Lacagata Youtube-ka | 26 Milyan ayuu helay !! 8 jir ?! Arrimaha Youtubeka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho
    lacagta youtubeka , sidee lacag looga sameeyaa youtubeka
    lacagta youtubka

Комментарии • 1 тыс.

  • @ogaansho
    @ogaansho  4 года назад +819

    edition.cnn.com/2019/12/19/business/highest-paid-youtuber-2019-scli-intl/index.html

    • @Kobcis
      @Kobcis 4 года назад +30

      CNN Ayaad kasoo xigatay ayaan u fahmay sxb sare baaritaano badan ayaad sameeysaa aad baan kuu dhiirigalinayaa mahadsanid Omer inshar

    • @EditsBYfenomeno
      @EditsBYfenomeno 4 года назад +7

      Lol

    • @mohamuudmohamed3702
      @mohamuudmohamed3702 4 года назад +11

      Wll omar inshaar horeY usoco marbaad gaari dooontaa wiillka halka uu gaarey NEVER GIVE UP

    • @cadnaanciiseclaahi9697
      @cadnaanciiseclaahi9697 4 года назад +8

      OGAANSHO

    • @yazirqali2485
      @yazirqali2485 4 года назад +7

      Cumarow wajiran xayeysinta waxa kamida MUQDISHO cable skip
      Anigu igu soo garay

  • @channelkaummada6498
    @channelkaummada6498 4 года назад +477

    Makufaraxsantahay 20 Million views-ka uu haysto ogaansho like kuqabo ❤❤👍

  • @GARAADSO
    @GARAADSO 4 года назад +159

    Mahadsanid waxaa tahay RUclipsr aan ku daydo walalkay cumar inshaar

    • @wehliye7630
      @wehliye7630 4 года назад +3

      GARAADSO waa ku jeclahay macalin kayga

    • @DeeqsiPro
      @DeeqsiPro 4 года назад +2

      Macalin cabdiraxman guulayso walallkay

    • @sahalyare9605
      @sahalyare9605 4 года назад +2

      Sxbkay GARAADSO waxaa kuu rajaynaa in aad gaarto 1M Subscriber

    • @waaciyechannel8748
      @waaciyechannel8748 4 года назад +2

      Abaalkaga magudi karo maclin

    • @alimaak9751
      @alimaak9751 4 года назад +3

      Macalin aniga adiga ayaa kugu daydaa 🙏🙏

  • @amiirmaxamed206
    @amiirmaxamed206 4 года назад +55

    Insha Allah wxn rajaynayaa inaan arko mar uun Chanel s.maaliyeed oo ku jira top 1️⃣0️⃣

  • @channelkaummada6498
    @channelkaummada6498 4 года назад +81

    Sanadkakale ogaansho ucodeey👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 Год назад +20

    Hdii macqul Thhay soo qor scw🥰

  • @caaqil762
    @caaqil762 4 года назад +15

    inta igu raacsan kanaalka ogaansho inuu yahay kan ugu fiican kanaalada somalida like Sara

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro 4 года назад +28

    M.a keep going akhii.

  • @saidabdullahiabshir7804
    @saidabdullahiabshir7804 4 года назад +21

    Omar inshaaar horay u socod pilyans baaa ka heli kartaaa

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 4 года назад +10

    Mahadsanid
    Jawaabaha aad bixisay wey cadyihiin
    aniga iyo inta ila midka ahayd ee aan saas u sii fahamsaneyn youtube-ka wax badan baa ka faaiidnay mahadsanid
    Asxaabta Kanaalka OGAANSHO ku xiran waan salaamay
    Cumar Inshaar walaal qiima badan waan ku salaamay barakow

  • @mohamedozil9470
    @mohamedozil9470 4 года назад +8

    Cumar inshar wll Adiga wxad no shegta lacagti kugu badnayd eed RUclips ka Samayso jawab wcan kasugaya shukrn

