"Umuu jeedin Garoowe shacabkeeda amxaaraa iga xigta, Coldoon waa waa Khawaarij.." Sheekh C/laahi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 337

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 3 месяца назад +7

    Oromadii Afsoomaaliga baratay miyuu ahaa kan sheekhnimo ha noo dambeysee

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 3 месяца назад +9

    Sheikhan ilahaaay ha barekeyooo somaliland wu tageraaa xiligaaan intaa badaan culimadi somaliyeed o dhaaan la safantahy xamaar mashallah jiiir oo jjoog❤

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 3 месяца назад +5

    Kan waa sheekhu Sheydan
    Hala naaro
    Big sheydaan

    • @JohnTheworld-to1ob
      @JohnTheworld-to1ob 2 месяца назад

      Please shu up 😂😂😂😂😂 you are too fool 😅😅😅😅

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 3 месяца назад +17

    Waar sheekhani waaa saxdiii Alleh haku barakeeyo

    • @warss11
      @warss11 2 месяца назад

      ❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 месяца назад +7

    Sheik si ficaan uu hadlay dhee MashaAllah MashaAllah

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 3 месяца назад +5

    Shiikh waxane maahee waa qof diinta ilaahay kubeen abuurana subxaan

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 3 месяца назад

      Cabdi xayi baa sheekhaaga ah saw maaha ?

    • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
      @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo 3 месяца назад

      @@ahmedcisman8061 waa kuma cabdi xaye en en waa kuma

    • @AhmedElmi-z9n
      @AhmedElmi-z9n 3 месяца назад

      Bacaaac faqash​@@ahmedcisman8061

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 2 месяца назад +1

      Dadkaaan waa cawaaan iska dhaaamaan midweyn iyo midyarba
      Orom orom dhalay afsomalia bartay
      Yaaaahu

  • @YaxyeJamac-d4k
    @YaxyeJamac-d4k 3 месяца назад +6

    Kugumalayi.sheekh.caqliga.iyo.ciilmigaba.alahkubarakeeyo

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 3 месяца назад

      ka bednta shergaad jeceshihiin waana waxaad meel ugaadhi waaydeen waayo illaahaay beenta majecla wuxuuna yidhi nacalatulaah calal kaafiriin nacaladi haku dhacdo kuwa beenta sheega kana sheekh maaha waa munasfaq

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk 2 месяца назад +2

    MAASHA ALLAAH SHEEKHU RUNTUU KU ADIMAY ALLAHA BARAKEEYO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 3 месяца назад +3

    Waa orom.Ala maxaanu jabnay oo oromo na qabsatay

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 3 месяца назад

      Ma hooyada aya ka dhigtay orom ninkan garxajis

  • @awgeele
    @awgeele 3 месяца назад +11

    Shiikha ilaahow khayr badan sii.
    Shiikha Alahayow khayr sii.

  • @Af-Ashmo
    @Af-Ashmo 3 месяца назад +4

    Wallee iyo billee sheekhyaduna nacas bay leeyihiin

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 3 месяца назад +1

      Wake iyo Bilee ku qabatay
      MashaAllaah Alloow barakee sheekhan runta u sheegay Faqashta iyo inta la jirta
      Guuul Somaliland inshaAllaah

    • @Af-Ashmo
      @Af-Ashmo 3 месяца назад +1

      @@fadumogedi7423 somaliland guul amxaarse ha jabto

  • @cumarhusen4214
    @cumarhusen4214 3 месяца назад +2

    الحمد..االله.الديدنا.عقيدت.سلفي

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 3 месяца назад +2

    CULAMIDII LAYAQIINEY SOOMAALILAND MA DHINTEEN SIDA DIRIR
    SHEEIK MUSDAFA IYO QAAR KALE
    NINKANI WAA OROMO AF SOOMAALI BARTEY WAA BASAAS ITOOBIYAAN AH

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 месяца назад +2

    Oromadii baa soomaali u kala sheekeeyneyso. Waa aduun aabihii wasay. Oromkaan baa soomaali u kala sheekeeynaayo.

