illahayow adaanu ka magan galay xumaanta intaa leeg subxaanallah allahu akbar. illahayow ma daawano mana baadhno mana xasuusano mana naqaano meesha laga daawado ee illahayow inta waxaas xun daawada qalbigooda ka saar o ka madoobeee yaa rabbi anagana adaa naga illaaliyee no si siyaadi alx illahayow qalb8ga nadiif nooga dhig iimaanka no siyaadi
وذا خلوت بريبة في ظلمة والنفس داعية الي الطغيان فأ ستحي من نظر الإ له وقلها إن الذي خلق الظلام يراني MARKAAD DAD LAJOOGTO IYO KALIGABA JOGTO ALAAH KAVAXA
الله يعطيك العافية يابطل. الشيء الوحيد لتتجنب المعاصي وذنوب الخلوات هو تذكر تقوى الله عز وجل. والله اذا اتقيت الله حق التقوى كل شيء يكون جميل واحسن. اللي يبغى بقاء هذه الاباحية اقول له احذر قبل فوات الااون.
Asc wll halmid aan kaa saxo wareysi iyo wada sheekeysi kala saar markaa qofka wareysi ka qaadeyso markaa su,aasha weydiisid ka aamus ilaa uu hadalka ka dhamesanayo mahadsanid 🎉
aniga 7 sanoon ku jiray kadib 100 jeer oo aan go aan ka gaaray inan iska daayo go aanki ugu danberte i anfaca 30 may 2024 ayuu ahaa 80 maalin ayanan kasii jooga iska daynta cadaadas xun😢😂
Cawa oo ay tahay bishu 1/11 kii December 2024 in an Iska dhafayo cadada xunta ah ilahay waxn kabaryayaa in uu ilaahy ila qacan qabto dhalinyaro idina isoducey waxn walahy wadoli kuligen ilahy ha inga madobey amiin🤲😔🫡
18+ aad mesha ku qoraty wey ila qaldantahy sabab qofka muslimka hadu qaan garo waku dambi loo qoray ficil kasta ay so hoos galayan falalakan inad dib usaxdo ayan rajeyna
Saaxiib waxaan kuu dardaarmin ducada ilahay ,hana quusan mar walboo aad dambigaas ku dhacdana ilahay u towbad keen million times ha noqoto hadey rabtee.
ALX muddo bil kudhow ayan mogahay iiso duceeya wllyal in ilaahay dib iigu celinin. Badal khayr qabana iigu badalo.
ilaahay hakaa madoobeyo zhp
@@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu amiin wll
Aamiin walaal
Ameen sxb
Ilaah hakaa madoobeeyo
Hadaan aragti kadhiibto wxa looga hortagi kato wxaan filayaa waa guurka waana difaac
Laakiin hadii aad laqabsatid hadaa xidaa kuursatid ma deyndoontid
Laakiin wali wxaad leedahay dabo qabasho ❤🎉
Mahad sanid akhriska aad kubixisey akh riska mahad sanid ❤🎉
Alle hayna wada hanuuniyo oo cabsidiisa qalbiyadeena haku shubo wll❤
illahayow adaanu ka magan galay xumaanta intaa leeg subxaanallah allahu akbar. illahayow ma daawano mana baadhno mana xasuusano mana naqaano meesha laga daawado ee illahayow inta waxaas xun daawada qalbigooda ka saar o ka madoobeee yaa rabbi anagana adaa naga illaaliyee no si siyaadi alx illahayow qalb8ga nadiif nooga dhig iimaanka no siyaadi
Aamiin
Dr mashaa allaah cilmi diin iyo mid muadiba waad baratay ilahay hakuxifdiyo anigu waligay filin madaawan waan nicbahay rawaayadaha ayaan xoogaa iskadawadaa kuwooda aan dhaqan xumosamaynayn
Waa arin dambigeeda iyo halisteedaba wadata ILLAAHAY haka madoobeeyo dhalinyaradee
Vidoegan nolasheyda buu sameyey jazakalah❤👋
Anigabo wllhi
@@Walithcaddehma ku guuleysatay in aad joojiso ani maanta laga bilaabo dib uma daawan doono😭😭😭😭🤲🤲🤲
