Ma in sidaada oo kale lay adoonsado oo xalane la iiga taliyo ayaad rabtaa. Alshabab,Talyani,Xabashi iyo Kenyan miyad ku sii darsatay adoonsiga masaarida?!!!!
Mnsha allah masar soo dhowaada intay cadawga somaaliyeed ee itopianka ah ilaahay ha jebiyo ee somaliya dooni mayso itopia, dhulbaa nooga maqan ku kale ugu dari mayno
Insha alaah masar guuldaro ayay kala kulmaysaa ayaad dhahday taasoo oo ah sida aad adigu jeceshahay hadii aan hal su’aal ku weydiiyo masar umasocoto kaliya dan soomaali qofkastaa og ee ethiopia miyaa dan soomaali usocot ? Teeda kale anaga yaa inoo roon hadaan labo la huraynin masar ama ethiopia . Masar aar goosi iyo dhabar jabin ayay ethiopia ku tahay danteedana waa intaas in ay soomaali garabistaagto waxaa uga muhiimsan dhabar jabinta ay amxaaro dhabar jabinayso marka adiga iska raaxasyo meesha ciyaar kalaa ka socoto
In sh allh waxaan u rajaynaynaaa Ethiopia hadii aysan somaaliya faraha kalabixin iyo xuduudeheeda in Ethiopia kudanbayn doonto yukuslafiyadii Africa 🌍 Somalia 🇸🇴 guuul in sha allaaaaah
Faaiido nadan ugama fadhino masar waayo falasdiin ayaa noogu filan cibro qaadasho nin garacani geed kamA baydho ayaan u arkaa hadii aan been la isku sheegayna soomaali oo ilaahaY u hgaasan cidi dhul kama qaadi karto hadii ay gaalo miciinbido nagabasiiliita oo aan waba nagu dhaamin khiyaali horle iyo gumaysi doon midho kamaguri doono guusha iyo gargaarkaba alaah ayaa haya iyo nasriganA xagiisuujiraa
Let Ethiopia cry for a bit.. Welcome, Egypt to Somalia.. Somalia will kick out Ethiopia by hock or rock unless Ethiopia changes its ways and works on collaboration and peace. However, their recent attempt to annex Somalia's territorial water will not pass by without action.
masar fidno iyo bur bur horleh bay wadan ee soomaaliya wa wadan jilicsan oo dadkedu dhib iskugu filanyihine ee shisheeye kuduldagaalaman ma qaadi karto
Masar Dan Ayey leenahay Inagana Dan ayaan Leenahay kolay Itoobiya Ina Dan Mayso oo waynu Is huranahay iyagan Kibriy oi badeena Iyo bariga oo ay Horay inooga qaaday Marka is hurimayno Ee aynu kadaa iidansano wale ka adikin ayady iswaasho Sidoodoo ayenu caydhs Sanana hadii ale idmo Iimabka ayenu kuqabna
Horta sual masar ma u diyaarsantahay dagaal dibada waa Maya sowabtu viladelvia waxa kasocda ayaa laga garan lahaa sidaa darted aniga waxay ila tahay masar itoobiya looma keenin ee waxaa loo keenay iney xuutiyiinta kala dirirto soomaaliya danta Kaliya ee masar dibada kaga xeran waa gacan baabul mandab waxa kale waa wacyi kajeedin
How does the saying go🤔you fool me once shame on me well this 🇪🇬Oromo junta he can not fool me twice as 🇨🇬Amharan I support Somalia 🇸🇴 sovereignty. Good job Egypt 🇪🇬
Inkasto aa. La oranayo masar maslax u qaaseey usocota lkn ogaada masar boob loogama cabsi qabo ee yaa loo hayaa o badalayo. Magaranayo dadka masar iyo turkiga dhaleecenayo lkn wax badiila a soobandhigeen. Lkn hadii a nacno turki iyo masar yaa ku booteene o keenee? Fadlan midnimo af gaabni ficil wada jiro iyo faruuryo aamusan aa ku dadaalno
