I like it more information Oo Aan U Baahnaa Ayaad Naga Siisay Xaafadan Sida Loo helo Kirada Iyo Cida Lagala xiriiro Wax Info ah Mahadsanid Walasheen inaan Usoo Guuraan Rabaa Xafadana Waan Maqlay Waxbarashadeeda Inay wanaagsantahay Waan rajaynayaa
@@nadiraomar7511 abayo majoogi kenya lakin adi nasta gaarden maad dagantahy mar ayaan dagnaa islii lkn biyo la'aan nafta iga qaadey Marka waxaa ladhahay neirobi dhan ayaa biyo la'aantaasi ah waa wadan biyuhu ku yaryihiin abayo rer kenya hadaaad tahay xaafad nadiif ah aa biyo leh iso sheeg mcnto wayo limo saqiiro ah wataa
Mash alah aad ayan kugu xiranahy wana sosocdaa e inoo sobadi Abayo Shugran xabibiti
Ascw Walaasheey 3 Qol I miss Aya Laku Ibiyaa
masha allh thanks sister
Alxamdulliillaah allaah nagu xifdiyeey
I like it more information Oo Aan U Baahnaa Ayaad Naga Siisay Xaafadan Sida Loo helo Kirada Iyo Cida Lagala xiriiro Wax Info ah
Mahadsanid Walasheen inaan Usoo Guuraan Rabaa Xafadana Waan Maqlay
Waxbarashadeeda Inay wanaagsantahay Waan rajaynayaa
Waa naiima court
Maasha allah abaayo skool maku yaal abaayo state dhaxdiisa mise banaankisa xafada hada soo duubtay guriga dhaxdiisa mana tusi karta hade macquul tahay
Kkk hage dhagantahy abyo wa NEMA corta aniga wan dhagantahy halkan aa dobesi Ayan daganahy
5 waa miqa kirada xafadan
Asc abayooy xafadan guri Karaba inten kala so xiriira ado raali ah
Reer Africa garaadkooda ma gaarin in meel lagu ciyaaro caruur loo sameeyo ama meel dad waynaha ku socdaan.lakiin danta meesha loo imaaday baa ka wayn
Mashaallah
Walaal Xaggee ay ku taalaa
Aniga wan ka helay xafadaan. Mahadsanid dear 🌺
Wal wad madsantahaay wal
Playground caruurta ku ciyaaran meel ku ciyaaran maleedehey
Thanks xabiibti
Nasrooy abaayo state ka aan magacii kaas ayaan rabaaye
Thanks walashey
Asc wll xusabta dib ugu laabo 1 million ksh waxa lagu sarifaa 12000 kun dolar 16000.000 kshs =192000$
Abyo 2 qol iyo fadhi waa meqo kirada nasra gadan
Abayo where can I contact you?
School iyo dugsi iyo meel laga adeegto maqabtaa
Haaa abayo
Waa mahadsantahay Waa sax waxaad ka sheegtey 3 sano baan soo dagaanaa iyadoo aan laami la mariiniin oo dhiiqo badan
Abyo nadira biyo maleyahay nasrta garden
@@nafisaabdulkadir5902 Haa Abaayo mar mar waa go aan
Lakiin booyaad baa iska shubaneysaa
Lacag badan ma ahaa
@@nadiraomar7511 mahadsanid abyo❣
@@nafisaabdulkadir5902 iska soo arag hada wax badan baa isbadeley
@@nadiraomar7511 abayo majoogi kenya lakin adi nasta gaarden maad dagantahy mar ayaan dagnaa islii lkn biyo la'aan nafta iga qaadey
Marka waxaa ladhahay neirobi dhan ayaa biyo la'aantaasi ah waa wadan biyuhu ku yaryihiin abayo rer kenya hadaaad tahay xaafad nadiif ah aa biyo leh iso sheeg mcnto wayo limo saqiiro ah wataa
Asc walaal hadii aan ubaahanahay boos banaan oo iib ah ama mid dhisan caid aan kala xiriiro maad igu xiri kartaa adoo mahadsan
Insha allh walal
@@Sadiyo1435 insha allah jawaab ayaan kaa sugaa waxaan rajaynaa inaan diris idinlasoo noqon doono famil qurbo gabdha yar yar ku korinayo culeeska heesto Waa dareemi kartaa allahana idinku xifdiyo waadna ku mahadsantahay muuqalada quruxda badan iOS dadkaga usoo bandhigtay ajir iyo xasanat allaha kaa siiyo
Walal nasra un miyaa ka rabtaa?
Mcnto. 3 qol iyo fadhiga iminta ama gadida meqo waye
Waan kuso ogaan ibinta walal
30k,33k,35k
Kenya sh
Abayo aroos ayan ahy qol iyo fadhi meqa lagu kireeya
120-130$
@@Sadiyo1435 hye abayo shukran
Mcnto ad ayad u Mahsanid. Lkn. Boska bana o nus ah. Hada no so shegto wan ku mahadcelinlaha
Haye waan soo ogaan walal iibka
1million ksh =more than 10k$ coz 1k$=120000ksh
Sacdia yasin waa kusalamy
Waan kaa qaday gacalo