  • @hanadyuusuf9185
    @hanadyuusuf9185 4 года назад +42

    Caawa omar inshaar qosol waaye

  • @ubahrashid3722
    @ubahrashid3722 4 года назад +18

    Thank you so much for sharing this information!❤❤❤

  • @xasanmaxamed4454
    @xasanmaxamed4454 4 года назад +8

    Janalkan waligay waan daawan jiray balse ma deenayo mhdsnid Cumar inshar

  • @ubaidofficial4196
    @ubaidofficial4196 4 года назад +56

    Omar inshaar aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay walaalkee wllh caawa waad idhiiri galisay kanaalkan sanad wadaa kadib waan ka niyad jabay lakin wixi caawa ka dambeeya dhabarka ayaan u xeranayaa walaalkee omar inshaar aad u mahadsan tahay

    • @warsanmedia7072
      @warsanmedia7072 4 года назад +2

      Wll linkaaga iisoo dhig subscribe baan kaacawin

    • @sahrohussen491
      @sahrohussen491 4 года назад +1

      Waanku saarey wll horey usooco 👏🏻👏🏻😊😊

    • @mariasweety6989
      @mariasweety6989 4 года назад +1

      WARSAN media aniga gane iisaar please

    • @ubdymajiidkaarshe5199
      @ubdymajiidkaarshe5199 4 года назад

      Never give up hays dhiibin wll wad gaadhaysa hiigsigaaada

  • @xisaabtallman1796
    @xisaabtallman1796 4 года назад +18

    Aniga you tube wxan ujeclhu ogaansho alaha karemeyo jano ku waar run iyo xog fiican alha kidhoero

  • @sakariyemohamedmohamud3840
    @sakariyemohamedmohamud3840 4 года назад +36

    Uganda 8-aad ku jirtaa halkaas ayaa kaa dawadaa
    Like iyo view waligey lama dhaafin mudo sanado ah ee aan kanaalkan ku xidhnaa ✋

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 года назад +45

    Sorry compnayga africa siiiba somalia wa naciilen wlh haday xayeysintoda sidas ku samanayn lahayen dhalintoda ayey gali lahayd lacgtan
    Wad mahadsan tahy zhp qali fahfahinta aad nala wadaagtay

  • @barrelyrics3811
    @barrelyrics3811 4 года назад +12

    Thnks wll soo jeedintada wanaagsan iyo saa u jeceshahay inaa wax walpa Naga qanciso pig respect

  • @najmabahar19
    @najmabahar19 4 года назад +29

    🤣🤣🤣🤣1:45 garagar ban cayrin jiray kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 года назад +11

    Mashallh dirisle waa shaqsi lagend ah
    Ama wx lga faido video yashisa amba yaan lga fa idine
    K33p going ogaansho runbad kahadashay

  • @cumarcaaqil9
    @cumarcaaqil9 4 года назад +129

    Mahadsanid wall ani waxan kaala socdaa Uganda balse waxan rajeyn inaa Europe tago mana deyndono dawashada muqaladaada insha Allah maadaama hada aan fahmay farqiga u dhaxeyo qofka Europe iyo Africa joogo.

    • @zeydronaldo5419
      @zeydronaldo5419 4 года назад

      U made me sad😢

    • @cumarcaaqil9
      @cumarcaaqil9 4 года назад +1

      @@zeydronaldo5419 hee sxb see wax u jiraan?

    • @tuulo-cw9bn
      @tuulo-cw9bn 4 года назад +1

      aniga ayaa hadda kahor ku qasaaray, kanaal baan furay waxaa daawatay 200kun ku dhawaad laakiin ilaa iyo hadda waxba igamasoo galin sabatuna waa dadka daawado oo jooga siduu sheegay cumar inshaar somalia iyo kenya. marka dadka waxaan kula talin lahaa in ay taargetkaagu noqdaan umadaha kale.

    • @khaalidmohamed2478
      @khaalidmohamed2478 2 года назад

      Africa qofka hormarkiisa ma heyso isagaa isku haya dadaalkiisa zxp ma xasuustaa heerka uu mohamed faraH somaliland oo geeska Africa kutaal sida uu guulo uu udhaliyey

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 4 года назад +29

    Dirisle Abdi Wa RUclipsr Weyn oo Aan taagero runti anigu👏👏

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 года назад +2

    Thanks Omar Inshar Nice Mowduucaan aan wax ka faiday 💯🙏🙏👍👍💯💯🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 4 года назад +20

