MAXAN RUWAYADAHA UDHIGI WAYEY ??

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • ila qosol, naciimo jookar ruwaayad

Комментарии • 242

  • @Shacni.
    @Shacni. 2 года назад +45

    Horta Hooyadaa Allaha u naxariisto, waalidkaa saxibahiisa inaa xiririso oo sadaqo ahaan wax usiiso lagaa rabaa ha avoid gareynin xirir saxibada walidka inla xaririyo nabiga scw na faray🥰

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 2 года назад +15

    Nacima Surmidi iyo Niic Soo Celi We Miss Them wlhi 🥰

  • @Forever-li8nl
    @Forever-li8nl 2 года назад +5

    She's been through a lot of pain in life. Please let her live her live and leave her alone guys. And I hope everyone who passed away goes to heaven🙏❤️

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 2 года назад +3

    Ilaahay ha unaxariisto hooyinkeen dhaamaaan qofki hooyo waayo ayuu dareemikaraa 2002 julay hooyaday waayay istill waan oyaa muhiimadu wa inaan uducayno ilahay qabriga ha uwaasiciyo aamiin

  • @bebahhassan4715
    @bebahhassan4715 2 года назад +8

    Muskin. My condolences to you and to your family hub. May Allah swt grant you Sabr and reward your patient Just remember this ( and be patient, for indeed, Allah does not allow to be lost the reward of those who do good.) Surah Hud: 115

  • @ashrafarashid329
    @ashrafarashid329 2 года назад +6

    Hooyo alaha unaxriisto sadaqada iyo ducada ubadi🤲 wxa thay gabadh qalbi wnagsan abaayo alaha kuxifdiyo farxad kunoolow

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 2 года назад +5

    Ilah ha u naxariisto habo hooyo 🤲🏼
    Aad bn ugu faraxsahany inaad RUclips ku soo noqoto because Dad baa lahaa waa laga xidhay ama laga jabsaday
    Love from garowe 🇸🇱❤️👑

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 2 года назад +5

    Waa been hadey cidi qof u dhimato ana hooyadey u dhiman laha sanad baan wabaa laha 💔😭, allah ha u raxmado

  • @ishoafro763
    @ishoafro763 2 года назад

    Jokar sis wakusalamay adoo Somali legend eheed aa wax aadan shuqul kuleheen dhexgashay Marka arkay adoo umad dham sheikh iyo shariif leh caaynoyso I couldn’t. Believe

  • @hodanyusuf8397
    @hodanyusuf8397 2 года назад +13

    Walalo cayda umada iyo faanka badan iska daa. Qof talent leh ayad tahay lakin malinta aad umada caydiid ayan ku naca, welcome back and talk about something beneficial for everyone.

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 года назад +7

    Eid Mubarak kulu caam wa antum bikhayr boqorada 5 somaaliyeed
    Edo,mamo, ugu dambayna boqoradayda absame🤴🏼
    Love you edo waxan ahay hooyo aad kaaga wayn. Gabadhaa waa runteed waxa la yidhaa ninkii sabri waaya wax uu ku sabro ayaa la tusaa.
    Aabahay baan waayay may 15 2022 and he was the best father ever.still 😢
    Love you 😘 beautiful 😍

  • @zeynabzeynab7246
    @zeynabzeynab7246 2 года назад +2

    Amiin hooyadaa alle janadii hakawarabiyo kuligeen waan wada soconaa kuligood alle hauraxmado

  • @yifrajbarre1493
    @yifrajbarre1493 2 года назад

    Walahi is ku midaa nahnay runtii hooyadeeda ayadaa aduunka ugu jeclahay 🥰🥰🥰🥰 wax yar haddii ee qandhato murug ayaa iqabanayso anigaaba xanuun sanaayo tabar daro ayaa dareemaa

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 2 года назад +2

    Hooyo mcn iyo aabe intii dhimatey allah ha unaxariiso adna niyada kheyr usheeg insha allah ciid wngsan

