Qisada; 30 Jir La Ilmaynaya Hooyadii Iyo Aabihii Oo Aanu Weligii Indho Saarin Kala Xidh. 063-4488569

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 6 месяцев назад +63

    Hadaad islaamtahay toosantahay ilaahay wuu kugu filanyahay ee yaqiinso aabe iyo hooyan ilaahay ayaa kaaga dhowe baryada ilaahay Badi ishaa alaahu wuud guulaysan

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 месяцев назад +2

      Laakiin aabe la.aan waa dhib😢😢😢

    • @UmmuCaaliyah
      @UmmuCaaliyah 6 месяцев назад

      Ilahay in labaryo oo latalasaarto wa wajib
      Lkin hooyo iyo aabe lagama maarmo
      Waalidkuna waa nimco allah nasiiyay

    • @najmaahmed3627
      @najmaahmed3627 6 месяцев назад

      Waa waajib in ilaahay latalo saarto laakiin qof kamaarmaa ma jiro qoyskiisa😢😢😢😢😢

    • @cadardhagaweel
      @cadardhagaweel 5 месяцев назад

      AAQA​@@UmmuCaaliyah

  • @qoslaayeproduction899
    @qoslaayeproduction899 6 месяцев назад +53

    Wlhi wariyaha waa legend hadalka wuu u daayay❤

  • @adoonkiiallah227
    @adoonkiiallah227 6 месяцев назад +24

    Hadaynu Somali Nahay Ninkaa Milyan Neer Haynu Ka Dhigno 0.5 Kaliya Oo 7milyan Oo Qofi Bixiyaan Ayu Kuba Noqonayaa

    • @HodonSalax
      @HodonSalax 6 месяцев назад +2

      Matkaasa la soo sheeganaya😂

    • @adoonkiiallah227
      @adoonkiiallah227 6 месяцев назад +1

      @@HodonSalax Haa Hooyo Aabo Iyo Ehelba Markaasay Lacagtu U Samaynaysaa
      Cajiib Weeye Bahashu

    • @absabs-d2u
      @absabs-d2u 5 месяцев назад

      D5 miyaay hore wax ugu qabtaan

  • @falisa576
    @falisa576 6 месяцев назад +29

    Laa xawla walaa quwwata illa billah
    Wallhi wiilkan walalkena yuusuf
    Sheekadisu wa mid qalbiga daqninaysa
    Ala somalidu faquuq iyo jaahilnimada kama aqliyeystan miya wa wiil
    Somaliyeed hadu reerihisa dhaqanayo
    Caruur dhalay maxay gabdhaha uga
    Furteen imtixan aakhiro miyeysan
    Umadani ka baqaynin 5 wiil u dhalay
    Ba cidlo looga so dhaqaajiyey qasabna
    Looga wada furtay dumarki xalasha
    Ku guursaday subxanallaah
    Ilaahoow asaga iyo caruurtisaba
    U bad baadi wad khayri doonta wallo
    Somaliyeed ba haysata family gagina
    Allaha ku so sahlo insha Allaah

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 6 месяцев назад +44

    Dhulkii waagii hore laga helay ehelkiisii haka baafiyo

    • @FaadumoMuuse-jq4vp
      @FaadumoMuuse-jq4vp 6 месяцев назад +5

      Wuu tegey wll wuxu ku sheegay waraysi giisi ugu horeeyey wuxu yidhi waa dhul kaymo ah oo baadiye ah aniga eedaday waxay baafisaa wiil sagaasha need kii ka lumay isagoo yar hduu doono wwaa wiil keedi wxay tidhi wxanu joogney koonfurta soomaliya kadib subax bn suuqa aadey wxan guriga kaga tegey hooyady oi 3 caruura oo an dhaly kadib intaan maqnaa ayuu dagaal dhacy waxn u imi hooy0 io caruurtii oo maqan ana waxn is idhi way qaxisay baadi goob kadib wxn hely hooyo oo haysa 2 caruura wxn ku idhi mee wiilkii hooyo wxay iigu jwb tey wuu iga cararay markii xabadu bilaaban tay wiilkaa ilaa maalin taa way raadisaa eed0 waa laga yaabaa inuu isagii yhy😢😢😢😢😢

    • @hamzaAbdikariim
      @hamzaAbdikariim 6 месяцев назад

      Dee haaa

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 6 месяцев назад

      Wll wuu sheegay inuu tagay halkaa, balse xusuusnoow Dadka Soomaaliyeed in eey badi qaxeen in kastoo qaxa lookala horreeyay, waxaan xusuustaa dagaalkii ahbalnimada ahaay oo laga baaqsan karay markoow ka biloowday W.Galbeed waxaa Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho noogu yimid walaallo Soomaaliyeed oo dumar u badan, kadibna waxaa xigay in isla Reer Muqdishihii iyaguna qaxaan markoodi, marka hadii dagaallo dhacaan dalkuna burburo dadku waa qaxayaan wll.
      EEBE ha’usahlo Wiilkaas dadkiisi sidaas umbaa noo furan iyo inaan wixi aanku caawin karno I aan ku caawinno.
      Mahadsanidiin

