XASAN CALI WARSAME HEESTII CALANKA XUSKA 24 SANO GUURADA PUNTLAND IN LONDON 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my

Комментарии • 801

  • @Rockeyxijeezka-dp7we
    @Rockeyxijeezka-dp7we 18 дней назад +65

    Tan hees waa waa dhaftay waxaan Ka Codsan Qof walba oo reer puntulnd oo kamantigayga Aqrinayaa.oo puntulnder dhapaa Livrta isaar Ciltiire❤

  • @ilyaasmuuse5760
    @ilyaasmuuse5760 3 месяца назад +93

    Reer puntiland waa dad goba waan taageera runtii ❤❤❤walina ma tagin in aan tago garoowe. Boosaso qardho.carmo insha alalh waan rajaynayaa insha alalh form somaliland

    • @maariyocabdidaahir6155
      @maariyocabdidaahir6155 3 месяца назад +3

      Tnx wll i.a wad imaN❤

    • @laylacaday4735
      @laylacaday4735 Месяц назад

      Waan ku soo dhawaynaaa❤​@@maariyocabdidaahir6155

    • @Abz65
      @Abz65 Месяц назад

      Wa Boqortoyo putland 🎉

    • @DeeqCade-f9e
      @DeeqCade-f9e 27 дней назад +3

      Wlcme bro si kal iyo laaba bay reer puntland ku so dhaweynayan❤

    • @bilaalaxmd
      @bilaalaxmd 9 дней назад

      Ku soo dhawaw

  • @sharmakeibrahim828
    @sharmakeibrahim828 Год назад +196

    Heestan Aad baa u jecelahay 😢reer buntland dad Goba oo xariira wlahi nolaada from Somaliland wada dhalashada ka wayn wax walba ✋👑

  • @MrAhmed-c2n
    @MrAhmed-c2n 3 месяца назад +44

    Boqortooyo Reer Punland iyo majeerteenia from Hargeisa Somaliland❤️🙌

    • @mohameddawlad2216
      @mohameddawlad2216 3 месяца назад +2

      Durriyadda xalaashaa Rabbi doorooshooyinka nabad ha idiin ku soo dhammeeyo. 18 Oct 2024.
      From Puntlander, Galkacyo.

    • @mariaclaraofficial8118
      @mariaclaraofficial8118 Месяц назад +2

      landhere clnka anaga keliya ma lihin harti io lelkase io carab slx xitta wa leyihin dhmmn rer plnd iska dheh

    • @MrAhmed-c2n
      @MrAhmed-c2n Месяц назад

      @@mariaclaraofficial8118 okey wllo

    • @MrAhmed-c2n
      @MrAhmed-c2n Месяц назад

      @@mohameddawlad2216 legend

    • @LipanMaxamed
      @LipanMaxamed Месяц назад

      From somaliland. Marka qabiil laga tago. Somalidu wa dad walaalo wada dhashay

  • @captainduurland3232
    @captainduurland3232 7 месяцев назад +32

    Cawaaale🇸🇴 ha ooyin😢 Hormar wacan rer puntland from moqdisho

  • @AadanYare-c3p
    @AadanYare-c3p 7 дней назад +8

    Hady hestu macnthy insha allh khwarijta dlkena wka xorynayna viva puntland❤

  • @Abdirashid-w8o
    @Abdirashid-w8o Год назад +33

    Heestaan iyadoo haaf ah baan tiktok ku arkay halkaasaan kasooracay wllhy rer punland guulaysta waan idin jecelahay from dds

    • @geenyadacaad2456
      @geenyadacaad2456 9 месяцев назад +1

      Abti yaal anaguba waan idin jecel nahay

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 дня назад +12

    8sano puntland ka so maqanahay allow markle an fmlyga dib ula midoba aniga iyo somalida kalaba 😢❤
    6.2.2025

  • @umuehaabofficial9704
    @umuehaabofficial9704 Год назад +50

    Aad baan u jeclahay Reer abtigey allow xafid hooyo iyo aabo iyada noo aheyd marka aabo weynay hooyo ❤love you puntland hooyo ka so jeeda ina jeclaado waa wajib

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 Год назад +2

      Uma Ehaab
      Habo macaan Allah ku jeclaado 💓💓💓

    • @yusufgaban7460
      @yusufgaban7460 Год назад

      Masha Allah Abti ❤️, Abti Umu Ehaab Allaha Ku Xafido, mahadsanid

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Год назад +58

    Heestan waan la qiirooday. Saamayn weynna way igu leedahay. Saacaddu waa 3:12, 2/12/2023. Waxa aannu wada joogaa xaaskayga oo ah gabadh reer Puntland ah oo waliba reer Boosaaso ah. Anna waxa ka soo jeedaa Somaliland; Hargaysa. Waannu isguursannay, Alle ha isku kaayo daayee! Waa qof waddani ah oo Soomaalinnimada aad u jecel. Si fiican bay iigu soo dhawaysay Kenya 🇰🇪; Nairobi. Anna waxa aan ku soo dhaweeyay Kijiado; Kenya 🇰🇪 magaalo la dhoho. Gurayaga ayaannu wada joognaa! Xilligaana waxannu dhagaysanaynaa heestan.
    Hablaha Majeerteen iyo hablaha Soomaaliyeed oo dhan ha loo naxariisto hana la maamuuso.