Subaxaaanallah ilahay ayan ka magan galney waxas war dhalin yaro is xakameya oo iska ilaaliya waxas waana danbi mustaqblkagna uma wanaagsan jasaakallhu kheyr Dr & C/khaaliQ🙏💞
Labadeenu Ma Isturnaa abaayo😢😂
Wllo ma isku qabsana aan ka reystee ajar wd iga heli ❤
M.AllaH Mowduuc Aad u mihiima wll Abdi bashe iyo Dr dedaal aad ban idin salamaaya.❤👋
Allahu akbar 😢😢😢😢 ilhay baa mahad oo dhan iska leh alx
Alx imika bil baan ka jooga iigu dhuceeya inaan abid waxaas foosha xun leh ku soo noqon wllayaal😢😊🤲🤲🤲
Anigu filimaan xun xun ma daawado alxamdulilaah
وذا خلوت بريبة في ظلمة والنفس داعية الي الطغيان فأ ستحي من نظر الإ له وقلها إن الذي خلق الظلام يراني MARKAAD DAD LAJOOGTO IYO KALIGABA JOGTO ALAAH KAVAXA
الله يعطيك العافية يابطل. الشيء الوحيد لتتجنب المعاصي وذنوب الخلوات هو تذكر تقوى الله عز وجل. والله اذا اتقيت الله حق التقوى كل شيء يكون جميل واحسن. اللي يبغى بقاء هذه الاباحية اقول له احذر قبل فوات الااون.
إمام القحطاني السلفي رحمة الله عليه
@@WiilkaToosan-zx5lw😊
@@WiilkaToosan-zx5lw
Wad mahad santiihin cabdi khaaliq io dr kaba
Waxa kaliya eed kaga hortagi karto waxas waa inadan nagaha indhahaga ka laabto hadii aad taas samayso waligaa xumaan kuma dhacaysid nooc kasto oo ay thy dumar iyo ragba, naagahan social media ka niikinaayo ha fiirin marnaba inah alh ilahay dhalinta hanoo xafido ahayadintana hanaga ilaaliyo iyo kuwa xumaanta dadka ku dhex fidinayo
Allow indhahayna xumaanta kadhowr qalbigeena qaflaha ka ilaali🥺🤲🏼 14:20 2/9/2024.😢
waa run
جزاك الله خيرا ❤
Qeebta labad kasoo sameyay sida loo daneeyo kaliya waxa kahadashen dhibatadiiye xalkii meeye ❤🎉🎉🎉
Alx waligay maradin mana kasaayi alx illahow adaa mahada adaa igu hanuunshay😢
M.a allaha ku xifdiyo
Jazakalllah kheyr ilahay haa Ina wada hanunyo gaarhana Allah so hanuunyo dhalinta
Habloow raga haku adkaynina guurka
Raggu ayagaa isku adkeeya wllo 😅
Asc wll halmid aan kaa saxo wareysi iyo wada sheekeysi kala saar markaa qofka wareysi ka qaadeyso markaa su,aasha weydiisid ka aamus ilaa uu hadalka ka dhamesanayo mahadsanid 🎉
Waxba kaamagalin
Waan kugu taageersanhay
سبحان الله alle. Nama tuuso
Dr.hadalka haku badh jarin cabdi❤
Wuu dadaalayaa lkn ma yaqaan maaha wariye
Walalayaal 15 jir mustaqbal leh baan ahay ii duceya ilahay inuu iga madobeyo waxaan xun😢
ALxMd 8 Years sii waday IMaKa 4 Cisho maraya ISO DuCeeya DhamanTiin 😢😊
aniga 7 sanoon ku jiray kadib 100 jeer oo aan go aan ka gaaray inan iska daayo go aanki ugu danberte i anfaca 30 may 2024 ayuu ahaa 80 maalin ayanan kasii jooga iska daynta cadaadas xun😢😂
Waad go'aan adagtahy
Soubhanalah
@@williamwilliam1337 IsBadal iisheeg si aan NiJayada Ugu Dhisto
Waa allaah haka madoobeyo walahi waa arin hadhow adi kuhen xitaa asxab badan hayee 😮
Macalinkaygi 10sano kahor bu wax idhigi jiray still sharaxadiisi ka ilaawin 🥰
Ilaahow naga madoobe❤😢😢
Aamiin guurso wll
Sidee iskaga dayn karnaa
Anigu dhowr jeer ayaan go'aan adag qatay balse waa jabiyaa oo isma xakamayn karo bal sanadyadan danbe waa roonaya
Guurso