    • @ruunboqoradaquruxda8927
      @ruunboqoradaquruxda8927 6 месяцев назад

      ​@@FaadumoMuuse-jq4vp abyoy haduu cida uyara egyahay radiya oo qofka hala baaro inay isku dhacan yihiin inta laso lugoon

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 6 месяцев назад

      ​@user-xz1qy5mf7d hee m.a eda la soo xariiri

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 6 месяцев назад +66

    Ilahayoow willkan rerkoodi u soo dhawee isagoo faraxsan mar labaad nagu soo celi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Osob_5
    @Osob_5 6 месяцев назад +9

    Asc reer Soomaliland Umada waad u gargaarijirteenee u kaca Ninkaas

  • @niciimaaxmed6360
    @niciimaaxmed6360 6 месяцев назад +53

    Ana gursanaya o diyar u ah ninka miskinkaye dhibataysan 😢😢😢😢😢

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 6 месяцев назад

      ​@@mc3866 illahy ka baq

    • @AsmaAbdirisak
      @AsmaAbdirisak 6 месяцев назад

      Haday ciyaalka u haynaso maxaa uga xaaside caruurtiba melu geyo la.yahaye​@@mc3866

    • @princessprincessmarina4443
      @princessprincessmarina4443 6 месяцев назад

      ​@@mc3866😂😂😂😂😂😂😂😂😂lahowla

    • @mustalifafarah-rh4xs
      @mustalifafarah-rh4xs 6 месяцев назад

      Subxanallah ​@@mc3866

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 6 месяцев назад

      @@mc3866 wax iskula har ramadaankii xataa wax kaa ma badalin

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 6 месяцев назад +85

    Walal yuusuf anagoo dhan baa walaalahaa ah, reerkaagu koley ayaguna waykuraadinaayaan, magaalada luuq mareexan baa majority ah iyo Raxanwayn.
    Waan share gareynaynaa group yada iyo media intaan awoodo lkn walal Yusuf xagee lagala xiriirikaraa.
    Inshaa Allah sidaan rajeynayo inuu reerkiisa helodoono asagoo faraxsana aan wada arkidoono.

    • @abdirizakabdi1720
      @abdirizakabdi1720 6 месяцев назад +2

      tefoonka waa ku yaalaa sooma aragtid

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 6 месяцев назад +2

      Luuq dad Kala duwan ayaa dagan
      Dagaaladi Ka hor

    • @qamardagan8175
      @qamardagan8175 6 месяцев назад +1

      Insha allaah reerkaaga waad heli doontaa ee cabdicasiis really u tag muqdisho ayuu jooga dad badan ayuu isku helay ugu yaraan 50 Sano dad Kala maqnaa ayaa alle u fududeeyey

    • @qamardagan8175
      @qamardagan8175 6 месяцев назад +4

      Mida kale qasaaro kama helin xamar ee faaiido ayaad ka heshay rag ayaa alle kaa siiyey alle ku mahadi wixii dhiman alle weydiiso

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 месяцев назад

      ​@@qamardagan8175waa runtaa walshy c. Cases waa nin karaameysan o qofwalba qofkiisa wuu helaa .ma

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 6 месяцев назад +16

    Waa qiso xanuun badan Allah haku sahlo reerahiina Allahuma aamiin🤲🤲🤲 Qalbiga Allah haku qaboojiyo ninka raga cayaar kuma ooyo walaal waan kula xanuunsaday 😭😭😭

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 месяцев назад +30

    Ilahay Ayaa ku jecel umadada somalilaan Ayaa kula dhashay.ilahay.haku caawiyo😢❤❤❤

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 6 месяцев назад +2

      Yurubeey isku qolo aydun tihiin inankaa kkkkk

    • @MadinaMadka
      @MadinaMadka 6 месяцев назад

      Plz Mel an kalaxariro ishega anagaranayo ee

  • @abiib531
    @abiib531 6 месяцев назад +27

    Alla illahay u ma da hooyo iyo aabo hakaaga dhigo aamiin aamiin yaarabi

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 6 месяцев назад +29

    Maxay dantu Ciishay wiilo, Waar Ninka Lacag manta Waxba uma Tarayso ee Ninka wax Noloshiisa wax u Taraysa oo Shaqo ah oo ku cano maalo ha la siiyo waa Bil rabadane 😢

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 месяцев назад +16

    Wallkaan wuu qalbi fiican yahay waayo dadka qaar wey waalan lahaayen.
    Aloow ugargaar Aaaaaamiin

  • @faayo19
    @faayo19 6 месяцев назад +9

    Guri hala siiyo oo ilmihiisa haloo keeno qofki awoodo qof qof Murugesan caawiyo Ilaaha abaalmarin doona waa maskiin😢😢😢😢😢😢😢

