Level ka kobaad ee sida loo baro ilmaha inuu hadlo!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Marci's channel: youtube.com/@W...

Комментарии • 75

  • @Fatma.bella31
    @Fatma.bella31 8 месяцев назад +3

    Abayo waa run aniga hadaa arkay channelkada. Cunugeyga wanka joojiye tv hada waxo bilaabe in magacisa kuso jeesto. Mida kalena magacisa markaa uwacaayo positive aaka dhigaa. Maya /No ma raacsiiyo.si dagana waa ugu wacaa oo farxad ku jirto waxo bilaabe inoo isoo fiirsho markaa u waco.

  • @yasminhersi3720
    @yasminhersi3720 9 месяцев назад +4

    MashaAllah tabarakaAllah beautiful and simple strategies to aid mums to help their autistic children ❤. May Allah reward you habibti. We appreciate this more than you'll ever know

    • @ibrahimjama3579
      @ibrahimjama3579 8 месяцев назад

      Mashallah waa cashar muhiim ah! Allaha kuxafido , waalidku
      Qudhoodu in wax la baro waa muhiim( parenting education)

  • @QurboQorlex
    @QurboQorlex Месяц назад

    Mansha alaaaah ❤

  • @Hassan-3
    @Hassan-3 8 месяцев назад

    Thanks teacher , teacher sidee loo bartaa Lugqada English ka Vedio noga so samee ❤❤❤

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 8 месяцев назад +1

    Mansha Allah ilaah ha ku barakeyo. I came across this video insha I will follow you walaalo.

  • @ahmedsadiq9389
    @ahmedsadiq9389 2 месяца назад

    Thanks wll this was very helpful, will watch level 2

  • @leyoahmed6465
    @leyoahmed6465 8 месяцев назад

    masha alla walal labo ijogan mid sideed sano ah iyo sadax mahadlan jir hadan kugu soo biirey ceyr badan ala haku siiyo

  • @islamicquranchannel2909
    @islamicquranchannel2909 8 месяцев назад +1

    You got subscribe in this good advice sister,

  • @hamdinuur5451
    @hamdinuur5451 9 месяцев назад +1

    Masha allah tabarakallah mahadsanid

  • @Sacdiyo-i6x
    @Sacdiyo-i6x 8 месяцев назад

    Mansha allah shukran walaalo waan kaa faaiidnay ❤❤❤

  • @fiskafarah5130
    @fiskafarah5130 8 месяцев назад

    Mnshlh quruxzan
    Jsakalaah khyr

  • @ZamZamFaisal
    @ZamZamFaisal 8 месяцев назад

    mnsha allh shukran

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 9 месяцев назад +1

    Baaaraka allahu fiiiiiiiik ... wallhi min kulli qalbi .. cashan information kujira aad bu muhiim uyahy walalo wax badan waan umaqlay horey lkn dacadnimada iyo wanaaga aad usheegeysid ood kusharxasid aya aad u qaaliya ... ربي يشرح وصدرك وييسر امرك ويحفظك اختي نعمة ... wanaag baa kaanuuraya allahuma baarik ..

  • @MunoAxmed-lw7ro
    @MunoAxmed-lw7ro 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid dgtre

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 8 месяцев назад

    الله يعطيكي العافيه دكتوره

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 8 месяцев назад

    Mashaalaah .

  • @rK-mr6ld
    @rK-mr6ld 9 месяцев назад

    Amazing tips sis jazakallahu khayr.

  • @habonjama5181
    @habonjama5181 8 месяцев назад

    Mash allah alow ku daa qali badan

  • @SalmaMohamed-op3mo
    @SalmaMohamed-op3mo 8 месяцев назад +1

    Menthol health anxiety depression Topic’s yada maka so hdli krta abayo

  • @MinaMasala
    @MinaMasala 8 месяцев назад +2

    Thank you Abayo mcn sida ilmaha gacan qaadka badan iyo an garaneynin sug ama hada ma,ahan kaso hadal sida lola dhaqmo Thank a lot ❤

    • @ubahnuur
      @ubahnuur 8 месяцев назад

      Gacan kahadal nuce ah

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      barnamijka dawaynta autismka walal bilow. ilmhagao wax macalshada?
      mise cunto jilicsan oon buu cuuna?

