XAAJIGA MIYAA WALI WADA JOOGNAA??? MISE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • Vlog

Комментарии • 257

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +136

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 😍❤

    • @zamzamhasan1837
      @zamzamhasan1837 2 года назад

      Scw

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 года назад

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

    • @kheyrodeeq1719
      @kheyrodeeq1719 2 года назад

      csw csw csw

    • @mruun2509
      @mruun2509 2 года назад

      CSW

    • @Faay371
      @Faay371 2 года назад

      Salallahu celeyhi wasalam Salallahu celeyhi wasalam Salallahu celeyhi wasalam 💖💖💖💖💖💚💚💚💚

  • @naciima5749
    @naciima5749 2 года назад +21

    Naimooy saasaan kugu ogahay afka sharoooto saaaro noloshaadana ku raaxaayso abaayo tigtog waxa ka socda ju ha ka oran ❤

  • @anabmohamud4832
    @anabmohamud4832 2 года назад +22

    waaku farxay wadajoogiina allah dartiis idin jeclahay.

  • @abdisalamyuusuf9215
    @abdisalamyuusuf9215 2 года назад +14

    Manshaa allah Ilaahayow awlaad baari ah sii cadawga allah ka qabto aamiin quraan isku aqriya

  • @saynabbahad229
    @saynabbahad229 2 года назад +7

    Ala jecliya dhibkiina dad aan ogahay haday arkaan farxadiina matag bey ku walanayaan
    Allah haydin amaan sado kuligeenba
    Aamiin yaa Allah

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 2 года назад +21

    Team kaasow io team jokar liketa haila dhaafina 😂🤸🏻‍♀️❤️

  • @IiroonHaji
    @IiroonHaji 2 года назад +6

    Alla idiinma kala wada wada nolaada abid rugsan iyo reersan owlaada baari ah allah idiin siiya

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 года назад +10

    WAAAW WAAD NAGA WAASHEENE HADDANA SIDAANAA! Bal khayr Alaah ha idiinka dhigo isha dadkana Alaah ha idinka xijaabo kolay cadaw iyo gacal kala barrate by now eh!!💖💖

  • @ubahali2846
    @ubahali2846 Год назад +3

    Assalaama claykum habo allaha shar iyo shaydaan idinka qabto, habo qays katiinadda please ha iska dhigo waayo waa danbi, waa ikhyaar ikhyaartuna xuduuda alle wey ilaaliyaan, heesaha saw maaha alle badel kheyr qaba ha ugu badalo, what a beautiful couple, you make my day habo jacayl jacayl baad nagaliseen odayaasha allaha noo barakeeyo waan buuxnaaye alle hanoo xifdiyo dheeman iyo qays, Maashaa’allaah, adkaarta yaan laga tagin.

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 2 года назад +3

    Msha Allah maxan isla kiin jeclahy farxad ku noolada niciima qurux iyo boqorka raabka ❤️❤️

  • @qalanjohayir5994
    @qalanjohayir5994 2 года назад +11

    Lama arkaaan gabdheeniiii nimca dheeman 💐 guulays wiligiiin

  • @aanoabdiz8898
    @aanoabdiz8898 2 года назад +5

    Marba hdaan ilkacse argny nacima waa queen of queen 👑 poqrtoyo

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 2 года назад +14

    Nimco waa lama tabtaaaan loma taliyaan rer abtigeed baaa abdidkood talin jiray lasma garee maxa lasku garab ordaaaaa keep going hbo 🥰

  • @rashkapoy2140
    @rashkapoy2140 2 года назад +8

    Nimco waalama taabtaan looma taliyaan Tolmoon iyadaaa reerka talizoo🙏🙏

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 года назад +15

    Maashaa allaah my family naciima adi waan aqaanay qof adag ilkacasna halyay inuu yahy baa soobaxday