    • @NimcoAwAdenAbdale
      @NimcoAwAdenAbdale 5 месяцев назад

      Fhueeueuhse❤❤❤❤❤yru

    • @nasro7666
      @nasro7666 5 месяцев назад

      Anaa hoyo unoqonaya dhaqalsynay uk dagan

  • @wariyesandheere1415
    @wariyesandheere1415 6 месяцев назад +55

    Fadlan wiilkaa hala caawiyo si gaar ah Hc tv masuliyad iska saara

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 6 месяцев назад

      Way diideen in ay telefanka noogu dhiibaan wiilkaan HCT waa dad si kale ah

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 6 месяцев назад +19

    yaa Alllah garabkiisa ahow
    oo wehel u noqo
    oo qalbiga u qabooji🤲🏽🥺😭

    • @hodhanabdi2007
      @hodhanabdi2007 6 месяцев назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢

    • @hodhanabdi2007
      @hodhanabdi2007 6 месяцев назад

      yaa Alllah garabkiisa ahow

    • @hodhanabdi2007
      @hodhanabdi2007 6 месяцев назад

      😭😭😭😭😭😭

    • @ayaanmuuse-mm8eo
      @ayaanmuuse-mm8eo 6 месяцев назад

      Amiin amiin yaarabi

    • @Nasraqurxa
      @Nasraqurxa 6 месяцев назад

      Amiin ya rabiii😢😢😢

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 6 месяцев назад +11

    Soomaali qofkii dhiban bay sii dhibaan marmarka qaarkood ma gaalo miyaa baad isleedahau arcan xumada Ilaahay dhibka ha ka saaro ehelkiisana allaha u sahlo dhibka allaha ka saaro dadkana allaha u cabiidiyo🌺

  • @naimanicma5352
    @naimanicma5352 6 месяцев назад +8

    Walal anaga u noqoneyna walal halkee laga helaa wiilka oon ka cawinaa, Allow u sahel ehelkiisa Ameeen, please meshii laga caawinkaro soo sheega

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 6 месяцев назад

      Lamrka page ka Facebook ee horn cable tv yaala k xidhiidh wlloh

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 6 месяцев назад +1

      Wiilkaan in la ila soo hadalsiiyo ayaan rabaa Wiilkaan Aniga walalkay ayaa dhalay sidaan warbixinta ka dhex dheehday sulfa uu sheegaayo ayuu naga lumay waxaana diyaar u ahay in aan DNA iska qaadno laakiin Kuwaan soo daynaaya HCT way naga qaban waayeen telefanka isagana meel aan Kala xiriiri ayaan raadinayaan 6 beri hada waxaana u hubaa 100% in uu Wiilkaan yahay wiil aan eedo u ahay oo walalkey dhalay inshalaaah waan raadinayaa Intay igu qaadataba

  • @MaryamaAliCaamir
    @MaryamaAliCaamir 6 месяцев назад +29

    Waxaan rabi kaga baryayaa in Allaah kusoo fududeeyo ehelkaagii. H TV waxaan. Kacadsanayaa inay foon Zaad leh ufuraan si loogay caawiyo

    • @fatumomahamad
      @fatumomahamad 6 месяцев назад +1

      Fadlaan willkan hala cawiiyo😂😂😂😂

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 6 месяцев назад +26

    Illaahow maskiinkan arintisa ufududeey yaa rabbi adaa caziiz ahee😢😢😢😢

  • @Faadumougaasisxaaq
    @Faadumougaasisxaaq 6 месяцев назад +6

    Allow ukaalmey inankaas
    Aaynu uwada duceyno wllkn yusuf
    Ehelkiisa allaha usaqiro 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 6 месяцев назад +7

    Niinkani waa cise ciidkale maaha ee ciise iniin ka soobafiiya waa biyo kama dhiibcaan waa ciise dadka aadban ukal aqaan dhiigoda illahaba ikala baaray bafiiya ciisow niinka biiwaye tollay

  • @abdihassan7735
    @abdihassan7735 6 месяцев назад +6

    Ilaahay sxwt Waxan ka baryayaa isagaa ku abuurtay oo xikmad kaa lehe in uu Ehelkaagii ku tuso. Dhamaan walaalaha soomaaliyeedna waxan ka codsanayaa in aynu Yuusuf Garab istaago😢

  • @MohamedAdanabdullahi
    @MohamedAdanabdullahi 6 месяцев назад +4

    Ree Afgooye Waa Gun Gun Dhashay

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 6 месяцев назад +5

    Wlhi Waa arin murugo Iyo calooxumo illahay ha ku garabgalo walaalo insha allaah waad guuleysan bidnillaah samirkaagaa lagu egayaa insha allaah guusho wey dhawdahay hadaad ehelkaga weydo soomaaliyo dha Ayaan ehelkaaga gobtii somali Oo dhana waad la Joogtaa dadka Reer waqooyi Waa dadqalbiwanaagsa

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 6 месяцев назад +5

    🔦ilaahay eedo kuma mooga dadkoodhana rabbbi baa kaaga naxariis badan ee ilaahay ku farax waxkastoo aad dareentana ubandhig rabigaa eedo
    📩📩🔦🔦reer hargaysa gobwaad ahaydeen ee ninkaa meel dejiya oo caruurtiisa cilmiga ubara oo garabsiiya,, gobanimo DHAQAN BAAD ULAHAYDEEBE KU HAGOOGTA ADOONKAA KURBAYSAN

