Sababta Aan Youtube Ugu Soo Laabtay!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 172

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 года назад +10

    Masha'allah gabar qalabi fiican marksto faraxsan waya nimco joker ii noolow Boqortooyo 🧡🧡💛💛💛💛❤❤❤

  • @yuusufcabdulaahi2014
    @yuusufcabdulaahi2014 2 года назад +5

    Wlahi Pilaah Maqnashaha Wad Ku So Qurux PadnaTe Is Come back mY queen

  • @maxamedsheekhbashiir9028
    @maxamedsheekhbashiir9028 2 года назад +6

    Welcome back my Queen 🤗🌏

  • @stopcrimescyberbullyingnow5726
    @stopcrimescyberbullyingnow5726 2 года назад +3

    Boqorada boqortooyada Naima Khaliif welcome back sis😍😍😍we missed you😘

  • @safiayusuf6762
    @safiayusuf6762 2 года назад +4

    Masha allah waad kanasatay ma isteri soo shiyal mediyaha habo

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 2 года назад +2

    Allaha kaamadoobeeyo beenta iyo heesta gabar fiican baatahay kulama jecli wax naar ku gaynaya
    Adi iyo ninkaagana maslaxad khayr allaha idin dhexdhigo

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 года назад +4

    Anana aadbanu kugu xiisnay tankale anigana ROUTINE keyga quruhbadn ban so dhiga so dawada boqortoyo

  • @omarosmanhassan8310
    @omarosmanhassan8310 2 года назад

    Mashallah from the 💓🇸🇴🇵🇰💋💕

  • @siman8001
    @siman8001 2 года назад +2

    Mesha walan ee TikTok ladhaho hada ba kaso tagtay waa nimco rabi.duco ayaa kugu daray wlhi TikTok meel mahan waa xero sheydaan 👏

  • @xaliimomaxamed8498
    @xaliimomaxamed8498 2 года назад +2

    Ayyy anaa ugu horeyo I miss you sweetheart 😘 ❤❤💋💋🥰🥰🥰

  • @shankarooninamaxamed7339
    @shankarooninamaxamed7339 2 года назад +3

    Welcome back queen👸🏽

  • @layloyaasinnuur6596
    @layloyaasinnuur6596 2 года назад +3

    Maansha Allah Nimco dheeman guulayso qaali

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 2 года назад +3

    Laandhere laandhere dhalay niciima jooker❤🦋💔

  • @najuuomar2719
    @najuuomar2719 2 года назад +1

    Wcs sis wa dhownahay
    wakuu xiisnay yaaqay
    Welcome back sistareey

  • @sekeriyebashiir37
    @sekeriyebashiir37 2 года назад +3

    Nimco Dheeman guulayso wllo qaali ❤💯❤🥰😘

  • @kowsarcadaani3
    @kowsarcadaani3 2 года назад +2

    Bismillah abaayo alaaha ku caafiyo xalada ilama fiicna walaahi

  • @Xamda763
    @Xamda763 2 года назад +8

    Abayo Niciima please anad please adiga iyo dadka kugu xidhan icaawiya please waxan ahay hooyo miskiin ah oo afar ciyaal agoon ah ka bilaa ciid yihiin waa maalmo khyr leh somaliyey icaawiya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 lanbarka igala soo xididhiidha afar todoba sadex sagaal sideed sideeed lix waana lanbar somaliya ah hadaan caadi usoo qoro qoraalka is masaxaya 😢

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 2 года назад

      Abaayo furaha maxaa ka hormariyaa

    • @Xamda763
      @Xamda763 2 года назад

      @@amatallahbintuosman1092 abayo waxad ka hormarisa balaas .laba.shan.laba

    • @Xamda763
      @Xamda763 2 года назад

      @@amatallahbintuosman1092 abayo waa plas.laba.shan.laba.eber.lix.sadex intaasi waa furaha lanbarkuna wuxu kabilaabmaya afar .todoba.sadex.sagaal.sideed.sideed.lix

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 года назад +1

    Waaku salaamay eedo I love you eedo macaan waaku xiisay ani xitaa dagaalkii daahir calasaw masoo dhamaday eedo