Masar maaha dawlad ethopia kula tartami karta Geeska Africa ,Waxa iswaydiintu tahay somaliya ma waxay noqotay hasan sheekh ,Marka laga tago somaliland oo dawlad gaara ah 33 sanona ka madax banaanayd somalia inteeda kale , waxa jiro dawlad goboleedyo ku midoobay fadaralka oo aan midna lagala tashan heshiisyada milatari ee isdaba jooga ah,waxaa muuqata in ay intii fadaralka ku heshiisay sii kala furfurmayso oo kala dano iyo kala aragti noqonayso ,putland xidhiidha ka dhexeeya muqdisho ma fiicnayn intii mudo ah, koonfur galbeed iyo juba land waxa amnigooda gacanta ku haya ethopia ,halka hiiraan iyo galmudugna ay ciidan badani ka joogaan Ethiopia ,marka eego ciidanka masar ee muqdisho yimi waxa ay dabka ku sii shidayaan kala fogaantii iyo is aaminkii marka horeba ka dhexeeyay muqdisho iyo maamulada kale , sida wararka qaar sheegayaan waxa diidmo kala hortagay tabaada masar dawladaha maraykanka iyo ingiriiska oo ku tilmaamay arin aan laga fiirsan waana dawladaha bixiya kharashka ugu badan ee ciidamada nabad ilaalinta u jooga somalia, dhaqanka masaarida iyo somalida cida taqaanaana marna meesha la geeyo maaha kuwo hal maalin wada joogi kara,
Markii horaba eitopia dagaal bay diyaar u ahayd .hanjabaada wax macnaha malaha cidii ay ka adkaan jirtay waa loo jooga ee waxba calaacal kuma tarayo. Somaliya somali baa leh.
Xasan xaraashow ciidamo makuu dhisanyihiin waa taad ciidankii aad kala dirtaya caqliqaada gaaban ma wuxuu kusiiyay in ay masar kudifaacayso taas waa waxaan shaqaynaynin soomaaliyay hurdada kakaca
Guul iyo gobanimo somaliweyn✍🏾🇸🇴balanteenu wa adiis ababa
Masar wax ay tareyso malaha falastiin ha xureso jugta wllahood
Way maqlayaan
... ormoow shaqadeyna ma aha waxay caawisay shaqadeeynu waa inay Ethiopia burburis daamka biyaha iyo inay hub iskugu dhiibti
P
Imaanshaha Masar ee Muqdisho, Hanjabaada Itoobiya katimi, diyaargarowga 2da dhinac & Xaalka Soomaaliya
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Kusali rasuulka s.c.w ❤
Somalia Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
Dhibaatada Somalia Maanta Waa Xasan Dhiiiqo Isagaa Ubaahan In Umada Lahor dhaafiyo Umada Somaaliyeed Iney Dowlada Quwad leh Ay kudhex dagaalamaana Isagaa kashaqeynaya
Eitopia waan ka xureyneyna Somali Galbeed ila Adis Abeba
Ciidamada MASAR waa in qaar lageeyo SANAAG❤🇸🇴 (laasqorey)
Ma in sidaada oo kale lay adoonsado oo xalane la iiga taliyo ayaad rabtaa.
Alshabab,Talyani,Xabashi iyo Kenyan miyad ku sii darsatay adoonsiga masaarida?!!!!
@@AhmedAliSame-kaabadi miyaa lagaa tashanaa reer riyo kunool
@@zakariapoi2514 laasqorey waa puntland waana itoobiya
Reer Laasqoray ma caamo ayaad mooday waa Rag caqli leh oo dhulkooda maamusha !