    • @LipanMaxamed
      @LipanMaxamed Месяц назад

      Alle ha isku keen barakeeyo. Somalidu meel kasta ooy joogto wa walaalo. From somaliland ❤

  • @Suudisuudi23573
    @Suudisuudi23573 Год назад +126

    Heestan waa hees dareenkeeda leh oo midnimada dalka sidaannu ugu heellanahay ka turjumeysa haddaanu nahay Harti. Wallaalahay majeerteen aad baan idiin jeclahay, waana idinku faana oo haddii aanan idin la dhalan maanta gunbaan ahaan lahaa, se waxaan ogaadey inaan madi ahayn.

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Год назад +9

      Ina ader drwiish batahy dad ba kula dhashy geesigeeni batahy hdu warabe ku cuno meel cidla ba kudhamanayna

    • @CaishaCuud-is8vz
      @CaishaCuud-is8vz Год назад +2

      ZNM lascano ku ladi mayso

    • @ahmedjamaalaj5789
      @ahmedjamaalaj5789 Год назад +5

      Hmmm dhankaad naga xigtid dabayshu nagama qabato

    • @istahilhassan3280
      @istahilhassan3280 Год назад +5

      Of course, madi ma tihid,
      Naaga isaaqa oo aan xaramka wada joognay oo ahayd gurigii Illaahay ayaan ugu jawaabey dhulbahante madi maahan hadaan wiil naga harayna waan garab taaganahay.

    • @gobeyluul1122
      @gobeyluul1122 Год назад +2

      Will harti
      Walaal qaali sidoo.kale waa idii jecelnahay sina laguma kala harayo nooloow sharaf iyo karaamo

  • @kaavinho_900
    @kaavinho_900 Год назад +250

    Waxan ahay xawaadle walalhey reer puntalnd sharaf iyo karaamo baan u ahaya heestan waligey ma maqql lakin manta ban dhageysanaya waa hees dareen sidata xaqiiqdii walalhey reer puntaland guleysta baan idin leyahay
    Qoralkan waxan so qoraya 04/08/2023 sacaduna tahay 16:19 galabinimo guleysta gobta iyaga is garab istagtee guul puntaland❤️👋

  • @Said-M0h-Said
    @Said-M0h-Said Год назад +39

    Anigoo isaaqa oo Ciidagale oo reer Smaliland ah ayaan heestan soo download garaystay hees way dhaaftay tani keep goin cidda jaarka🥰

  • @MohamedTacabir
    @MohamedTacabir Год назад +50

    Waan Jeclahay My Home land Puntland ❤❤ From Axmed Harti , Dishiishe , Saleebaan qaylo 😅❤

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 Год назад +23

    Heestan waa heesta ugu fcn heesaha clnamada aan samaysanay hadaan anahay somali guulayta wllaahayo from dhagbuur dds ❤❤❤

    • @Kamas123
      @Kamas123 Год назад +2

      Thanks wll sidookle DDS ad ujeclahay❤

    • @abdiasiisismaciil6806
      @abdiasiisismaciil6806 6 месяцев назад +1

      Maad maqal hobada reer somaliland hessaha ay calankooda u qadeen cabdow😂😂😂

    • @sheekhmaxamadshaafi7563
      @sheekhmaxamadshaafi7563 3 месяца назад

      ​@@abdiasiisismaciil6806 tanaa kawada wlhi inaabti 😂

  • @muscabramosofficial9421
    @muscabramosofficial9421 27 дней назад +7

    Ilahow tolkayga barakee oo ilaali heestaan markan maqlo ilin ayan iga imata inaadan cidloon ba ku siiyay cadkeeyge cawaale ha ooyin calanki puntland ba ku yaal cirifkaage 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @Rockeyxijeezka-dp7we
    @Rockeyxijeezka-dp7we 26 дней назад +6

    Allha iga beerow.Alx.Qof wqlba oo reer puntulnd waxaan leeyahay wlle kasaa.naga dahxeeya Anigu waxaan ahay dhashii cabdulhi yusuf Axmad io Gobwaynata.Reer puntulnd❤❤❤❤❤

  • @mohameddagane2764
    @mohameddagane2764 Год назад +78

    Much love for our Majerteen brothers and Sisters.I'm Ogadeen from NFD ,Kenya.