  • @SalmoUmuqeyrLifestyle2021
    @SalmoUmuqeyrLifestyle2021 2 года назад +1

    anaga xitaa waan ku xiisnay boqoradena soo noqosho wanaagsan tiktok waala xirooya surmindi inaso celi plz

  • @hodanhashi9119
    @hodanhashi9119 2 года назад +3

    Wcs wrwb sister I love you nimca Melbourne ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 2 года назад

    mash Allah my sister

  • @maryan3892
    @maryan3892 2 года назад +1

    Masha Allah

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 2 года назад +4

    Ruwaayadii maalmihii nolosheena noosoo cali jokar ❤️

  • @abdirashidmohamudcapitano9580
    @abdirashidmohamudcapitano9580 2 года назад +2

    Hhh welcome back my queen

  • @falismohamedmohamud8501
    @falismohamedmohamud8501 2 года назад +2

    Welcome sis 😘 💓

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 года назад +1

    Soo soo dhowow Ms naciimo J Adoo Nabad/caafimad sareecan

  • @saxarlasugule9745
    @saxarlasugule9745 2 года назад +2

    Mansha Allah Nimco quruxeey Waan kuu xiisnay wllhi noosoo celi surmidi plz😒

    • @Samadoon00
      @Samadoon00 2 года назад

      Ikkacase dharkiisa maa dhaqooysaa

  • @qaaliquruxmedia
    @qaaliquruxmedia 2 года назад +2

    Welcome back queen

  • @bishaaroclaahiegal8437
    @bishaaroclaahiegal8437 2 года назад

    Welcome back my queen abyo riwaayadii noo soo celi 🥰🥰

  • @fartunerelaxationmotivatio3148
    @fartunerelaxationmotivatio3148 2 года назад

    Naciima qurux soo laawo xabiibti waan kuuu xiiisney

  • @kawsardaahir2280
    @kawsardaahir2280 2 года назад

    Masha allh xbti yutubkaga ayaa kaga dimbi yar wlhi wxn wa adunyo laguna wari mayo qabri 2 mitira aya inaga dambeya qof kastow waxa afkaga ka sobaxaya kan kan tarol xadis ayaa ahaa khayr ku hadal ama iska amus