Mnsha allah masar soo dhowaada intay cadawga somaaliyeed ee itopianka ah ilaahay ha jebiyo ee somaliya dooni mayso itopia, dhulbaa nooga maqan ku kale ugu dari mayno
Caqliga hawiye waa intaas😂
Masar iyo Somalia Guul ❤
itoobiya iyo muusa biixi dhegaha ayaa Laga garaacayaa insha allah
Balanteenu waa adis ababa
Soomaaliya waa kala jabeesa sii toos ah...waa hadi eey maseriida eey iimadan waadanka....iiga qora warkas
Masar waa in lageyo woqooyi iyo muuse biixi ❤❤❤
Somalia 🇸🇴 illahay baa u maqan😢
Masar somaliya danteedaa ooma socoto lkn waa mid somaliya lagu bur burindoono masarna guuldaro ahey kala kulmi doontaa insha allah
Hadey masar wax u hiilineyso falastiin oo dariskeeda ah haa u hiiliso hadiikale waxaas waa jug jug meshaada joog
Xaqiiq weye wllo.
CADAWGAADA, CADAWGIISA WAA WALAALKA
Insha alaah masar guuldaro ayay kala kulmaysaa ayaad dhahday taasoo oo ah sida aad adigu jeceshahay hadii aan hal su’aal ku weydiiyo masar umasocoto kaliya dan soomaali qofkastaa og ee ethiopia miyaa dan soomaali usocot ? Teeda kale anaga yaa inoo roon hadaan labo la huraynin masar ama ethiopia . Masar aar goosi iyo dhabar jabin ayay ethiopia ku tahay danteedana waa intaas in ay soomaali garabistaagto waxaa uga muhiimsan dhabar jabinta ay amxaaro dhabar jabinayso marka adiga iska raaxasyo meesha ciyaar kalaa ka socoto
@@mohamedhassanjeilani2259
Masar iyo itoobiya Dagaalkoodu mid cusub maaho oo waan wada ognahay waa xiisada wabiga niil midaas masar waa looga adkaaday oo wax weyka qaadi weyday marka nin danta dalkiisa wax utari wayay oo ciyaalkiisu biyo la,aan ubakhtiyaayaan aniga muxuu iitari
Takale itoobiya ooma socoto konfurta somaliya oo wax ka hor istaagaayana maleh masarbaan imaankarin woqooyi somaliya hasheegin marka itoobiya koonfurna wey gubi waqooyina wey maamulan
Xasan Baqti Usajuud IYO kooxdiisa Dowladnimo SOMALIYED Waakuxaareen
FARMAAJO ETHIOPIA ABI AXMED KAWARAN
@@hibaali4311 ooy dee
farmaajo majnuun ayaa hoosta ku watay war yaa taas ogow farmaajo kaatomo itobiyan
Masar somalia
Fidno ayuun bay
La imanaysaa
Qof xanuunsan oo aan garaneyn meesha laga hayo indhaha aad masar Ku aragtay ma Ku arki weyday itoobiyada leh waxaan rabaa bad soomaaliyeed
@@gureymax7639 itoobiya dhaanta masar
Oo itobiya wanaag kuu hayaa
Waan arkaynaa
😊
Assignment kaa haddaanu nahay somailand anagaa u dirnay masar iyo somaliya,waxna isku biirinmaayaan,masarna waxay ka dagaalanasantahay biyaha wabiga niil.
Ethoipianku 10 sano ayey joogeen somaliya,masarna Dan kamay lahayn lkn maanta ilmada yaxaasku waxay daarantahay waa biyo,masarna xaabo uma noqonkarno haddaynu nahay ummada somaliyed.