  • @fadumoashkir9800
    @fadumoashkir9800 6 месяцев назад +10

    Ilaahay baa ku caawin qof kasta oo kuu naxariista waa kuu waalid iyo walaal insha allaah waad heli waalidkaa. Ilmuhu way dhumaan waxaa kaga yaabaa in aad shunted amaba lagu soo xaday

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 6 месяцев назад +24

    ( YAA RABBI) (WALLAH) HADAAN WAXHAYN LAHAA DAQIIQAD IGUMA QAADATEEN!!(ALLAH SWT) WAXAAN UGA BARYAYAA 🤲🤲🤲🤲🤲ARZAAQAD KHEYR QABTA INUU(RABBI) SIIYO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 6 месяцев назад +6

    Rabbiyow Raxmaanow adaan waxba kaa qarsoonayn adaa adoonkaa abuurtay adaa ciduu yahay garanaya rayow caawi waynow faresh degdega u fur

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 месяцев назад +27

    Waa bil Ramadaan ilaahay faraj khayr leh iyo nolol qiimo leh baan kuu waydiinayaa Hargeysa ku dayacmi maysid insha Allah kor baa laguu qaadi dawlad iyo shacaba Allah SWT Faraj dhakhso ah oo barako leh haku siiyo

  • @alijeenyo6014
    @alijeenyo6014 6 месяцев назад +9

    Ilaahay ha u fudaydiyo
    Si uu helo reerkiisi
    Hooyadii iyo aabahii aamiin

    • @FaisaAli-d7i
      @FaisaAli-d7i 6 месяцев назад

      Alah ha ku caawiyo Somalian ka shqayso hana laku caawiyo lkn naag sadexat ha naku guursan😮😮😮😮

  • @Zaka_swe
    @Zaka_swe 6 месяцев назад +9

    Ilaahoow wiilkan u gargaar dadkiisi u sahal aamiin yaa rabi

    • @NamNam-z9v
      @NamNam-z9v 6 месяцев назад

      Amiiin

    • @MadinaMadka
      @MadinaMadka 6 месяцев назад

      Plz anagaranayo😢😢inten kalaxarira walalo

  • @Aminajam4l
    @Aminajam4l 6 месяцев назад +5

    Ninkan walal keen weeye aan horta si dhaba u gacan qabano tan kale hindigii soo wacay aan u raadino waayo hoyadii markii laga qaadayey buu nabarkani ku dhacay inta uu ka helayo wiilkan aan u kacno dhamaanteen reer somalind gacan mugleh hala siiyo

    • @shukrialihassan6405
      @shukrialihassan6405 6 месяцев назад +2

      Aniga fikir kan ayan qawey oo aan yiri Wilki hindiga ahaa wuxuu yiri aabehey wilkisa aso daqran oo diig kada aayo ayaa lagaqaatay marka xigtana Yussuf waxuu kadawaajiye ila malinku so aqliyeyste inuu nawarka wajiigisu kuyaalay oo gu dambeyn rerkas Hindiga ilmihi kadumay baan umalayn inuu yaxay Yusuf ee rerka hindiga DNA test halasameyo inuu qer unoqtho ayaa laga yawaaa😢

    • @FahiimaAbdirhmn
      @FahiimaAbdirhmn 6 месяцев назад +1

      Ninka timihiisu aad ayey u jilicsanyiin hindigaa loogama dhawa

  • @daarulislamquranonline9512
    @daarulislamquranonline9512 6 месяцев назад +4

    Ninkani hindi buu uegyahay wllhi

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 месяцев назад +7

    Diinta aay kaga fureen waa noocmaa mar hadey siiyeen oo illhey ubad kala siiyey waad heli ehelkaaga insha allaha mar hadaad luuq sheegtey waxaad isu eegthin Daba caseyr kolka marxeen kama fogid baan filyaa Hargeisa iyo somalilnd waa dhulkaagii Yusuf nin shaccab tahey anoo Hargeisa ku dhashaa ku leh laagama xigo illahey hawlagaga ah kuu fududeeyo Aamiin

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 6 месяцев назад +4

    Telephonekisa soqor please

  • @suleimankeybindaud438
    @suleimankeybindaud438 6 месяцев назад +1

    Intee kalaxarira please

  • @Fadthiadeeqa-om8fz
    @Fadthiadeeqa-om8fz 6 месяцев назад +4

    Yaa rabbi ehelkiisi u soo bidhbidhi reer somalilandnow caawiya

  • @riyadhassan2080
    @riyadhassan2080 6 месяцев назад +1

    Ninkaan ehelkiisa waa anaga kow tinta laba suradacwajiga inshllh mar dhaw ehelkiisa wuu la kulmi doonaa

