Level ka Labaad ee sida loo baro ilmaha inuu hadlo!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Please check out Marci's Channel and website.
    Marci's RUclips Channel : youtube.com/@W...
    Marci's Website: www.wavesofcom...

Комментарии • 56

  • @HamdiLuul
    @HamdiLuul 8 месяцев назад +4

    Ilahow noo dhib yaree yaa rabi . Allow carabka, caqliga , caafimaadkaba noogu fur awlada

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад +1

      Aamin walal ❤️

    • @ifrahmuseabdi8392
      @ifrahmuseabdi8392 8 месяцев назад

      Kuwaas sheegayso weeye. Waanu hadlaan lkn hadalka uma adeegsado waxa saxda.

  • @Amanuel58337
    @Amanuel58337 8 месяцев назад

    Ilahay ha kusiiyo khyr badan uun lasokoobikarin dr nimco waad naladadaashay ee ilahay ha kula dadaalo

  • @اممهند-ه2ظ
    @اممهند-ه2ظ 6 месяцев назад

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا يا اختي العزيزه ❤

  • @inamohamed5768
    @inamohamed5768 7 месяцев назад

    Walashay name namrkaaga ubaah nahy 6 Sano jir ayaa ii jooga hadalmale inan kula hadlo rabi lahaa❤❤

  • @iqrohusein7194
    @iqrohusein7194 5 месяцев назад

    Thnks apaayo Dr nimco Maskaxda Alh Ku Daayo waxa Tahay Qof wax baratay Aqlina ku darsatay msha Alah ilamha Sidan ku argna baa No Shegta 😍

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 8 месяцев назад +1

    Mansha Allah ilaah ha ku barakeyo walalo ka so hadal ADHA Calaamadaha lagu garto iyo sida loo cawiyo if you can I thank you my dear...

  • @bilanahmadali3723
    @bilanahmadali3723 8 месяцев назад

    Mashallah tabarakallah mahad sanid wlly illahay haa kuu xafido

  • @qalimuuse1022
    @qalimuuse1022 8 месяцев назад

    Khayr badan allah haku siiyo

  • @hoodomo7789
    @hoodomo7789 8 месяцев назад +1

    Thanks wll inanku fahanka 7 lakiin hadalka waa 4 insh Allah khar

  • @اممهند-ه2ظ
    @اممهند-ه2ظ 6 месяцев назад

    شكرا لك يا اختي

  • @salmamahamed4102
    @salmamahamed4102 5 месяцев назад +1

    Asc walalo intellektuell funtionsnättäning ? sidee loo cawenkara adigo mahadsan

  • @asiyoibrahim7868
    @asiyoibrahim7868 7 месяцев назад

    abayo waxa ii jogta gabar 13bilod jirta ma hadasho xitaa iima socoto wa iska fadhisa un lkn alxamdulillah way cfmd qabta kadib marka dhagestay qodobada aad shegtay aniga qalad ka o dhan leh uma shekeyo banankana uma saaro😭💔 jazakallah❤

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  7 месяцев назад

      walal u gee dhakhtarka carruurta haa iigo haday problem jerto.

  • @sadoali-r2j
    @sadoali-r2j 8 месяцев назад

    Asalaamu alykum Dr Nimco. Walal I have 8 years old boy on the spectrum that’s preverbal. He has very little language that mainly only I understand. He also knows little sign language. We have moved back home and here 2 years now. We moved for health reasons and he is much better here Alhumdulliah. He doesn’t go school here as mainstream school as he is hyperactive. There are no speech and language therapists here nor any special needs teachers. Would you advise me to do 3months therapy course with him or start this speech and language program with him.

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад +1

      Yes walal start the therapy program first and then the speech therapy it'll make speech therapy much easier once he is calmer inshallah.