  • @fatimashiikhsaed1754
    @fatimashiikhsaed1754 2 года назад +5

    Nimca iyo qays farxadu wajigiina kama faaruqdo wan jclhay 🤲🥰🥰🥰🥰

  • @sirtaquruxda
    @sirtaquruxda 2 года назад +16

    waaaw mashaa allah waad naga farxiseen isku waara abidkiin😍😍😘

    • @maryansheebow1182
      @maryansheebow1182 2 года назад +1

      MANTEY HADAN JOOGILAHA SOMALIYA JEEL BAN QALILAHAY

  • @layloyaasinnuur6596
    @layloyaasinnuur6596 2 года назад +6

    Maansha Allah Maansha Allah. Qaysaw labadan beri xabxabtu jirtay waan ku caayee icafi. Il iyo belo alle idin ma tuso❤❤

  • @fadumomaxamed3075
    @fadumomaxamed3075 2 года назад +15

    Ilaahay ha idin habareekayo naim iyo qays cadowga allah idinka qabto beautiful couple❤❤❤❤❤❤

  • @sagalmuuse5765
    @sagalmuuse5765 2 года назад +15

    Nicimay walahi jawigan kuu qurxoontahay dagaal dhaan iskaa faaf dadka oo dhan wixii cadawgaga amuus kuudiil aqarxaane👍

  • @najuuomar2719
    @najuuomar2719 2 года назад +4

    Boqarada geeska mss nimco dhayman salaan sare sistereey
    Ishii bugtaay ku bikaacso isha xasadka allah idiinka haayo

  • @maryanabdi6877
    @maryanabdi6877 2 года назад +6

    Nimca waa lama taabtan loma taliyan cida an kadhalana abid talin jiray😙

  • @ruwaydaabdul9841
    @ruwaydaabdul9841 2 года назад +10

    Filterka naga hagaaji nimcoy😂😂😂

  • @qadroaxmed4266
    @qadroaxmed4266 Год назад +1

    Masha allaah alle ha isku kiin barakeyo qaali❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hibanuura658
    @hibanuura658 2 года назад +4

    10.30 ninka ma shabad buu marsaday SUBXANA Allah

  • @kaltoumali5510
    @kaltoumali5510 2 года назад +4

    Jiir oo joog the queen of somalia nollow houno

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 года назад +7

    Naima abyo quruxey Qur aan isku aqri Somalida ayaa aad carabka kugu haysa dadkuna ma ficna inay carabka kusaran anigu waxan ka baqaya il binu adam inaa u dhimato gabar qurux badan codkar ah murti badan bthy adiga io xajigagu quraan isku akhriya abayo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 года назад +2

      Waa Runtaa Wallaahi.

  • @khadracuke8573
    @khadracuke8573 2 года назад +5

    Naciiiiiiiiimo salaaan qaaliya my ina adeertey cad cadka Cumar🙏🏻

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 2 года назад +2

    Mansh alah tabaraka raxman bilaa calaykum naciima mar danbe tiktok waxas haso galin you tobe kaga ka shaqyso ka baxa waxas dhan ishoda please baqra shido leave them alone.

  • @baribaridahir4175
    @baribaridahir4175 2 года назад +8

    Gorgeous couple noolow baaye

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 года назад +11

    Oh my God I'm so glad to see you again

  • @jihaanadalmar9573
    @jihaanadalmar9573 2 года назад +10

    guulaysta my couple boqorka iyo boqorada cadowgiin unooolada

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 2 года назад +12

    Lamaano qurux badan il cadaw allaha idinka hayo💖💞

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 года назад +4

    Nicima abaayo sharaftaada iyo cizigada Illahay haku ziyadiyo, Illahay haku Xifdiyo gacalo❤️❤️❤️❤️❤️reerkada Illahay haku daayo, Illahay ha isku kiin Xifdiyo

  • @yuusufsaid9880
    @yuusufsaid9880 2 года назад +6

    roting ino sosame nacima xafadada an jeclshay 🌏🌏💔

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 2 года назад +5

    Mansha allah farxadiina illahow wax dhantaala ka dhowr, cadow badan ayaad leedahay naimay ragg iyo dumarba leh illahay cadawgiina kama farxiyo