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 6 месяцев назад +1

      Ma hubta walal

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 6 месяцев назад +4

    Ilahay reerkaaga hakuu sahlo adna iska samir insha alah sidii Nabi yuusuf baad reekiina markale la midoobi anigu waxan is leeyahay reerkiinu waa reer baadiye wali warkaagu magaadhin hadaba wiilka cabdi caziiz riyali warkaaga lawadaag isagana dadbadan buu baahiyay ilahayna u soo sahlay adiguna hada wixii kadanbeeya soomaaliland baad ka tirsantahay inta reerkaaga saxda ah la helayo waayo soomaalind dadka jilicdasan way ugargaaraan waa dad naxariis badan dag safafarka jooji adoo hargaysa jooga cabdicziiz riyal iyo kuwakaleba halkaa hakaa waraystaan lacagna kaama qaadayaan way kucaawin iska cibaadayso waad heli reerkiinii insha alah

  • @khadardeck461
    @khadardeck461 6 месяцев назад +1

    Wiilkaan waa la garanayaa idaacada meel aan kala xidhiidhno noo sheega waa ehelkayga

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 6 месяцев назад +5

    Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun ilaahayoow ehelkiisii u soo dhawee axx axx 💔😭

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 6 месяцев назад +5

    Muxuu luuq u aadi waayay oo ah halkii la sheegay in laga soo helay

    • @RAli-j8j
      @RAli-j8j 6 месяцев назад

      Wuu aadaye luuq iyo meelo kale oo badan sida mm tv ku sheegaye waryesi siyaye Lakin waxaba Kama helin

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 6 месяцев назад +8

    Ani waxey ila tahayy inuuu Hindida Madaw Yahay Ayaaan umalenaaa. Wayoo Tintiisa iyo midabkisa ila egg lakiiinsa Alaw ufududeee. Ehelkiisa Meley Joogaaanba Amiiin ya Rabi Wa Ramadaaan ❤

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 6 месяцев назад +1

      Maanta wa soomaali😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @UmmuCaaliyah
      @UmmuCaaliyah 6 месяцев назад +5

      Somali badan ayaa jirta oo tintaas leh waliba somalida way ubadanyihiin

    • @rzacck
      @rzacck 6 месяцев назад +1

      @@UmmuCaaliyah usheeg dadkan inay jiraan somali badan oo noocasa weliba muqdisho ayaan ku arkay somali badan oo sidaa u tima jilicsan

    • @princesszamzam7935
      @princesszamzam7935 6 месяцев назад

      Wiilkan waalagarna wall somali waye waliba qabil
      Murule ladaho waye

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl 6 месяцев назад +1

    Nin Kani waa mareexaan waxaa Dhalay kacaankii afwayne dadkii wax walla samaynaya ayuu kasoo jeedaa Cid male mana helayo haraadsado hooyo aabo mahelayo

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 6 месяцев назад +6

    Ilahay ha ku so fhaweye waalidkaa ilahay meel ay jooganba ha kuu iftimiyo

  • @املايمان-م8م
    @املايمان-م8م 6 месяцев назад +1

    Hoyadiisa wala helay warbiinta gedo wa iney maamada waraysato

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 6 месяцев назад +5

    Ninkaan oromo ayuu u egyahay.

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 6 месяцев назад +1

    Car nin iyo hal doolar soomaali oo dhani how dirto milyanneer hanoqdo

  • @AyanCali-v7f
    @AyanCali-v7f 6 месяцев назад +3

    Wlh waan ooyey😢
    Ilahayow rabbiyow dartaaa usoomanahaye maskiinkan faraj ufur😢😢

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 6 месяцев назад +5

    Caafi maad baad qabtaa qabiil waxba kagama maqnee hore uga soco

    • @Sumzzzz418
      @Sumzzzz418 6 месяцев назад +1

      Naga amus. Ilaheey ma naga dhigo dad la’aan.

    • @rodahassan929
      @rodahassan929 6 месяцев назад

      @@Sumzzzz418
      Qabiil waa laysku gartaa uun wax kale malaha iyo guurka
      Aniga qof muslim baan ahay somaliya intaas baa igu filan I don't care about qabiil

    • @Sulqayareey8888
      @Sulqayareey8888 6 месяцев назад

      @@rodahassan929 naa qabiilka ka sheekeyneyso wa maxay hooyadiis aabihiis walalihiis ayaa ka maqan

    • @rodahassan929
      @rodahassan929 6 месяцев назад

      @@Sulqayareey8888
      Ninkan walaal dadbaa soo korsaday ku tabcay in uu markuu xoog yeeshay katago walalihiisi uu lasoo koray ma xaqbaa waxbaa qaldan waliba sifiican baa looso koriyey

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 6 месяцев назад +4

    ILAAHOW WIILKAN MASKIINKA AH U GARGAAR OO FARAJKHAYRLEH SII YAA RABII AAMIIN 🤲🤲

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 месяцев назад +2

    Wiilkan xamar iyo c casiis reyl haloo diro isagaa baafiya inshaa allaah idinkuna tara waxaad tari kartaan

  • @hawoadenismael5123
    @hawoadenismael5123 6 месяцев назад +4

    Subxaanalaah ilahow caawi adaa caadileee

  • @hawojama7730
    @hawojama7730 6 месяцев назад +1

    Asc walal xagee kaka xariira wiil ayaa nagamaqan

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 месяцев назад +3

    ILAAHAY AYNU UGU DHOWAANO SOMAALIYEEY
    AAWAY KUWA LACAGTA ALE UDHIIBAY AX AX AX
    WIILKAN GURI HALOO DHISO BIIL HALOO QORO REERKIISA HALOO BAAFIYO REER SLN WAA GOB WALHY HOOYADAY MCN KA DHALATAY ILAAHAY UGU DHOWAADA.