  • @ayannitta
    @ayannitta 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @Nasteho-m3s
    @Nasteho-m3s 8 месяцев назад

    Drs nimco hala talaan ka rabaa wiilkeygu aad ayuu u fudud yahay hal kelmadana madhahayo ilaa wagu yaraa waxuu fiirsan jirey ayuu mar mar ku heesayaa maraka hal talaadaan ka raabo waxaan jooga soomaaliyo hada dada ka furay meelo ilmahaan lagu taba baro wana geyeey oo markaan u geyeey mar waliba waxaan arkaay dhawacyo jirkiisa ku yaala hada waanbka saaray dadakuna waxeey igu cadaadinayaan ku celi aana waxaan isleyahay abaat talooyinka nimco qatataayo adigu wax bartaa waan ku baryaa talo isii aan ku dhaqaaqo inshaa allah

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад +1

      subhan allah walal maa meesha aad ku argtay ilmhahga dhawac baad ku cilinisa?
      walal bilow barnamijka dhawaynta oo joji shashdaha deetna ilmahagu marku hadalka barto oo dago schoolka cadiga ah ku dar.

  • @HaniQueen-jd2ur
    @HaniQueen-jd2ur 4 месяца назад

    asc wllo aniga will kay gu wuxu jira 2.10 bilood ma hadlo lkn wx kasta oon u dirsado wuu keena ama aan ku idha waxa isoo qabo tv ga ayuu daawada marka ma caadi baa mise tv ga saa mayn ku leh pls isoo jwb

  • @ifrahmuseabdi8392
    @ifrahmuseabdi8392 8 месяцев назад

    Walhi mid aan arkay baad sheegtay ma jecelay hadalka dhaadheer wiilkayga Ana waan hadal dhaadheerahy taasi keenay inuu maqlo waxaan leeyahay wuu is dhaafiya

  • @Alhm-kl2dh
    @Alhm-kl2dh 8 месяцев назад

    Asc sis can you plz talk about developmental delay

    • @Alhm-kl2dh
      @Alhm-kl2dh 7 месяцев назад

      And what it means does developmental delay mean autism?

  • @Nasteho-m3s
    @Nasteho-m3s 8 месяцев назад

    Drs waxaan ka rabnaa hada 7 qootob wiilkeyga midwaliiba meel ayuu kaso gelayaah okey casharkii horana ani ahaanteyda markaan ka hadlo waa i jecelyahay wax ma daawado mantadhaan anigu igu dheganyahay mashaa allah keliyah adgeegsigaa unbaan isleyahay uu ka canfacayaa marka waxaan ka codsaneynaah xitaa bishii hal mar no samee meel aad cadi uso fariisato oo aan su, aalo kugu weydiino anko wada fadhiino aadna dhahdo waqtigaa ayaan so gelayaah halawaqti diyaar garoob oo xitaa labato saac aad nasiiso

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      maya walal ha kaa sarin laakin wakhtiqa yaray hadoo sacadoo dheer oo ku jiro. 2 iyo 3 sacadood waxba maha malintii.

  • @cabiircadday422
    @cabiircadday422 8 месяцев назад

    Abaayo aad baa kaga mahadcelinayaa jisaakalaah walashay macaan

  • @bintuomar3030
    @bintuomar3030 8 месяцев назад +1

    Asc wlal marka hore allah aye mahad oo dhan usugnaty marka 2ad adga kumahdcelinaya runti ad aya no dhira galisay ina wax kabadali karno ciyalkena wilkyga wa 7jir hada ayu bilabay kalmado sida aabe dheh hadi ladhaho dheh inu dhaho iyo kalmado fudud kalmadaha 3 am4 xaraf ka koban kuwa ku adagna inu afkga ufirsado uso dhaweeyo sikale udhaho ama iska aamuso lkn qabka udhahesid wu firina mudo bil kahor wax hadal malahen abahis ayu aad wax uga maqla asagu hadalka kadaba dhaha marka ugu horeeso udhahaba horay u kadhaha anaga hoya ah igama yelayo waxas dheh 5jer marka kucelceliyo laga yaba halmar inu dhaho asago dhibsanaya mxaa sababy taas abihis timeka u guroga jogo wayaryahy anga ka time badan o waqti badan sin laha?
    Luqada ciyalka wax lagu baro tee u fican somalia joga anga dadka af somali kuhadlaan lkn waxbrshada wa english dada dhahya luqa somaliga ciyalka waku culustahy englishka u fudud?
    School special u dhigtaa o ilma autisim u badanyhin mido 2yr wa dhiganaya miya kabxiya somalia schoolada kuyalan maqabanayan ilma autism ah badankod kuwa yar ahee mxaa igula talin laheed wlal thank you jazahaga jano allaha kayelo

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      Mahshallah walal dadalka sida ku waad oo kaa shaqee dhibaatooyinka ilmahaagu haystu ka dibna gee schoolka caadiga ah.