Masha alaah Wan sodhoweynaa masar
Masar ayaa kadaran Ethiopia 💯
Allow sahal amuuraha Somalia alshbab ayaan horey ula yaabeneyne hada Masar iyo itobia ayaanu dhexda u galney
shacabka soomaaliyed ma nooshahin wadanka halo kaco wuu sii libdhayaaye
Masar falastiin baa walaalkeed ah albaabadii baanay ka xirteen
waa itfaaq aduunkoo dhami makhraati kayahay masar falasdiin maalintay taageerto waa inay dagaal udiyaar garowda iyada iyo yahuuda
Maxay difaaci kartaa.wallahi.waa baabiiina
Masar falastiinba albaabka ayey kaxiratay ee ma soomaliya ayey Har ujiidayaan
Ethopianka Miyey Ooyayaan Warkaasa Imaraayo wixii ka Ooysiinayo Baan Taagereynaa Sababta joog joog looga kari waayey kusocda Masar Welcome ❤❤ ❤
CBB jaajuusiin itoobiyan ah
Reer CBB waa fulayo langaab ah
ciidanka masar soomaalidu way kashakiyen oo xasan sheekh ba raba inay kursiga kuhayso
Ethopia iyada kuxadgudubtey qaranimada soomaalia markey heshiis lagashey ay badeena kuqaadaneyso ethiopia dhul iyo dad baa igagamaqan ugumadarikaro badacas ama baabulmandab waa in iyana qaranimadeeda halis lagaliya qaniinyo qaniinya kafujisa
CADOWGAAGA CADOWGIISU WAA SAAXIBKAA
قاعدة لا أصل لها شرعا وعقلاً
In sh allh waxaan u rajaynaynaaa Ethiopia hadii aysan somaaliya faraha kalabixin iyo xuduudeheeda in Ethiopia kudanbayn doonto yukuslafiyadii Africa 🌍 Somalia 🇸🇴 guuul in sha allaaaaah
Masar io itobia waxad arki doonta somali ukala safata 2da dhinac dhawaan I.a
@@zalimhussein6118Wixii ethiopa la safto afkaa xabad Laga gilinayaa labaryi maayo.
Qaza looga baahanyey masar Somalia loogama baahna !!
Faaiido nadan ugama fadhino masar waayo falasdiin ayaa noogu filan cibro qaadasho nin garacani geed kamA baydho ayaan u arkaa hadii aan been la isku sheegayna soomaali oo ilaahaY u hgaasan cidi dhul kama qaadi karto hadii ay gaalo miciinbido nagabasiiliita oo aan waba nagu dhaamin khiyaali horle iyo gumaysi doon midho kamaguri doono guusha iyo gargaarkaba alaah ayaa haya iyo nasriganA xagiisuujiraa
Masar falastiin bay wax kutari lahayd,itoopiyaana ka'adkaydwaligeed?
Chb jaajuus amxaar👀
Hubkan waxaa baahi wayn uqabtay walalaha QAZA. Iska daa hube kiniiin ayeyna qasa gayn karin masartan aad noosheegaysaaan
oyada was masar
Masar wanaag uma socoto guul bn itoobiya leenahy❤❤
Orom aabahaa was imnikaa lagu burburin
@@HakiimHakiim-t8p oooy dee
Let Ethiopia cry for a bit.. Welcome, Egypt to Somalia.. Somalia will kick out Ethiopia by hock or rock unless Ethiopia changes its ways and works on collaboration and peace. However, their recent attempt to annex Somalia's territorial water will not pass by without action.
