac8461 2 месяца назад +1

      insha Allaaaaah hppti❤waxan kuu rajen horu mar fcn iyo riyadado kuu rumowda hambalyadana kuusii hor marine hamblyo 😂❤

    • @Najm152.
      @Najm152. 2 месяца назад

      @@caaliyacabdijaamac8461 mahadsanid marka hore wiil ahay ee gabar ma ihi wllo 😅

    • @inahaipeofficial1018
      @inahaipeofficial1018 2 месяца назад +1

      I.a❤

  • @hsm940
    @hsm940 3 месяца назад +82

    Honestly you deserve 1M subscribers. Dont know why our people are being stingy for

    • @SuleimanDerow
      @SuleimanDerow 3 месяца назад +1

      Qays watching you from lafey wlxi aad iyo aad ban ku tagera❤

    • @b-heroofficial
      @b-heroofficial 3 месяца назад +2

      Ma cadaan baad wax u zheegayzaa 😂😂😂 naga aamuz afar englizh tqaan 😅
      Af zomali zoo qor xoolo yhooow

    • @abdialpha
      @abdialpha 3 месяца назад +5

      ​@@b-heroofficialindha beel ayaad tahay si sax ah u qor af- soomaliga marka koobaad, ka dib dadka la dood.

    • @ahmedaming7
      @ahmedaming7 3 месяца назад

      😂😂😂😂😂

    • @yussuphXussein
      @yussuphXussein 2 месяца назад

      Exactly 💯 this guy deserve millions and above.

  • @Maxfogammer
    @Maxfogammer 3 месяца назад +38

    Ilahayow lacag bdn isii oon dhamaanayn aan iska dalxiise aamin kk.

    • @xanculus
      @xanculus 3 месяца назад +1

      Hanbalyo lakin imika msxaa kaa xiga 😂😂🎉😊

    • @abdia-lb2yx
      @abdia-lb2yx 2 месяца назад +1

      You will get used to it and get tired of it such is the dunya. Jannada kamadalaysid

  • @zakiyare7683
    @zakiyare7683 3 месяца назад +5

    Bro really waxa tahay youtuberka ugu fiican somali ee an arko, millions of subscribers baad uqalanta.
    Allaha kuxafido bro.

  • @cabdaleshiinecalixaashi
    @cabdaleshiinecalixaashi 3 месяца назад +22

    kuSali nabiga scw scw 😢❤

    • @BashiirFaysal-w5n
      @BashiirFaysal-w5n 3 месяца назад +1

      waxaa kaa gala soo hadlyaa labtop hhh waa ku saliyey nabiga sa la laahu calayhi wasalam

  • @Somalidoc321
    @Somalidoc321 3 месяца назад +15

    New subscriber from America! Love the travel content

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 2 месяца назад +7

    Qeys qeysar waa nin ku Fiican sida wax lo sharxo wlhi Dadka qaar sidan wax noma fahamsiyeen Mhdsanid abowe ❤🎉🎉

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 3 месяца назад +14

    Ninkaan 1m ka bdn oo uqalmaa wllhi❤❤

  • @AhmedIlkacase-hj3en
    @AhmedIlkacase-hj3en 3 месяца назад +18

    show meelaha quruxda badan e yurub laynooga dhigaba waa africada caqliga leh 😂

  • @khadanadan5196
    @khadanadan5196 2 месяца назад +4

    Ilaaahy haku siyaadiyo Lacaga tada iyo cafimada kaga anagana ilaahy hanasiyo Waxanu ku tagano dhulaka quruxuda badan❤❤❤