    • @maafarxancabdi8012
      @maafarxancabdi8012 Год назад +3

      MAHASANID MY NFD❤

    • @XasanCubeid
      @XasanCubeid Год назад

      Hungry
      🎉and ₩

    • @Puntland1
      @Puntland1 10 месяцев назад +5

      Puntland MJ Kaliya maha huno wa side qabyalada nagadaya. HARTI oo dhan DIR iyo Gaboye

    • @caskahaji
      @caskahaji 7 месяцев назад

      Who TF asked you that

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 4 месяца назад

      Thank you so much

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Год назад +31

    Waxaan kasoo jeedaa maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya walaalahey Reer Puntland guul ayaan idin rajeynayaa , dalkeena iyo dadkeena Ilaahey quluubteena ha mideeyo.

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana Год назад +50

    Puntlandnimadu macaanaa wxan hubaa inaad heestan miraha mcn dib usoo booqtay hdaad iga dambyso like dhac kusii🤙🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @ShaadioCfatah
      @ShaadioCfatah 5 месяцев назад +3

      Anoo ree somaliland ah ayaa dhgysnya we love ree puntland 😭🫶🇸🇱❤

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 4 месяца назад +1

      @@ShaadioCfatah Duriyada🙏❤️

    • @Jabarticabdifataxdheytejabarti
      @Jabarticabdifataxdheytejabarti 22 дня назад +1

      Inader waa marki 3sadexad aan ku soo labtaay wllhi dhigaa idhaqaaqa markan maqlo from cumar maxamud❤🇸🇱

  • @qawdhan11
    @qawdhan11 Месяц назад +6

    Hanoolato Puntland 🎉 from Jamhuriyada Barakaysan gaarahaan Gobolka Raga 💪🏿Burco

  • @yuusufcabdullahiahmed2503
    @yuusufcabdullahiahmed2503 11 месяцев назад +41

    Heestan mar walpaan soo booqdaa marka soo booqdo ilinta ma ceshan karo dhiiga ikacaya wlhi anoo 20 jir ah waligeyna adeeradey ma dhex tagin xamar ku dhashay kuna koray aduunka puntland ugu jeclhy sbbto ah waa goobta adeeradey ku wada noolyihiin dhiigeygi from bicidyahan i.a waa tagi doona puntland😢❤❤❤❤🇸🇱

    • @wacan698
      @wacan698 11 месяцев назад +1

      I.a ina adeer Mar un wad iman doonta dhulkaaga❤❤

    • @Mariah-jr
      @Mariah-jr 10 месяцев назад +2

      Ina ader noo imaamow ilaa doollo kugeynayna

    • @geenyadacaad2456
      @geenyadacaad2456 9 месяцев назад

      Inaa adeer insha allah
      Allah ku nabad geeyo 🥰🥰

    • @riyaana-156
      @riyaana-156 3 месяца назад +1

      Anigo rer puntland ahen baa iska jacel heestina🥹💋😍

    • @DeeqCade-f9e
      @DeeqCade-f9e 27 дней назад +1

      Ina adeer puntland adiga leh wadna iman donta wadna ku bashali donta Insha.allh

  • @Abdiboos-u3t
    @Abdiboos-u3t Год назад +97

    Gobtii mj waan sugi la ahay 1/8/2023
    Waaxaanan ahay nin isaaqa oo habarjeclo ah mana jecli dheeligiina wallhi waayo inta garoowe iyo bosaso deeqa magaaladii boqorka qardho dhisan yihiin waa kalsoonida iyo karaamada aan haysano ilaahay nabad gelyada haynoo ilaaliyo kuma doonayo love iyo inaad like isaartaan lkn qalibiga ayaan ka hadlayaa waxa laysu hayana waxaa laysu yahay ayaa kawayn ogaada ❤

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 Год назад +37

    I love this song ❤❤❤from Djibouti 🇩🇯 🇸🇴🇸🇴

  • @moussaali-s8i
    @moussaali-s8i 6 месяцев назад +14

    FROM DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️ I LOVE THIS SONG 🎵 MATCH LOVE PUTLAND

    • @Zaak2710
      @Zaak2710 6 месяцев назад

      Thanks Also I'm Djiboutian

    • @OGSOKGOSIDINTSI
      @OGSOKGOSIDINTSI Месяц назад

      Translation of the song in English please?