  • @fatushofficial2962
    @fatushofficial2962 2 года назад +2

    Naciima qurux Allah haunaxariisto hooyo mcn Amiin yarabi🥹🥹🥰🥰💫✌️

  • @munawarsame5038
    @munawarsame5038 2 года назад +3

    Hooyadaa dadkay jecleed oo dhan waa in aad xiriiriso diintaa na farayso markasta oo hooyadaa xasuusatana waa jacayl weyn aad u qabto markaasna u ducee ducadaa gaarayso iyo Sadaqada hooyaday ayaa dhimatay 2021 December anigaba Waan ooyaa saan u joogo markaan soo xasuusro salaad kastaan u duceeyaa hooyaday ,walaalkay iyo waalidiintood,iyo ehelkay iyo intii islam ah.waalidkeen Allah ha u naxariisto Aamiin

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 2 года назад

      Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun
      Naxriis Janno Allaha (Subxaanahu Watacaala) siiyo waalidkaaga iyo dhamaant walidiinteena ALLAAHUMMA AAMIIN YA RABB

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 2 года назад +3

    So dhawoow walal waa lagu xiisay hooyana Alle haw naxariisto anigaba aniigo 6 sano jiiray labadaydii waliid dhiinten waa adunyo ciid ku warasa maleeh Alx hada naag ween ban ahay 27 jiir ah aniga hooyo ah Rabi haw naxariisto waliidkeen.🤲🤲🤲

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 2 года назад +4

    Samiday ma dhimaty allha u naxaristo
    Khadija khaliif cismaan baa lau dhaha anh
    Gabr wlashy nah wa xa la dhaha nimco khaliif
    Niciiimo jokar wan ku jeclhy abyo ilahy dartii nolow inty nolol jirto ❤

  • @iqramohammed9663
    @iqramohammed9663 2 года назад +1

    Maya abayo mcn don't avoid them who ever knows your mother bcz waxa kasifican ina xarey reysid that is the best thing abyo so plzzz don't avoid them xarirey inta karankada aah sida hooyoda mcn uxaririney jirtaye qarabadeyda

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 2 года назад +8

    Intaad ku hadli lahayd 20% luqad qalaad ku dadaal 100%Soomali ama 100%luqad kale sidaas ayey sheekadu ku macaan tahay tan hadaan kuu sheegay ma aha inaan ku jecleyn talo kale :ku noqo surmiddi

  • @deganabdi7776
    @deganabdi7776 2 года назад +2

    Eid mubarik qalbiyey qofka ooya mar walba am qalbiga jilcan wa qofka daacada naxarista bdn ee wanagsan dhaman familyga ilahay u naxaristo inti dhimatay adna ilahay haku xafido qalbi

  • @zaynebhasan8134
    @zaynebhasan8134 2 года назад

    Subxanaalh quranka ka ma mid ah waxa qofka dhintay gaara ee ducada iyo istqfurlaaha iyo sadqada, xajka iyo cumarada ayA gaaro , sister riwaayd iska dhaaf odaygagagana ka qani musica iyo heesaha

  • @hodanabdi386
    @hodanabdi386 Год назад

    Asc eedo soo celi Sur mindi waan jeclahay komedigaas waana kaa khaadanay ducadaada Allaaha inoo Alhballo

  • @Libaaxageeska
    @Libaaxageeska 2 года назад +6

    From ethiopia 🇪🇹 gaar ahan dire dawa wan ku tagera malmihi nolashena filimkas aad ban u dawan jiray run ahan waxa tahay qof jilitanka filimada ku fican LKN intad dadka waxay ka shegayan dhagaysanaysa hoos ayad u noqon so noqon nolashida iyo gushadina horay uwado

  • @hamdi.mohamed
    @hamdi.mohamed 2 года назад +2

    Eid Mubarak wana kutacsiyaynayaa Ilhyhaunaxaristo dhamantod. Qalbigana Allaha idin qabojiyo. Warba kuso riixriixaaye waujeda
    Weyna timadherayd kulahaa

  • @74somer
    @74somer 2 года назад +4

    Walaal ilaahay ha unaxariista hooyada lakin arinta Qaranka loo akhriyo qofka dhintay khilaaf aya ku jira marka waxa ka fiican sadaqada.. sadaqada ka bixi oo uuducee oo cumrah usamee

