Maasha Allah waad ku Mahadsan Tihiin Barnaamij kan qiimaha badan ee ku saabsan Shaqada baaxada leh ee ka socota Dekeda wayn ee Xamar. Waloow aan jeclaan lahaa in aad noo Soo bandhigtaan Shirkada Turkiga waxa ay ka qabatay intii ay la wareegtay Dekeda…!!
Allaha ku xafido maaamo, maamada aan garab istaagno oo malinkey teeda timaado yaan la oran aas qaran halo sameeyo wax wngsn ayay samaysay hada an ku dhiirigalino oo ku aamno shaqada ay hayso misane ku garab siino waa iga talo.... Maamo waxad maanta ilmahas somaliyed uqabtid aduun iyo aakhiro waad ku liibanay👌
Away shirkadii turkey ahed dekadda lagu wareejiye 10sano ka hor halkii container 133.5$ ka qaadi jirtay dekadda wax isbadel weyn Kama muuqdan Maxa qaldan
Aqli xumo, xaasid nimo ,ayaa umuda hormarta ka reebay ,Hormarka allah umuu diidin lkn somalia reer muqdisho ayaa isku diidan kuwa taladda hayo iyo madaxda, ah akhligu ma shaqeynayo,
Astaan waad mahadsantihin dosmentarigaan muhimka runti waxad tihin saxafad umadda wax muhim ah uso gudbiya halka idacadaha kale ay siyasad nagu wareriyeen iyo barnaamijyo aan tayo laheen
Anaka somali hadaan nahay we ties with china 🇨🇳 we don't have time to west we are too late all the smart nation that had ties with china had been developed well 10 years somali will have new face for sure our future is dependent with china 🇨🇳 agree or disagree thats true 👍 who ever refuses is enemie we need developed investments and china 🇨🇳 have that for us on the table 4 billion to build roads airport investments the farm fishing port thats was 2018 80 billion africa china investments if we take that today we should be normal place on economic also they have been trying to help us to rebuild the army schools so we can't close our eyes for these opportunities we not looking problems with no one we ties with china 🇨🇳 it doesn't mean we cut of other countrys if we solve our issues with European America we reestablished diplomatic relationships again but for know they have to take there army out bring out territorys that they handed foreign countrys solve the others issue we have been facing that they had against us decades then we all be good to work again we not looking dominant world region we never had that plan we only seeking unity of our country somali and the unity of somali people thats all
ZERO Safety Standards, No beacon lights for forklifts or Port owned vehicles, Reflectors for people working in the port. You need strict measures and policies to ensure safety of the workers and the port.
A guy who saw a chicken thinking with chicken thinking he has everything And he doesn’t listen to anyone else telling him the world has become bigger than you and they proud too much of that chicken hhhh
@@nasirawil1232berbera shaqsi uae ba leh 99 years tan Mogadishu 15 years 100% dowlada lahi midkale 70% of revenue dowlada qadato while 30% but berbera share is 51% uae 🇦🇪 19% Ethiopia 🇪🇹 25% federal government 🇸🇴 hargeyso only make 5% share what a pity secessionist
Waxaan ku talin lahaa in turkida meesha laga wareejiyo wax ay keenen ma jiraan aan ka ahayn afar nin oo sigaaryo cab ah , qalab iyo balaarin ha sheegin xataa meesha lacagta lagu qaado ee maaliyada Waa soo dumi rabtaa ,
Dekeddan wax maal gelin ah meynan helin 10 sano oo Albeyrak heysato. Dowladda iyo Turkidu wey maalaan uun waxba kumeynan soo kordhin. Everywhere of this country is corrupted.
Wlh waa layaab hada nin kaan odawga ah meesha Ka hadlayo soo takad soomaaliyed maahan maxaa Ku qasbay in uu luuqad qalaad Ku hadlo waliba si Fara badan ugu cel celiyo ayaa wax lala yaaba ah runtii😢😢😢
8:30 window 11 ppt ayaa presentation kaan lanagu tusay😂 bal haa'ad dawladeed oo Ppt istcmaalaysa soo aduun ba'ay maahan😂 Bal may linux iska istcmaalaan xattaa
10:10. Ninkaan, Soo dhaweentiisa miyaa loo joogaa. MISE Dagadaa 2024 la dhisay.. Ninkaan wareeysta kulahaa, Sida loosoo dhaweeyay.. Ninka Waa Nin la diyaariyat. Maalinta 🎥 la duubaayo, Maxaa halkaa dhigay. Waxaa oo dhan 2019 baa la Qurxiyay. WEEKIYAAN daganahay. Dagadaa, iigaga sheekeeyna waa, Waali. Ee Muxuu Xasan Shiikh ku daray?. 21sano, Intaa Oo Dagad baa la dhisay, Gurina laga gadan. Ee 34 sano, Reer Xasan Maxeey ku dareen. Yaa hanti badan ? SIYAD Barre iyo Xasan shiikh. Halkaa baa ka fahmi kartaa, Xaaraanka.