  • @Nadiaabdalla985
    @Nadiaabdalla985 8 месяцев назад

    Wax kasta wuu yaqana balse ma hadlayo tuunjiga bara siduu igu ficnaa ayuu bilaway in uu isku kadiyo wlh wn yabanahay😢

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      walal video gan ayaan ka hadlay problem kaas.
      ruclips.net/video/OFRnmWfqcTE/видео.htmlsi=LM_KQeunmsCTSXCJ

  • @tasnimmohamed2833
    @tasnimmohamed2833 8 месяцев назад

    Thanks Drs Nimco walal aniga waxan ku qiyasaya level ka 4aad inkasto level kasta inyar kaga jirto..markan u shekaynayo way isoo fiirinaysa ilaa 2 ama 3mint madaxa markiu xanunayo gacantayda intay so qabato ayey madaxa ama fooda saraysa iyado ishegaysay in madaxu xanunayo..one word ma odhanayso.aniga moye cid kalana caawimaad kama dalbato anigay gacanta iso jiida markay ciyaar raboto markay biyaha laga qado ay ku ciyarayso ama meel donayso lo diido iyadu dhulka islama dhacdo lakiin adigay kula dagalamaysa iyadoo xoog u qaylinaysa ayey ku riixaysa.. kaliya way oydaa lkn plzz isoo sheg nimcoy marmar waxa dhacda ay kaligeed isla goslayso waliba qosol anay markaliya kala jaray muxu yahay markaa wll

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      waa cadi walal, calmadaha autismku ka mid yahay. Markay hadalka barato ay wax kasta fahantuu wuu iska joogsan doona.

  • @cabiircadday422
    @cabiircadday422 8 месяцев назад

    Asc abaayo waxan Bilaabi rabaa barnamishka dawada waxan kuwaydina school buu aada 7:00 ilaa3:30 ayuu imaada galabki mabilabikaraa

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      haa walal waad bilaabi kartaa. intaad awaadid samye schoolka hortisa iyo shoolka dhabidisa

  • @ifrahali9126
    @ifrahali9126 8 месяцев назад

    Asc walaalo aniga gabadheyda 4sano jirtaa waxyaabaha qaar wey fahantaa waxyaabaha qaarna mafahano ilaa hada lebal eetahay waa fahmi la ahay

  • @boqoratnaftedad
    @boqoratnaftedad 8 месяцев назад

    Asc wlshy ilahay ha kuu barakeyo cilmigada wd ku mahadsan thy wakhtigada ❤ ilahay ha kaa abaal mariyo. wll wxn haysta wiil autisma ah wuxuu jiraa 4 sano wali ma baran hdlka wuxuu haystaa level 2 wll wax ku adag in uu wax barto mida kale hurdadisa way xun tahay doctorka waxay i soo siiyen daawo hurdo wn kabaqay Melatonin Unimedic pharma 1 mg/ml sido kale cuntadisan wey xun thy marka daawadaa ma u fcn thy caruurta autismka haysto mise waxaa fcn in aan daawo la aan la daadalo inshallaha kheyr 😢

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      walal dhakhtarkaga arakay ilmahaga markaas anigo kuma sheegi karo in aanay faa'iido lahayn dawado laakin waxan kugala talin laha inaad barnamijka dawaynta aad bilowdid oo malin kasta aad sartid iyo massageka kadibna bal eeg bil ka dib sida uu yahay

  • @ifrahmuseabdi8392
    @ifrahmuseabdi8392 8 месяцев назад

    Su'aal ii muhiim sawirda hadalka lagu bara may wacanhy mise?

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад +1

      walal maan fahmin swariday ayaad oo jeeda laakin videogan ayan ku sharxay sawarida fiican iyo sawarida aan ficnayn.
      ruclips.net/video/oEuFOnSr1CA/видео.htmlsi=Da0ic0AIZXdawb85

  • @ifrahmuseabdi8392
    @ifrahmuseabdi8392 8 месяцев назад

    Dr nimco wllo qali ani 4 weeye lkn caruurta ama 5 weeye ciyaarta lkn caruurta noogu daran inuu la ciyaaro uma tagay caruurta... Marka laga reebo wll kii ka wayn oo jecelay inuu la ciyaaro marmar...... Hadal 2 baan ku qiyaasaya ama 3...