    بسم الله ماشاء الله بصراحه لما بشوف متل هيك شي شوي بستغرب وبسال نفسي كتير اسئلة

  • @ukashcabdulahi5558
    @ukashcabdulahi5558 4 года назад +2

    Walal Omar inshaar waxaa tahay shaqsi dadka la jacel waxa uu jacelyahy Masha Allah Allah Ku barakeeyo cilmigaaga

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 4 года назад +90

    *Wlhy cumar waxaa tahy qof aan aad u jeclahy waxaan taaggeeraa codkaaga kaaaba waxaa kasii daran macluumad ka aad soo gudbinaysaa aad baan u jeclahy waxaana sugaa waxaad soo wado maalin walba waxaan halkii erey ee aad tiraahdaba ay i tustaa wadooyin badan noloshuna way qurux badnaataa waxaan rabbi kaaga baryayaa waaa jimcee inuu ku garab galo il xuna illhy kuma tuso waxaa tahy kaabaha bulshadee*

  • @Englishfudud777
    @Englishfudud777 4 года назад +3

    Mahadsanid sxb qaali. Walahi waxaad tahay nin daacad ah oo aad iyo u fiican ee ala haku xiftiyo💕

  • @saeedmohamed863
    @saeedmohamed863 4 года назад +8

    thank you bro for motivating me to start my RUclips Channel.

  • @MAANTATV-j3e
    @MAANTATV-j3e 4 года назад +2

    cumar inshaar guulayso walal casharada youtube ka iyo hadba xeerarka cusub nalaso socodsii

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 4 года назад +29

    Muuqaalkaan waxaan isleeyahay Hormuud iyo Dahabshiil oo aad muuqaalkaaga kusoo hadal qaaday ineey u tahay fursad ay xayeeysiinahooda RUclips ugu soo weecin karaan

    • @Imraan53
      @Imraan53 4 года назад

      wan rajeyna coz Somali badan ayey fursad u noqon karta

  • @pubgfunny4844
    @pubgfunny4844 4 года назад +6

    Walal cumar inshaar ilaah haku xafido wax badan anan ogeen ayan ka bartay adi mahadsanif

  • @apdilahiapdiapdilahi1127
    @apdilahiapdiapdilahi1127 4 года назад +4

    Mahadsanid omar anshaar alaah taxfidak zxp 🙏

  • @axmedkalun2400
    @axmedkalun2400 4 года назад +15

    waan ku salaamay cumar Inshaar iyo inta aan ka soo horeeyay

  • @wanagfareofficial8507
    @wanagfareofficial8507 4 года назад +3

    Aad baad umahadsantahay wllky
    Sida fiican ee aaad noogu soo gudbisay tanks for you

  • @armanmire8705
    @armanmire8705 4 года назад +38

    Dirisle iyo ogaansho labadood waan tagera waa dad maskax iyo fiiro dheer runti 💯
    Inta igu racsan 🖒

    • @theclassicman6730
      @theclassicman6730 4 года назад +1

      Hhhhahha dirisle naago inuu caawradeeda waxkasheego maad ku taageertaa eebow

    • @armanmire8705
      @armanmire8705 4 года назад +4

      @@theclassicman6730 War ninkas cawro wax kama sheego ee kuwa dhaqan xumada hurmar moode ayuu wax u sheega 🛇hadaa saas u qaadate nh waa adi iyo jahil nimadada zhp 🙃

    • @mohamedabdikani1736
      @mohamedabdikani1736 4 года назад

      Darisle yuu yahy

    • @armanmire8705
      @armanmire8705 4 года назад +2

      @@mohamedabdikani1736 adi yaa thy 😉

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 4 года назад

      Xaqiiq waa labo wx garad ah

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 года назад +19

    2Legend's Ogaansho & Dirisle Abdi❤
    Hore Usocda.👏

  • @hawamaxamed2544
    @hawamaxamed2544 4 года назад +101

    8 sano markaa jirey ani garangar aya caydhin jirey 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😊😊