  • @PrettyAmuun
    @PrettyAmuun 4 дня назад +4

    Heestann ShidaaL Bay Noo TahyE Rabiyoww Geesiyadeena Guusha Sii❤️🤲🥹

  • @abdikanimullo6427
    @abdikanimullo6427 Год назад +78

    From Somaliland Hargeisa Viva putlanad heestan inaba Caadi maaha hees qaran loo qaado waa tii ugu qaalisan markan RUclips sogalo inan dhagaysto caadan ka dhigtey Nabad iyo Barwaqo kunaalooda wlaaladayaw

    • @yusufgaban7460
      @yusufgaban7460 Год назад +1

      Guul Iyo Gobanimo Walaal Abdikhani , Aad Baad Ugu Mahadsan Tahay Dad walaalo Oo Deris Ah, thanks for your positive Comment, thumbs up 👍

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Год назад +2

      Guul ummadda Somaaliyeed

    • @FarxaanMaxamed-f3l
      @FarxaanMaxamed-f3l 6 месяцев назад

      Idoor wll ma nihi xabad baa naga dhaxeeysa

    • @SalimMohamed-c2n
      @SalimMohamed-c2n 4 месяца назад

      ​@@FarxaanMaxamed-f3lillah kacabsa muslimka daaf wll

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 3 месяца назад

      ​@@FarxaanMaxamed-f3liidoor noocaagaas oo kale uf buu yidhaa xataa xabad uma quudho copyland

  • @wonderreflect7366
    @wonderreflect7366 Год назад +37

    Anigoo reer Somaliland ah ayaa wlh heestan la qiirooday. Majeerteeniya guulaysta gob xariir ah oo dagaal iyo nabad yaqaan.
    Daris iyo walaalninimo ilaahay quluubteena ha wada dhigo.

    • @moyaa1852
      @moyaa1852 Год назад +2

      Khaatumo deris la tihiin niman la dhaho siciid harti

    • @aadancabdiaadancabdicali
      @aadancabdiaadancabdicali Год назад

      Mahadsanid wall❤❤❤

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Год назад

      idoor kuwas​@@GoojeCade

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 Год назад

      ​@moyaa1852khaatumo.maxaa ladhahaa?😮

    • @Puntland1
      @Puntland1 10 месяцев назад +1

      HARTI 🦁 ba nahay waxa Majeertenia la dhaho majiro PUNTLAND WA HARTILAND 🇸🇱 SSC WA HARTILAND 💙🌿 LAKIN MAHASANID WALALO

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 Год назад +22

    Puntland forever from BAIDOA ❤

  • @dekaabdirashid9000
    @dekaabdirashid9000 Год назад +79

    Heestan wan qiirada wan ilmeya markan dhagsto wan jiricoodaa ma aqan inaaad ila qabtaan walhi
    dhuklygoow ku jecliyaa😪❤️

    • @ahmedgamdid456
      @ahmedgamdid456 Год назад

      Ina abdirishiid aloore ma thy

    • @ahmedgamdid456
      @ahmedgamdid456 Год назад

      Qof uso halgamey puntland ba ku dhaley dhiigaga ba ku jirta dhulka uduga wa khasab inaad jiri ricoootid

    • @fartunkarshe6550
      @fartunkarshe6550 Год назад

      Wan kula qabaa ilinta ma ceshan karo wlhi dhiigaa idhaqaqa🩸🥹🥹

  • @aminabdirahman9699
    @aminabdirahman9699 2 года назад +60

    Inta 2023 daawatay like ii saar

  • @Guyoohassan1
    @Guyoohassan1 5 месяцев назад +3

    Heestan cawa ayaan dhagystay runtii waa hees dareen walaalmimo wadata wlalahy reer puntland waa dad naxariisleh wlhi from somaliland quluubta somalinimo iyo wllnimo ayaa wx walba ssn go'ay mrnaba

  • @thesmartboychannel6700
    @thesmartboychannel6700 9 месяцев назад +15

    Viva walaalahayo reer Puntland ❤ from Wiil duriyada reer Shiikh ah oo idin jecel.😊😊😊😊

  • @LipanMaxamed
    @LipanMaxamed Месяц назад +4

    2025 from somaliland. Somalidu wa dad Is jecel. Qabiil an iska dhaafno. Gacmaha an is qabsano. ❤ ❤

  • @samawadadaarood8195
    @samawadadaarood8195 Год назад +35

    Inaadan cidloon baan ku siiyay cadkaygee cawaale ha ooyin😢 ❤

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 Год назад +22

    Waxaan hubaa in aad heesta calanka 🇸🇱 Dib u so booqan doonto 🤗 Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍🤴

