Mansha Allah rer puntlander il iyo cowra la ‚ ku dayasho baad mudan tihiin 💪🏼 hormar wacan Gool iyo gobanimo my boqortooyo 🇸🇱 Ali najiib Alla yacizak Bowe ilah codka haku barakeeyo ❤️
Shacabka reer Putland waa hormuudka hormarka iyo nabadda taasina waxaa ka makhraati kacayso hadeysan ahayn meel aan nabad ahayn ama dad soo dhaweynta aan kufiicnayn kumayna soo dhiiradeen ganacsatadda ka qayb qaatay ee maalkaado iyo maskaxdoodaba galiyay awalan alle swt ayaa mahad leh marka xigta shacabka reer putland iyo waxgaradkooda iyo ganacsatadda kaqayb qaadatayba guul iyo gobanimo
heestan waxan ku dhiiri galinaynay dadka.soomaliyeed ee tashaday cidkasta oo.soomaliya oo wax qabsatayna way.mudantahay in la dhiiri galiyo oo.loo hanpalyeeyo abdi askar allaha haku sharfo walal qaymo badan sido kale ustaad cismaan bille caymow mahadsanid sxbkey
@@anasanasanas3512 hhh MA xoolo rer mudug buu qadan Kara war habaarka nagala tag anaga rag soo jeda Ayanu nahay anagana dhisanay se qofkale u cuni Kara war ka nax dee
Hambalyo ummadda Somaliyeed. Gaar ahaan reer PL. Wax qabad wacan. Somaliyeey Xoolaha dibada iyo gudaha taal dalka hala galiyo. Qofaan Somali aheyn Somaliya ma dhisayo. Intaad Kenya iyo dalal shisheeye business ka samayn laheyd dalkaaga baa xaq u leh magaalo kasta ay noqoto. Guulal fara badan way soo socdaan ee hala isku duubnaado. 🇸🇴
@@boyofficial3348 Dekada Xamarna waa kula leeyahey. 😂 Tunnel dekada Xamar maro markaad dhiseyso ila socodsii. Saami aan ku yeeshe ayadana. Noolow dadka kaa ag dhowna noolee. Xaasidnimo Somali meel way gaarsiin waydey. Take care buddy!😉
Mashallah walaalahay puntland waad dhaqaaqday guul ayaan inii rajeeynayaa walaalahay soomaaliyed iinoolada horo markiinu waa horomar kayaga geeraara hiyer man 🙏🌷from jibuuti 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
❤❤❤❤❤❤❤
Msha Allah walal calol fiyow mahad sanid
Habalyo habalyo habalyo habalyo reer puntland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💋💋💋❤❤❤
Mansha Allah rer puntlander il iyo cowra la ‚ ku dayasho baad mudan tihiin 💪🏼 hormar wacan
Gool iyo gobanimo my boqortooyo 🇸🇱
Ali najiib Alla yacizak Bowe ilah codka haku barakeeyo ❤️
Hadaa ree puntland tahay like
👇
Rer punt land ku dayashay mudanyihiin mansha allah 🙏❤️
🤍🤍🤍🤍🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙💯💯👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐🌺🌺🌺🌺🌼🌼🌼🌼🌼😭
💋💋💋💋💋💘
M.a *GARACAD* wa daked Somalia o dhan kafinaysa Guulaysta reer PUNTLAND 🇸🇱 garabka io gacmaha is haysta i.a dadkaygii isku tashi wakaas💙🤍💚🥰🇸🇴🙏
😃🤣🤣😂 reer puland lee dheh
Hawiye dakad ugu wayn xamar ayey ugu taalaa😃🤣😂
@@boyofficial3348 Wax La Imoow Aad Leedahay Kurtunyahow. Taas Soomaaliya Oo Dhan Baaleh Oo Siyaad Barre baa Dhisay. Maad Dhisatit Hobyo Haddaa Karti Leedihiin?
@@boyofficial3348 dekade xamar dowladi kacanka aya dhistey hawiye maxa e dekada garacad isku tashi balagu dhisey
@@boyofficial3348Hawiye dekade iskutashi u dhistado iskadaye musqule madhisanayo e
Hawiye isku tashi bey wax udhacan moriyan asal moriyan
From Sharma Boy official ismuujiya thank you 👌👌👌👌👌👌👐
Kabtan sharma😥
Sharma boy
dumashiden maryun manka
Dumaashi soo dhawoow
Waaaw garacd geesi gurigii gsracad caduun mudug puntland ♥️♥️♥️♥️❤️🇸🇱🥰🇸🇱♥️
War rer garacad ismujiya😘😘😘😘😘😘😘😘✅
Dhinowda🙋
Hamblyo ❤❤❤ puntland from jubaland
Woow msha alh hambalyo reer puntland iyo somaliya 🇸🇱🇸🇴❤horumar wacan
Hanbalyo reer puntland, horumar wacan♥️♥️
Garacad Mudug Puntland Somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️ masha allaaah🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱dhulkaygii Cali najiib nasab keep going wlle❤️❤️❤️
Dhulka adder lama Wada lahan dhulka mj Ma lahan 😢
Shacabka reer Putland waa hormuudka hormarka iyo nabadda taasina waxaa ka makhraati kacayso hadeysan ahayn meel aan nabad ahayn ama dad soo dhaweynta aan kufiicnayn kumayna soo dhiiradeen ganacsatadda ka qayb qaatay ee maalkaado iyo maskaxdoodaba galiyay awalan alle swt ayaa mahad leh marka xigta shacabka reer putland iyo waxgaradkooda iyo ganacsatadda kaqayb qaadatayba guul iyo gobanimo
ALLAHA yaa cizak wlle Godey Gacalo, guuleyso IN SHAA ALLAAH waan wada guuleysan doonnaa. Mhdsid gob iyo nasab baa tahay, soo booqo Garacad iyo xeebta quruxda badan waa dadkaagii iyo dalkaagii lagaama xigo sxb.
