Dalxiiskii aan ku marnay Des Moines Iowa aniga iyo ciiltire maxaa nakala qabsaday 🤣🤣🤣🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024

Комментарии • 233

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +87

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🙏💞🕋

    • @Magool-xp8vk
      @Magool-xp8vk 2 года назад

      Nabigaga caruurtu ka tuujin jiray🙄

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 года назад

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤️❤️❤️

    • @sagalsicid1492
      @sagalsicid1492 2 года назад

      Scw scw scw scw

    • @sagalsicid1492
      @sagalsicid1492 2 года назад +1

      @@Magool-xp8vk waa lunsantahay illahey xaqa haku tuso suubanaheena illahey ayaa karaameeyay afkaga qurunka ah waxba uguma dhimi kartid حسبي الله ونعم الوكيل

    • @sagalsicid1492
      @sagalsicid1492 2 года назад

      اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🥰🥰🥰❤❤❤

  • @luulaladan6314
    @luulaladan6314 2 года назад +45

    Jookar naag adag tahay ku jecelay lkn cayda Iska daa weliba ta raga iyo qabiilada farxiya fiska wax kasta la dhahaa cidna uma jawaabto sidaa oo kale samee sis

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 2 года назад +8

    Jacaylku istustus maaha ee waa ixtiraam daryeel iyo Naxariis midba midka kale siiyo ama umuujiyo
    Muhiimaduna waa in aad gurigiina ilashataan
    Talo kale oo muhiima indr caydan iyo qayladana iska daa oo aakhiradaada ilaasho

  • @hamdabashir4309
    @hamdabashir4309 2 года назад +18

    Niicma dheman wn idin jeclahay adiga iyo Dumashigay ilkacse Qays jira oo joga waligin 🥰🥰

  • @zahara2970
    @zahara2970 2 года назад +15

    Masha alaha abaayo Naciimo Waligey waan kutageera ila 2014 waan kula socoda abaayo waxad leedahay Cadawo babadan ee aqliiga kaasoco noloshada kada buuqa iyo social media reerkada iyo noloshada kuraxeeyso barefad kadhigo jooji dagalka dadkan nolosha kaadhacay haala googosan Markaale alaha idiin xiifdiiyo

  • @rahmofarah3678
    @rahmofarah3678 2 года назад +6

    Abayo Naciimo come back to RUclips.. if you could do 1 to 2 videos as a week would be great I love watching you guys you guys are the best🥰❤️

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Год назад +4

    Injoy the trip have great vacation guys..keep it up good work..

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 года назад +11

    Waa falaad baan maqli jirre! Anagaa nalagu kaakiciyee naa bal ii warran Nimco Joker waa balaayo isha baxarkaan ku leeyahay maasha Alaah!

  • @fardowsafarah
    @fardowsafarah 2 года назад +17

    Masha allah Beautiful beautiful family God bless you God protect you guys❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 2 года назад +10

    Mashlh wlhi qabiil iyo qadiyad toona kuma tageero dar alle kujecelahy alle haku barakeeyo gurigaaga niciiimoo quruxy isku filan, karti badan quruxbadan bn ku bixiyey🥰👸👑 laan sare oo aan la gadheyn baa tahy

    • @aminaibrahim1222
      @aminaibrahim1222 2 года назад

      Asc nicimo xbbty ningaga usheen dahabku waa ka xaraan nimanka

  • @aminaabbas578
    @aminaabbas578 2 года назад +6

    Mansha Allaaaaa isku wara dumashi Nicima qalanjo iyo Ilka case bqoqorki shanta somali.🥰🥰

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 2 года назад +11

    Ciile tare xageeba Jooga nimco Ninka Dhiikarke nagu Kariyey Naagta kale Dhunkad sidaan u kula masaran hadad ogaane lahyed seediga Haye colaysane walshaa iskum hubtad Seediye Raaliye Noqo 🤣😂

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 2 года назад +11

    M,a family qurux badan ❤🥰

  • @raily6824
    @raily6824 2 года назад +4

    Walaahi dadbaa intaas ka xun oo dhiigu ku karayaa war ninkan iyo naagtan waa ilmo adeer oo wuu qabaa xitaa iyagoo isfuray xaasidka waa ka tiirinayaa waa dhal Daarood😜