  • @dhiirraneh-1999
    @dhiirraneh-1999 Месяц назад +6

    Calankayga Puntland isagoo la hadlaya Cawaalaha Soomaaliya wuxuu yiri:
    Carradiyo diintiyo
    Calankaan ku dhaartow
    Cirkaa mibadkaaga
    Cawaale udoortay
    Markii lagu ciile
    Colaad ku raagtay
    Inaadan cidloon baan
    Ku siiyey cadkaygee
    Cawaale ha ooyin
    Calankii Puntland baa🇸🇱
    Ku yaal cirifkaagee
    Cadaanka ka muuqda
    Caaniyo nabad weeye
    Cawaale ha waayin.🤲
    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
    💙 🤍 💚
    Carradiyo Diintiyo
    Calankaan ku dhaartow
    Cagaarku bawaaqo
    Ceegaagta dhulkiisa
    Ciiddiisa udgoon baa
    Aduunka ku caane
    Ka caagan dadkiisu
    Colaada sokeeye
    Codkooda dhagayso
    Cimilo wanaagsan
    Coodkeena ku maalnee
    Rabbow cabsidaa baan
    Cidla ufadhiyaaye
    Soomaaliya🇸🇴 caymi🤲
    Waxaa jira ciidan
    Ciidiisa ilaasha
    Curad iyo geesi
    Cirooliyo wiil yar
    Haween ka carooda
    Rag ciil bixi waayey
    Wallaan cadawgaagu
    Cabaar ku ladayne
    Caloosha ku hayso.

    • @LipanMaxamed
      @LipanMaxamed Месяц назад +1

      2025/jan/ 10. From somaliland. Wan jecelnahay puntland. Iyo somalida o dhan ❤

    • @dhiirraneh-1999
      @dhiirraneh-1999 4 дня назад

      ​​@@LipanMaxamed rer Puntland-na wey jecel yihiin reer Somaliland.

  • @apdishakuuractive7602
    @apdishakuuractive7602 Год назад +68

    Manta Markale ayn so boqdy challkn si Aan u dhegysto Heestan Aniga Oo weak wlba Malin so bqda sii Aan u dhegysto heestan
    24/7/2023 inta iga danbysa Likta ha ila dhaafina specially rer puntland nabada iyo bad qabka dhulkeena Aan ilaashno marwlba 🇸🇱❤

    • @hawojama4669
      @hawojama4669 Год назад +1

      Ilaahii darood ismail ka dhigoy waalidiinteena ayaa mahad u celinayaa darood ismail ha israaco meel walba uu ku nool yahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌍🌍🌍🌍🌍🫒🫒🫒🫒🌺🌺🌺🌺🌻🌻🌻🌻🌻🦋🦋🦋🦋🦋

    • @abdifatahabdilaahi324
      @abdifatahabdilaahi324 Год назад

      @@hawojama4669
      Waxa kasi qurux
      Badnaanlayd ado Dhaha allow somali midee oo ha israacdo

    • @bushracabdirashid608
      @bushracabdirashid608 6 месяцев назад

      Jeksldwo😊​@@hawojama4669

    • @bushracabdirashid608
      @bushracabdirashid608 6 месяцев назад

      Ycjaobza

    • @drsifrah8081
      @drsifrah8081 6 месяцев назад

      Anigana mnta ayan so booqday heestaan 25/7/2024🎉 waxan kusi sugaya maalinteenna 1da aug. Sharaf iyo karaamaan ku leeyhy walaalkey❤

  • @Yusuf-shariif-Abuukar
    @Yusuf-shariif-Abuukar Год назад +80

    Yadhagesanaya Markii Idoorkii Laga Saaray Laascanood🔥🔥🤛🤛🤛

  • @Mohamed_dek
    @Mohamed_dek 2 года назад +52

    WiiL Maxamed Cumar AH Oo Suldaanka Beesha Cumar Maxamuud Ah Paa Saas UHeezi KaraH😘😘

    • @mohaaalii2631
      @mohaaalii2631 2 года назад +8

      Qabiil aa madaxa ka maraye wiil somaliyeed waye

    • @Mariyaliban-qc6wz
      @Mariyaliban-qc6wz Год назад

      Ad io ad❤

    • @aligatah2031
      @aligatah2031 3 дня назад +1

      Anigoo cabdi ciise ah ayaa ku faanaya xigmada wiilkaas tolkay ee maxamed cumar iyo tolkay suldaanadayda maxamed cumar

  • @NazrenAbdy
    @NazrenAbdy 21 день назад +5

    Intan hees calan so dhageysanayey Heestan mid ka mcan man so dhagysan mar walba wan soo boqda runtii Waa hees darenkeda wadata allow barake putland balayadana harer mari 🇸🇱♥️😢

  • @ibrahimdubow2783
    @ibrahimdubow2783 Год назад +15

    Viva Big love my boqortoyo big ❤ from Garissa..🙏🙏🙏
    Waxan dageysataa xisaab laan Wa default song radio gariga...❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Год назад +7

    waa fanaanka qaaday
    - Kudayo puntland
    - heestan oo ah misa calanka puntland
    adeerkay cali xasan warsame awdoon cali puntland ❤🇸🇱

  • @AbdiOmar-pp2qv
    @AbdiOmar-pp2qv 3 дня назад +2

    Waa hees dareen wadan leh. Carada iyo diintiyo calankaa kudhaartow reer abti Puntland Somalia

  • @faisalabdi7069
    @faisalabdi7069 Год назад +180

    This song gives me goosebumps and tear or two. VIVA SSC& VIVA PUNTLAND.