maasha alaah
maasha alaah guul iyo gobanimo cadowgiina ale haqabto reer Puntland iyo dhamaan Soomaaliya hore usocda.
Dalxiis ka bogoo Dhaqaaq. Erayada Heesta waxay Kasoo Burqadeen Wiilkaan Abtiga U ahay Abwaan Afburqade Waan kaa Hayaa Abti isoo Badi Suugaanta Garacad gulayso🙏❤
allaha haku sharfo abto
Hambalyo Somalia 🇸🇴 Puntlnd 🇸🇱 mudug garacad 🥰🥰👸✅
Hambalyo takada cusub putland Love from mombasa raxa Kenya 🇰🇪
Boqorkii jecelkow burtinle io jalam io bada garacad ina gee aan jecelka bogane🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💘❤❣
Dhulkiii cc iga badan🇸🇱❤💪
Hampalyo hambalyo dekada garacad iyo dadka reer puntland 🥰🥰
ABDIASKARITUBE KEEP GOING BRO
Erayada 💯 laxanka 💯 Music 🎶 💯VEDIO 💯 codka 💯
Dad tashady rer mudug waligiin dadka ugu horeyseen masha allh hampalyo cumar maxamuud 👏👏👏
Mashallah hampalyo proud to be puntlander 🟦⬜🟩 am happy tusale wacn inad noqoten❤️❤️
Wow masha allah eesh calaa hees ereyo fadhiya abti afburqade ilahay haku barakeyo abti😍🥰 hamabalyo hambalyo
allaha haku sharfo abto
heestan waxan ku dhiiri galinaynay dadka.soomaliyeed ee tashaday cidkasta oo.soomaliya oo wax qabsatayna way.mudantahay in la dhiiri galiyo oo.loo hanpalyeeyo abdi askar allaha haku sharfo walal qaymo badan sido kale ustaad cismaan bille caymow mahadsanid sxbkey
Adaa mudan walaalkeeyga marna Abwaankeyga waa wajib nasaran sxb cidkasta waxqabad muujisana waa in ladhiiri gelayaa sxb marka hambalyo Ayaan lenahay dhamaanteen.
Emirates baa qadatay 30 sannoh deni baa saxiixay ..kkkk alla nasiib xuna reer mudug
@@anasanasanas3512 hhh MA xoolo rer mudug buu qadan Kara war habaarka nagala tag anaga rag soo jeda Ayanu nahay anagana dhisanay se qofkale u cuni Kara war ka nax dee
Ali najiib 🥰nin aaan iska jeclahay Illah amarkii 🥰🖐️🇸🇴❤️💯 hamblyo waa guul Soomaaliyeed 🖐️🇸🇴❤️💯
Hampalyo dekada garacad my dhul kayga puntland alle haydin guuleeyo🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah hormar wacan puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Nimaan garacad arag muxuu nabar weyn qabaa 🇸🇱🇸🇱🇸🇱💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hambalyo my diigayga🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤
22-10-2022 baa la xarig jarayaa Hambalyo reer puntland Gaar ahaan reer mudug 🎉🎉
WOOW HANBALYO HANBALYO GARACAD m,a ali najiib❤ lkn sharma boy wali heeskama hayo sxbkay aan taageero😊
Guul pundland❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 adiga sababay hora markas
Maasha Allah GARACAD magaalo xeebeed iyo mashruuc guuleystay guul somalia 🇸🇴🙏
Dad isu tegey oo wax qabsaday
4.5 PUNTLAND WE LOVE YOU👌👌
hanbal hanbalayow dadkaygow waligeen isku tiirsanaada🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abti Cali-Najiib waan ku salaamay
Masha Allah hambalyo a leenahy erayo laxan iyo fanan waa lo dhanyhy 🙏🙏🙏❤️❤️❤️💯💯
Fakhriqi laga bax allahayaw danteena nawada tuus guuuuul dadki la iga beeray reeer udug land 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Garacad myhome magaalo c.c❤❤
C.c🥰🥰✌
Too C.C❤️
Cc iska dhala laandheere bann dagy❤❤🇸🇱
Wow familigy ahaa😁
@@rayaanabdinour1010 C c Maxaa Kawaddaan? Sooma Aheeyn G c
Hanbalyo reeer garacab 🇸🇱🇸🇱🇸🇱 ❤️🇸🇱
Waaw waa hees iyo nos mashalaa wax lagu farxo❤❤❤❤❤❤❤
My gurigayga🥰🥰❤️❤️ farxad baay ii tahay i naan ku soo bar baro. Go head my town
Heestaan Maalinteedii lajoogaa Waa daahfurka Dekada garacd 22 Oct sat
Garacad magaaalo CC ❤❤❤
Waa dakad somaliyed dadka hanaguso jedin
Garacad magaalo Somaaliyeed weeye
Maashaa Allah Puntland Guul iyo Horayumar
M.A Somalia horay usocaty
ALLOO DIB HANOO CELIN
DAKADA GARACAD 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
mash alh ali najib mahadsanid hees iuo badh ban ka hayna
Woow woow m.a my home garacad
Mash Allah Habalyo garacad murug puntland somaliya hormar wacan
That's good keep it going
Mashaa alah wax ilaah loogu mahdiyo weeye walaalayaal
Hambalyo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱hambalyo
Hambalyo ummadda Somaliyeed. Gaar ahaan reer PL. Wax qabad wacan.