Wll khibradyda aan ku sheego subixi 15_30daqiqo qorax isku dhig, soon khamista io isninta ,jimicsi same isbuci ugu yaran 3malin ,wacdiga dhageso,tiktokta iska delet hdadan khyr ku hysan,mobilka iska yare dabecadada soo labanysee, habenki xili hore seexo,salaada jamaacada ku tuko , taladan waxey kaga timid walalkaa oo muddo 10sano ah siigo io muqalda xun daawashadoda ku dagmay hadana kaso kabtay❤
ilaahy ha laga boqo waalyaal
Allow xumaanta quluubteeda naga madoobee 😢😢
Walahi waa saxantahay drs Allah kaa abalmariyo intabo wan isku arkay
Masha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a allh ayaa ugu madoobeeyy❤ maba aqaano
Alle hanaga madoobeyo I.a waa goaan wixii hada. Kadabeyo
Cawa oo ay tahay bishu 1/11 kii December 2024 in an
Iska dhafayo cadada xunta ah ilahay waxn kabaryayaa in uu ilaahy ila qacan qabto dhalinyaro idina isoducey waxn walahy wadoli kuligen ilahy ha inga madobey amiin🤲😔🫡
Alx waxaas waa ka badbaaday runtii macno badana iima lahan
Mashruuc ha odhan dheh balwadan ama jaxiimadan ereyga iska hagaaji.
Ka Bax waxa adi sHaQadada ma aHa
31-8-2024
22:16 pm
I.a i stop here
😭😭😭 aniga Wan firsada walahi ilahayow iga madowey 😭😭
Dr mahdsanid ilhy hanagu anfaco
18+ aad mesha ku qoraty wey ila qaldantahy sabab qofka muslimka hadu qaan garo waku dambi loo qoray ficil kasta ay so hoos galayan falalakan inad dib usaxdo ayan rajeyna
Walaal waa astaanta aflaamta anshax xumada ah
ماشاءالله جزاك الله
لا حول ولا قوة الا بالله
Allah haka madobeyo qofki waxas sameneyo ama dawanayo
Aamin alle haka madobeeyo dadka daawada
AaMiin wll
Ameeen yaa Allah 🤲🤲🤲🤲
Cabdi Bashe waxa ficneyd inad Diktorka uu daysid inu dhameyo aqontisa inu noshego. Wa ku jartay yakhee. Kadaa siddas.
Please part 2
Allow na astur
ilahay haynaga ilaaliyo xumaanta
War bal sahibayal iiyera markuu videogan garo 18m veiw
Mahadsanid😊
Part 2 Ustaad 🤚
Wllhi waa xaqiiq aan kadigtonaano I.a
Part 2 fadlan bro
Ninka hadalka haka dhex galin 😮
صل الله عليه وسلم
Mashaallh ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Inta moqaalka ila dhamaysatay❤
23:07
Telegram ku wa dhalbul cilmi aya laga yela
Mhdsanid dr
M.allah❤❤
Telegram maxa ku baray adi
Alx markan bilabay barashada quranka iigu dambesay
Mnsha Allah tabarakallah ❤
1/12/2024 maanta yaa ila bilaabayo safarka joojinta cadoyinka xun 🙂
Alahu akbar
Runti ani waa iska goy la ahy see leyskaga gooyaa please soo geli
KALIDA ISKA ILAALI OO GAAR HA UBIXIN XAL TAASA UGUDHOW DUCADANA BADI
Alle isku xir 5ta salaadood duko 6 month smart phone la aan noqo gym na aad xili hore seexo haweenki 🫡
Naag gurso❤😂
Saaxiib waxaan kuu dardaarmin ducada ilahay ,hana quusan mar walboo aad dambigaas ku dhacdana ilahay u towbad keen million times ha noqoto hadey rabtee.
Asc wllo waxad samaysaa xuska Allaah badso kalinimadana ka fogow iyo caajiska badan Allaah ha kuu gargaaro hddii aad awoodina iska guurso🎉
Shirkadaha telefoonka ayaa laga rabaa inay "block gareeyaan" Web filter ciidaa ka badan ayaa jira. Shirkadahu ha xiraan waxan qashinka ah.