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 3 месяца назад +19

    anigo mogadishu iskajogaa kuladalxiisaa wlhi qeysow kun jeer mahadsanid

  • @MohamedHassanosman-d9p
    @MohamedHassanosman-d9p 3 месяца назад +8

    You Deserve 1m and more

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 3 месяца назад +11

    Qays Caadi maaha, hore u soco bro

  • @deeqsiman
    @deeqsiman 3 месяца назад +27

    Big man 🔥🔥

    • @BidhaansheCali
      @BidhaansheCali 3 месяца назад +3

      DeeQsI man BurCaaaN kUgu sUgaya 😂🫂😊

  • @Xogsade_channel
    @Xogsade_channel 3 месяца назад +9

    #qaysqeyser video ga dhan waad so yareysy kii horena lamid mrka soo badi video ga ha yareyn 10minute wxba maahe Hdan nahy ddka ku daawada. Just keep going ❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 3 месяца назад +12

    Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤

    • @HoodoMaxamuud-iq3cf
      @HoodoMaxamuud-iq3cf 3 месяца назад +1

      Hyewllo

    • @Hariiribrahim
      @Hariiribrahim 3 месяца назад

      @@HoodoMaxamuud-iq3cf tnx wlshey mcneyyyy👍❤️👸

    • @apdiaziiz4662
      @apdiaziiz4662 3 месяца назад

      Adeer calacal looma baahnee talanti meesha la kaalay

    • @Hariiribrahim
      @Hariiribrahim 3 месяца назад

      @@apdiaziiz4662 neefow dantaa raaco adigu waxan waxba ka garan meysidee😂💔

  • @jamasaid2363
    @jamasaid2363 3 месяца назад +7

    You deserved 1M

  • @axmedyasin6103
    @axmedyasin6103 3 месяца назад +12

    Seychelles🇸🇨🇸🇨🇸🇨🇸🇨🇸🇨🇸🇨

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 3 месяца назад +5

    Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga ❤😢😢😢😢

    • @ShucayfarxaanCabdirizaaq
      @ShucayfarxaanCabdirizaaq 3 месяца назад +1

      Magaca rabina waku qarabanaysa janalkagana waxayaal fiiri😠

    • @Hariiribrahim
      @Hariiribrahim 3 месяца назад

      @@ShucayfarxaanCabdirizaaq shaqadada maaha waxaasi dabo dhaqoow😂💔

  • @Munita-h7n
    @Munita-h7n 3 месяца назад +13

    Qays qayser my brother keep going 😊

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 месяца назад +11

    Beautiful island 🏝

  • @DriBoyt
    @DriBoyt 3 месяца назад +3

    Legendary Abdirahman Abdiwali hoori usoco❤

  • @anisaaragsanjama679
    @anisaaragsanjama679 3 месяца назад +4

    Best RUclipsr ever

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI 3 месяца назад +9

    Sawirkii hore soo diga badaley wuu qurux badnaaye

  • @KhadraJaamac-sx6tl
    @KhadraJaamac-sx6tl 3 месяца назад +1

    Keep going my brother come soon 600k🎉🎉🎉

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 3 месяца назад +5

    Big legend always qays qeyser another's levels beautiful very nice ❤❤😃💯👍❤⚽️😊

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 3 месяца назад +7

    Qaysow Mucdiiba wad ka tagte
    Qofka imanaya kharashka diyarada iyo visaha iyo in lagu iman karo passport somali Intana kuso dar zhp

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 2 месяца назад

      kaa somaliland ku yimiH ka somalia🇸🇴maha zxb kk

  • @HamseMohamett
    @HamseMohamett 3 месяца назад +5

    Zhp Qaysow Ilahay nolashu waa kufshay Anana ilahay waan kafilayna ❤😊

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 3 месяца назад +5

    Sycheles is my next destination

  • @fathiomer4618
    @fathiomer4618 3 месяца назад +1

    Haaye sida youtuberska Travellerskaa idin la midkaa link yada hotelada Description noo so dhiga hadad donto Marketing kaga qaad lacago iyo haday jiran shirkado Traverllers dadka melaha tus tusa.