    • @thebeast09876
      @thebeast09876 3 месяца назад +1

      😂😂😂 Wallhi wa sax

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 3 месяца назад +2

    Alle ha kudaayo shiikhaw Somaliland guul

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 3 месяца назад +2

    Somali oo dhan xamar ayaa caasamad u ah wax walba sheeg

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 3 месяца назад

      Ma jareerta mise barawaaniga

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад +3

    Kan Horn cable waa kuwa cadawga gudahaa
    Haloo fiirsado

    • @faizaali2889
      @faizaali2889 3 месяца назад

      Wa isku wada mid farmaajo iyo faqash baa wax yar u tuura

  • @Janno190
    @Janno190 3 месяца назад +1

    Waa sheekh caqli saliim ah runta u sheeg qadaadwayntaa iyo faqashba iyo dhamaan cadawga somaliland

  • @macowkhalif7724
    @macowkhalif7724 3 месяца назад +2

    You are a shiekh by name

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 2 месяца назад +1

    Kan waa xunuunsan yahaye allaha caafiyo,cudurkii qabiilkaa ka dhexhadlaaya

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 месяца назад +1

    Tolow ma oromadii afsomaliga baratayba Kani Somali mahe

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 месяца назад +1

    Cimrigago raaga wax walba wu ku tusaya gorayo reer yaysan 😂😂

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 месяца назад +1

    Walahi wuxu u egyahay oromo maxay ka waraysanaya kan

  • @thebeast09876
    @thebeast09876 3 месяца назад +1

    شيوخ السلطان 😂😂😂 وارومو

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 месяца назад +1

    😂😂 war belaayo badana kana muxu ahaa

  • @AliA.Rasheed
    @AliA.Rasheed 2 месяца назад +1

    Masha allah shekhu Dr zakir naik ayu u egyahay

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 3 месяца назад +2

    Maxaad ucodhoonaysaa ayay nagu haystaan wllhy shiikhu dareen shacabuu kahadlay ❤

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 3 месяца назад +1

    Ilaahay ha ku xafido.sheekh❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 3 месяца назад +1

    Adiga ninkanas hadlaaya aragti
    diisu waa Oromo ku gaamuray Hargeisa.somalaay waxad dhallaan dorsanteen hadad isasafeynin.

    • @mowliidabdi6030
      @mowliidabdi6030 3 месяца назад

      Siilkii hooyadaa ayaa oromo ayaad ku waalaty waxayna kugu gumaystaan oromadu oo kugu ilaaliyaan muuqdila oo aad u taaqan caasimad naag naagdhalay viva Somaliland 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 3 месяца назад +2

    Maasha allh sheekh noolow wax badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 3 месяца назад +1

    Somaliyey bal qofkan ifahansiiya maba fahmin wuxu ka hadlayo

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 3 месяца назад

      Hhhhh marku garxajis oo dadka ugu abwaanada somalida taariikh ahaan uu somali noqon wayo ya somali ah

  • @Ismail-k2r9v
    @Ismail-k2r9v 3 месяца назад +2

    Masha Allah Afku Muma Go,o
    Runtad Shegtay Wallee

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 3 месяца назад +3

    Wariyaasha hargaysa eyada ahiaxay war waxaa faqi iyo dadka somalia waxaa jooga waxay ku hadlaan miyaanay arag

  • @JcMorgan-v8n
    @JcMorgan-v8n 3 месяца назад +1

    Ninkan waa oromo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 месяца назад +1

    Viiva viiva somaliland

  • @Alimahfou
    @Alimahfou 2 месяца назад +1

    Sheikh Shaynan narta kufogaw

  • @ahmedsaladmohamed9718
    @ahmedsaladmohamed9718 2 месяца назад +1

    Mashallah!