    • @MinaMasala
      @MinaMasala 8 месяцев назад

      @@drnimco_psychiatry Abayo Cuntada wey cuntaa dhib kuma qabo lakin markan wah u diido o an dhaho hada ma,ahn aya ilaa an control ka iga taga ma aamusto wahna wey igu dhufutaa manta o dhan wahey rabtaa in wihi la siiyo ee sideen ula dhaqmaa please jizakumullah Qeyr Habibti Allah Dartisa Ayan ku jaclahay 💕

    • @MinaMasala
      @MinaMasala 8 месяцев назад

      @@ubahnuur ilmaha dadka wah ku dhufta

    • @ubahnuur
      @ubahnuur 8 месяцев назад

      @@MinaMasala Haa imisa jir waye ani gapadheyda hade sanadka buxisay socod mabilawin lkn dharbaxsho qaninsho ayee daska kusamene xanaaq ayee kentay dagalka waku arkay

  • @halimanoor4783
    @halimanoor4783 9 месяцев назад

    mashalaah thanks

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 8 месяцев назад

    I love that preverbal

    • @yazzyy0__
      @yazzyy0__ 8 месяцев назад

      walaalo states kee joogtaa macalimadaas aad ayaan ugu baahanahay please I caawin nimco thank

  • @abukarrage2086
    @abukarrage2086 8 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kyrizuenchantrez6289
    @kyrizuenchantrez6289 8 месяцев назад +1

    Masha Allaah abaayo allaaha kubarakeeyo

  • @abdisamado1853
    @abdisamado1853 8 месяцев назад

    sc wll waxaan ku waydiin lahaa ilma wiil ah 4 sano jir ah oo ila hada aan hadlayn marka laga reebo kalmada kooban maxaad talo na siin lahayd

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      wcs walal
      1- u sheeg dhakhtarka
      2- hadaad europ ama marikan joogtan, speech therapist lacag ah soo qabsada. Videogan ayan ku sharxay sidaa aad oo qabsanaysan speech therapist. ruclips.net/video/oEuFOnSr1CA/видео.htmlsi=XxwV0uP_VSy5g6Wh
      3- samyaa waxaan videoga aan ee shegaay walal.

  • @khadracali-r4l
    @khadracali-r4l 8 месяцев назад

    Maansha aĺlah wllo waxan haystaa inan jira 4y8bilod 1 wuu orad badan yahy 2 wuu cunto xunyahy 3wax uunbuu kudhagaa 4 wuu hadlaa lkn afkiisu buyur maha lkn alxamdulilah waxkasta wuu yaqaan waxkasta hadad ushegtidna wuu garanayaa carurta wuu laciyaraa dadka wawayn sidokale anagu waa qalqali uunban lhayn lkn wllo waa cadukan ma la odhankaraa

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      walal u gee dhakhtarka haddii aad ka shakisan tahay oo samee talooyinka aan een sheegay videoga.

    • @Umuanwar-v7f
      @Umuanwar-v7f 8 месяцев назад

      Asc dr nimco abayo cunugetga wa 5y 4mnths waxa cartoonka daan wu aqriyaaa lkn wuxu rabo kumadhegan karo farta ayuu kufiqa lkn ABCD wu aqrinkaraaa sithee ku hathal baraa walal

  • @Fatma.bella31
    @Fatma.bella31 8 месяцев назад

    Salam Dr.Nimco. Abayo hada arkay RUclips channel kada. Shaqo Somali community gena ubaahan aa samenesaa. Allaha raxmaanka hakaa siiyo abaal. Abayo waxan rabaa inaa u bilaabo therapy ga soo galisid Wiilkega 2 sano jiro oo aaminsanahay in Autistic yahay video gee ugu horeeyo?

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  4 месяца назад +1

      Video gan walal
      ruclips.net/video/-_N9XLzHbPI/видео.htmlsi=x8OtaMNdKnyN2zns

  • @MireBashir
    @MireBashir 8 месяцев назад

    Wll level 2. Gormaad sodhigi

  • @sabiriinocali7675
    @sabiriinocali7675 8 месяцев назад

    Khery Allah kusiyo ano wareeray Fikrad fican isisay waa sameeyna

  • @anabomar3734
    @anabomar3734 8 месяцев назад

    Dr nimco gabadheydu hadal kaan dhaho ayey iga daba dhaheysa seen uga jaraa huno ?????❤️❤️

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      walal cadi wayan, ilmho marku hadalka baranayu wuu kugu so celin celin.
      videogan dhawoo walal aan ka hadlayo problemkas.
      ruclips.net/video/o5-aShUtGh8/видео.htmlsi=eXtjQLw6YQj-DnIS

  • @ayanmo1918
    @ayanmo1918 9 месяцев назад +1

    asc dr nimco abyo wiilkega waa afar jir mana Hadlo hadalkana wuu is ku dayaaa balse fududeeda said ah ayaa ku jira oo ma fadhinaayo wax kastana waa sameyay iskuul ayuu aadaa wuu fadhiyaa balse gurika ma fadhinaayo marka abaayo please in aan kaga shekeyaa rabaa ka bacdina waa tusalo isiiso marka sidiii kula soo xariiri karaa isoo jawaab please ❤❤❤❤❤

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад +1

      walal la ciyaar ilmahaga malin walba oo hug sii. haddii aad sameyso waxa aan leeyahay videoga maalin kasta wuu degay doonaa inshallah ❤️

  • @NHassan-v1b
    @NHassan-v1b 9 месяцев назад +3

    Asc abaayo hada ayaan kuga so biiray. Waxaa i joogaan 2 gabdho yaryar oo autism ah 6 iyo 4 jir waaye hadal majiro iso duceeyo