Hhh sorry All of them are Dustbin
Waxaas waa faataa dhug adeer nin falastiin biyo io baad io caafimaad baa ka xirxiray anagana Malab na siin maayo
WADANKEENA KHEER UMAADAN EHEENE NADHAAF OO NADHAAF
kkkkk
aniga Masar inay waxnoqaban
naysa ma amisani lkn waxa kasiixun Etopiya inay tirahdo
dowladkala heshis lama galikartan
tasi waa qursicad o madaxbananida Dalkena kasohorjeda lkn masar xogaha Hub ah inan kaheleyna ayan filaya
Dagaalo sokeeye anga kuso daalne mana ogolnin iney kuhardamaan Masar & Itoobiya
Adigu ma waxaa u adeegaysaa itoobiya
masar fidno iyo bur bur horleh bay wadan ee soomaaliya wa wadan jilicsan oo dadkedu dhib iskugu filanyihine ee shisheeye kuduldagaalaman ma qaadi karto
Xoog ayaan oga Sarena cidanka itopiyank somaliya somali baa leh
WA sidan jclnhy lkn madhacyso sxb sbbto ah Mamul goboledyo caloshod ushqystayal ah baa kajira dalka
Madax banaanidii somalia ayaa laysku haystaa
Somalia heshiis ma gali karto ayay lee dahay ethiopia halkaas ayay maraysaa
Karis xun iyana murudla nabada soomaaliya adis ayaa kow ka ah.heerkaasna iyadaa kala furfurkii jabhadaha iyadii bay maanta aaboow leedahay kuu roonaan lahaydaa inaad faraha kala baxdo
Mabaxeyna markay dhahan wadanka ma ayagaa iskaleh ul ayaa lakinga saraa hoyadiin wasa
Ethopia iyo Masar baa kuu dhul dagaalami doona somalia waxaana laa isku adeegsan doona waa somali qabiil kaste waa laa hubiniyaa dabeetana waa laa isku diriyaa sidee 1988 somalia imika jabka ugu weyn gashay
Somalia waa dal xor ah cidaan rabno ayaan heshiis lagalikarnaa maxan uga baahanahay ethopia
Xasan Somalia meeshu kuwado walagashalaadoona
adigoo nin ah miyaa sidaas u baqaysa 😂😂 fuley hassan sheikh waa nin hawiye ah hawiye iyo itobiyana waa is yaqanan
dhalinyarada soomaaliyed maxad kaga duwantihin dhalinyarada aduunka wa damiir xumada war kudayda harti oo difaaca wadanka
xasan sheekh ma wadanka laga qabto
Caadi weeye
Somalia iyo Ethiopian in ay is qabtaan
Gobalka Ogaaden
KuwA hoostada lagu cunayo u hili
Pourquoi pas l’Éthiopie il vaut pas partir chez, la Somalie ne partir pas Éthiopie 😇😇😇👁👁👁👁⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️❓️❓️❓️❓️
Asc. Walaaloow magacaan dhawaaqiusu luqada kake waa ku qaab daran yahay ee iska badal...waa talo.
Abii Ahmed shawo wx uu ogadey
Arinkaa waa wax uu caaw jigjiga u yimi kiimuuse biixi miyuu ku socdaa safar dhulka Ah marka
Walleee xasan xumoow wadanka helis ayuuu ku wadaaaa .allow Naga qabo dhibaatadda maar iyo ethiopia
caaaaaac hassan sheikh ku waasha reer fulayo uf war itoobiyanaka ayay ka baqaysaa
Maxay ethiopia jawaabi kartaa waaba kala daataye miyuu galgalan doonaa
Dadka somalida sheegta ha udiyar garoban inay dalkoda dadkale uga baxan wayo way diifacan weyen ileyn dal aan dad lahayn dal ma noqdee
Masar hadad aragto shabab waku qabsatay wayo masar waa tageeraha shabab
516❤
Masar Dan
Ayey leenahay
Inagana Dan ayaan
Leenahay kolay
Itoobiya Ina Dan
Mayso oo waynu
Is huranahay iyagan
Kibriy oi badeena
Iyo bariga oo ay
Horay inooga qaaday
Marka is hurimayno
Ee aynu kadaa iidansano wale ka adikin ayady iswaasho
Sidoodoo ayenu caydhs
Sanana hadii ale idmo
Iimabka ayenu kuqabna
Suudaan ayey wax tari lahaayeen haday masar macne leedahay dhib aad u badan ayey u gaysanaysaa somalia lkn qabuuraha masar ayey somalia nowonaysaa
masar waan soo dhawaynayaa talaabada ay qaaday itoobiya inay madaxbanaanida jamhuuriyada somaliyeed ay ku xadgudubto waa arin dhaawac ah oo iyada xataa an ogolayn itoobiya inay ka faa idaysato jileeca somlaia maanta waa doqonimo somaliland wx la dhaho ma jiraan midnimada waa astaanta xeerka ilaalinta umada waana gardaro cad
aduunyadu wy wareegtaa waana giraan illaahay baana dadka is daba mariyee ninkaa oromka ah yuuna oromada dhib weyn gaadhsiinin
Farmajo ba gedo ayuu geyn jirey why xasan sheekh uu ugenwayaya
Dadkan masar diidan ee ethiopia raba ma reer soomaalilan baa
Marka hore, Soomaaliya xor bay u tahay ciddii ay keenayso, laakiin Xasan ma yahay madaxweynihii ku habboonaa xilligan?!