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdilahiGurey
    @AbdilahiGurey 3 месяца назад +1

    Waxa aan la yaabanahay weriyayaasha soomaliland waxa aad moodaa in ay la jiraan koonfurta

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 2 месяца назад

      Waaryaahe caqligaagii mee

  • @AbuSuldaan-v5i
    @AbuSuldaan-v5i 3 месяца назад +5

    Xabashigan wadaadka iska Dhigaaya waa jaajuus Xabashiya Ee Hala Xiro❤

    • @clraxmaansoodaan8453
      @clraxmaansoodaan8453 2 месяца назад

      Adigu ma qadaadweytii baa tahay sheekhu wax Runa ayuu sheegee

    • @AbuSuldaan-v5i
      @AbuSuldaan-v5i 2 месяца назад

      @@clraxmaansoodaan8453 Gus Weyntee Baan Ahay 34 Sano Ku Wasaayey

  • @Samatalis1
    @Samatalis1 3 месяца назад +1

    1-Horta waxaa wanaagsan in runta la sheego horay ayaad heshiis dakad la gasheen imaaraatka wax wayn dowladda somaliya kama ay soo qaadin 2- haddii aad dhagaysateen qudbaddii abi axmed waxuu si cad u sheegay in ay waligood ku taamayeen itobiya in ay yeelato bad iyada ay leedahay haku hesho si nabad ah ama xoog hadalka abi youtubkay ayaad ka helaysaan.3-haddayba dhacdo oo somaliland u ogolaato ama u saxiixdo bad iyo saldhig maliteri oo badda iyo bariga ah oo ay wixii lagu heshiyey kasoo bixi wayday xageed dacwadaada u gudbinaysaa laguma aqoonsana kama mid tihid African Union qaramada midoobay urur goboleedka igad ururka islaamka iyo kuwo kaloo badan hadda la joogo arrinka heshiiska waxaa kawada hadlaayo oo ku sugan turkey wasiirada somaliya iyo itobiya meeday somaliland tii lahayd waa baddayda xor baana u ahay itobiya xitaa wax qiima ah ma sinin somaliland si shirkaas ay goobjoog ugu Yaraan ay ka ahaato marka runta iyo xaqiiqda itobiya uma socoto bad ay kiraysato ee reer somaliland hurdada ka kaca.

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 3 месяца назад

      Beenta iska daah walalkayow dawlada xamar aad bay uga dagaalantey heshiishkii Dekada ee BerBera Emaraatka meel kastana waa kuwii ka dacweeyey balse dhag jalaq looma siin .
      xageed ku maqnayd mise waad is yeel yeelaysaa ? Waar wax kasta oo wanag ah oo dadkan ree somaliland u soo kordha ma ogolidin waad ka dagaalantaan Af iyo adinba ma sidaas baa walalnimo ah ?

    • @Samatalis1
      @Samatalis1 3 месяца назад

      Ma beenbaa in itobiya ay tiri bad aan leenahay ayaan doonaynaa ama si nabad aan ku helno ama xoog hadday bad wax kalasoo dagaan doonayaan jabuti bay kalasoodagaan kenyana way u ogolaatay ee wax fahan hadalkiu abi yiri orodoo dhagayso.

    • @ahmedcisman8061
      @ahmedcisman8061 3 месяца назад

      @@Samatalis1 hadalka xasan sheekh maxaad daliil u ahaysaa ee shalay uu lahaa ethiopia Bad uma diidanin ee halkay u soo martey uun baan diidanahay oo macnaheedu yahay somaliland uun baan diidanahay ? Mise hadalka hasan sheekh waa xaq ka muuse biixina waa Baadil! ..
      Aqligayaga ha caayin ethiopia bad maanu siin mana siin doono lkn siduu xasan ba u rabo inuu ula macaamilo ayaanu ula macaamilaynaa halkana anakaa leh oo ka Talina.. walalnimo wax lagu waayana colaad iyo cunfi laguma helo somali hadaad wanag la rabtaan ha idinka muuqato ethiopia hadaad necebtihiina ha idinka muuqato oo soo saara ciidamadeeda idin ilaasha intaa hadaad midna samayn waydaan wixiinu waa somaliland nacayb ee maaha ethiooian nacayb!