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 года назад +1

      Raiy xataa wili furiinka iyo waxaad adigu lajeceshahay miyaa noo sheegaysaa illaahay ha caafiyo

  • @hodanduale13
    @hodanduale13 Год назад

    Manshalh manshalh alha idina xafido guul barawqo viva nacimo iyo ilkcarqas

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 года назад +10

    Qays if you are not doing this to cover your mess,
    Thank you so much to stand with your wife.
    Love you and proud of you 👏🏼 waa edo jidwaaq absame.
    From kaaraa mardha
    😘😘😘

  • @bushracadey2319
    @bushracadey2319 2 года назад +4

    Nalka noor badeey naciima maka nuugi amaantaa ee isoo ducey abaayo qof walbo cawadoo dhashay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salmomahdi7457
    @salmomahdi7457 2 года назад +7

    we love qas io jokar wan idinjeclhy allha idin xiftiyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siciidoaxmed46
    @siciidoaxmed46 2 года назад +2

    Mashaa Allah very beauty 😍 nag mohamud salabeen reer shirwac cigala

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 Год назад +1

    Masha'alaah in aad naag adag tahay,waxaan ogaaday markaad tiri waan lasoo jeeday si uuna useexanin ,walaahay marwo adag ayaad tahay dumaashi.waxii habeen igu dhacay anigoo safar dheer usocda ayaan jidka ku hurday.kkkk

  • @aibros8033
    @aibros8033 2 года назад +6

    Abaayo alaha isku kiin barakeeyo adiyo xaajigaaga anagaa ku taageerna horey usocda

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 года назад +1

    MA SHA ALLAH Dumashi Naciima Qalbi xabxab. Daalim Alla Nacdaley Waxba Idinkama Qaadayan Ilaahay ba Ka weyn Iskuwaara Ubad Allah Idin Siiya Qayrqaba Cadowgiina Alle Ha qabto Ameen Ya Rabbi

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 года назад +4

    Mansha allah ilaahow isku kiin xafid my sister qurux qaali dumar iyo dumashigay waan idin salaamey

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 2 года назад +2

    Mansha allaah. Alle. Yaa bariig. Nacima. Iyo. Qayb. 🥰🥰🥰 we. Love you 🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 2 года назад +11

    Msha Allah beautiful family you tube jooga TikTok meel maha xagan no shida 1M subscribe insha Allah dhawaan ❤️❤️💋💋👮👸

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 2 года назад +2

    Kanaxow nafta waa ,cadowgu derbiyada hajiidho, hajiidho, hajiidho ,hajiidho, hajiidho, hajiidho, nacabkau darajada hawaayo, hawaayo, hawaayo hawaayo,hawaayo,hawaayo .

  • @halimaabdi354
    @halimaabdi354 2 года назад +3

    My favorite family 👪 I love ❤ you guys qays and naciima

  • @lxaalluul8544
    @lxaalluul8544 2 года назад +1

    Saasa laga rabaa dalxiis Huuno shuranshurta ha qaaqleyso but do it in private enjoy your vacation.

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 Год назад +3

    Maanshalah beautiful family ❤️ 👪

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 2 года назад +2

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw naciimo jookar iyo qays ilkacase hadaad rabtaan inaad najaxdaan edooyin badiya salige nebigeena suuban salaadana haka tigina mansha allah allayaa barikfi✅🌹✅🌹✅🌹✅🌹✅🌹✅🌹✅

  • @OGADHIINLEY
    @OGADHIINLEY 2 года назад +4

    illahay ha idin xifdiyo
    Walakay qays iyo xaaskisah
    Nicimo dheman isku waara

  • @fatumaabsiye4429
    @fatumaabsiye4429 2 года назад +4

    Beautiful couple❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 года назад +1

    Maashaa Allah😘laa kiin waxan idin dhihi lahaa noloshiina ha ku soo bandhigina social media idowy xaasid badan baa jira.
    Nimco inta khalad ka aad gashay oo dhan waa because of social media love you guys❤️

  • @zaynshiine
    @zaynshiine 2 года назад +3

    Maxaa kuu xiisay naciimoy wlhi waad inaga qoslisaa South Africa imaada adi boqorka queen dad loo dhintaa tihiinee💘💘

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 года назад +2

    Masha allah sister plz wallo qalbi fiican tahey fan's ahey Clydach is kale waan kujacnahey sistet