  • @yussufismail49
    @yussufismail49 2 года назад

    Hasha naag an ujeclahy waye wlhi danka farxada iyo comedian mwaah

  • @inaaxmed6715
    @inaaxmed6715 2 года назад +6

    so happy to see you!! Love from Qatar

  • @samsamabdi2788
    @samsamabdi2788 2 года назад

    Mashallah welcome back nicimo dhaman abayo

  • @hodanabdi386
    @hodanabdi386 2 года назад

    Nimco joker maashaa Allaah tabaarakallaah waad khalbi fiicantahay

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 года назад +2

    We missed you

  • @calicabdi2869
    @calicabdi2869 2 года назад +1

    Eedo wiila shii galmu dug ayaa kusa laa Maa ya nool ow

  • @amiinoahmed6297
    @amiinoahmed6297 2 года назад

    Nacimo bacda la galayo wa ubahanahy iso dhib grwe joga ina aderta ahy plz

  • @niyadsifaysan
    @niyadsifaysan 2 года назад

    Pls dumaashi filimaanta sooceli waanku salaamay from jigjiga caday ❣️💯

  • @rashidadan5709
    @rashidadan5709 2 года назад +2

    inaadeertay wan kuxiisnay❤️🙏

  • @abshirmaxamed6986
    @abshirmaxamed6986 2 года назад +1

    Welcome back naima joker ✋

  • @fadumojama21
    @fadumojama21 2 года назад

    Wellcome anima sharaf

  • @fardosa9749
    @fardosa9749 2 года назад +1

    She is funny. ..shukumankan marabi

  • @hamdacayr2197
    @hamdacayr2197 2 года назад

    You are right

  • @aliyahomarahmed6643
    @aliyahomarahmed6643 2 года назад

    Waan ku faraxsanahay in aad soo noqotid really waan kujecelahy

  • @Sarah-vk2kr
    @Sarah-vk2kr 2 года назад +2

    Soo dhowoow jookar❤

  • @samirogalayr395
    @samirogalayr395 2 года назад

    Welcome back abyo skin rotinki kasugeynay awy

  • @abdisalamyuusuf9215
    @abdisalamyuusuf9215 2 года назад +1

    Anakaneh wan kuu xiisnay niciimo cadey

  • @safiyosayid-alimohamed7525
    @safiyosayid-alimohamed7525 2 года назад

    Maasha Allah howshaada wado naag aqli badan ayaa tahay

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 2 года назад +1

    Thank wax ba kaa faiday dukankan wn arki jiray sas uma aqoon

  • @bilanqaali9833
    @bilanqaali9833 2 года назад +1

    Wel come back nimco joker ❤️❤️❤️

  • @abdifatahahmed267
    @abdifatahahmed267 2 года назад

    Asc my aunt manshallah aunt macan lovely day

  • @fardowsotifoow9302
    @fardowsotifoow9302 2 года назад

    Wlhi ruwayadahag wan uxisay

  • @chukrisalah5932
    @chukrisalah5932 2 года назад

    Nacima your RUclips mar hore 1 m iyo kabadan gari laha waka sextahay

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 2 года назад +1

    Hhhhhhhhhhhhhh Niciimo Xaraabo Burco kasoo salaamaya

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 2 года назад

    Welcome 🙏 sis 👏 😘 💓

  • @hibaahmedmohanud3700
    @hibaahmedmohanud3700 2 года назад

    Naaagta kaliya ignore nafta looga qaaday alla kabayare fariidsanaa sideey dhulka ulajartay

  • @nashaad90
    @nashaad90 2 года назад +2

    Kkkkkkkk istaaqfurulaah america markaan imaado meel aan kasoo adeegtaad itustay naciimooy qish baad isiisay kkkk

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 года назад +2

    Asc maansha Allah Soo. Dhowoow. Vitamin ❤️❤️❤️🌹🌹💙💙💙👍 Beenta waa xaaran .Nimco waxaa lagu jiraa bishii barakeys needy Nimco Waa Dul xaj. Ma soomin Nacimo please abaayo Soon waa baryahii Qayrka I love you sister,

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 года назад

    Masha Allhh ❤️ walshey nacimo cadey

  • @naciimacige6352
    @naciimacige6352 2 года назад

    Masha Allah abaayo soo dhawoow samiday

  • @samsamali4206
    @samsamali4206 2 года назад +1

    😂welcome ❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 года назад

    MAASHAA ALLAAH SOO NOOQOD FIICAAN ILLAAHEEY HAKU HAAFIIDO

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 2 года назад +1

    Asc wr wb wll naciimo ilahay darti wax makugu shega
    Horaynaa wan kugu shegay
    Lkn tii horee kuma anficin
    Bl tan ayan rajaynaya inay
    Ku an facdo insha alah
    Wllo 1 is quran sar is quran sar
    Waliba sii xooga 2 dinaba
    Wll ogaw dadkanii dhaman
    Hadaf bay nigaa leyiihiin
    1 waa inad kalaa taktaan
    2 wa inay noloshadu babado
    Wll isdaba qabo ilahay u noqo
    Ilahay ralii galii inad noloshan badasho iskudy
    🕋 xashkaa ku fiikir ciibado
    Ku fiikir noloshada ilalso
    Nikaga cibadada uso jid
    Fadlan waxba iskuma nihin
    Lkn walalahy ilahay dartii ayan
    Nilaa talinaya way I dhibaysa
    Cadawga inad u jabtaan
    Hurdada kaa kacaa ilahay ku
    Ordaa istiqfarta badii alahaa kugu anfoco
    Hadan helayo mel an kalaso xiiriiro way fcnayd