    • @kamata850
      @kamata850 4 года назад +9

      kkkk garaangarta fuusto geeskeed miyey ahayd

    • @yaafa1096
      @yaafa1096 4 года назад +3

      @@kamata850 haaa

    • @raxmacali1104
      @raxmacali1104 4 года назад +3

      Kkkkkkkkkkkkk walee si dacad ah ban uqoslay

    • @shareeco471
      @shareeco471 4 года назад +2

      Nabee waajirtay Neeftuur lee

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon 4 года назад

      🤣😂😂😂😂👏😁👏😁😁👏

  • @waligaawanaagsanow1875
    @waligaawanaagsanow1875 4 года назад +6

    Channelkan aad baan ujeclahy ,, mhdsnd walaal omar inshaar😍

  • @Boodaaye911
    @Boodaaye911 4 года назад +2

    Jazaka Allah kheyr walaal Omar Inshar Xafidullah

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 года назад +4

    Kan yar waan ku xidhnahy channel-kiisa waa funny younger😄

  • @mesutozil1931
    @mesutozil1931 4 года назад +20

    Waan farxay wllhi marka aan arkay dirisle 😂😂❤️

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 4 года назад +1

      🤣🤣Team dirisle hdan nahy ogaansho waan ku hysana❤

  • @hazzanrashiid8751
    @hazzanrashiid8751 4 года назад +7

    Masha alaàh
    Waxan kaga socdaa
    Somaliland gar ahaan
    Cerigabo waxan ka mid ahay taadeerayasha chanalka sidee loo Soo
    Dhigaa waxyaabaha aad
    rabto in aad so dhig to
    Mashad sanid

  • @mlaambalawzha
    @mlaambalawzha 4 года назад

    Alla ya baarak zxb video qosol xikmad iyo faaidoba isugu jira inta hore sideed jirka waan yara qoslay

  • @dheymanluul8853
    @dheymanluul8853 4 года назад +4

    youtuber inaa noqdo rajeenaa mar dhow insha allah😍😍😍😍😎

  • @cadaweyare8969
    @cadaweyare8969 4 года назад +2

    Mahadsanid Omaar waax badan aya ka faaidney

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 года назад +14

    Huuuuuuuuuno whats garaan gar waaa mxy garan gar cumarow walaahi caawo 10 daqiqo ayaan Qoslayay markaad dhahday garan gar ayaan caydhsan jiry markaan jiry 8 sano wlaahi huuuuuuno keep going one love huuuunahay

    • @caaqil762
      @caaqil762 4 года назад +1

      garaan gar waa bir wareegsan sida taayarka oo kale oo ilmaha ku ciyaaran

    • @kinghindiholish1016
      @kinghindiholish1016 4 года назад +1

      Caaqil thnks huuuuuuno

    • @caaqil762
      @caaqil762 4 года назад

      thanks sidoo kale

    • @abdiraxmanhasan2072
      @abdiraxmanhasan2072 4 года назад

      Hadiibagaraangar garanaynin soomaliba matihid

    • @aqoonraadis135
      @aqoonraadis135 4 года назад

      Abdiraxman Hasan Anigu xitaa garan maayo soomaalina waa ahay

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 4 года назад +2

    Thanks 🙏 omar Chanelkan waagii la aas aasay ilaayo hada Ayaa ku xeranahay wax badan faaiday masha allh lkin kan Ayaa saaid ugu faaiday caawa sababto ah wax yaabo badan oo ku wareersanaa ayuu caawa afkeyga hooyo iigu sharaxay ✊🏾

  • @abdirahmanilyaas903
    @abdirahmanilyaas903 4 года назад +6

    Masha Allah Aad Ayad U Mahad SantahaY Waloolo cumar inshaar. Waxa Kale aanu kaaga Baaha nahaY Sida Youtubka Loo ku is ticmaali Statuska Sida Ay dad badani isticmaalaan. Mahad sanid 🥰😋😇🙂

  • @anasmohamed7891
    @anasmohamed7891 8 месяцев назад +3

    Ma jiraa qof daawanaayo muuqaalkaan 2024 bisha 2aad

    • @fatmina08
      @fatmina08 8 месяцев назад

      Lkn maxa udawaneyna xiligaan 10 February 2024🤣🤣

    • @anasmohamed7891
      @anasmohamed7891 8 месяцев назад

      @@fatmina08 waxaa rabnaa inaa youtube lacag kasameyno

  • @mohhamedsiciid3321
    @mohhamedsiciid3321 4 года назад +7

    Omar inshaar hadad ila jeceshahay liketa dhac kusii

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 года назад +2

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay walaal qaali ah oo daacadnimo iyo dedaal iyo dulqaadbaleh cumar inshaar mahadsanid sxb