    • @munamohamed9585
      @munamohamed9585 9 месяцев назад +1

      Yaaa allah kaaga hadli sida ugu dhow ugu dhakhsaha bdn dhamnteenba 😢

    • @NHassan-v1b
      @NHassan-v1b 9 месяцев назад

      @@munamohamed9585 amiin ya Allah abaayo mcn shukran

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      ilahay ha ku grab galo walal ❤️

    • @yayachannel2575
      @yayachannel2575 8 месяцев назад

      Allah ha caafiyo carruurtaas wll

    • @sagal7686
      @sagal7686 7 месяцев назад

      walaal su.aal TV ma daawadaan ilmaha plz ka jooji

  • @cabiircadday422
    @cabiircadday422 8 месяцев назад

    Asc abayo wiilkayga hada waxuu bilaabay inuu iqaniino iqanjiiriyo weelasha jajabiyo qeyliyo guriga ku orda maxa kusameenkara oo dajineeso dhabta hadaan saaro waa iqaniin IISOJAWAB

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      walal bilow barnamijka dawayntaa autismka wuu dagay doona inshallah.
      ilmahagu wax maa calashada. Mise cunto jilicsan oon buu cuna?

    • @cabiircadday422
      @cabiircadday422 8 месяцев назад

      Abaayo alaabtuu kuciyaaro ayuu calaanshada iyo caagta furkooda cuntada waa liqaa Hilib ku wax yar calaashadaa mida ilmaha xitaa madhafayo waa qanjirinayaa waxaas ne hada ku arkay
      maxa talo isin laheed wiilkayga waa lix jir isoo jawab jisaakalah

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      walal barnamijka dawaynta bilow xata ilmahagu hadoo ahain autistik oo baar sida saxdaa ee caruurta loola ciyaroo.
      marku aayar kuu tabto hab sii oo dhunkoo oo waxad ku terahada farrid baad tahay good boy. si oo fahmao inaanu qaninyada waxba ku heliin .

    • @cabiircadday422
      @cabiircadday422 8 месяцев назад

      Abaayo waa autism mana hadlaayo dabeecadahas hada ku arkay ilkaha xita jararaq buukasiiyaa

  • @AyaanXaji-c7s
    @AyaanXaji-c7s 8 месяцев назад

    Walaal ma ogola inaantaabto jidhkiisa maxaan sameeyaa

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      walal levelka kobaad ee barnamijka dawaynta autismka iyo videogan kale baa waan ka hadlay problemkaas.
      ha gasbin walal lakiin waa inaad daysaa inuu ciiid ku ciyaro oo dabadda oo baxo.
      waa kwan videos ku
      ruclips.net/video/roPZs-k6jp8/видео.htmlsi=iG4W4Z4fwU4Vj8mb
      ruclips.net/video/2SMNl7z6bTE/видео.htmlsi=8xYkir02Emv07A55

  • @ShugriIbrahim-h5d
    @ShugriIbrahim-h5d 5 месяцев назад

    Intee kaala soxariiraa abayo

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  4 месяца назад

      walal waxaad su'aalo igu weydiin kartaa halkan ama instagramka.

    • @ShugriIbrahim-h5d
      @ShugriIbrahim-h5d 4 месяца назад

      @@drnimco_psychiatry Waa mahadsan tahay abayo sida aad iigu sojawabtay instagramka Maxaa kugu qoran

  • @khayrsan
    @khayrsan 8 месяцев назад

    Asc qli xageen
    Kala so xidhiidha

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      wcs, walal ma hayo meel la igala soo xidhiidho laakiin waxaad iga waydiin kartaa su'aal kasta halkan RUclips ama instagram messages ka.

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 9 месяцев назад

    Inan kaygu maisticmalalo shashad maxan sameya❤

  • @ubahsweets9089
    @ubahsweets9089 8 месяцев назад +1

    Ilamha uatsim ahayn oo hdalka kadaaho xitaa wu anfaca ma ahoo

  • @Mssifka1
    @Mssifka1 8 месяцев назад

    Napka ama cinjirka caruurta nuugto ma sababi karaa speech delay

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  7 месяцев назад

      ilmaha waa ina la qa jooji masasada markuu yahay sanad walal.

  • @tasnimmohamed2833
    @tasnimmohamed2833 8 месяцев назад

    Aniga way heesta uun wllo hadal male

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      walal miyaad joojisay shaashadaha. haddii aad joojiso, waxay baran doontaa sida saxda ah ee loo hadlo halkii ay ka heesi lahayd.

    • @tasnimmohamed2833
      @tasnimmohamed2833 8 месяцев назад

      @@drnimco_psychiatryhaa walal 6 bilod ka hor ayaan ka joojiyey

    • @drnimco_psychiatry
      @drnimco_psychiatry  8 месяцев назад

      oo weli may ilaawin heesahi?
      walal haddad europe iyo marika joogtid soo qabso speech therapy lacag ah. oo mashqooli innantdaa. haa kula shaqaysoo guriga.