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 2 года назад +2

    Naciimo jookar Minyaro nimadii maku qanacday waa wax fiican futadaa dhulka laguugu dhuftay

  • @abdullaahicumarhusein5556
    @abdullaahicumarhusein5556 2 года назад +4

    Waxaan kan ugu horeeyay so Qora Waanku salaamayaa Boqorada iyo boqorka

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 Год назад

    Naciimo dheeman abyo saana Ku sharaf badan caayda iska daa besa dadkan qof kasto loma jawabo waa la yasaa ka aamus walahi qaali baad tahay naciimo quruxey abayo waa ika talo lakiin goaanka adiga leh qaali dhemaney

  • @suleqaqali409
    @suleqaqali409 Год назад

    Wan ku fana rer abtigay MJ hoyaday cumar maxamud rer mahad xasan Adam wan idin wata xaga qeys de wa Ina aderkay nag rer cabdile suber cade

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 2 года назад +5

    Ala Naciimo habo bayahaan waan daalay sidaan hadba u beeninayey codadkii beenta ahaa ee ruwayadii maalmihii nolasheena channel kasta oo beentaas aan ku arko waa daba tagnaa intaa waxaan qorayey part 10 iyo 12 habo dagalka dhinacayaga ayaan kaaga jirnay ee maxaad noo washay habo illahay cadow ga hakaa qabto habooy Abdi khalif ayaan daris nahay waa nin amusan malaha hadalkii iyo fariidnimadii reerka adaa qaday kkkk cafan habo qaali

  • @hibaqabdi9680
    @hibaqabdi9680 2 года назад +6

    Wakan soo xasustay Allah ya Raxma Cawkee

  • @maryanabdisalan2740
    @maryanabdisalan2740 2 года назад +2

    Maasha allah habo quruxey aadbaan uugu farxay wlhi marki aan arkay idinkoo wada joogo oo wada faraxsan alxm.
    Cadowgiina allaha jabiyo wada noolaada waligiin❤❤❤❤❤

  • @aminoali9911
    @aminoali9911 2 года назад +4

    Masha allah beautiful couple we love you 🥰❤️❤️ mcnto adiga iyo xajigaga

  • @HiHello-kk5ge
    @HiHello-kk5ge 2 года назад +13

    Vlog aa sameynaa intee tiri nacimo ee wixiiba filter ku firty😂😂😂

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 2 года назад +2

    MANSHALAH ARAKIINA ABSHIR KA NAXOW NAFTA WAA.

  • @amoula8734
    @amoula8734 2 года назад +3

    Aad bad iskugu so baxaysan I think wa laysku kin aburay isku dul gabooba inta nolosha ka dhiman bi,idnilaah 🤍

  • @nawaalcali3459
    @nawaalcali3459 2 года назад +5

    m.a allah isukiin barakeyo naciima io ilkacase

  • @maryansheebow1182
    @maryansheebow1182 2 года назад +3

    ALLAH WAA NI JECLAHEY NOOLADAAAAAAA WALIGIIN CAADOWO SAAKIIN LIIQAAAA

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 2 года назад +4

    Nimco dheemaneey hada ma waxa ileedahay cidla ka masayr sanayd ana waan masayray sidii in aniga layla guursaday wada jiroo nabad gala cadowgaa unoolow ina adeer ilaahay idinma kala kaxeeyo wanaag kuwada jooga

  • @salmaanmoomin1138
    @salmaanmoomin1138 2 года назад +14

    beautifull couple 👫 ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @هنادي-12
    @هنادي-12 2 года назад +16

    Buufi cayayanka 😂😂strong women keep going ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shugriyusuf1139
    @shugriyusuf1139 2 года назад +4