  • @sofiaa1635
    @sofiaa1635 2 года назад

    Shanshuurkii barabaroiyinkii waa Daalen say been u shegayeen cadowgaga ha jabeen ciil u dhinta xaasidka iyo munaafaqiinta masha alaah nacima guuleyso 🌺😍❤️💙🌷

  • @marianjama5776
    @marianjama5776 2 года назад +1

    Nimco adiga iyo xaajigaaga ku soo dhawaada kansas City Mo.💐

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 Год назад

    Masha'alaah dumaashi cadawgiinu hajabo.qaysow waan kusalaamay ina-aabow gabadhaas ku fara adkow qiimo ruux hadduu leeyahay NIMCO ayaa iska leh.

  • @lxaalluul8544
    @lxaalluul8544 2 года назад +3

    Naciimo travel and tell no one, live a true love story and tell no one, live happily and tell no one. There are Many envious people who ruin beautiful things and couples in Social media.just my thoughts.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Год назад

    Qeys inabti timaha saanad ku qurux badan tahay hore i socda naagaha iyo nimanka guriga dumiya naga ilaali💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 2 года назад +1

    MASHALLAH 💚N💎🧡Q👑🇸🇴

  • @anabmohamud4832
    @anabmohamud4832 2 года назад +3

    waa idin jeclahay qeys iyo naima diamond.

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 года назад +1

    Naciimo joker nolishaanaa kuu fiican tik tak iyo cay iskadaa kuuma fiicnee

  • @mudanhussien5003
    @mudanhussien5003 2 года назад +1

    Masha allah ilaahey haydin barakeeyo niciima jookarey jamhuuriyadi barakaysneyd ayan salaan diiran kaaga soodirayaa 🥰

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 2 года назад +2

    😂😂😂 way ku daadsantahay dadkii islahaa naima iyo ilka case weykala tageen ❤❤❤❤❤❤isku waara xbbiyaal

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 2 года назад +1

      Maxa meyra Walaal. Sidii kii ku dhaaranayey masjid laku meherinayey Ijaabo Ayaan joogey Ee jarmal Wa keyse. Iyo odeygii. Tiktoka. Ku dhex qayila dhex Seexda . Dharka ku dhex bedesha Wa dahir calasowe. Ee ku Dhaaranayey. Abashed ban lahadley.ZASBINA ALLAH WA NICMA WAKIL

  • @ibraahimkuube5084
    @ibraahimkuube5084 2 года назад +2

    Wlhi qoftan tagero buxo ayn u ahy qabilna kuma tagero nag hawiyo baan ahy blse wnba iska jcelhy nahedhe nagti fildaradi badneyd see uga guleysaty wlhi abyo iso sheg nag maser bdn baan ah xajigeyga nagtiba san u ak mareysa iney dhici rabto ayn modaa hhh wlhi kaftan ma ahn mxd sameysay oo qes kuso ceshaty

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 2 года назад +1

    Masha allaah habo mcn nimco family qurux badan boqorka shanta soomaliyed illaahey ha idin xifdiyo love you xabibti

  • @maxamedmuusemaxamedmuuse7583
    @maxamedmuusemaxamedmuuse7583 2 года назад +2

    Mash Allah inadeertay Nimco iyo sayigeeda waa idinsalamay 🖐️

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Год назад

    Mansha allah q&n cadowgiina cagta hoosteeda ka nasta dadka xaasidka

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 2 года назад +8

    Ku raxayso noloshaa abayo farxad warta inta sharta waado Allaha 🤲 niga qabto

  • @fadumomaxamed6574
    @fadumomaxamed6574 Год назад

    Maasha allaah isku waara oo ubad khayr qaba alle haydin siiyo

  • @samsamabdi2788
    @samsamabdi2788 2 года назад +2

    Mashallah I love road trips, I just came back from one a couple of days ago

  • @user-ii7oj5wn7j
    @user-ii7oj5wn7j 2 года назад

    Caadow ciil u dhiimo I love naciimo

  • @abdulahiyusuf4724
    @abdulahiyusuf4724 Год назад

    Masha allah sas ayan kaa rabayo abayo rerkada( gurigada)ninkadaba waaloo dadaala mida kale sasoo kale ilkacase adina gabadha kadadal nacimo waa gabar caqli badan lomatilmamayo gurigeda seyku hagjisan laheyd adigana sidoo kale masulki guriga aya tahey benbeenta baraha bulshada markii lagatago alle aya kaadhigey. sheydanka (midka insiga ah midka jinka) yusan farxin ee idinka no farah sanada becouse guryaha islamka iney dhisnadan ayan fiicaan waa aas aaska islamka thnks allot