  • @bashkazedehumblepoi9699
    @bashkazedehumblepoi9699 6 месяцев назад +1

    Noolashu farxad malhn marka aadan waalidkaada la joogin mise aadan arag .
    Plz lmbar lagaala Soo xariiro isoo sheeg .
    Hooyada dhashay wiilka ayaan arkay .
    Wlh markeey daawaty weey is badashay .
    Ee plz in aay la xiriirta ayeey rabtaaye lmbar inoosoo sheeg wll 🙏

    • @usertavo9448
      @usertavo9448 6 месяцев назад

      Wakaaa qoraalka ku qoran ee la hadal

  • @MaryamaAliCaamir
    @MaryamaAliCaamir 6 месяцев назад +6

    Allaah kurbada hakaqaado

  • @ashoshafici7583
    @ashoshafici7583 6 месяцев назад +1

    😭😭😭😭ala ilaahayow adigaa ween

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 6 месяцев назад +15

    Wiil samaliyeed baadtahay dadkoo dhanbaa wallala hooyo iyo aabe ah isdeji

  • @saadocali-nt5tx
    @saadocali-nt5tx 6 месяцев назад +3

    Yuusufow wll ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo ehelkaagana hakuu soo dhaweeyo iraaqad waasaca oo xalaala haku siiyo umadana aabiyo hooyo hakaaga dhigo wll qofkasta oo qisadaada maqlaa wuukula qiiroonayaa allena baryada inaguma hungaynayo yaarabi yuusuf arintiisa u sahal dumarka ubadka udhalayoo illaahay ka cabsada yuusuf waa dhibanyahay bariyo bayd mahayo hada fadlan garabsiiya ubadkana ha daadinina cid u aayi doonta allaa oge 😢😢😢😢😢😢😢

  • @HafsaElmi-u7y
    @HafsaElmi-u7y 6 месяцев назад +3

    Diintii xitaa waa lagu ciyaari hadaysiinyeen see uga fureen khasab allow naxariiseta sooceli wiilkaana adaa abuurtay oogaran reekiisa halka uu joogo u soo dir oo ufududee wuxuu joogaa duni qabiileel ka shaqeeyee subxaana allah

    • @IziinaAbdi
      @IziinaAbdi 6 месяцев назад

      Waxa laga yabi inee qudbo siro eheed

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 6 месяцев назад +3

    Insha allah waad farxi donta
    Hawer werin warban kuu ogahay
    Wiigan dabadiiye

    • @Aminajam4l
      @Aminajam4l 6 месяцев назад +1

      Rabi hakaa farxiyo ee walaalo si kasta oon u caring kartid adiga iyo dhamaanteen aan u caawino hadana waa nin cilmi diineed leh hadii maruun uu helo deganaansho ale insha alaah wuu ka heli waalidkii dhalay raboow wiilkan kurbada ka goo walaalahy reer somaliland ninkan ad haloo gacan qabto

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 6 месяцев назад +8

    Dunidu maanta aamin maaha ninkan hadu run sheegayo Allah SWT dhibka HAka saaro lkn sheekada shaki bay ledahay Nisa haday soo dirtayna Allah SWT ha kashifo

    • @saidbshaneali1924
      @saidbshaneali1924 6 месяцев назад +1

      But qalibigiis xanuun aya kamuqda runti

    • @saidbshaneali1924
      @saidbshaneali1924 6 месяцев назад +1

      Qaladku suubi aya ehed inuu kataga maba ehen rer labatan iyo dhowr sano soo korsanaa

    • @SuhaybasayidSuhaybasayid
      @SuhaybasayidSuhaybasayid 6 месяцев назад +2

      Marwuxu yidhi lix nin aya nahay marna wuxu yidhi 5nin aya nahay ana 5ku ah marka moji run haday tahay alaah ha usodhaweyo wakaas 5nin ba kaso tagay iyo ana 5ku ah aya fahmiwayey wajiiga canfari ciise ba wa uga egyahay

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 6 месяцев назад +7

      ​@@SuhaybasayidSuhaybasayidwuxu yidhi 6 ban ku ahay waa 2 wiil oo ay dhashay gabadhi kobaad iyo 3 wiil oo ay dhashay gabadhi labaad marka waa isku 5 wiil iyo isaga waa isku 6 nin

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 6 месяцев назад +1

      @@SuhaybasayidSuhaybasayid ALLAH RUUN BAADNA NAA MAA REER DJIBOUTI BAA TAHAAYE WAA LEE REER DJIBOUTI UNE BAA FAHMAYA WILKAAN DANAKILO UU EGYAHAAYE CANFAR RUUN BADNIIDA CAANFARTI ARXIIBA UU EEKA WALAAL🤔🤔🤔🤔🤔