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      walal ciyartaa oo badi oo guriga caruur ugu keen. caruurta jaark ah oo kale

    • @AsmaAsmahassan-k7q
      @AsmaAsmahassan-k7q 8 месяцев назад

      Wll aniga waa 5 hadalka 1 caruurta ma ogol inuu la ciyaaro xirfadahaan baro sida dhar xirshada wuu loose garanyaa muda kadib waan aggressive wuu na qaniinaa aniga iyo walaalihii waa 6 sano😢

  • @yaxyecali3366
    @yaxyecali3366 8 месяцев назад

    Ilmaha miyaa laga saarayaa xananada uu ku jiro intay hooyadu daawiyta igo halad barista wado Alle ayaa mahad leh

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      maya walal haduu 2-3 sacdood malinti oo tago waa cadi laakin hadoo sacdoo dheer tago ka yare sacdaha intaad barnamijka samaynaiysaan.

  • @MaryamNuura
    @MaryamNuura 8 месяцев назад +1

    Asalamualaikum Dr.nimco I have a son with Autism he is 8yrs. Very hyperactive ,very aggressive ,bitting ,bitching,hitting his head against the wall ,poor attention and communication he is non verbal too😢all I know is that am just breathing I have no life 24/7 depressed and mentally suffering in all ways . I tried everything but i lost hope I don't beleive anything can heal him so i stopped trying then recently I found someone talking abt homeopathy treatment of Autism so what do u know abt this homeopathy? I wanna try it instead of praying for his death that too I live a place no one understands or knows Autism That makes my life more suffering 💔

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад +3

      walalo i'm really sorry you're going through this difficult time. May allah give you patience and the strength to go thorough this. Walal if you think you're depressed please go to your doctor and ask for help wether it’s medications or psychological support.
      At the moment walal let go the need to change him. We need to get you into a better head space walal.
      Walal it will be really helpful if you first get rid of all the negative emotions you're feeling towards your son.
      walal would you please do the breathing exercise in my channel for few days?
      Do the breathing exercise and watch how your own look into the situation will change.
      After that pray to allah to guide you walal wether it's homeopathy or if another program might be helpful to your child.
      As for the aggressiveness, walal your child is struggling too. If he can tell you how he's feeling he would've told you without aggression but he doesn't know any better. Compassion and empathy goes a long way.
      rebuilding the attachment with your child will help him relax and stop the aggression. Being 100% available to him and walking him through difficult times and I mean being truly present and explaining to him the emotions he is going through without also letting him manipulate you into giving into his demands will solve most of the issue.
      Nature, Nature, Nature is your best friend in those times walal, taking him out everyday will help his cognitive and emotional development and he will become a lot calmer and not as reactive. Nature will be beneficial to you too.
      Here's the breathing exercise. You can also contact me on instagram if you want extra support privately. You got this walal and you can do it ❤️
      ruclips.net/video/vUmnh_92lgY/видео.htmlsi=-dexVuq1dg5TRDqY

    • @MaryamNuura
      @MaryamNuura 8 месяцев назад

      @@drnimco_psychiatry jazakallah ❤️ my son was not born autism but due to some mistakes I did he got it. During the first one and half year of his life I was sick and we stayed far from home so we had no family just me and him and I was sick so I couldn't attend him I didnot communicate with him I used to feed him and leave him alone so those one and half year he spent lonely no interactions I beleive this is the reason of his autism and also to mention there is a medicine a doctor prescribed for him it really changed our life his and mine we were so happy he started to communicate with me,less hyperactivity, he learned to use toilet, he made more eye contact he made many changes it was really a miracle with in the first 2months of taking it he made progressive .it was Russian tablet it was supposed to give him one year but after taking just 4 months it was no longer available we lost it the doctor had only something similar to it but it did nothing and after this he got back to his old ways we just standing where we started except he now knows the toilet he didnot lose this Alhamdullilaah

  • @haboonjiil682
    @haboonjiil682 7 месяцев назад

    Ma hadlayo lakin wa uciyarayaa