"Dawladda somalia waxay ugu deeqday dawladda fadraaliga ah somalia bilo ka hor shixnad hub ah taas oo loogu tala galay la dagaalanka argagaxisada "
Gaylan media hadallada ayaa isaga dhex darsama mar-marka qaar
Hadda
Hadda waxay na leedahay dawladda somalia ayaa isla dawladda somalia hub ugu deeqday.
Wlle kuwo editors-ka weeye adi ma dareemi kartid dhibta laga maro muuqaal samaynta gaar ahaan duubista codadka si raaxa leh baa isaga dhagaysataa
BAACOOW MASAR OO FALAASTIIN WAX UQABAN WEEYDAY KAWARAN...XOOLO ISKAHADLAAYO INAAD TAHAY WAXAA MARQAATI KA AH GARISA IYO JIGJIGA BAAD LEEDAHAY WAA XADUUD BEENAAD ..
Ethopiyanka wan waseynaa
Masar baa cid difaacaysa waa riyo maal meed walee waayo Palestin uun eeg 😢😢
hartiweyn noolaada idanka uun ba soomaali kanoole ssc iyo puntland xor ahaada weligi iyo abid ilaahay idanki sidad midnimada ugu taagantihin oo amxaaro raacyada idoor wadanka uga difaaceysan
Amxaaro waa puntlander😂
@@dilara-jj5yj imaanka lga qaad
@@rahaafhusein705 habaarku waa kugu kaligaaa
Haddii itoobiya welwel ay Ka qabto deganaashaha gobolka deriskeeda ma damaaciseen
Horta sual masar ma u diyaarsantahay dagaal dibada waa Maya sowabtu viladelvia waxa kasocda ayaa laga garan lahaa sidaa darted aniga waxay ila tahay masar itoobiya looma keenin ee waxaa loo keenay iney xuutiyiinta kala dirirto soomaaliya danta Kaliya ee masar dibada kaga xeran waa gacan baabul mandab waxa kale waa wacyi kajeedin
Waxaan maqli jiray khayr hafalin sharkuuma yimaadee marka waxaas oo dhib ah Anaga soomaliyaa kadan bayna io siyaasadeen bilaa ujeedadaaa
Masar somaliya waxba u mataryso dhibmooyee
HADII MASAR. DIFAAC. LAGARABO. WAXAA LAGAYN LAHAA GOBOLKA. AWDAL LAAKIIN. UJEEDO. GURACAN AYAA. LOO KEENAYAA DALKA
Ethiopia Miya no hanjabeyso waa aduun
GOBOLKA AWDAL MIYEY TEGAYSAA MASAR ILEYN WAXAY TEGAYSAA ETHIOPIA SAYLAC IYO BULAXAAR, LKN KOONFUR AYAAD SHEEGTAY INAY JOOGAYSO EE MA IS TIDHI DALKABA LABO QEYBOOD AYEY U QEYBSADEEN ETHIOPIA/MASAR.