  • @hibaturahman01
    @hibaturahman01 2 года назад

    Naciimoy waa la dhimanayaaye cayda iska daaa plz

  • @hawaserar4215
    @hawaserar4215 2 года назад

    Mansha allah abaayo soo noqod wanaagsan

  • @mahiigaaniyomurti3659
    @mahiigaaniyomurti3659 Год назад

    dollar tree an ka adeeganaa abaayo 😁

  • @zaamx1960
    @zaamx1960 2 года назад +1

    Sa tiktiok ugu dhaxjirtay ad dad isku cayesen aa so macaatay 🤣🤣

  • @user-es4cu5jn8s
    @user-es4cu5jn8s 2 года назад +1

    wa ku xiisne 🥺🥺🥺🥺❤🫶🏼

  • @khuluudadan
    @khuluudadan 2 года назад

    Snpka Maxa ugu qoran

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 2 года назад

    Ha qoslin Haddii kale Ck cadawgiisaa Noqonee😀

  • @asmahassan4577
    @asmahassan4577 2 года назад

    Welcome back naciimo

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 2 года назад +3

    Good to see you back sis 💕💕❤️❤️❤️💯

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 2 года назад

    Raqiiswaaaye abyo caaadimaha

  • @mohamedabdilahimohamedabdi7498
    @mohamedabdilahimohamedabdi7498 2 года назад

    masha allah jookar wan ku wataa dumashi

  • @queenhaatifa2154
    @queenhaatifa2154 2 года назад

    Welcome back my queen 💔

  • @israaxuseen9015
    @israaxuseen9015 2 года назад +1

    Anagane waan kuxisnay

  • @bishmo7600
    @bishmo7600 2 года назад

    Miss u too

  • @khalidirshaad37
    @khalidirshaad37 2 года назад

    Welcome back

  • @maxamadshariif3806
    @maxamadshariif3806 2 года назад

    Welcome back boqorada

  • @hodanhaaji4316
    @hodanhaaji4316 2 года назад +1

    Var qof kale afarihis magalayo mxa ka fahanten

  • @kowtheral-wadi9194
    @kowtheral-wadi9194 2 года назад

    Naimoo I love you hhhhhh

  • @dekadahraan298
    @dekadahraan298 2 года назад

    Waan ku xiisnay mcnto mhdsanid

  • @iskufilanj9785
    @iskufilanj9785 2 года назад

    We miss u too

  • @shaciyodekow4694
    @shaciyodekow4694 2 года назад +1

    Kuxisnay nacim Qurux

  • @samatarabdoali4553
    @samatarabdoali4553 2 года назад

    Hala Nacima (Sweden 🇸🇪🇸🇴🇸🇪) ciyaal Wardhiigleey XAMAR.

  • @nimoibrahim5454
    @nimoibrahim5454 2 года назад

    Quflla wayaay waaan kuuxiisay

  • @faidochannel7486
    @faidochannel7486 2 года назад

    Nacimoy utube dhig kaken

  • @shukrisuleyman863
    @shukrisuleyman863 2 года назад

    Naimo nag nol ayathy

  • @mizkizhood6985
    @mizkizhood6985 2 года назад

    Welcome nimco ☺️😍

  • @fadumojama21
    @fadumojama21 2 года назад

    Naima TikTok gii ku qaatay kuma dhigo

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 2 года назад

    Horto miyaa lagu aroosay wadigan soo qurux batee

  • @samiyaali8425
    @samiyaali8425 2 года назад

    ❤️❤️❤️

  • @bintunaxar798
    @bintunaxar798 2 года назад

    Welcome back niciima jookar

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 года назад

    naagta kaliya oo guskeyga kiciso

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 года назад +3

    Welcome back nimco joker ❤❤❤❤🥰

  • @queenaraweylo9587
    @queenaraweylo9587 2 года назад +1

    Nimcaay TikTok aa iPhone laga xiraaa maa maqashay 😂😂

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 2 года назад +1

    NACIIMO JOKAR ..WALALEY VIDEO GAGA AAN ARKAY.ADIGOOLEH . DADK ICAAYO WAAN CAFIYAA..WALAHI.WAAN QIIROODAY.. ABAAYO ANIGA KUMA AQANO.LAAKIN COMMENTIGA AAN KUGU CAAYAY..WANA QALDAMEY..SHAQSI AHAAN ..AYAAN CAFIS KUGU WEYDIISANAYAA.....INTAAN DHIMANIN.
    AMA AADAN DHIMANIN ADIGA..TANI WAA ADUUNYO....AAKHIRAN AYAA U BAQAYAA.....ASC ...

  • @dhamaystiran7287
    @dhamaystiran7287 2 года назад

    Ku xisnay wlhi miss Naciimo jokar

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 2 года назад

    Welcome back tik tolk eala xiiraba maa ayaad maqashay miyaa naima mardhow hawada laga rasa tik tolk youtube is better