  • @user-me1oq7vx4w
    @user-me1oq7vx4w 2 года назад +5

    ما شاء الله استمروا يا شباب ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰✅

    • @qali8884
      @qali8884 2 года назад +1

      Masah allah abyo family qurax

    • @user-me1oq7vx4w
      @user-me1oq7vx4w 2 года назад +1

      @@qali8884 sorry I can't understood Somalian language very well 🙂

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 года назад +5

    Beautiful 🍎💕 family

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 Год назад

    Mansha allh ❤️ ♥️ 💖 😍 joker maxar qabil caydo meel ixanunuta anoo og intaa adiga & qabilkaga inlacaayo lkn anoo ah naag ms ah hada afdaboolan waa tahay waxaan kuu qalmin marka ujawaanto adigaa ku qiimo dhacaya please halkaa kawad noloshu hakuu wacnaato ruwayadihii noo soo celi mise waa lagaa modoobeeyay waan yaabee intaa codsi kusoo dirnaa

  • @aishabashiir8424
    @aishabashiir8424 2 года назад +1

    Eedo mcnt naciimo khaliif laandheera nimo allaha isku kiin daayo adi adeer mcn ku jeclahay eedo mcnt 👸🌍🫂❤

  • @iabdullle3858
    @iabdullle3858 Год назад

    Asc wan idin salamay almanac sharafay badan anigo ah hooyo somaaliyeed ama fi sabililahah waxan ku farax sana laha in aan idii arlo lnshallah

  • @hodmanxassan8693
    @hodmanxassan8693 2 года назад +2

    Mansha Allha lamaane quruxbadan Allha iskukiindaayo aamiin

  • @xamdiali2563
    @xamdiali2563 2 года назад +1

    Wooow caadi ma aha niciimo jooker iyo boqorkeeda allr ha idin xifdiyo

  • @faisamusse3633
    @faisamusse3633 Год назад

    welcome to des Moines baby girl my state I just come back your state Minnesota too

  • @nimamustafa5256
    @nimamustafa5256 2 года назад

    Maasha Alla waligaaa farxsanaw Nimco qurux

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 2 года назад +3

    allah ha iskudayo abayo adiga iyo xajigagap

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 2 года назад

    maansha allaah naa naciimo ummada illaahey waa ku jeceshahey abaayo ha ceytamid oo ha jawaabin dadka cadow badanbaad leedahey ha ishoosgeyn oo ha u jawabin oo iskala saree waxaa magac iyo maamuus laheenbaa is ag fhigtey naciimo illaah ka cabso qabri ayaan nawada sugi sidey somali kugu baratey ahow mise ficilada xun xun aankugu aragno guul ayaan kuu rajeen waanada somali halumin ninkaaga waa fanaane sumcadiisa illaali kunoolow farxad ina adeer

  • @daadirmohamed805
    @daadirmohamed805 2 года назад

    Masha.allh allh idinjecliyaa qoyskayga oo faraxsan allow farxadiina badi walalayaalow nagadaaya waxa kale oo xagaan nooshida jookareey johoradii hablaha noolow abti

  • @maryamamohamoud1331
    @maryamamohamoud1331 2 года назад

    Sidaas baa ku qurxuuntahy poqorka shanta Somalia 🇸🇴 ♥

  • @muniracadey8062
    @muniracadey8062 2 года назад +1

    Maasha Allah beautiful family isku waara Insha Allah

  • @mamaqaali2686
    @mamaqaali2686 2 года назад +2

    Maasha alaahu, waa family isku faraxsan, eebbe ha idin ka qabto Isha qumayada iyo xasadka eebbe idankiis, nacabku hajabo, nabad iyo cfimaad ku noolaada quruxeey nimco dheeman adiga iyo xaajigaada😍

  • @shukriqueen3878
    @shukriqueen3878 Год назад

    We love you from Iowa reer Des Moines ❤️👸🏼🙏🏼

  • @siman111
    @siman111 2 года назад +4

    Naagihi Somalidi waxay wada noqden qays wada suga ka allah magen naciima ind mar kasta adinko weeso qaba baxa sharka dhan allah idinka xijaaba