  • @Soodhawowsamia
    @Soodhawowsamia 2 года назад +2

    May Allah have mercy on each of your family members that have passed away, and may Allah heal your heart! ❤️

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 2 года назад +1

    Alle ha u naxariisto habo Samir iyo imaan,keep going marwo sharaf leh caruurtana way iman doonana insha'Allah

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 года назад +1

    Wax ba kaama qaadi karaan xaasidiinta. Hadan waxayba la suuxeen, wiilkan quruxdii nebi Yuusuf chs la siiyay maashaa Allah maashaa Allah maashaa Allah💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 года назад

      Basra waa runtaa walaal walaahi dadka maanta jira qof qof mooyaane illaahay Khayr siiyay waxba laysuma quuro hadaad nin fiican hesho ama shaqo yar oo fiican aan waxba kuu quurayn illaahay xaasidka hanaga qabto

    • @basrahassan5058
      @basrahassan5058 2 года назад

      @@qaaliyusra7541 aamiin aamiin yaa Rabil caalamiin.

  • @simannuura4194
    @simannuura4194 2 года назад +1

    Allah unaxaristo ayeyadey mcn aad ujecla waana uxisay allah uwada naxaristo walidintena

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 2 года назад +6

    الله يرحمك ي ماما وصبر علي فراقك احبك

  • @Kuwait-rb5ic
    @Kuwait-rb5ic 2 года назад +1

    Naciima jokar naciima sharaf xabiiti alaaaaah yaxfidka walahi qabiga ka jicilnahay habo mcnto ❤️❤️💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓❤️❤️❤️

  • @sahramahamud223
    @sahramahamud223 2 года назад

    Amen yarabi xbbt

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад

    Waa run qof kasdoo yaqanay waan xariiriya anoo yar baa cabudwaaq iigu danbaysay oo,9 jir ah hadan waan wacaa dad aqanay baa weli nool oo dagan wayna ku asan dahay marka nimco Ina adeer waan ku dareemooya ilaahay hawnaxariisdo walidiindeen inday nooshahayna aahay hawxafido amiin dhamaan

  • @farxiyokhalif9424
    @farxiyokhalif9424 2 года назад +4

    Hooyadaa Allah u naxaristo 🤲

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 года назад +1

    Asc eid mubaarak. aaaaammmmiiinnnn Naciimo jzk Qayran.me too anigaba hooyadey waa dhimatay really markastana waan xasuus taa waana u duceeyaa. waalid keen allaha u naxariisto jannatul fardowso allaha geeyo aaaammmiiiiiiiinnnn dhamaan waalidiinta oo dhan,

  • @hadiohoussein5986
    @hadiohoussein5986 2 года назад

    Hooyadaa inta dhimatay Allah u naxaristo inta nolol na ALLAH HA NO XAFIDO AMIN AMIN

  • @mariamohamud9387
    @mariamohamud9387 2 года назад

    Wa sugayaa sheekadaada naciimo qali ❤️

  • @abdikadirak7496
    @abdikadirak7496 2 года назад +3

    Hoyada hadii aad raptoo inad oo parii noqotoo ayadu qabriga ko jirtoo saxibaded iyoh dadkii ey is yaqanen xariirii

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 2 года назад +8

    Naciimo abaayo geerida qofka kuugu dhow xanuunkeeda waxaa dareemi kara qofkii ey ku dhacday, 2007 waxaa dhintay aabahay kow iyo toban bilood kadib waxaan waayay waliba geeri kadis ah hooyadey waxaan la coloobay xataa taleefankii leyga sheegay geerida hooyadey, geerideeda waxaan ka qaaday xanuun waxaa iga gurmeen timihii waxaan ka dhici jiray istaaga maalinkii danbe waxaan dhageystay muxaadaro sheekh mustafa Cinwaankeedu ahaa MURUGADA aad ayaan ugu reestay, Qof walboo hooyadii dhimatay halkaan ayaan oga duceynayaa, CIID WANAAGSAN.