  • @diintawaanasteexo7971
    @diintawaanasteexo7971 4 года назад +4

    Saaxiib Cumar lacagta RUclips ka ma banaanee xalaalnimada

  • @shariifxasan8425
    @shariifxasan8425 4 года назад +1

    Masha Allah Waa mowduuc wanagsan walal oo Aan waxbadan ka faaiday mahadsanid

  • @Ugaska-j2w
    @Ugaska-j2w 4 года назад +3

    Thank you Ogaansho

  • @laknhvf666
    @laknhvf666 4 года назад +1

    Shukran si fcn baa wax noo fahansiisay

  • @isfahanprosom
    @isfahanprosom 4 года назад +62

    Waa XAQIIQ inaan Go'aan kuqaatay mudo kooban inaan kaga guul gaaro INSHA ALLAH,
    ALL READY 2BILOOD GUDOHOOD WAXAAN SOO GELIYEY 29 VIDEO OO ANIGA QIIMO II LEH ,
    WAXAANA AHAY LIBAAX CIIL QABA
    DADKUNA WAY KU FARXEEN ,
    ALXAMDULILAH WAAN KORAY SUBSCRIBES AYAAN HELAY IYO COMMUNITY,
    WAXAAN BILAABAY CASHARO IYO INAAN CAAWIYO KUWA KORAYA ,
    HADAY NOQOTO EDITING,
    SIDA LOO SAMEEYO MUUQAALADA,
    SOOBOOQDA KANAALKAYGA ,
    ISFAHAN PRO SOM
    WAXAAN IDIIN HAYAA FAA'IIDO AAN XADIDNAYN HADAAD BILAABAYSID RUclips 2020 IYO WIXII kadanbeeya

    • @umubilaal4275
      @umubilaal4275 4 года назад +1

      Walaalow lacagta youtube culumadi waa xaran bey leeyihiine anaga muslim baanahay aan iska hubino

    • @hiigsiganoloshadhabta5799
      @hiigsiganoloshadhabta5799 4 года назад +1

      @@umubilaal4275 waa waxad galiso khayr ama shar

    • @umubilaal4275
      @umubilaal4275 4 года назад +2

      @@hiigsiganoloshadhabta5799 waxey culimadu leyihiin xayeysiinta aad lacagta ku heleyso hadii wax xaarana lagu xayeysiiyo sida qamriga lacagtas waa xaaran

    • @abdullahiabdi7670
      @abdullahiabdi7670 4 года назад +1

      ISFAHAN Pro Som Hanbalyo zxb Wan ku gubiiray ana Horay usoco dedaal wll

    • @isfahanprosom
      @isfahanprosom 4 года назад +2

      @@abdullahiabdi7670 mahadsanid sxb Anna WAAN kugusoo biiray ,
      ADUUNKU WAA EXCHANGE

  • @fahadmohamed3315
    @fahadmohamed3315 4 года назад +1

    Cumar inshaar waad mahadsantahay wax badan oo iga qarsoonaa ayaad ii sheegtay

  • @mahiramin3917
    @mahiramin3917 4 года назад +22

    Guul wll sxb waligaa haniyad jabin

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 4 года назад +1

    Channel cusub ayan furtay hada wlhi wax badan ayan ka faiday wax yabo badn oo ay igaga jirtay mugdi jazakallah khyr cumar

  • @Ula中国
    @Ula中国 4 года назад +222

    Cumarow saxiib ninkan qoslaya oo intabadan marka video daawanayo aan arko saxiib qisada oo kuquslaayo waa maxay🤔🤔🤔🤔

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 4 года назад +13

      Abyo ninka ilkaha la, ma ahoo vediogiisi omar mar hore aya laga hdly wuuku jiraa micna dhibaatada baraha bulshada ay keedahay aya ka sheekeyna odayga wuxuu keeyahay fcbuga furty iyo dhamaantooda social media dhan sabara dhigay mlnti igu danbaysay sabarkii meeshi keligiisa ugu imaaday, waxban aya ka sheekaynaa odaygi RUclipska Ogaansho gudaha ugal,SAAMEYNTA BARAHA BULSHADA WAX SAAS CML KURAADI CIWAANKI INuusaas ahaa filaaa