  • @hassanhussein8339
    @hassanhussein8339 3 месяца назад +4

    No 1 aniga ah maanta aad kuu taagera qays qeysar nolow bro 🥰✌️

  • @SayidYasiin
    @SayidYasiin 3 месяца назад +6

    Inta dawandoonta 1yearkaDip👋🏿

  • @OsamaMohamed-zg1qb
    @OsamaMohamed-zg1qb 3 месяца назад +6

    Maxaad Yemen 🇾🇪🇾🇪🇾🇪u iman wayday?

  • @mohamedmohamud-vx9xd
    @mohamedmohamud-vx9xd 3 месяца назад +3

    macluumaadkii lagu so waydiiyey kama aadan jawaabin passport somaliga sidee loogu taki karaa sharuudaha waa noocee

  • @fardosaed5768
    @fardosaed5768 2 месяца назад

    Mahadsanid wllo sida wcaan eed no bartay dad badan wad dhaanta wlhi❤❤❤❤

  • @MawliidAbdi-xo8xb
    @MawliidAbdi-xo8xb 3 месяца назад +3

    Qeysow salidaada was meelo badan noso duub wax yaabo badan aya ka bartey ❤

  • @khadaraadan2870
    @khadaraadan2870 2 месяца назад +1

    Weligaa marka aad booqashada ku jirtid waxaad muuqaalladaada qayb ka siisaa dhinacyada horumarka waddammada sida “Waxbarashada, Ganacsiga, ilbaxnimada iyo Sooyaallada waddammada” keliya ha eegin waxyaalaha Raaxada iyo baashaalka uun ah Mudane.

  • @Badricavani
    @Badricavani 3 месяца назад +9

    Qays qayser big leganders ❤❤❤

  • @NaasirCabdilaahi-z5e
    @NaasirCabdilaahi-z5e 2 дня назад

    Waa.ku tageera taking cisco warnings ku qabn oo wan kuraaci has qaysar❤

  • @GEEDIYARE-j4p
    @GEEDIYARE-j4p 2 месяца назад

    best teraval of somalia go for word brother

  • @Aboumahadsan8
    @Aboumahadsan8 3 месяца назад

    SOUMAYA MAHAMOUD BATAL❤🇩🇯 baa maalin hore naa kala bartay seychelles iyo quruxdeeda

  • @darulxikmamedia
    @darulxikmamedia 3 месяца назад +3

    Zxp maqaaladadada is badal hor leh ku samee si dadaka ku xidhan ay usii kordhaan mahadsanid 😊

    • @darulxikmamedia
      @darulxikmamedia 3 месяца назад

      Mahadsanid pro
      Lkn nio channelka ayaan leyhy gaabis baa ku imaaday imka views yari baa ku dhacday markaa maxaa xala zxp oo talo ah

  • @deeqbashir186
    @deeqbashir186 2 месяца назад +1

    Muuqalma danbe waan kula soo muuqan doonaa zxp❤

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 2 месяца назад

    Seychelles waa wadan indhaha iyo maskaxdaba u roon.

  • @salimoussa4506
    @salimoussa4506 3 месяца назад +2

    wllkey qays gulayso melkasto jogti allaha ku sharfu amiin nin clus horey usoco libax jiro jog

  • @ZakiBashiir-l1j
    @ZakiBashiir-l1j 28 дней назад

    Zxp iisoo duceeya inaanoqdo qayso kale

  • @Mohamett_Apdirusaaq
    @Mohamett_Apdirusaaq 3 месяца назад +6

    First ❤

  • @mohameddirie3898
    @mohameddirie3898 2 месяца назад +6

    ما شاء الله

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 3 месяца назад +1

    Goat qays qaysar wish you all the best 🎉❤

  • @cabdiraxmaankhaliif6825
    @cabdiraxmaankhaliif6825 2 месяца назад

    Africa isma taqaan walee waala kala tegey orod se maaha 💯🔥

  • @InajaamacAddress
    @InajaamacAddress 2 месяца назад

    Brother waxa kaaga baxay safari and miyaysan ka badnayn RUclips ka intake kaasoo galaya