    • @MISKIJAMA-86
      @MISKIJAMA-86 2 года назад +3

      Awalba wuu joogay ee iyadaa dhadhan u yeeshay Naciima Qurxiya Qaaliyeeya

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 2 года назад

    Noolada farxad inta nolasha ka dhiman

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 года назад +3

    m.a family qurux badan😍😍❤🤩👑👑🤩

  • @fadumoboru2177
    @fadumoboru2177 2 года назад +1

    Manshaallah beautiful couples lovely keep it up dear your my hero’s

  • @mahamudmayow3984
    @mahamudmayow3984 2 года назад

    Dumashi afka REER XAMAR ka aad ku nuurey ee markaan kadib reer xamar lee ku hadal😍

  • @IAM_ASMA
    @IAM_ASMA 2 года назад

    Dadaala waa gaaraa Naciimo jookar iyo ilka case plz farxadiina gacantiinay ku jirtaa ❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏

  • @fatuma1033
    @fatuma1033 2 года назад

    Nimco daiman naag qaliya tahy dumashi quruxbadan mnsha allah keep going

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 2 года назад +1

    Queen Always Queen Masha Allah sister

  • @zahraomar1385
    @zahraomar1385 2 года назад

    Mashaalah

  • @ubahali9319
    @ubahali9319 2 года назад +2

    Guuleyso ina ader❤️❤️❤️

  • @princesssadia7376
    @princesssadia7376 Год назад

    Ina adeertey iyo dumashigeey nolosha farxad ku dhamaysta nacabku darbiyada hajiiro

  • @fahmahasan6543
    @fahmahasan6543 2 года назад

    Mansha allah habo mcnto

  • @khadijo1396
    @khadijo1396 Год назад

    Mashaallah gob gob dhashey

  • @nastehaalike2528
    @nastehaalike2528 2 года назад +1

    M.a

  • @shukribulbul8457
    @shukribulbul8457 2 года назад

    Waw so dhawada socod managu dhaften

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 2 года назад

    Manshaallah hadaadba tukanaysaan waad fiicantihiin keep moving

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 2 года назад +2

    MashaAllah 👸🤴🥰🥰🥰🥰

  • @hamdiali7883
    @hamdiali7883 2 года назад +1

    Masha Allah My beautiful sister ❤️👍

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 2 года назад

    ماشا ء الله تبارك beentoda ka
    iska daa dantada raaco good job tiktok danbe haso galin .

  • @munafatule8420
    @munafatule8420 Год назад

    ManshaAllah
    Safe Trip

  • @qalbitoqalbihwd1405
    @qalbitoqalbihwd1405 2 года назад

    Ma sha Allah isku barakoobaa dadkaygii

  • @hodanluqman1436
    @hodanluqman1436 2 года назад

    M.a nolasha buuq la aan eey kumacaantahy abaayo dulqaado waa guuleesanee sxbkaana waa kujeclhay ee wanaaji ixtiraamna

  • @dnpydb-liee
    @dnpydb-liee Год назад

    Buufiska ugo danbeeyo marko kugo dhaco wa marka tiraahdid wan is daahiryay iyo wala e wasay 😭😭😭😭

  • @kooskoossabdi1968
    @kooskoossabdi1968 Год назад

    Masha allah

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 года назад

    Mash Allah

  • @foosdjama8266
    @foosdjama8266 Год назад

    Lama taabtaan wooo 🥳

  • @fososman6398
    @fososman6398 2 года назад +1

    Mashallah sister guys you are very gorgeous and very attractive do not be attention enemy and looklness who always try and focuse to destroy life because you are lucky and dazzling you are optimistic I am person I am very pleasant for your cheerful future, lovely , your and joyful dream have great vacation

  • @Maxamad-sg8hv
    @Maxamad-sg8hv 2 года назад +1

    kanaxw naftawa nacimo iyo ilkacase

  • @Abwaanboodhari143
    @Abwaanboodhari143 Год назад

    M.a dumaashi waxaan inaga soo salaamayaa dagmada dhoobleey wuu garanayaa walalkay maxamed qeys lkn walaal goormeed dumaashi dhoobleey keeneysaa ?????

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 Год назад

    masha allah