  • @NajmaAbdi-g7j
    @NajmaAbdi-g7j 3 дня назад +3

    Aptiyalow duca idin awoodaye Illahy ha idin guuleyo Gedo ba idin ka so salamaya 🫡🇸🇱😭❤️🥹

  • @cabduwali2614
    @cabduwali2614 Год назад +21

    From hartiwayn qaasatan inta wali hubka qaadan oo guryaha fadhisa baa la hadlaya walalayal dheri galin heestan idinku filan jiida hore ayaan idinka rapnaa hda nahy shacabka rer ssc halganku waa socdoo canaasirti faqashland god waraabihi bay naftu ku haysaa from darwiish boy ❤❤❤

  • @MaaneeyMaanka-lx1qw
    @MaaneeyMaanka-lx1qw Год назад +20

    Raboow 😢cabsidaabaan cidla😢ufadhiyaaye somalia ceeymi oo caawi yaaa Allah 😢 💙🇸🇴💙

  • @mohamoudsalah9738
    @mohamoudsalah9738 Год назад +44

    Viva Puntland for ever.

  • @FarxaanHassan-g8h
    @FarxaanHassan-g8h 17 дней назад +7

    Heestin hadan dhageysanayo waa qirooda 24/1/2025 tariikhada tahay subax jumco ah qofkii iga dambeyo like ha ila dhafin

  • @mussehusse-wj7rk
    @mussehusse-wj7rk Год назад +12

    Love this song ❤❤ from Saylac Awdalstate

  • @ahmedbaadhi2273
    @ahmedbaadhi2273 Год назад +18

    Allalihi iga beerow waad ikaraameesay😢miss you my Home allow adaan ku barye dib igu celi ❤🇸🇱🥺🩸🥰🫶❤️🙋‍♂️🐎🇸🇱

  • @deeqmahadgarad3896
    @deeqmahadgarad3896 Месяц назад +4

    Heestan markii 1aad een dhagaystay wxay ahayd 2023 waxan ahaa arday dhigta jigjiga university maanta oon dib usobooqday waxan joga dhakhtarka wayn ee referralka jigjiga oon kashaqo galay tarikhdu waa 4-1-2025, malin sabtiya sacaduna waa 3:38pm .guulaysta walaladay putland. Heestan wadaniga ah hadad gadashayda dib usobooqato like saar

  • @HodanBishar
    @HodanBishar 4 дня назад +1

    Rer puntland idinjecliyaa qalbiyaal❤

  • @anasabdukadir2673
    @anasabdukadir2673 Год назад +11

    Isoo raaca inta dhagaysanaysa wixii ka danbeeyey 1agoust 2023

  • @caddebaaruud8330
    @caddebaaruud8330 Год назад +28

    Heesta dowladayda 2aad ee puntland waxaan ku dhageysanayaan laascanod oo xora annagoo dhalinyaro Badana guul from ssc khaatumo dhulka saliida iyo shidaalka ku caana

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 11 месяцев назад

      Waa dhulbahantihii waxbartay,
      Haduu dhulbahante anigoo kale yahay wuxuu dhihilahaa dhulkii fadaha iyo geela 😂😂😂

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 Год назад +12

    "Rabow cabsidaadaan cidla u fadhiyaye, Soomaaliya caymi" Aamin.

  • @SalahMohamedHussein-h6g
    @SalahMohamedHussein-h6g 4 месяца назад +1

    Heestaan wa heeestiii somali medanyn layhyd aad ayay somalida shucuurtooda kor ugu qaadaysaaa.❤❤❤👍Putland guulaysta, Somali allaha mideeeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴.Somalia guuuuuuuuuuuul,.

  • @AnfacahmedHassan
    @AnfacahmedHassan 3 дня назад +2

    Heesta wan jcllhy 😢wadaninimo iyo qadiyad somalinimo ban dareema😢ilahow dalkeena nabad noga dhig🤲🤲🤲😪

  • @YacquubYare-ke3lp
    @YacquubYare-ke3lp Год назад +16

    😢wixii punthland ah ismujjya

  • @Feiakanji
    @Feiakanji 7 дней назад +2

    Puntlander ma ahi lkn i love this song

  • @abdifetahmohammed4265
    @abdifetahmohammed4265 2 месяца назад +3

    Xaadaa idhaaqda markaan maqlo heestan 😢 dhiigu biyo maahan walahi reer putland udaa soomaalinimo. Waan idiin salaamay ilma adeertay igu qaaliya from jijiga ogaden❤

  • @HALLAAIR
    @HALLAAIR Год назад +4

    strong message to all somali people around the world we are one lets fight those who are against our believe and what we are as a somalis people VIVA# from nairobi kenya ✅✅

  • @samirasaid9194
    @samirasaid9194 3 дня назад +1

    Puntland guul iyo gobanimo ❤

  • @abshirxabiib2901
    @abshirxabiib2901 Год назад +9

    Puntland waligaa jir oo jooog 🇸🇱❤️🙌🏻

  • @Akram_Eprahim
    @Akram_Eprahim Год назад +8

    From Somalia GuuLaYsta walaalahayna puntland

    • @cabdirashiidxuseenmire1641
      @cabdirashiidxuseenmire1641 4 месяца назад

      Soomaalida nuucaan oo kalaa ku jira,somalia soo putland ka mid maahan oo shimee doolad gooni ah noqatay?????