    • @abdi-kaafimohamed335
      @abdi-kaafimohamed335 4 года назад +4

      Ninkii dhahaayay wiilka yarkaa oo 8 sano jiro aniga markaa intaas la ekaa garan gar ayaan ceerin jiray

    • @saidyare8127
      @saidyare8127 4 года назад +8

      Ninkaan rasitas ayaa la dhahaa waa nin isbaanish ah you tube ka ku qor rasitas waad arki doontaa taariikhdiisa

    • @abdallamahomed8969
      @abdallamahomed8969 4 года назад +1

      wll anba kula arkay ma ila aragtay adna

    • @abdirahmanahmedali1451
      @abdirahmanahmedali1451 4 года назад +1

      Maalin dhow ayuu ka hadlay cumar inshaar , isla channelkan ka eeg hadda.

  • @OmarAli-jq5lc
    @OmarAli-jq5lc 4 года назад

    Aad iyo aad ayad u mahadsantahay cumar inshaar.

  • @xasannuur3984
    @xasannuur3984 2 года назад +3

    Keep going pro ogaansho

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 года назад +20

    Omar in shar man sha allah wlaaahi Waad iga Qosliisay kkkkkkkkkkkkkkk wlaaaahi pilaaahi

  • @abdullahiabdi7670
    @abdullahiabdi7670 4 года назад +3

    Wll Omer Inshar Aad Baad Umahadsantahay Runtii waxad nalawadagta marwalbo Barnamijyo Wax ku ool ah Waliba si Hagarla’aan ah. Guulayso marwalbo zxb

  • @mohamedabdullahijamac3436
    @mohamedabdullahijamac3436 4 года назад +1

    Thank you brother I always watching you are you tube chane I like you are you tube chane really is nice things you bring good things about Social andYoung peoples

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 года назад +11

    Isoo booqda asxaabta sharfa leh jimce Mubarak

  • @mataanmohamed
    @mataanmohamed 4 года назад +2

    Mahadsanid ustaad omar

  • @warsamemohamed5553
    @warsamemohamed5553 4 года назад +10

    cumar iinshaar keep going

  • @khaledosman4024
    @khaledosman4024 4 года назад +1

    Thanks walal somaliyeed nala jecel ❤️❤️❤️horomar lagaso bilaabo 2017 ilaa hada kulasocdaaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedabdulkadir5337
    @mohamedabdulkadir5337 4 года назад +15

    I hope inaad lacag badan hesho anyway aniga Europe jogaa like saaray go forward bro

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 4 года назад

    Waan umahad celinayaa kanaalka ogaansho sida ay kufan oo bulshada ugu adeegan

  • @abdullahimohamed1966
    @abdullahimohamed1966 4 года назад +5

    Mowduuca xiga:"wax yaabihii ugu yaabka badnaa 2019"

  • @abdirmaanlayli106
    @abdirmaanlayli106 4 года назад +2

    Waa Mawduuc qof kasta fahmi karo kuna fikrio inuu youtub lacag ka sameeyo lkn waxay u baahantahay juhdi iyo in dadaal lala yimaado.

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 4 года назад +27

    Waxaan jooga France waligay ima dhaafin muuqal aad leedahay markaa omaraw lacagta waynu wada leenahay

  • @maryamosman955
    @maryamosman955 4 года назад

    شكرا كتير والله
    Su aalo bdn iswedinaye iga jaqabte bdna youtubarska ma ogola استفدنا منك
    تسلم 💕