    Mansha Allah waa idinku farxaa markan arko idinko islajoga

  • @maryamacali2746
    @maryamacali2746 2 года назад

    Wllhi waan naxaya marakan maqalaya way kala tageene balase waan idinku faraxaya nolada isku waara cadowagiin hajabo nimaco guulayso garabkaga ayaan nahaya form burco 💋💋💋💋💋❤💋❤❤💋❤💋❤❤💋❤💋❤

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 2 года назад +5

    Hore u soco habo mcn❤️🌹

  • @sagalmuuse5765
    @sagalmuuse5765 2 года назад +3

    Masha allah somadiya faloogyada yutuubkan dansaan kalakiici nimcooy

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 Год назад +1

    MA SHA ALLAH ❤️

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 года назад +2

    Masha Allah tabrikallah Allah ha isku kna barkeyo

  • @zakariyexasan182
    @zakariyexasan182 2 года назад +3

    Gob in lagu daysado mudan baa tihiine cadawgiina yuusan idin kala geyn wax kastoo dhaca 🙏❤🙏❤🇸🇴

  • @munaahmed7901
    @munaahmed7901 2 года назад

    Nimcoy ma cadaradi maseer tirka hhh kaftan isku wara wan idin jeclay beautiful family

  • @aniita948
    @aniita948 2 года назад +11

    BEAUTIFUL COUPLE LOOKING 💑

  • @asliahmed2966
    @asliahmed2966 2 года назад +5

    Niciiiimaaay alxm dlh hadaaad wada joogtaaan😭😭😭😭

  • @sicidocabdi4102
    @sicidocabdi4102 2 года назад

    Waa iska faraxsantahiin alle ha ikukiin daayo

  • @hamdiali7883
    @hamdiali7883 2 года назад +4

    Masha Allah

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 2 года назад +1

    Maasha alaah isku waara waligiin ha kala degina cadowgiina cagta hoisteda

  • @juweriyaali9092
    @juweriyaali9092 2 года назад +5

    farxad waarta insha Allah

  • @fadumoabdiwelishire4759
    @fadumoabdiwelishire4759 2 года назад +6

    Wale kuwanaaaa Wana washeeen wa idin jclahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nffamilychannel2927
    @nffamilychannel2927 2 года назад +6

    Masha AllAh isku waara ❤️❤️❤️❤️

  • @saadiasiman6793
    @saadiasiman6793 2 года назад

    Ma sha Allah ,Iskuwaara Abib Nimca Deiman.

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 2 года назад +8

    Masha allah tabarakallah ❤️

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh7782 2 года назад

    Nimaka somaliyed waxay kuyirahdan naagah somaliyed wa aqli caruuur . Naag somali gaarigeda iyo gurigeeda ayey ugudarta iyo siilkeeda