Umaleyn mayo masar inay Somalia 🇸🇴 inaa wax kuso kusdhineyso. An ka aheyn lagoon
How does the saying go🤔you fool me once shame on me well this 🇪🇬Oromo junta he can not fool me twice as 🇨🇬Amharan I support Somalia 🇸🇴 sovereignty. Good job Egypt 🇪🇬
Inkasto aa. La oranayo masar maslax u qaaseey usocota lkn ogaada masar boob loogama cabsi qabo ee yaa loo hayaa o badalayo. Magaranayo dadka masar iyo turkiga dhaleecenayo lkn wax badiila a soobandhigeen. Lkn hadii a nacno turki iyo masar yaa ku booteene o keenee? Fadlan midnimo af gaabni ficil wada jiro iyo faruuryo aamusan aa ku dadaalno
Masar maaha dawlad ethopia kula tartami karta Geeska Africa ,Waxa iswaydiintu tahay somaliya ma waxay noqotay hasan sheekh ,Marka laga tago somaliland oo dawlad gaara ah 33 sanona ka madax banaanayd somalia inteeda kale ,
waxa jiro dawlad goboleedyo ku midoobay fadaralka oo aan midna lagala tashan heshiisyada milatari ee isdaba jooga ah,waxaa muuqata in ay intii fadaralka ku heshiisay sii kala furfurmayso oo kala dano iyo kala aragti noqonayso ,putland xidhiidha ka dhexeeya muqdisho ma fiicnayn intii mudo ah, koonfur galbeed iyo juba land waxa amnigooda gacanta ku haya ethopia ,halka hiiraan iyo galmudugna ay ciidan badani ka joogaan Ethiopia ,marka eego ciidanka masar ee muqdisho yimi waxa ay dabka ku sii shidayaan kala fogaantii iyo is aaminkii marka horeba ka dhexeeyay muqdisho iyo maamulada kale ,
sida wararka qaar sheegayaan waxa diidmo kala hortagay tabaada masar dawladaha maraykanka iyo ingiriiska oo ku tilmaamay arin aan laga fiirsan waana dawladaha bixiya kharashka ugu badan ee ciidamada nabad ilaalinta u jooga somalia,
dhaqanka masaarida iyo somalida cida taqaanaana marna meesha la geeyo maaha kuwo hal maalin wada joogi kara,
hawiye iyo itoobya waa is yaqanan inta mesha ka calaacalaysa waa fulayo itoobyanka ka baqa 😂😂😂😂
Somaalia wa wadan madax banaan shaqo io shuql Kuma laha Ethiopia
Markii horaba eitopia dagaal bay diyaar u ahayd .hanjabaada wax macnaha malaha cidii ay ka adkaan jirtay waa loo jooga ee waxba calaacal kuma tarayo.
Somaliya somali baa leh.
Soomaliya amnigeeda masar kuma filna waxaana ka imaanaya khal khal galin amni oo masar looga soo horjeedo inay soomaliya ka shaqayso
dhalinyarada iyo shacabka soomaaliyed ssc khaatumo halagu dabo faylo oo hala xoojiyo oo xarun halaga dhigo midnimada iyo wadanka lagu bad baadiyo
dhalinyarada soomaaliyed idin meeyay muxu yahay wadanka hala mareenka noqday oo furi shisheeye kuhardamo iskubedelay
Muuse bixi is not easy
Xasan xaraashow ciidamo makuu dhisanyihiin waa taad ciidankii aad kala dirtaya caqliqaada gaaban ma wuxuu kusiiyay in ay masar kudifaacayso taas waa waxaan shaqaynaynin soomaaliyay hurdada kakaca
Somaliya haguuleeysato badeena ma ahan iib mana kawada hadli karno badeena
Daroodka waaaba jaajusin xabashi nacalaaa la jilocsan tihiin Ethiopian ayey isku haystaan
Waxaa nacaa markuu yiraahdu amniga somaliya ayay saameyn maxaa amni ah xabashigu dhulka ayuu rabaa
Aloow bad baadi masar qawda maqashii waxna ha qabin masar waxaa dhaama itoobiya laba xaaraami maxaa kasoo baxaayo sifir
Itopiya alah colada dhaxdeda ka abura