    • @umumohaz1319
      @umumohaz1319 2 года назад +2

      Amiin wll alle ha u naxaristo hoyo walba oo dhimatey ilah jirkeda narta haka xoreyo

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 2 года назад +1

      Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun
      Naxriis Jano, Allah (Subxaanahu Watacaala) ha siiyo, waalidkaaga, waalidkeena iyo dhamaan muslimiinta ooidil.

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 года назад +1

    Hooyo Alle qabriga ha unuuriyo adina samir hakaa siiyo xabiibti waa xanuun markaa weydo waalidka

  • @faarush8157
    @faarush8157 2 года назад +1

    Sooooooo laaaabo macaneeeey wlh inaaaan talentigaga laqarin karin waaaa tabney ruwaaayadahagiii iyo shactiroyinkaagi nahba iyo dhadhan maleh hadaaadan kujirin🥰

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 2 года назад +2

    Abayo dhamantod allaah unaxristo I lost my mom to i lost 12 people in my family last 5 years allaah kawarabiyo janada amiin amiin samir badn sameey insha allah

  • @abdikadirak7496
    @abdikadirak7496 2 года назад +3

    Allahaa unaxaristo 🤲😢

  • @saharaahmed1875
    @saharaahmed1875 2 года назад +8

    Wlh same an ahay am very emotional I still cry fo my grandma and she died 2016

  • @iqramohammed9663
    @iqramohammed9663 2 года назад

    Love you ❤ 😘 abyo mcn samir iyo manta hakaaga seyo ❤

  • @mulkimaxamedmahdi8550
    @mulkimaxamedmahdi8550 2 года назад +2

    Alle ha unaxariisto hooyo mcn Eid mubarak Nimco jooker🥰

  • @najmamohamed5145
    @najmamohamed5145 2 года назад

    Sorry anaa wadna xanuunleh famligaada dhamaan allaha unaxariisto adno samirkii nabi ayuup

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 2 года назад

    Aamiin aamiin aamiin Allaha unaxariisto Hooyo intii aad weysayba Samir iyo imaan Allaha kaa siiyo, Aduunyada waxaan ujoogno ayaa ah in qofba mar uu gurigisa runtaa u hoydo marka Allah ma kulan siiyo gafkeena iyo geerideena .

  • @iskufilanj9785
    @iskufilanj9785 2 года назад +2

    Naciimoya ciid mubarak lkn waxan. Kugu talinaya qof walbo hoyada yaqano xariirin jirtay sii xariiri wll

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 2 года назад

    Allàha u Naxariisto qabriga Allaha u nuuro iyada iyo inalaala intii Islam ah aamiin

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 2 года назад +3

    Ciid mubaarag naciima jookar🥰❤️❤️✌️
    Horta abaayo qalbiga ilaahay ha kuu dhayo afarta qof oo fimilka aa waysayna alaha unaxariisto 🤲
    dadka xaasidiinta oo isku dayaayo oo taalantigaaga ka xun iskadaa ruwaayadaada inee xiiso leedahay waxaa ku ogaaneesaa labo youtope laga soo deen jiray si isku mida labadabo waa ladaawan jiray ayadoo vius badan helooso walaahi dadka bilaw ilaa dhammaad ku xernaa anaa ka mid ahaa oo sidii shaaha u qaban jirtay daawashadeeda waliba waxaa ka mid ahay dadka reer yurub sedex saac oo subaxnimo aa sugi jiray ilaa ee kasoo dheceeso 🥰❤️❤️❤️✌️
    Marka dadkaan warkooda iskadaa anagaa ku jecel❤️❤️❤️❤️❤️💋🤗

  • @mariamohamud9387
    @mariamohamud9387 2 года назад

    Hooyo iyo iyo inta fmlkaa kadhimatay allh unaxariisto

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 года назад +1

    Maasha alaah nimco qaali Ilove you abaaayo macan 😘😘🥰🥰❤️😍♥️

  • @munayusuf1633
    @munayusuf1633 2 года назад

    ❤️❤️❤️queen waanu ku sugaynaa fankagi quruxda badnaa in yar in yar yar noogu do tuur i miss
    Alle ha unaxaristo Mamoda iyo maday iyo intii islama Amina