  • @ahmedmbare5062
    @ahmedmbare5062 4 года назад +36

    27/12/2019
    9:10 pm
    🔑🔑👍👍
    ilahow no naxariisi

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 года назад

    Mahadsanid ustaas OMAR INSHAAR

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 4 года назад +6

    Omar inshaar sidaan iyo si ka sarreyso ayaan kuu rajeynayaa ❤✔🙏

  • @asmamuse6325
    @asmamuse6325 4 года назад +2

    Insha Allah Raghu ha ka aflaxaan Anagu haddanu dumarnahay waaa Cawro codkayagu

  • @wiilsomaliyeed4214
    @wiilsomaliyeed4214 4 года назад +17

    Sxb anigu waxan jogaa wadanka masar xayeesiintuna waaba iga badatay markaan muqaal dawanayo ugu yaraan labo xayesiin baa isoogasha marka wanba dhibasan jiraye lkn hadiiba wax lugu helayo waa khayr wixii wallalkaa faa'iido u'ah adigana waa kufaa'iido

  • @FM34573
    @FM34573 4 года назад +2

    Waxaan rajeynaa muqaalka xiga in aad kusoodaridoonto muqaalkaga ileen codku baranay muuqaalkase ino dhiman insh Allah

  • @aslamqalbizaliim6446
    @aslamqalbizaliim6446 4 года назад +144

    first one Walal nimo haday jirto ilh darti like igu saar tuugsi waye abowe io abaayo 👍😂

  • @liibaanbinsomali174
    @liibaanbinsomali174 4 года назад +1

    Mahadsanid macallin cumar inshaar

  • @amaniiglan7385
    @amaniiglan7385 4 года назад +11

    masha allah ❤️❤️

  • @abdirsaaqmohamudyasiin5107
    @abdirsaaqmohamudyasiin5107 4 года назад +1

    *Masha Allah best RUclipsr channel iftiinka bulshada samaliyeed*

  • @saarmedia7662
    @saarmedia7662 4 года назад +12

    Kkkkkk igu halee inan kusoo celceshto muqaaladaada hadiiba lcg lagu helaayo 🇺🇸

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 года назад

    Wax badan waa noo baxeen su,aalo badana waad naga jaahiL saareey tanks oMer

  • @quruxdaxamarcadey413
    @quruxdaxamarcadey413 4 года назад +18

    Fadlan subscribe ii saar mahadsanid

    • @sahrohussen491
      @sahrohussen491 4 года назад

      Mustafa Abdulkarim Nur kuu saarey

    • @sahrohussen491
      @sahrohussen491 4 года назад +1

      Faaiido waan isku leenahy wll waanku saarey 😊😊❤️

  • @abdi-kaafimohamed335
    @abdi-kaafimohamed335 4 года назад +2

    Mahadsanid

  • @ackornayl
    @ackornayl 4 года назад +3

    Omar aad ba ugu faraxsanahy in aad sualo badan oo asaxbtyda igu dhow marar badan i weydiyeen inad ka jaahil bixisay intan waan yara fahan sana wana ku mahdsantahy sida igu si wadixisay waxan ku weydiin
    Ma maamuli kartaa xayaysimaha kaso muqan kara nocooda

  • @Sainabali550
    @Sainabali550 4 года назад

    Mahadsanid wllo Omar in shaar

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 года назад +11

    Thnks wll indhaha iifurte

  • @iraadarts-gambadhemedia6330
    @iraadarts-gambadhemedia6330 4 года назад +1

    Masha allaah waxaad faxal aan bakhayl aheen alle haku barakeeyo

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 4 года назад +9

    Omar inshaar brother hurmar wacan

  • @sucaadoxasan9718
    @sucaadoxasan9718 4 года назад +2

    qofka daacada ah sidaan buu wax kugu sheegaa maashalalah waa ku mahadsan tahy walaalkeey qaaliga ah

  • @Jumpersjumpsh0rts
    @Jumpersjumpsh0rts 4 года назад +17

    Wllkay anigu Sweden ayaan kaala socdaa

  • @sallowadam5982
    @sallowadam5982 4 года назад +1

    mansha Allaah thanks bro good information

  • @abdallaabdirahman4064
    @abdallaabdirahman4064 4 года назад +19

    Omar ishaar

  • @ismailmohamedahmed6994
    @ismailmohamedahmed6994 4 года назад +1

    Mr iinshaar bulshada shaqada adag ee aad uheyso ilaahey hakaa abaal mariyo waa hubaal inaad dhididikaaga uhurtay iyo. Waqtigaaga inaan waxbadan oo aana ogeyn aad noosoo gudbiso ilaahey hskutaageero saaxib haniya jibin horuusoco