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Год назад +38

    Carada iyo diinta☪️Calankan🇸🇱ku dhaarTow Allow Ciiltire ii daa heestan Qaasbey ii Taabata😢♥️✊🏿

  • @Feisal-e1l
    @Feisal-e1l День назад

    Watching from the outskirts of NFD Kenya Garissa.. guul walalahen re Puntland

  • @HamzeJama-mi1lg
    @HamzeJama-mi1lg 6 месяцев назад +4

    Waxa calan somalidu ledahay hees loo qaaday tan ayaa ugu macaan uguna qaalisan from burco❤

  • @Inasaeed
    @Inasaeed 8 месяцев назад +12

    2024 yaa daawanya🇸🇱🇸🇱😍😍😄

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 Год назад +2

    Walaalahay Reer Puntland gaar ahaan Garowe Allahayow balaayada ka qabooji. Colaadana nabad iyo khayr ugu badal.

  • @H.EPresidentGaas
    @H.EPresidentGaas 7 месяцев назад +5

    Love my country from ceerigabo to saaxo ❤🇸🇱

  • @xidigtiibari7976
    @xidigtiibari7976 День назад

    Ciidankii puntlandnow guulaysta boowayaal puntland oo nabada waa soomaaliya inta kale oo nabad ah,cawaale 🇸🇴 ha ooyin illaheey quluubta umada soomaaliyeed mid haka dhigo colaadaana rabbiyow umadaadi baa nahaye naga dhamaataa dalkayaga oo nabada sidii beri samaad iyo ka wacan aan nabada ku naaloonaa illaahow🤲

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial6532 Год назад +24

    Heestan dhiigay dhaqajisay xili aan ogady inan leyhy walal igah weyn o la dhaho mj form siciid harti dhiigu biyo maha we love tolkygah🇸🇱🩸❤❤❤

  • @AaminoFarah-y6h
    @AaminoFarah-y6h Год назад +11

    Wn qiirooday mrkaan maqlo heestaan dhiigu biyo maaha 🇸🇱😢❤❤

  • @mohaan12
    @mohaan12 Год назад +6

    My song viv Puntland 🇸🇱🇸🇱 yaa ila dhegeysanaya 2024😂

    • @hassanabdullahi9958
      @hassanabdullahi9958 Год назад

      Anoo reer puntland eheen baan dhagesanaaya✊️ viva somalia 🇸🇴

  • @fadximadar2274
    @fadximadar2274 Год назад +37

    Heestaan waan iska qiiroday diiga harti bilaash ma ah naag saciid harti❤❤

    • @shiinemavio4699
      @shiinemavio4699 Год назад

      Quen

    • @omarali7769
      @omarali7769 Год назад

      Benta maaha runta

    • @ismailbaashi6689
      @ismailbaashi6689 Год назад +2

      Calanka dhulbahante sameeyay saa ula socda from mj harti power kan khaatumana allah ha ciseeyo

    • @zamzamabdiqadir-u1q
      @zamzamabdiqadir-u1q Год назад

      naa beenta daa clanka ssdf baa sameeyey wiil warsangali ah baana rinjiyeeyey@@ismailbaashi6689

  • @sharmakeali2388
    @sharmakeali2388 11 месяцев назад +3

    Waligay hees uma dhagaysan qiiro iyo jaccayl balse heestaan si aan waligay daremin baa isku arkay walaahi dalkayga Somalia waan jeclahay waana xanuun ka aan dareemayo saacadaan qoraalka aan qorayo
    Carada diinta iyo calankaa ku dhartay cagaarku barwaaqo ceegaagto dhulkiisee ciidiisa udgoonbaa aduunka kucaan ah xaax kacaagan dadkiisu colaada sokeeyee dadkoida dhagayso cimilo wanaagsan codkeena kumaaalno Rabbow cabsigaadaan cidlo ufadhiyaa somalia ❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmujuhaYnaiomaaiLUmujuhaYnaiom
    @UmujuhaYnaiomaaiLUmujuhaYnaiom 11 месяцев назад +2

    Hees aad umacan oo wadanino ah hore usocda butland kolayba wllo nahee from somaliland

