KIIS ADAG 2 NIN OO LACAG BADAN LAGA DHACAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 7

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 9 дней назад +3

    Daahirow wilasha caawi oo halasoo xiro tuuga

  • @diriye4
    @diriye4 5 дней назад

    Dahir calasoow wll wankusalamey Adhigo rali Ah codsi Yar o baafin Ah Kuna sabsan Abaheyga Ayaan rawee Abaheyga waha iguwardambesey Asago Dalka kanfur Africa kusugan lknse Hada Jan iyoh cirib Halku dihey lamayaqano laakin wararka qaar Aya sheegaya dalka Angola Inu kusun yahay plz Pro si wll nimo Somali ween

  • @Fawsiya-gc1db
    @Fawsiya-gc1db 8 дней назад +1

    Wiilashaa yaryarka ah oo xoogada ku shaqeyste oo South Africa iya xaalkeeda la og yahay ninkii dhacay asiga dhib ku qaba

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 6 дней назад +1

    Wilashan daahir baxaar ayu gelina hadi la tago sakarada somaliya Waxay ku xire mida Tanzania kadib maxkamada wilkan South Africa joogo xita kiiska wala so xira oo waa inu asagana yimado Tanzania Midka somaliya joogo xita Tanzania waxba kama yaqaanan kuwan😂😂

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 6 дней назад

    Waji mooriyaan waaye sawirka..

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec 6 дней назад +1

    11 kun yurub aa lagu taga been badna Nimaankan hal kun ama labo kun lee laga dhacay hadi ee dhacdo inta kale waa ku darso oo been Ah😂😂😂😂😂

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 6 дней назад

    Daarood uma eko idinka lee waaye kan.