Waxaan Ka Jawaabayaa Su'aalaha Inta Badan La i Weydiiyo | Answering The Most Asked Questions! Part 2

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 35

  • @nimomahamed6201
    @nimomahamed6201 6 месяцев назад +3

    Gabadhan ilahay banoo soo diray

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 7 месяцев назад +3

    Allahayaw kuu barakee cimrigaaga iyo cilmigaaga iyo caruurtaada

  • @sabaadhashi1211
    @sabaadhashi1211 7 месяцев назад +2

    Habibti allaah yabashirk bikhaar ❤

  • @haboonbeuty30k25
    @haboonbeuty30k25 3 месяца назад

    Mashlh abyo wax badana ka faaidey wayahan halkee ka baxdey waxba so galiside yutube

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 7 месяцев назад +1

    Ramadan mubaarak walaashay janada allah haku geeyo❤❤❤

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y Месяц назад

    masha allaha waxaa iificnaan lahayd markii caruurtayda yaryareyd ilnaan kuheli lalaa laakiin hada wa koreen

  • @hindakalinle1698
    @hindakalinle1698 7 месяцев назад +1

    Shukran qaali

  • @HodanIbrahim-zf1dn
    @HodanIbrahim-zf1dn 7 месяцев назад +1

    Jasakalah khayr walal 🎉

  • @raxmacadi1140
    @raxmacadi1140 7 месяцев назад +1

    Jazaakalaahu kheyr waxyaalo aad ubadan ayaan kaa faa iday 2bil cml ayaan ku aqaanaa alxamdulilaah cunugeega 3sano kahor ayaan ogaaday inee wax kaqaldan yihiin caawinaad badan ayaan helay lakin alxamdulilaah 2bil aanku aqaanay ayaa faiicneed intii horo hadal xitaa malaheen hada hadal ayuuba ii bilaabay

  • @SaadoMaxamud-nw9vs
    @SaadoMaxamud-nw9vs 7 месяцев назад

    Jisa allah khayr

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 7 месяцев назад

    Maalinta bartay anoo ilma caadi heesta xitaa waaku faaiday thanks sis

  • @HaniHaji-p7f
    @HaniHaji-p7f 7 месяцев назад

    Asc habo mcn qer Allah kusii ramadan kariim waxbadan banka bartay

  • @umuanas6223
    @umuanas6223 7 месяцев назад

    Sax waaye abayo waa danta caruurta tv la,aan anagaa ka masuul ah caruurta o la ina weydiin sidaan u korinay allah nagu asturo
    Allahuma aamiin❤❤

  • @SaharoshiikhCabdulahi
    @SaharoshiikhCabdulahi 6 месяцев назад

    Dr waxaan hestaa wiil lagushegay otiism dharma ma otolaryngology woxoow rabaa meel kore inoow koro ee maxaan sameyaa fallen ijawaab

  • @hoodomo7789
    @hoodomo7789 7 месяцев назад

    Thanks dr Nimco wllhi waxaad tahay best dr ayaad tahay ,anika tv waan eednay wllhi ,waan garanayaa gabadh gurigeeda no tv no games mash Allah ❤❤masha allah 🎉🎉🎉❤❤ shaqada waxay bilaabi dirty around 8 Parks playgrounds walking beach, forest nature, she was best mum she do all activities children❤, laakiise anka tv maanta our children 7 years old 6 4 6 years ages today her children mash ❤allh they top 2 at school super clever ❤ mash BTW Allah we some school's 🎉, Anka tv waanu eednay wllhi 😢😢

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y Месяц назад

    Asc
    walaalay hadii ilamaha gaaro 19 sano sidee uladhaqmaa waxaay qabataa xanaaq isbadal maalin wa fiicanatahay maalina xanaaq

  • @hodanabdulle4660
    @hodanabdulle4660 7 месяцев назад +1

    Hooyooyinku iyagaaba ubaahan TV iyo telfoon inlaga wacyi galiyo😂

  • @habibahassan9289
    @habibahassan9289 3 месяца назад

    Canug Sagal jira ba tv ga addicted iiga noqdaysideen ooga jara

  • @salmamahamed4102
    @salmamahamed4102 5 месяцев назад

    Asc walalo intellektuell funtionsnättäning ? sidee loo cawenkara adigo mahadsan

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  4 месяца назад

      walal ma garanayo micnaheesaa intellektuell funtionsnättäning. Kuma hadlo luqadan.

    • @salmamahamed4102
      @salmamahamed4102 2 месяца назад

      (intellectual disability) walalo waka isago engelska

  • @SahroAxmad-s8e
    @SahroAxmad-s8e 7 месяцев назад

    Dr nimco hdh hdh waye wiilkeyaga bal kaso hadl mahadsaid

  • @abdinuursaidbare8392
    @abdinuursaidbare8392 5 месяцев назад

    Asc wll adban kaga mahad celinaya faaidada aad dadka ufaiideyneysid wax yaalaha aan jaahilka kanehey siiba xaga caruurta waxan kaa codsanlaha farimaha ama suaal aan qabo email lagala xidhidho

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  4 месяца назад

      Wcs walal. Waxaad su'aalo igu weydiin kartaa halkan ama instagram.

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y Месяц назад

    gabadhayda shaqa inta bilowdo ma dhamaykarto sida tinteeda ookale

  • @Nasteho-m3s
    @Nasteho-m3s 6 месяцев назад

    Asc dr nimco waxaan rabaa in aan ku weydiyo su’aal muhiima fadlan iga jawaab wiilkeygu waa 5 sano iyo 4 bilood waxuu qaatah kaniinkga la dhaho risperidon 1 mg abaayo waxaan lagu bilaabay isgo jirah afar sano jab hada waxaa la siiyah hal xabo malintii aan ka iloobo wax cili kara malahaan dada marka waxeey igu dheheen kadaa mustaqbaalkiisu wax u dhibayaah abaayo blz maxaan sameyaah xitaa kaso hadal hadeey fariin kugu adagtahay aad ayaan wax aan sameeyo u garan la’ahay soomaaliya ayanan joogah

    • @waxkabarowayahadunidazahru4638
      @waxkabarowayahadunidazahru4638 4 месяца назад

      Abyo
      Mxa loogu soo qory kaninka xanun nuuce lo isticmalaa ana wiilkyga loso qory cid ka jooji
      Ima dhihin ana iska dhaafay

    • @waxkabarowayahadunidazahru4638
      @waxkabarowayahadunidazahru4638 4 месяца назад

      Intee kala so xariira abyo kenya jooga an

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  4 месяца назад

      subxaan allah walal!
      ku noqo dhakhtarka oo weydii goorta ay joojinayaan daawadan?
      waa maxay plan ka dhakhtarku?
      Ilmahaagu aad buu u yar yahay mana aha inuu qaato dawadan oo luga bilaabo 4 jir!

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 7 месяцев назад

    Asc DR.Nimco wanku salamay wl ilmo sanad kayar haduu hand flapping Sameeyo virtual autism miya mise autism Runa

  • @daganabdullaahi1668
    @daganabdullaahi1668 7 месяцев назад +1

    Asc wll
    Abaalkaaga allaah jano haka dhigo wax badan ayaan kaa faaiday inankayga autism maaha lkn hadalka ayaa ka daahay alxm sidaan chanalkaaga u bartay waan ku dadaalay tvgana waan ka daayey illahay ayaanmaskaxdiisa ii furay hada maansha allaah si fcn ayuu u hadlaa 6 bilood ka hor kalmad kalmad bes ayuu dhihi karayey hadana alxm 3 kalmadood ayuu isku xidhayaa