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb 2 дня назад

    I love this song
    Guul Putlan
    Watchinh from Canada ❤❤❤❤❤

  • @yaasindhagayare7214
    @yaasindhagayare7214 5 дней назад +2

    Heestan waxan dhagaysanaya maalinkuu shahiiday saaxibkay Gen Mukhtar Qoryood iyo walaalkii 5/2/2025 waa Maalin Murugo leh saaxib waxaad u dhimatay Sharaftaada, cirdigaaga, dhulkaaga iyo diintaada waxaana shidaal u tahay adiga iyo intii dhimatayba halganka lagula jiro khawaarijta daacish.😢
    Saaxib dhulka inaga u hadhayna, inaagana leh.❤

  • @najmaosman7014
    @najmaosman7014 7 месяцев назад +7

    Hargeisa jooga walahi baburkayga ku dhagaysanaya hada 2024 anoh og putland inay tahay guri boqortoyo 🙏🙏🙏🙏

  • @CqaadirXefow
    @CqaadirXefow 3 дня назад

    who listing 2025 guul puntalnd❤

  • @CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
    @CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx 2 дня назад +1

    Wxan ahy isaaq rer somaliland qalbigan ka jeclehay rer puntland guleysta wllyal horamarkiinu wa huromarkayaga adbn idin jeclahy wllahygii somaliyed dhamantin gullysta

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud99 7 месяцев назад +3

    Somalia bilaa puthland ah gablan bay noqon lahayd allow barakee dhulka uduga💚

  • @AhmedAfjar
    @AhmedAfjar 5 месяцев назад +2

    Cawaala ha ooyin😢😢 from hargeisa puntiland harmar wacan ✌

  • @Momta299
    @Momta299 9 месяцев назад +3

    Walal cadowgaagu cabaar ula dayne caloosha ku haysa😢 heestan markii laascnood dagaalku ka socday baan macnaheeda fahmay ❤
    Waxaan qirayaa inaan leeyahay rer puntlad yihiin garabkayga iyo walalkay dhab ah ❤🙏

  • @abdulahiaadan6308
    @abdulahiaadan6308 Месяц назад +3

    4/1/2025 sanad bilowgi Iyo Puntland oo Hawlgalkii Argagixiso Bilow u Yahay Guuleysta Geesiyaasha Insh allh ❤❤

  • @samirasheik2135
    @samirasheik2135 3 месяца назад +2

    I love this song ❤Reer putland aadaban idin jecley from somaliland ❤

    • @OGSOKGOSIDINTSI
      @OGSOKGOSIDINTSI Месяц назад

      What's the lyrics translation in english or at least it's meaning please

  • @odayfarah8598
    @odayfarah8598 Год назад +12

    ❤❤❤wooow heesta calanka inaba cadi mahan putland from somaliland

  • @maxamuudcadde2109
    @maxamuudcadde2109 Год назад +5

    Ubadkeyga abtiyaashod alle ha idin xafido puntland

  • @Shakirali-d1d
    @Shakirali-d1d 5 месяцев назад +2

    Much love from Qorahey ogadenia somali Allah ha mideye I.a

  • @zuhurdaud390
    @zuhurdaud390 Месяц назад +2

    Heestan waa hees macan anigo somalilander ah hadana markasta wan dhagaysta wanan jecelahay 😢

    • @LipanMaxamed
      @LipanMaxamed Месяц назад

      Wll somalidu wa dad isku dhiig, isku Af, isku dhaqan, isku diin, isku dhul, walaalo ah
      Qabiil an iska dhaafno dad is jecel an noqono ❤❤❤😢

  • @AsmaApdishakur
    @AsmaApdishakur 2 дня назад +2

    Grtii daacizh lacunay cdi halka timi zlnazre😂

  • @DeeqCade-f9e
    @DeeqCade-f9e 27 дней назад +1

    I am Puntland alx wlhi markan dhagaysto ama aan maqlo waan jiri.rocooda caawale ha ooyin❤

  • @AbdishakurShacayb-h7p
    @AbdishakurShacayb-h7p 6 дней назад

    Calankasta somali leedahy wan jeclahy from somaliland

  • @amaalshire9811
    @amaalshire9811 Год назад +10

    Puntland ilaahow aduunka u hor mari🥺🇸🇱♥️

  • @xuseenmaxamud6402
    @xuseenmaxamud6402 Месяц назад +2

    I love puntland state 🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @OGSOKGOSIDINTSI
      @OGSOKGOSIDINTSI Месяц назад

      what's the translation of the song in English please ???

  • @SaidHersi-r8k
    @SaidHersi-r8k Месяц назад +3

    Reer puntland bah ayeeyday noolaada ,dhiigaygii tihiin from Burco Habarjeclo

    • @LipanMaxamed
      @LipanMaxamed Месяц назад

      Somalidu wa walaalo. Qabiil an iska dhaafno

  • @SimanAxmed-cv5bu
    @SimanAxmed-cv5bu 8 месяцев назад +5

    From samaroon saciid ❤