Vpn ayey dadku isticmaalaan waa in shirkadu all vpn aan lala soo degi Karin oo ay xidho kadib cidna ma daawan karto
@@abdihalimosman1826 block all VPN and use filtered DNS
Keep going walaalo
Ale ha sahlo
Depression wax ken thyroid low noqda
😊😊😊😊😊😊😊
Taageero ayan u mujinayaa barnamijyadan oo kale
Subxaanallaah ustaad shukran muuqaal muhima 😢💔🙈✌️
Kuwa mareykanka ah ee action ka ah ee Netflix ma caadi baa
kuwasi Dareenkada ayaa lagu kicinaya si aad ugu gudubto Kuwi waweyna marka iskaba daa walal
Dakhtar maxaa waxanoodhan kubaray maad samayn jirtay😂😂😂
JASAAKA ALLLAH
Qofka marka aad wareysanayso jaanis sii oo halka aad soo dhex galinayso ka dhaaf.
Subxanalah
40m ee qof way qooqayin ee halaysku guuroyo😂
Wuu lisayaa 😂
Dhalin yaroy guurka ku dadaala
Subxanallah
Ilhy haka madoobeyo inta wax xun xun dawata
Waxnan kula talinya dhalinyarada inay xumanta ka fogadan kii aan guursan karini
Inu cibadada iyo soonta kudadalo
casharadii xaliye isoo xasuusiseen badlands ilaali guskaga😂😂😂
Geedka magiciisa afka hakubalaadhin
@@user-fe8gy9mh3n 😂😂waa iga qosliday captain
Jazzakallah
Omg
6,Dec
𝗺𝗮𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗹𝗵 𝗹𝗸𝗻 𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗯𝗮𝘀𝗵𝗲 𝘀𝘅𝗯 𝗺𝗮𝘄𝗱𝘂𝘂𝗰𝗮 𝘀𝘂,𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗸𝘂 𝗾𝗼𝗿𝗮𝗻 𝗼𝗱 𝘀𝗼 𝗱𝗶𝘆𝗮𝗿𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗺𝗼𝗼𝘆𝗮𝗻𝗲 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗲𝘅 𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗺𝗮𝘄𝗱𝘂𝗰𝗮 𝘄𝗮𝘆 𝗾𝗮𝘀𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗸𝗼𝗹𝗯𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗺𝗲𝗲𝗹 𝗯𝗮𝗱 𝗸𝗮𝗴𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱 𝗯𝗿𝗼
28/8/2024 ilaa 28/8/2025 goaan waakaqaatay yaa ilamidaa
Alle haka madoobeyo
Horta nio Farxad Iyo Rayn Rayn ba Laga hela Muqaladasi iyo Daganaan 😅 kkk
Kunoqo
Alxamdulillaah
Ma dawatan maxa idin baray wabset yab ma naqnid galad dawato
Shuubo website yadaas warbixino laga qoray oo Google ka ku diyaarsan ayu ka so xiginaya
Dawo anaa idiin haya “waxaa samaysaa subixii jimicsi yar sameey workout habeenki na sidoo kale samee jimicsi yar”
Maxaa dhacaya ka dib
Kuwa laturjumaayo danbi miyaaa 😢
😂😂 Dacadsanaa. Fanparoj Lama Jedo
@@KhadarAbdrahmanAbdullahi😂😂😂
Daacad miyaa tahay wll
Daacad miyay katahay mise waa nagu dhele
Danbigu waa daawashada ee luqada maahan
Macalin balaayo ku cayaadhay😅
Miyuu Kugu DiraY siigada😂😂
Yaa diyaar ah 90 Days Routine..30/08/2024..!!..( ilaa 30/011/2024.. Soo shita Only ragga kiisa adag☠️
Qofka 90 casho asn daawan sidaasuu ku macasalaameeyay 😅
Alx
Malaga yabaa in Qof aan nan garanay aad bartaan
QofaaN Aqoon maba Jito😂
Halkwn maxa iga so rid😂😂😂
Musasalku maku jira kuwa xun xun mise fanproj keliya weyan
My film laga hadli mayo waa sex galmada tooska.oo ladaawado
Musalsalkaaba ugu daran
Adi waso baarty mana daawan hadaan ka yeelo ka dipna ma sameyn TDM😅😅😅