  • @MahadFagadhe
    @MahadFagadhe 3 месяца назад +5

    Masha allah

  • @HindaIsmacil-bw2rl
    @HindaIsmacil-bw2rl 3 месяца назад +1

    Coming soon 600k❤

  • @nimcoahmed6478
    @nimcoahmed6478 3 месяца назад +3

    Soobadi fidyaawyadaa qaysaw saxiibb❤❤

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa 3 месяца назад +1

    Somalia passport wlhi wakas hargeisa joog ama moqdisho waxad qadan kartaa passport somalia

  • @XamdaCarab-z7c
    @XamdaCarab-z7c 2 месяца назад

    ❤waxan jecla inaan mar uun kula dalxiiso insha allah

  • @Zack_Apthul.
    @Zack_Apthul. 3 месяца назад +3

    Qays Qeyser🎉❤

  • @SakeriyeIpraahim
    @SakeriyeIpraahim 3 месяца назад

    Inzhalah coming soon 600k and above pro❤

  • @ABDIVATAH
    @ABDIVATAH 2 месяца назад

    ABDIRAHAMN WAXAD TAHAY QOF DADAKA KU XIDHAN RALI GLIYA ANGUN WAN KU JECLNAHY❤

  • @asmanajax737
    @asmanajax737 2 месяца назад

    Qays qaysar legend of the legend ❤❤❤❤

  • @sharmakemahamett
    @sharmakemahamett 2 месяца назад

    Lacag intee leeg ayaan ku bixyay si aan u tago Seychelles 🇸🇨

  • @MaxamadCrahman-li3jd
    @MaxamadCrahman-li3jd 3 месяца назад +3

    QAYS QAYSER LEGEND KA DUULA

  • @iclaammedia6688
    @iclaammedia6688 3 месяца назад +2

    Aar waxaan qaysa eega passport soomali malagu tagi karaaa Baan noogu sheegtay video ga bilowgiisa dee maad noo sheegtid

  • @aminagaabo2008
    @aminagaabo2008 3 месяца назад +3

    Qays qayser wllky ❤

  • @cumaranshax9562
    @cumaranshax9562 2 месяца назад

    Saxiib guulayso 4 sano ban kugu xidhna wax badan baan kaa faaiday runtii.

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 3 месяца назад

    Abdiraxmaan mahamoud big legend always ❤

  • @khaliilkhadoub17
    @khaliilkhadoub17 3 месяца назад +1

    Hayee bahasha lacagta ah waad daadaadinaysaane. Lipaaxyoh kusocda

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 месяца назад +5

    Maashallah

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 3 месяца назад +1

    Amazing country Big Man qays

  • @AadanMahamuud
    @AadanMahamuud 3 месяца назад +3

    Waar kharashaka intan leeg garan maaye arland uu gabigiisaba 100$ igaga baxo iiso baadh😂

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 3 месяца назад

    Qayska duula 600k on the way❤

  • @ahmedshugri3898
    @ahmedshugri3898 3 месяца назад +1

    Waxaa mudan in adigoo kale la dawado zabtoo ah wax padan laga faaidayas👍🫡👊

  • @xusenadenosman460
    @xusenadenosman460 2 месяца назад +1

    Keep Going Bror❤❤😊😊

  • @SakizolaSakisiciid
    @SakizolaSakisiciid 2 месяца назад

    600k🎉inshllh keep going pro hro usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @xamsecaydiid6247
    @xamsecaydiid6247 2 месяца назад

    Masha allh zhp chanelkaga wan fallow gareyay isago 91k maraya markaa iga warhaydeee😅

  • @KhadarApdiSeiDupaxle
    @KhadarApdiSeiDupaxle 2 месяца назад

    Keep going pro wllhi waa ku tagera❤

  • @AhmedYarow-f1i
    @AhmedYarow-f1i 3 месяца назад

    Xiliqaldan aa aaday seychelles 🇸🇨 waayo xiligan waa xili rabaat waxa fiican xiliga sommerka

