Horta adigu Yaa tahay Adan Faraxow Aqon maysu leedahay Yaad matasha?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Horn of Africa Daily news and Analysis

Комментарии • 44

  • @HasenAhmad-r8l
    @HasenAhmad-r8l 21 день назад +1

    Tres bien djama galad bravo est vive tw djma

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 21 день назад

      Adan farah is sycophants whose pple butchered by Eithiopia.😂

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Geeeesi.jamaca galad
    Ruunbada ushegetay
    Nacaskan

  • @abuahmed5748
    @abuahmed5748 21 день назад

    Mahadsanid Jama 🙏

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 21 день назад +1

    Adan Farax maha Somali
    Maha Cisse waa Oromo

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 21 день назад

    mudane mahe waa maqar saar dhunta kahadla damir lawe diciifa👍👍👍🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪💪🔥🔥🙏

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 21 день назад +2

    Kaasi waa dameer aan damiir laheyn

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 21 день назад

    Wakhtiga hadda lajoogo qofkasta oo cilhaya oo Somaali ah maheeyjoogaanba waxeey ushaqeeyaan uun Xaloishoida oo uu ugu weyntahay Xassan Sheekh Maxamuud❤️👏

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 21 день назад +1

    Jamacow nama matalo besha Cissé wa caloshi uu shaqeyste hadi uba Yahay Somalie hadikale wa oromo aad Somalie baratey

  • @OmarHaji-rn3tz
    @OmarHaji-rn3tz 21 день назад

    Wa damer iyo doqon an naf lahayn qof ma aha wa wax dhintay wana cadowga umada somaliyed

  • @user-ou6ti8lu6l
    @user-ou6ti8lu6l 21 день назад

    Waa aaden diifle dhuuso dhakal

  • @aliabdilqadir1326
    @aliabdilqadir1326 21 день назад

    Mayaaaaas

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 21 день назад

    Adan farax waa cadow
    Duuli damer xar

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 21 день назад

    Jama Galad good job 👍

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 21 день назад +1

    Aadan faarax waa neef cows kuu cunaa

  • @omardarar3007
    @omardarar3007 21 день назад

    Geesi

  • @mahadmed6382
    @mahadmed6382 21 день назад

    Geesi somaliyed jama galad

  • @omardarar3007
    @omardarar3007 21 день назад

    waa ruunta

  • @user-tg2mv9bc9h
    @user-tg2mv9bc9h 21 день назад

    Aaba adaa oogu sareeya warbaahinta somaalida dadka wixii qaldan meel saar aaba jaamacow guul

  • @SafaMohamedhachim
    @SafaMohamedhachim 21 день назад

    Kamgoud iy ukistanall

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 21 день назад +1

    Dowlad degaanka soomaalidu mar horuu xoroobi lahaa ee wuxuu ka xoroobi la yahay kuwa la mid ka ah aadan faarax oo kale aadan waa loox

  • @aliabdilqadir1326
    @aliabdilqadir1326 21 день назад

    Warun

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 21 день назад +1

    Jaamacoow kani ma astaahilo in aad lahadashaba bakhtigiisa jiid jiid

  • @omardarar3007
    @omardarar3007 21 день назад

    jamac galad

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 21 день назад +1

    Adan nacas

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 21 день назад

    Sidaasu rabaa oo ku jooga dalka waa daba qoodhi la tumay Mar hore waar Haku xiiqin waa kuwa duloobay oo jabay waa hore dhintay

  • @omardarar3007
    @omardarar3007 21 день назад

    Hadan Ahay wiil ciise Adan farax waa dofar

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 21 день назад

    Canfar madaxdoodu
    Wey ka hadleen oo ay dhex yimaadeen dadkooda
    Isaga iyo dhamaan soomaalidu
    Kamey hadal

  • @leban9958
    @leban9958 21 день назад

    Nin ayaa dameer buunshe siiyey markas buu ku yidhi waad dharagtey ee ii hees hada
    Markaa dameerkii waxuu isku daray haa haa iyo dhuuso
    Adan wa sas