  • @zultanhaibe3942
    @zultanhaibe3942 3 месяца назад +1

    Making bay sheekh kusheegayan umada wax kasheegaya allow qaadir

  • @abditahmanmohamud4000
    @abditahmanmohamud4000 3 месяца назад +1

    Siyaadada iyo Huwiyadda wa 2 different things. Marku suqa wahen gubtay iyo Abarahaba Somali meel kasta ka so gurmaden, man arkin Axmar ka qayb qatay. Politically, absolutely you can believe whatever you want: this is not really sheikh and I don’t think he’s pure Somali

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 3 месяца назад

      LEARN HOW TO WRITE SOMALI AND ENGLISH.

    • @abditahmanmohamud4000
      @abditahmanmohamud4000 3 месяца назад

      @@saalaxdheere457 lol. Your opinion only matters? Aqoon yahan luqad yaqaan ah.

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 3 месяца назад

      Waxaan is lahayn baad is dhexgelisay.Muslimnimo ayaa la isku caawiya.Somalinmo haday noqoto waa markaad adigu bixiso ayaa lagu caawinaya.Sheekh Allah weyn cilmi buu baray siday diintu dhigtay ayuu sheegay.Qof dalkan cadaawad u haya hadaad tahay.Allah weyn sida ugu dhaqsaha badan haku qabto.aamiin aamiin

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 месяца назад +3

    gesi gesi guul❤❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 месяца назад

    Meelwaalaba. Oo. Soomaaliya. Deegaato. Oromo. Waay. Joogataa. Marka. Hanaga. Haadaaliin. Oromo

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 2 месяца назад

    Reerkan yaa ku soo DUULAY. waa la inagu soo duulay unbey yiraahdaane. Anigoo OOYN raba ayaa SAC seenta igu dhuftay miyaa waxooda, war ITAQILLAH

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 месяца назад +2

    Walahi wa run wa meel wax somali la yidha ku fanto badalka taa kenya aya la malgashanaya

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 месяца назад

    Soomaaliidu. Dhibaatada. Haasaata. Waxa. Weeye. Miida. Waalaba. Waxuu. Raabo. In. Loo. Yeeli. Kii. Kaaleena. Sidaa. Siileeg. Maraka. Maxaa. Lasaneeyaa

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 2 месяца назад

    Waar. Meesha. Ugu. Badana. Ee. Diinata. Laagu. Ilaaliiya. Quran. Xaafiida. Raaga. Iyo. Dumara a. Waa. Xafiida. Quran. Oo. Maasha. Allh. Asaturaan. Oo. Gaalo. Joogiin. Oo. Aada. Iyo. Aada. Loo. Ilaaliiyo. Diinata. Iyo. Dhaqaank. Natasha. Allha

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 месяца назад +1

    Qofkan Somali caadi ah miyaa ?

  • @IbrahimAbdisalam-e9b
    @IbrahimAbdisalam-e9b 3 месяца назад

    Orod Muuse Gacanta Hoosdhigo Oromo Afsoomaali Bartay

  • @warss11
    @warss11 3 месяца назад

    Somaliland/husband+ Somalia/Wife = 1kids puntland

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 3 месяца назад

    Maasha Allh Waa runtaa sheekh Guul jamhuriada Somaliland❤❤❤❤❤

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад

    War wax is ka hubi .sheekh ku sheeg yohow.qadarta allena wixii ku dhaca ku qanac beyt gaabyohow.

