Sida saxda ee loo isticmaalo alcabta?!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 17

  • @Iftiin501
    @Iftiin501 10 месяцев назад

    Masha Allah, may Allah reward you ❤

  • @itssuwaida
    @itssuwaida 2 месяца назад

    Ilaahow ii fududee anigaaba wax badan iga qaldnyihiin

  • @ZamzamAhmed-f9c
    @ZamzamAhmed-f9c 10 месяцев назад

    ❤❤❤❤asc wlwl mcn alaha hakubarakeyo ani waxan heysta gabar aanba ogaleyn dharka dhibweynba igaheysta dhanka dharka wana 5sano wlwl talo igasi

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  10 месяцев назад

      walal dawoo video gan waad fahmi doonta inashallah waxay gabadhado uu didisoo dharka iyo waxad ka qaban kartid.
      ruclips.net/video/2SMNl7z6bTE/видео.html

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 10 месяцев назад +1

    Illahay illmaha hanoo caafiyo

  • @cabiircadday422
    @cabiircadday422 10 месяцев назад

    Asc abaayo wiilkaga waa autism waana ceyliyaa waana ooyaa markasta waa i qanjiriyaa alaabta waa jajabiyaa anigane waan dilaa kuna qayliyaa marka waxan rabaa inaan bilaabo barnamishka dawada maxasameya mida kale aniga kenya daganahay malahan play garoon bildhinka sare magaykaraa iiso jawab abaayo

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  10 месяцев назад

      walalo inshallah video baan samiin doona ku saabsaan problem kan.

    • @cabiircadday422
      @cabiircadday422 10 месяцев назад

      Hy abaayo noo sodhaqso waxan bilaabi rabaa marnamishka dawa insha Allah

  • @sowturahma148
    @sowturahma148 10 месяцев назад

    Abyo cunug 3 jir ah aan hdleynin lkn aabo wuu dhahaa maxa la odhan karaaa somali joogaye dhaqtar ilmaha hdleynin la geeyo maleh

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  10 месяцев назад

      walalo dhegihiisa soo eeg. haddii wax walba hagaagsaan yehin bilow baarnamijka dawayinta autismka.

  • @samiraabdiali617
    @samiraabdiali617 10 месяцев назад

    Masha allah abaayo aniga manta waxa kuweydin raba sual i muhiim ah canugega wa shan sano hal sana oga dhiman school ka xafayadi wan baraya weli surwal la aan ma isku kaadinaayo lkn tan marka surwaalka uxiro weli sifican umu baran lkn wan ladadalaaya weli lkn school ka ina udooro waye 3 doorasha heysta ina xanaanada hal sano udaayo ina school ka cadiga geeyo ama ina special school geyo hada school ka cadiga geyo asago isbadalin cunsuuriyad ayu lakulma special kana autism lamaba geeyo madama hormar sameeyaan ayaga tala igu warersan🥹

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  10 месяцев назад +1

      xanaanada hal sano udaa walal oo sanadkas sii fiican ula shaqay ilmahaga, ilahay ha kula garab galo walal. ❤️

    • @samiraabdiali617
      @samiraabdiali617 10 месяцев назад

      @drnimco_psychiatry insha allah abaayo mahadsanid

  • @safiaxusen5793
    @safiaxusen5793 10 месяцев назад

    Cunug autism ah oo an ogoleyn ciyar iska daaaye in korkiisa la taabto oo dhulka madaxa ku garaacanaayo maxa lagu sameynaa cunug yar o la dhalatay wey dilee wey cijesanee maanto dagaal le ku jirtaa

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  10 месяцев назад

      walal bilaw barnaamijka dawayntaa autismka levelka kobaad. haddii ay diiddo wax ha ku qasbin walal. dibadda u saar maalin kasta waxaad arki doontaa maalinba maalinta ka dambaysa wuu aqbali doonaa taabashada.