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 месяцев назад +3

    Alla murugo badanaa qisada wiilkan 😢

  • @caasha93
    @caasha93 6 месяцев назад +2

    Yusufow wll qisadada waa la oyey adkeyso adunkan aad arkayso waa Darul imtixaan ee ma aha Darul raaxo 😢insha Allah waxan ku rajayna libaan iyo farxad ha oyin wll

  • @hoodomohamett1749
    @hoodomohamett1749 6 месяцев назад +3

    😢qiso xanuun badan weeye😢 alle hakuu soo bidhbidhiyo ehelkaagii waan soomanahaye alle hakuu aqblo ducada😢

  • @Jagsan4242
    @Jagsan4242 6 месяцев назад +2

    Aduunkan raaxo maleh lakin booska waalidka qofkii ka maqan uunba xanuun dareemi kara😢

  • @abdirisaqomar7980
    @abdirisaqomar7980 6 месяцев назад +3

    Illaah ha ku caawiyo Yusuf inshaAllah wad guuleysan waayo hadaba beel baa tahy ubadbaad hysataa manshaaAllah

  • @suleimankeybindaud438
    @suleimankeybindaud438 6 месяцев назад +1

    Awii ninkaa numberkiu

  • @Xafsa-k7m
    @Xafsa-k7m 6 месяцев назад +10

    Wll ilintir haloo woco wuu helayaa inshllh😢😢😢😢😊

  • @dalaysdeeqsan
    @dalaysdeeqsan 6 месяцев назад +1

    naagahan ubadkooda mayhaystaan wiilashu isaga way dhaamaan oo hooyo iyo reer abti ayay leeyihiine

  • @burhaanworkshopburhaanwork7757
    @burhaanworkshopburhaanwork7757 6 месяцев назад +4

    Diinteenu aad ayey u ilaalisey nasabadda iyo abtirsiga qofka,waxaan ilaahay kaaga baryeynaa inuu ilaahay kuu sugo iimaanka,illaaheyna kuusoo bidhbidhiyo waalidkaa iyo cidaad ku abtirsato oo saxa,aamiin aamiin aamiin ayaanu leenahay

  • @maryanfarah9997
    @maryanfarah9997 6 месяцев назад +2

    I’m going to help with DNA 🧬 kit if he want to take test, so sad😢

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 6 месяцев назад

      Alla wlaalo soona caawi waxaad u awoodo alaha kaa abaal mariyee DNA xagee buu la aadayaa hada hadiiba laga qaado Somalidu waa isku soo wada dhaw dahaye😢 so sad wlaahi ax😢😢😢

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 6 месяцев назад +9

    Asc yusufow walaal waan kuu ducaynaynaa marka hore dhibka iyo murugada Allah hakaa dul qaado.
    Tan labaad walaal ha oran cid igarab istaagta ma haysto sababtoo ah marka hore Allah ayaad haysataa oo ku garab taagan 2labaadna umadda somaliyeed iyo muslimiinta oo dhan ayaa wakaalahaa ah ee niyada kheir usheeg xabiibi yusuf

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 6 месяцев назад +1

    ilahow ugargaar walalken somaliyeed ilahow usahaal familkiisa

  • @munaadan3377
    @munaadan3377 6 месяцев назад +16

    Alxamdulillah dheh walal hadii illaahay ubad kusiiyayba reer waqooyi hadaan nahay nagamaba suurtawdeen waxaan kugula talinaya luuq aad oo halkaa kabaafi familyki somaaliland lagaama helin meeshaas ayaa ugu dhaw illaaahayna isku xidh oo aamin shaqayso walal nasiib wacan illaahay kahusoo sahlo familkana hortaada khayr

    • @hawoabdinur792
      @hawoabdinur792 6 месяцев назад

      Ilahay dadkaaga hakusahlo reer muqdisho wadad wanaagsan oo lagu dhexnolaankaro

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 6 месяцев назад

      Qofku cidii uu naxariis kahelo ayaa u ehel ah waar somaaliland taada iska joog muslimkaa uunbaa ehelkuu ah

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 6 месяцев назад

      Wuu tage mesha wuxu dhahe xero qaxooti ee aheed marki horaba hadana dhul howd ah oo lama dagan aye noqote

  • @nuuranalka4323
    @nuuranalka4323 6 месяцев назад +1

    Allahayow u gargar yaaa rabi 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @osmanisse102
    @osmanisse102 6 месяцев назад +6

    Program kii ilintir meeyey tolow isagaa reekoodii u baafinlahaaye

  • @saciidliibaancismaan6148
    @saciidliibaancismaan6148 6 месяцев назад +2

    اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن وأعوذ بك من العجز والكسل
    وأعوذ بك من البخل والجبن
    وأعوذ بك غلبت الدين وقهر الرجال😢😭

  • @SaynabYusuf-qg7mb
    @SaynabYusuf-qg7mb 6 месяцев назад +3

    Allah kurbada kuhsysata kaafaydo mid aduuyo iyo mi akhiroba allena gamha utaago bari saga ayaan waxakast awooda
    Umada alle kuusakhiro was

  • @aburahmanhassan6673
    @aburahmanhassan6673 6 месяцев назад +2

    Alle ha kuu soo dhaweeyo ehelkagii oo nabad iyo caafimaa qabba alle mardanbe ha nakaa tuso adiga oo faraxsan o ehelkaagii helay oo qalbigu kuu caafimaad qabbo

  • @Sumzzzz418
    @Sumzzzz418 6 месяцев назад +71

    I truly hope that you guys aren’t profiting from his story and the views without helping him.