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 2 месяца назад

    Meeqa sano baad carysantihii
    Idinku rer sool waad xasuuqdeen
    Dulmiga aadgaysateen ilaahy idin caafiyo waa xanuunsan

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 месяца назад

    Shiikhani waa munaafaq waa cabdilaahi ibn saluulkii qarniga naclatulaahi caleyka

  • @KhadarMuxumed-h8y
    @KhadarMuxumed-h8y 3 месяца назад

    Waryayaal Maha Kuwan somaliland kashaqeya ee waa cdawga dalka gabigood waa inlagaxidh warbahint

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 3 месяца назад +1

    Maashaalaah ❤❤❤❤ shiikhani doorkiisii wuu qaatay

  • @AbdiMohamed-je6bz
    @AbdiMohamed-je6bz 3 месяца назад

    Walahiban kudhartay adiga benale andinlahay dayuuska lashego waadiga

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад

    Sheekh buufi cadwga somaliland

  • @IlyaasBicola
    @IlyaasBicola 3 месяца назад

    Subxanallah 🤔 ninkan miya shiekh ah 🤔waa calamadihii illahay noo shegay umad muslim kula ah hadaneh caado ka dhigtay been iyo nahaib nimo subxanallah xasuuq xasuuq 2023 shacabka rer lascanood ma gala 🤔 sooma ah shacab somaliyed xasuuq waa isku mid 💊 somaliland waa gobal ka mid ah Somalia 🇸🇴 cid wax ka badali karto malaha 🪑☕️😂

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 месяца назад

    JABUUTI HADAY MIDNIMO DONAYAN HAKU SOO BIIRTO MUQDISHO ... SOMALILAND MAXA SOMALINIMADA KU KOOBAY

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 месяца назад

    Sharkaga rabi kugu celi coldoon rabi haxafido

  • @akam3835
    @akam3835 3 месяца назад

    Yarkan waraysiga qaadayaa
    Waachuwanta gudaha
    Heestani waxay ka hadlaysaa dareenka shacabka somaliland
    Wuxuu isku dayayaa inuu qaloociyo dareenka dadkisa

  • @AbdirashidAwil-x5u
    @AbdirashidAwil-x5u 2 месяца назад

    Sheekhow wXad shegtay xsduq siyad bare,lakin shekhow 4 xero oo qaxooti aha aya xaduqay 300 000 kun ya layey somsliland wa shan belod waxa an u naqaa awalland

  • @mokhtarosman6946
    @mokhtarosman6946 2 месяца назад

    Waa orom ! dhiig soomaalieed kama muuqdo ! waa orom gafuur weyn !
    waa basaas orom ah, iidoorku waa dad dulloobay ! maantana oromay la gashahay !!

  • @MohamedIbrahim-tl8tc
    @MohamedIbrahim-tl8tc 3 месяца назад

    Waxaad isku darsaten uqdad iyo xasino sabto ah idinka waxad kofur ilaa iyo manta aad ku haysan yaa idin haysto oo idinleh halmalin ayaad xamar 1000 qof ka bdn ayaad sobe ku qarxisen waxaad laysen waxgalki somaliyed idnko ku ganbanayo shaar dimed.. waxaad xamar dhaxdeda ku gowracden waxgalki kofured waliba xiligas waxaa amir u aha ina carale oo manta joga burco.. 😢😢😢

  • @abdirazakayusuf1152
    @abdirazakayusuf1152 2 месяца назад

    HAY'ADDA WHO EE UNTA CAAFIMAADKU WAXAY SHEEGTAY INAY SOOMAALIDA INTOODA BADANI WAALI MASKAXEED KU. JIRTO. HADAL CARUUREED AY KU HADLAAN

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 2 месяца назад

    Tuuganbilaa diinka ah ee mooryaanimadooda iyo diinta isku dabaqaya war xabadhadan culimo maaha beenaale

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 2 месяца назад

    Waa qof cawaaan ah ooo Sheikh iska wata
    Qabiil Qaran manoqdo
    Gobolna dowlad ma noqonkaro
    Kani waxa uu ka midyahy kuwa lagu dhexbeeeray Somalia oromo orom dhalay tuuug ah waligiin cuqdad iyo been waaa ladhimanaysaaaa
    Idooor cagli malaha