  • @AbdiAbdo-g3m
    @AbdiAbdo-g3m 2 месяца назад +1

    Somaliyey jasirada sychellis waxey daris la tahay thanks nada somalia kismaayo waxey u jiraa 600km sidoo kale Mombasa sidoo kale Tanzania lk kismaayo iyo Mombasa ayay ku toosan tahay

  • @FadxiSahal
    @FadxiSahal 3 месяца назад

    Zxb Yutuber inan noqdo aya Raba zxb siden ku furan kara zxb magacaygu wa Nimcaan Sahal omar horey u soco zxb lajan ila soco inan RUclips ka iso qabo Qaysar

  • @lunamud3143
    @lunamud3143 2 месяца назад

    Waa wadan aad u quru badan waxaa jooga dad Soomaali ah oo kasoo jeeda qoyska Suldaan Maxamuud cali shire iyo dad kaloo Soomaali ah oo aan filaayo caasimada iney ku nool yihiin

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 месяца назад +3

    Wow tnx pro 👏🙏

  • @NaimaEbrahem
    @NaimaEbrahem 3 месяца назад +1

    Best RUclipsr ❤

  • @milassaad7215
    @milassaad7215 3 месяца назад +3

    Walal macan ❤️

  • @SadaamXuseen-iq2hh
    @SadaamXuseen-iq2hh 3 месяца назад

    600k is coming ❤qays qayser

  • @Suhayb_Mohammed
    @Suhayb_Mohammed 3 месяца назад +1

    Beautiful place 😊

  • @ZohaaNaMohamed-jh3jm
    @ZohaaNaMohamed-jh3jm 3 месяца назад +1

    Qeysow hal safar maku raaci karaa❤

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh3145 2 месяца назад

    Africa Nocaan U Eeg Ma Jirtayy😂😂😂 Ilahyow i fududee ina Tago Dalxiska waa Jecelahaye🥺

  • @sihaamabdi1588
    @sihaamabdi1588 3 месяца назад +3

    Allaaa oo digaagbay dhaqdaane😂 6:10

  • @CarafaadJamaal
    @CarafaadJamaal 3 месяца назад +2

    Favorite you tuber❤

  • @Nasrirgb
    @Nasrirgb 2 месяца назад

    Inshaa allah qaysoow was iman markay iigaadho wanan rajaynayaa

  • @LailaMohamed-o3h
    @LailaMohamed-o3h 2 месяца назад

    Good place

  • @QalbiBila-m4b
    @QalbiBila-m4b 3 месяца назад +3

    2sano soo socda RUclipsr baan noqneyaa inshllh subscriber isoo siiya😂❤

    • @xanculus
      @xanculus 3 месяца назад +1

      Aniga ka kowa taagerahaaga maxa soo wada

  • @FunnyFloatingIceberg-qk7vq
    @FunnyFloatingIceberg-qk7vq 2 месяца назад

    M.a safar aad ayaan uxiiisaynaa qays qaysarow Marka danbe waan ku raaci doonaaa

  • @nimcaale5797
    @nimcaale5797 3 месяца назад

    Tabun wanagsan sxb qays qaysar hore u soco insha allah❤

  • @Wllxidiga
    @Wllxidiga 3 месяца назад +1

    Wax walbo waa qaali walahi qof acadi kama bixi karo

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 2 месяца назад

    Somalida jazirado qurxon waa heystaan lkn ma distaan oo ma hore mariyaan seda Dadkaan u quruxsaden bro

  • @hassanahm3d447
    @hassanahm3d447 2 месяца назад

    hadad jeceshahay wax cusub inad aragtoh kaalay soo bookho south sudan

  • @Maxkamada-n8h
    @Maxkamada-n8h 3 месяца назад

    TEAM Qeysar ONE LIKE 👍 ❤❤