Somaliyeey Xoolaha dibada iyo gudaha taal dalka hala galiyo. Qofaan Somali aheyn Somaliya ma dhisayo. Intaad Kenya iyo dalal shisheeye business ka samayn laheyd dalkaaga baa xaq u leh magaalo kasta ay noqoto.
Guulal fara badan way soo socdaan ee hala isku duubnaado. 🇸🇴
😃🤣🤣😂 dakad qabiil hormar ma gaarto😃🤣
Hawiye dakada xamar ayey ka soo dagsanayaan alaabtoda iyo badecadoda😃🤣🤣
@@boyofficial3348 Dekada Xamarna waa kula leeyahey. 😂 Tunnel dekada Xamar maro markaad dhiseyso ila socodsii. Saami aan ku yeeshe ayadana. Noolow dadka kaa ag dhowna noolee. Xaasidnimo Somali meel way gaarsiin waydey. Take care buddy!😉
@@WHO2024 kkk iska aamu
Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭..
Maasha'Allah Maasha'Allah biyo sacabadaadaa looga dhergaa
Hambalyo Somalia guul wacan
Mansha allah allaha barakeyo umada somaliyed
Dakada.Garacad.somala.leh..kul.reer.putlanad👑🇸🇱🇸🇱👑
manshalah dekada garacad, ganacsatadeena intey dhisayan kenya oo malin walba qof somali lagu qalanayo iyo turkia oo iyadana mar dhow soomalida la nici doono, dhisa laamiyo hotelo magaalda xeebta garacad iyo magalooyin kale cusub, jecliya jamaal dhulka hooyo somaliya somaali baa leh, siyaasiyiin tuuga ah baa na qaribey shuushow bax,
Hamblyo dhamantaya rer puntland wale isku tashi wax dhama la waa
Masha allah garacad🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
walalayaal waxaan ahay walalkiin pleasa isoo boqada dhamantiiin
M.a garacad💖💖💖💖💖💖💖
mansha allaah
puntland
MAA SHAA ALLAAH. Horumar weyn iyo riyadii rumowdey, dhismaha dekedda Garacad waxay Somali bartay in ay wax qabsan kadho oo boqollaal million oo dollars ay hanti gashan kadho iyadoo aysan shisheeye gacanta u hoorsan. Guul iyo gobannimo DHUL UDUG, horaa loo soconayaa.
Man'sha allaah waa guul. Iyo farxad kusobirtay dhulkena hoyo hanbalyo
Inaan faano so xaq uma lihin hadeer?
Masha hore u socda
M.a hambalyo Somalia hanolato guul
Maashaa
Hambalyo Hambalyo reer garcda
Hambalyo Somalis🇸🇴🙏
Hambalyo my home
Dalxiiska bongo dhaqaq ❤ garacad magalo hormar gartay
hambalyo hambayooooooo guul insha alah
Landhetni.oCabdi ciise Manta Wu Gukeysate🥰
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕
Hambalyo hambalyo guul iyo gobonomo maasha allaah
Mansha Allah tabarakalaa hambalyo
Hambalyo Hamblyo Hamblyo somali taktay ootalaabsatay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hambalyo hambalyo mazha alah
Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤
Hanbalyo ❤ hanbalyo ❤hanbalyo ❤
Wwww guuul
Maash Allah illaah hadiin bara keeyo
Masha allh dhulkeena 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
❤❤❤❤❤❤❤
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Somali hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Badeenu waa wada nimcee
Berigu waa laba midoo
Barwaaqaa buuxda ee
Maxaad gaar ooga dhigi
Banaan kii garacadeeeey
Mansha allah
🇸🇱❤🇸🇱❤bulshooy bada garacd daya
Kkkk haiye dakad ayey leeyihiin dakadas aya ku filan😃🤣
PUNTLAND HANBALYO❤❤❤❤
GARACAD GAAR OO WAX GASHO, GUUL BAA KA SOO DHOWE
Hapalyo🙏💯
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴
Maan sha alh putlaand💓💓💓💓💓💓