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 3 месяца назад

    Dadka somali iyo xamara Runtaya ka xanaaqa xaqiiqadu waya dhibtaa heestu waa runa xamar 1000 jeer xabashaa ka dhowa. ❤❤ilove itoobiya hayadina ku taaganaato dameeri xamara

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 месяца назад

    Hhhh laangab ciilan weeye kani inagumed.ah🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Laan isaaq baa yidhaahd idinku kintirkaa laan tidhaahdaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Isaaq baa qabiil sare u yaqaan laanka oo soo saaray kelmadaa Soomaliya inteeda kale laan kintir bay u yaqaanaan laan dheere kintir dheere laan gaab kintir gaab kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Arligaygoow
    @Arligaygoow 2 месяца назад

    Bayd gaab cilmiga haka beensheegin.
    Beesha dhexe ayuunbaa taariikhda lagu hayaa inay marna yuhuuda u qayshadeen 2 marna Ithiopian. Markaa waxii intiina sufahadaa carabkooda iyo qalinkooda ku sameeyeen uunbaa dadku idiinku heeseen ama gabyeen.
    Dadka aad diinta ka saaraysaa aday kugu soo noqon.
    Dadka inyar oo farakutiris ah ayaa afduubaysa oo iibinaysa.

  • @abdelkadir1243
    @abdelkadir1243 2 месяца назад

    Ka I waasirdoonka Ethiopia oo Af soomaali bartey

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 3 месяца назад

    MaashaAllah TabaarakaAllah. Sheekh dhalinyarada wax u sheega. Waxba lama socdaan dhaqan burburna way ka muuqataa. U sheegaa haday Xamar dib ugu noqdaan ka noolaadaa inu is ogaadoono isaga oo addion ah, dadkaa sida xun inoola dagaalamaya dharinyaradeenuna aanay fahmaysanayn ee weli caadifad somalmaaliyeed ku jirto.

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 3 месяца назад

    Sheekh aaaaa‽???
    War maxaa tiri????
    😡😡😡😡😡😡😡

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 месяца назад

    Dulinimo udhimo shekh kusheg xitaa wa oromo

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 месяца назад

    Kani waa xabashi xaaray waa kuwa kabcada weeraraya kani waa dirkii abraha

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 месяца назад

    SHEEKHU HALKU JOOGA AABIHI BAA RUNTA SHEEGI JIRAY SOMALILAND SHARAF IYO KARAMO AYAY USOO KORDHISAY

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 3 месяца назад

    Makan noocan oo kale ayaad sheekh utaqaanaa, sheekhow ba’a walee sheekhnimadii way dhimatey, hadii huuraalahan qaadiradu dishay miyaa sheekh ah?kkkk

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 3 месяца назад

    Ninkan Somali maaha waa TIGREY hala wabto goor inta aay goor tahay.

  • @mokhtarosman6946
    @mokhtarosman6946 2 месяца назад

    Xabashi wuu ka liita, waa orom xabashidu raran jirtay oo afsoomaaliga bartay ! waa basaas. war oromkan gafuurka weyn dadka ha laga qabto !

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 месяца назад

    Astaqfurulah ninkan miyaa shiiqa kan waba oromo muqiisa ninka hesta qada shacab iyo dowlad kalama sarin ninka afka wasaqda leh amxarkina hosta kagale xamartena noo Aman galiya amxaar xamar sida loga necebyahy ilahey ogee

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад

    Weriyahan aad buu u khaldan yahay.wadaada diinta wax laga weydiiyaa.siyaasada wax ba lagama weydiiyo.