  • @naemamohamed2941
    @naemamohamed2941 2 года назад

    Allaha ha naxriisto

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 2 года назад +2

    Ina adeer way ku ileeyeen isha xasidka badan 🥰👸

  • @samirogalayr395
    @samirogalayr395 2 года назад

    Ilahey mamo haunaxaristo

  • @sabiriinsaid8777
    @sabiriinsaid8777 2 года назад +1

    Waa naxariisbadanthy saasa ooh inta keenaysa

  • @ibrahimkerow2634
    @ibrahimkerow2634 2 года назад +3

    Ogaadeen hadaanahay baby baby 🔥🔥

    • @suadosman7542
      @suadosman7542 2 года назад

      Naagta Hal ninaa qabo ma ogaadeen dhanaa qabay cagdheer awal caqligiina waa low

    • @umumaryama9023
      @umumaryama9023 2 года назад

      Caqliga cagahuu kagalaa cidaas

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 2 года назад

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo in ad cayso sayid maxamed

  • @abdirahmanahmed2780
    @abdirahmanahmed2780 2 года назад

    Eedo qali 𝐍𝐢𝐦𝐜𝐨𝐲 boos weyn ayad iga taagneyd lkin malinki dhaweyd markd Maxamed Suber ukala hilisey eed ina Cagjar tiri waa aderkay Rer Cabdilana waa langab ayan ku ogadey inad qabyaladeysato weyn tahy anu intas ku dhafi maayo gabadh sharfleh oo 𝐎𝐆 udhaxdaa tahy🙏 xurmo ku heyna lkin inta yar ee ilakacase lacagta uu ina cagjar siyey e xaranta ah miyad Rer cabdile uceyday waa GOOD😎 Codkaga wuno duban

  • @hibobahdon5624
    @hibobahdon5624 2 года назад

    Naciimoy xisho gabadhada ha ceybenin meshan haku dhxwalan

  • @sumayomaxamuud6486
    @sumayomaxamuud6486 2 года назад

    masha allah niciima jooker kuu xiiznay wlashay mcn soo laabasho wcn alle qalbiga hakuu qaboojiyo mcney

  • @queenhaatifa2154
    @queenhaatifa2154 2 года назад +1

    Ciid mubaric naciima i miss you wlh come back queen ❣️

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад

    Amiin abaayo macaan hooyaday soo 9 jira Bay dhimaday waan ku dareema ilaahay hawnaxariisdo amiin abahay na xamar Bay 1991 lagu dilay xamar asna ilaahay hawnaxariisdo amiin

  • @samirogalayr395
    @samirogalayr395 2 года назад

    Welcome back abyo

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 2 года назад

    Ciid mubaarag abyo ilaahi haku xifdiyo cdowga alaha ka qabto sida jeceshahay alaha ku yeelo .. dabecada qaar ani xita wan leeyhaya ❤😂

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 года назад

    Amiin

  • @siradm
    @siradm 2 года назад

    Aamiin waa waynay, Allaha u naxariisto dhammaantood waa xanuun laysla qabo

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 2 года назад

    Aaaaaaaaamin illaahawo u naxaristo janofordowsan ka warabi kitabkana gacanta midig kaa sii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qaalidumar9605
    @qaalidumar9605 2 года назад

    Xaga ooohinta walalo baa ka nahay Ani wax yar ciiil hadaa dareeemo xitaaa waa oooyaaa Abaayo illahay hooyada ha unaxaristo iyo dhaman muslimka dhintay Aabahey ku jiro samir iyo imaaan Allaha ka siiiiyo meshaaas baan u wada soconaa illahay hano danbi dhaaaaafo

  • @whynot5194
    @whynot5194 2 года назад +1

    Abaayo sadaqada iyo ducada iyo in aad asxabteeda xareeriso diinta shegeysa

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 2 года назад +1

    Allaha u wada Naxariisto dhamaantood

  • @drsjanjano5747
    @drsjanjano5747 2 года назад

    Naciimo abaayo sidaadi hore ku noqo qabiilkaaan iska dhaaf sharaf xumo waxaan aan ahay maka heliside

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 2 года назад

    Ilaahay ha u naxariisto Hooyoo yinkeen dhamaantood.