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 6 месяцев назад +4

      Very very disappointing story, my brother seek refugee and protection from allah swt, allah was caring for you without your parents & relatives and got education from great sarvant of allah; so my tawakaltu ala lahi wakafa bilahi; brother you have allah swt who provides above all,

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 6 месяцев назад +3

      Ilahi swt baa daamin ah how can we rich these brother

    • @deqaabdi9740
      @deqaabdi9740 6 месяцев назад +1

      U.

    • @SahraFaarax-e8j
      @SahraFaarax-e8j 6 месяцев назад

      🎉tj​😢🎉😂😅😢😮😅mq5665@@abdiadan4837

    • @hawanuhmohamed
      @hawanuhmohamed 6 месяцев назад

      ​@a. You bdiadan4837

  • @HabibaMohamed-mx2wi
    @HabibaMohamed-mx2wi 3 месяца назад

    Rabbi Tala.Kufilan Walal.Allah taldha saro.Aduunyo imtixankedha wabadhantah.Nnaxariista Allah hanasiyo.Ameen.

  • @fowziyam.jeilani2021
    @fowziyam.jeilani2021 6 месяцев назад +3

    Qofkan waxan ku arkay isbital an ka shaqenayey oo wuxu kenay wiil oo dhalay ma aanan umaleneyey inay xaladisa sidan tahy allow ha u sahlo dadkiisa😢😢😢

    • @zainabdulla1131
      @zainabdulla1131 6 месяцев назад

      Walal xagee bey aheyd magaaladee

    • @fowziyam.jeilani2021
      @fowziyam.jeilani2021 6 месяцев назад

      @@zainabdulla1131 waxan ku arkay afgoye hospitalka anka shaqeyo

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 6 месяцев назад +2

    3 jir dad uu ka soo lumaye dadkii uu ka lumay Allah ha u sahlo dadkiisa koleey waa u ekaa karaa oo weey aqoon san kartan sanadkii la helay inuu sheegay odaygii helaa ficneed lkn cidii luuq ilmo kaga lumeen waa garanayaan ehelkiisa Allah ha u sahlo insha Allah

  • @KhadijaHaaji-f3n
    @KhadijaHaaji-f3n 6 месяцев назад +3

    Allah kucaawiyo wallaal aamiin

  • @AadamCali-f7m
    @AadamCali-f7m 5 месяцев назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @katuunomar2814
    @katuunomar2814 6 месяцев назад +9

    Kurbada Alle hkaa dulqaado walalkay mcn inshaa allah

  • @NajiibDiriye
    @NajiibDiriye 6 месяцев назад +1

    Sorry wll mcn ❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 6 месяцев назад +6

    ilhhw rapiyw raxmnw ugurgaaar dhipaatda haystan ka dul qaad yaaa rapi🤲😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @libaandreamboy514
    @libaandreamboy514 6 месяцев назад +2

    As long u have quran u will not missed anything u have solution

  • @Xaawonuuro
    @Xaawonuuro 6 месяцев назад +8

    Ilaahay qalbiga hakuu qaboojiyo wllky somaliyed war somaliyey wiilka an u kacno 😢walhi ilmada ayaan ceshan waayey. Inaga ayaa u ah hoyo iyo aabe iyo walal. Iyo ehel

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 6 месяцев назад +2

    Reerkii sookorsaday waainlasoo helaa kadibna ayaga lawaraysto

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 6 месяцев назад +6

    Reer sheikh issaq waa goob. Goob bless republiken of somaliland

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 6 месяцев назад +2

    Waxaan soojeedinlahaa inay masuuliyad wayn iska saaraan HCTVninkaas dhibaataysan runtii arin murugo leh.

  • @ElamaMohamed
    @ElamaMohamed 6 месяцев назад +7

    Sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MxaadQalbi
    @MxaadQalbi 6 месяцев назад +1

    Alle ha kuu sahlo pro

  • @degan4
    @degan4 6 месяцев назад +8

    Yusuf kaalay muqdishu cabdacasiis riyals

    • @hakim-gm2bg
      @hakim-gm2bg 6 месяцев назад +1

      maxaad uhaysaa

    • @MsKeyf
      @MsKeyf 6 месяцев назад

      Reerkisa baa la baafinaaya

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 6 месяцев назад

      74k ba daawatay muuqaalkan kaa sheegaysidna 3k ma daawato hhh