  • @ubahdahir9581
    @ubahdahir9581 20 дней назад

    Karbash runta usheg damirlawaha isaga afkisa haysanwayay

  • @IsmaeilHassanAwaleh
    @IsmaeilHassanAwaleh 21 день назад

    Adan fakayoy

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 21 день назад

    Dhiiga tolkii ayuu kudallacay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 21 день назад

    Jaamac-hantaatacow kolka hore Adigu Aden Farah kama jeclid ugamana warramikartid gobolka Siti . Cafar iyo Ciise iyaka iska-kaa xiga iskana kaa yaqaan . Waa isku Djibouti waana isku Ethiopia . Adigu awowga la gubye ma basaasnimo iyo diradiraalenimo ayaa weli hunguri kuu haya . Waxa aakhirka ku haleelili-doonta gacanta sirdoonka Ethiopia amma ka Somalia

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 21 день назад +1

    Mana matali karo aadan dhabano loox waa nacas

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 21 день назад

    Adaan.farax waa maqar sar mida
    Kale isaga bixiyay awalba

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 21 день назад

      Jama galad guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 21 день назад

    Jaamac Odaadeen,
    Somalida Ethopia waa sadex Qaybood ,Ogaadeen ,Receive Area ,iyo shiniile oo dhanka jabouti ah,
    Waxa ay somaliland u sadqaysay xoriyadoodii markii dhulkaa dambe lagu wareejiyay Ethiopia, waxa lalal galay dagaal 64kii iyo 1977-78 oo naf iyo maalba reer somaliland u hureen , markii dhul badan la qabsaday waxaad ka taagtay calan hal iyo nirig ku sawrantay,
    Majeerteena in qilaab buu ka dhex raadiyay ,cida kaliya ee daacad ka ahayd waxay ahaayeen dadkaa kale ,Aduunkii waa diiday waxaana xoog lagaga soo saaray dhamaan dhulkii laga qabsaday Ethiopia ,waxaad qoxooti ku ahayd somalia 16 sano oo moqorafad iyo buulal dadkaaga kaneeco ku cuntay kuna madheen ,hada ayaad dad u soo eekaanaysaa oo dhulkaagii iyo ku aanad lahaynba isku darsatay ,waxa se kaa muuqata in aad u xiistay qoxootigii iyo xeryihii,Ogaadeen hadii ay dhulkooda xoraynayaan iyo haday jeel ogaadeen isu samaysanayaan dhulka ay leeyihiina waa la yaqaan ,waa haowl u taal laakiin magaca somali dib dambe ogaadeen ku shaqaysan maayo, waana lagu kala bixi oo qoomiyad walba dhulkeeda waa u madax banaanaan ,waana sida ay dawlada fadaralku jeceshahay ,ee aad adna hor ordayso ,somalida Ethiopia ogaadeen kaliya uma taal ee indhaha fur ,Raaso iyo dagmooyin badan baa caqli xumadaada oromiya raacay ,

  • @IlyasAbdi-d4x
    @IlyasAbdi-d4x 15 дней назад

    Ina qootiyo ka haadal galbeka siiti

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 21 день назад

    Jabhadi ogaadeeniya galadaw ma sii jiri doonta haddi hargeysi itoobiya la heshiisay. Galadaw muqdisho ma difaaci karta dhulka aad marna sheegataan marna somaaliba leh aad tidhaahdaan. Cabaadka jooji oo cagta dhulka ku hay afkana runta la ogaw dadka
    reer sh isaxaaqna adyadaada ka ilaali. Tolkaana haddii aad weriye u tagay runta u sheeg oo awoodooda wax ka baxsan haw qurxin

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 21 день назад

    Somali kale iska daaye ciise xataa ma matalo

  • @SafaMohamedhachim
    @SafaMohamedhachim 21 день назад

    Ands issa rree dijbouti inakaa na matakaar

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 21 день назад

      Adan farah is he really a believer of Islamic tenants

  • @ubahdahir9581
    @ubahdahir9581 20 дней назад

    Anagkubela karbash

  • @BashirMuuse-g9d
    @BashirMuuse-g9d 21 день назад

    Ronbad u shegtay galka gallkoul dhalay degesa halala wallah nenka iskou habanahay kama heshonaye dhegesa halala nacdalka