  • @Anab-v1n
    @Anab-v1n 2 месяца назад

    Yaab idinku ma is maqlaysaan
    Cabdimaalik muuse coldoon afkaaga ha ku xusin ninkaa aad shiikh leedahay
    Midhaa waa shiikh shaydaane

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 месяца назад

    Waar somali wakuwaa donayaa burburkaga horta xamar siyasad ku ficaan matalo gorwalba way kushegayan ku meykharin waxase layable ninka somalilander ka 'a ee kadiriwayey inamadodi oo ladiley khaar lahaysto ino mantaa xamar u dodoo

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 3 месяца назад

    Wadaado maaha waa xagajira waa munaafaqiina waxaya ku qadhaabata diinta illaahaya gacana bira hakaga qabato somaliland

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 2 месяца назад

    Mushaharkaaa meel xun ka galay😢sheekh maaha kani waa amxaar Afsoomaali bartay

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 2 месяца назад

    SUBXAANALAAH OROMO BAA IIDOOR WARAYSANAYAAN OO CULUMO UUGU YEEDHAYAAN ❗️COOLDOON WAA GARXAJIS EE HA KA HADLIN XAARWALWAALKA OROMADA ADOO AH❗️XAARWALWAALKU WAA IN UU XAARKIISA RIIXDAA ✅MUUSE. AARWALWAAL OROMO BUU KU NOOLYAHAY EE AFKAAGA WIIL GARXAJIS AH HA SOO QAADIN

  • @omarabdullah8958
    @omarabdullah8958 3 месяца назад

    Acw wariye dad ha u noolanin naftaadana ha haranin ma marku shaqsi somaliland ahi wuxuu arkaayo fikirkiisa muujo ayaa cunfiya waar isla yaaba dhamaantiba in linugu humour 20 ayaad wajibtaan qudhun

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 2 месяца назад

    Ninkan dhiig somali malahan waa orom afsomali bartay

  • @qardho7720
    @qardho7720 3 месяца назад

    Kii oromada ahaa Aya hadlayeee muxumud kulahaa abagadhaaaaaa

  • @Sma539
    @Sma539 3 месяца назад

    Kuwani waryayaasha isku sheegaya ee view in aomali ka helaan ay ka waynaatay dalkoodu dad somaliyey maxaa keenay Somaliland wadankaagaa daacaad u noqdo hadii kale sirdoonka wadanku miyaanay la socon nimankn yar wada daba dhilif ka RUclipsrs ka ah kuwani tv maaha madaxwaynuhu sidi cid kasta u dhawryaya codowga Somali land in dalka joogta gacan siisa ka badan
    Channaladan wa la idinka xidhi inshalah
    Inta sharafta wadankooda jecwl war ha siisana meelaha hagaagsan wakhtigiina ku bixiya

  • @mursalaskar9854
    @mursalaskar9854 2 месяца назад

    Kurmay somalind dawlad aheed sheekh

  • @cabdilahisareye
    @cabdilahisareye 3 месяца назад

    adigu mawadaad baadtahau
    mise siyaasi dhuuniqaato ah

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 3 месяца назад

    War ninkan waxuu kusheekayo Mohamed SIYAT BARE dowladiisa cid walba wey leysay maxaa idinku qaas ah wanakayey

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 3 месяца назад

    kani sheekh maahee waa shaydaan gadhleh, oo Muuse ku taageeraya qabyaalad

  • @mokhtarosman6946
    @mokhtarosman6946 2 месяца назад

    Waa orom basaas ah! ninkani baraha bulshada wuu ku batay ! waa basaas orom ah oo la soo diray !
    gafuurkiisa daya! Soomaali noocaas u egi ma jiro ! waa orom xabadhida beeraha u qodi jiray

  • @Af-Ashmo
    @Af-Ashmo 3 месяца назад

    Waar malahubaa sheekhaan inuu reer somaliland dhalad ah yahay?

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 3 месяца назад

    Beenaale weriyayaasheenaaba ugu daran wàar shacabkaa col ah wixii damaashaad ka dhacaye soomaalidaad sheegayso dagaalkii laascasno xageed ku ilowday wariye ku sheegyow nacaska ahi wàar ilowshiiyo dhawidaa eyahow hurdaa ee le shacabku col maaha wàar shacab iyo siyaasi iyo sheekh ku sheegooduba naceena way ka siman yihiin fawladu wariyayaashaa dalkooda kasoo hor jeeda hala xidhxidho