  • @yasminhussein454
    @yasminhussein454 2 года назад +1

    Waaw Maasha Allaah nacima ilko case dabecad qatar barte good girl 👏👏👏👏

  • @najmayusuf4465
    @najmayusuf4465 2 года назад +3

    Mashalah isku waara

  • @amarandaahir7549
    @amarandaahir7549 2 года назад +2

    Habo I love wlhi cadawga alle hakaa hayo

  • @xamdixuseen9281
    @xamdixuseen9281 2 года назад

    Wooow naciimo waa idinku farxay runtii

  • @MsKeyf
    @MsKeyf 2 года назад +4

    masha allah❤❤

  • @Caaliyasharif
    @Caaliyasharif 2 года назад +8

    Program ka iska Arag baa l a dhahaa🤣

    • @nuzeybaali5704
      @nuzeybaali5704 2 года назад

      Caaliya miyad kasoo hadashay arinkooda aan soo eege youtubekada

  • @kabtanshiine1285
    @kabtanshiine1285 2 года назад +4

    M.a il cadow ilahow niga haay❤️

  • @samirabare2056
    @samirabare2056 2 года назад +2

    Mashaallah qurux ❣️🇸🇴

  • @ruqiyodahir8199
    @ruqiyodahir8199 2 года назад +2

    Ina Aader keep going

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 2 года назад +2

    You’re a beautiful couple Masha Allah

  • @zakariyexasan182
    @zakariyexasan182 2 года назад +4

    islaanta Xoogaa English Ah ayuu ku cabay wallhi 🤣😂🤣😂

  • @hafsaowfaarax9967
    @hafsaowfaarax9967 2 года назад +1

    Wlhy naciimoy waa waalntahy suukuu eegaayo cartoonka caruurta ayaad badsatay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💕💕💕🥰🥰🥰🥰11:33 intaan daawo markay marayso

  • @fartunj4196
    @fartunj4196 2 года назад +2

    Naagtii kaluu wax u gaday mana kuu sheegaayo ayuu yiri qofka aan u gadaayo ayuu ku dhahay bahdil ka weyn malaha

    • @najmamohamed9668
      @najmamohamed9668 2 года назад

      Reerka daji ha isku sii dirin. Walaashaa iskuma hubtid ee seedigaa ha iska haleen.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 года назад +1

      Maxaa bahdil u taqaan qof islaam ah magaciisa kaamarada horteeda inlagu sheegaa rabtay mase naagtaan 50 mar waaku jeclahay boqorada quruxda lagu haayo ayaad kaxanuunsanaysaa caadi iska dhig qandhada xaasidnimada yay kushidin shaydaanka iskanaar wax ku dhaha erey yada ilkacase Xaaskisa kuleeyahay raadso

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 2 года назад

    Alla maxaa dad badan maanta ciil la dhima n doonaan waw waw naciimo iyo qays guulaysta cadowgiina ciil ha udhintaan

  • @kheyrodeeq1719
    @kheyrodeeq1719 2 года назад +1

    🥰🥰🥰🥰🥰 masha allah wa idinkku faraxay xasìika allah iidnka qabto alllahu amiin😍😍😍😘😘

  • @maryansheebow1182
    @maryansheebow1182 2 года назад +4

    I AM HAPPY TODAY KKKKKKKKKK

  • @iskufilandumar1434
    @iskufilandumar1434 2 года назад +3

    Masha allah Allah idin xafido 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shankaroonjama3622
    @shankaroonjama3622 2 года назад +3

    Wa prank na dhaha horta

  • @xuseinmohamed
    @xuseinmohamed 2 года назад +2

    Markii Hore Daahir Alasow Dhibaato Ku Qabtee Hadana Ma Adiga iyo Sxbkaanaa Waad Cilmi Badan tehee Nabad Gal Walal

  • @anabmohamud4832
    @anabmohamud4832 2 года назад +2

    maashaa allah

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 года назад +1

    Maashaa Allah! Happy to see together guys.

  • @naimaissa7158
    @naimaissa7158 2 года назад +3

    Good to see you guys

  • @nimoadam5827
    @nimoadam5827 2 года назад

    ManshaAllah guul iyo gobonimo nicmo jokkar ❤️❤️❤️🙏🙏🙏🔥🔥🔥🥰🥰

  • @fortunemohamed9470
    @fortunemohamed9470 2 года назад +3

    Gaarigi xaajiyad kale miya 🤣🤣🤣🤣

  • @naciimamatan2116
    @naciimamatan2116 2 года назад

    Kadaa wiilka kaadi dameerka naciimooy

  • @vfxsdthjijbxzeryiibx2375
    @vfxsdthjijbxzeryiibx2375 2 года назад +1

    waaw m.a isku waara i.a ubad khayr qaba kala hela 🤲🤲🤲

  • @ubahali9319
    @ubahali9319 2 года назад +3

    Naciimo ❤️❤️❤️

  • @umuriham25
    @umuriham25 2 года назад +1

    Alx hadiiba naagti fircoon u ekeyd lagula guursan,

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 2 года назад

    Masha Allah Nimco dheiman cadowgada cagta hoosteeda wan farxay wlhi