  • @sadiahassan3449
    @sadiahassan3449 2 года назад +1

    Eid mubarak huuno
    Hooyana allaha u naxariisto

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 года назад +1

    Happy Eid Mubarak👑🌹🤲🎉🎈⭐️

  • @halimo420
    @halimo420 2 года назад

    Asc niciimo walaalay waan ku jeclahay caaydaada way idhibtaa markaan maqlo xaasidkaaga ayaa badan yaan lagu waalin majeerteen iyo ogaadeen ayagana cadowka kuu soo adeegsadaa iska har waxbo hadifaacin aniga ogaadeen waa hooyadeed ana waxaan ahay naag cumar maxamuud oo reer xirsi walaahi ma jecli In lagu caayo waan dhibsadaa waxan waa aduun waa la dhimanaayaa aaqiradaada ilaasho abaayo waxaa Dan aheen kuma raacaayo waa talo walaalnimo

  • @habiboabdi3351
    @habiboabdi3351 2 года назад

    Anigo naxaristo ah wan ku jecelahay mcn ❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zeynabzeynab7246
    @zeynabzeynab7246 2 года назад +1

    Welcome back abaayo waa kuu xiisnay sur mindi noo biloow

  • @ifraaxgalbed9793
    @ifraaxgalbed9793 2 года назад

    Aamiin hooyo Alle ha naxariisto Abayo

  • @sabirinmaxamud9344
    @sabirinmaxamud9344 2 года назад +1

    Anaaa saaas ah ayeeyo korisa ahay marka africa liga sooowaco waaa naxaaaa ine ayeyo wax kudhacena umalena

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 года назад +1

    Allaha unaxriisto kulikood allhuma amiin

  • @qadroaxmed4266
    @qadroaxmed4266 2 года назад

    Aaamiin qaali

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 2 года назад

    Ilaahay ha uwada naxariisto samir saadiqana hakaa siiyo

  • @harbisquad
    @harbisquad 2 года назад

    Amii ilahey hunaxriisto

  • @sumaya5104
    @sumaya5104 2 года назад +2

    Eid Mubarak abayadiis

  • @ayuuptimir1526
    @ayuuptimir1526 2 года назад +1

    Wllo niciima noo ga sheekeee waxaad u joojisay ruwaayadihii alle ha u naxariizto hooyo

  • @sacdiyoshcumar8178
    @sacdiyoshcumar8178 2 года назад +2

    Eid mubaarik qaliyy

  • @faarush8157
    @faarush8157 2 года назад +7

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlh oohintu waaaa nafis marmarka qaaar waxaaa laga yaaba adoon wax wayn kugu dhicin ama dhibaato aad uwayn inaaa iska ooydo hadaaa wax yar oo tabasho ah aaba dareentid marka qof ooyaya hadaa aragtid waaa qof nafis badan qalbi jilicsan saan anigu aminsanahay

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 2 года назад

    subxana.alaaah.qoffican.matihid.walidka.qofka.saxibka.la.ah.walaxaririyaa.ee.lamagoyo

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 года назад +1

    ALLAH Ya Raxma Maamo Naciimo J

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 2 года назад

    Kkkk warkaas wax kama jiraan lkn hooyo allaha ha unaxriisto uducee sadaqo ubixi

  • @ismahandaahir8180
    @ismahandaahir8180 2 года назад +2

    Naciimo wa laguu xiisay wlhi ruwaayad nooso samee abayo

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 2 года назад

    Walidka saxiibadiis xiriiri hajarin sadaqada badi

  • @najuumstarchanel6051
    @najuumstarchanel6051 2 года назад +1

    Masha alaah Eid mubarag abaayo

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 2 года назад +1

    Ciid wanaagsan naciimo sharaf

  • @ciddycadar1995
    @ciddycadar1995 2 года назад

    Allha ha ku naxariisto dhaman intii dhimatay oo dhan

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 2 года назад +1

    الله يرحمهم و صبرك علي فراقها