The least developed Port for the entire Ports in the Horn of Africa and all across East Africa Nations. The management of Mogadishu Port is being taken by a Turkish Company for a lease agreement for more a decade until now there is no any sign showing that the port is developed during Turkish company management. Mogadishu house of corruption and terrorism no one is carrying basic needs of there peoples.
@@aliolow7663 adiga inaa duli tahay aderka miya macnaha heat ku gaaray xoolow intee indhood lee yhy mase jira wax halmar la iska dul xiran karo ari ba tahy
Cowska iyo dameerka aad shegeeyso canshuurtisa ayaa lagu dhisay xolo uu laha mesha la imaan tee da kale waxaba ha isdhibin adoo Marti edeb leh ah sida,dadka kale ajaanibta ah ayaad ku nolaane ee cabaadka iska daa
@@88mahamed Dhaqan ma u leedahay marka hore in aad canshuur bixiso?! Muqdisho maanta haddii aay cidi lahaansheheeda sheegan karto ciddaasi waa Habargidir oo iyaga ayaa dhistay inta ka muuqato, Soomaalida aad martida ku sheegtayna iyaga ayaay ku dhex nool yihiin, saa adigu magan ma lihide! Dammeer dhaamiyoow Kaaraan iska joog, inta kalena awalba Marti baad ku ahayd Unnukaa lehna meelaha ka dheh!
Astaan, This is awesome! I subscribed because I want to see more!
Bro who the f’ck u ar 😂 u are jareer this somalia not your jareer country 🐕
Should I subscribe to your Chanel 😅
Maa shaaalaah dekada caasimada ummadda soomaaliyeed guul iyo Gobonimo somalia 🇸🇴
Waad mahadsan tihiin astaan TV barnaamijyada qiimaha badan bulshada uheesan❤
Barnaamijkaan waa kan ugu xiisaha badan ee dhawaanahaan ka baxa TV Soomaali hore haloo wado.
Ilaahay hanoo barkeeyo
Horumar wcn ban idinrajynyaa
From HARGEISA SOMALIND
muhim mahan ina sheegetid mesha joogto
@@Zohebmohmedwaxan joogna Hargeysa Caasimada Jamhuuriyada Somaliland.
Hargeyso Somalia 🇸🇴 we’re not English it’s hargeyso not hargeisa
@@bugazi3037 still your dreaming day
It's 2024 wake up to reality😂
@@nasirsaleban9201 😅
Manshaallaah Ilaaheey Cimri Dheer Ha Ku Siiyo ❤️🇸🇴🙏
This is beautiful work ❤
Mashaa❤❤❤allaah illhey❤nbd❤wrto❤heynogudaro❤walalnimo jcyl is xoreeye somali ❤iswadajcl❤alayaxafidak somalia❤cadowgu hajabo ha ba o idim alle
Astan TV mahadsanidiin kun iyo kow jeer.
Wax yaaabo badan ayaan Ka fahmay aana horey uga fahamsaneyn inkastaa ninka odeygaaa EE kormeeraha guud ah jeclaan lahayn wax badan inuuu inooga sheego dekeda madaama uu muddo shaqaynayo 50 sano !!!!
Maasha Allah waad ku Mahadsan Tihiin Barnaamij kan qiimaha badan ee ku saabsan Shaqada baaxada leh ee ka socota Dekeda wayn ee Xamar. Waloow aan jeclaan lahaa in aad noo Soo bandhigtaan Shirkada Turkiga waxa ay ka qabatay intii ay la wareegtay Dekeda…!!
Wlhi waxaad moodaa deked qof shaqsiya uu leeyahay wligay ismaan lahay sidanay u eegtahay dekeda Somalia
Dekeda berbera 2002 ayay halkan maraysay lkn hada dadaal badan kadib caalam ka ayay la tartamaysaa
Somaliland guul guuul❤❤❤❤❤❤
Mashallah Mashallah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Somalia ♥️ o quruxbadan xamar quruxbadan iyo horamar fican alxamdulilahi ilahey mahadis cadawga allah naga qabto❤
Captan abdulqaadir waa ragii hore wax halaga faaiido
Wlhi, this jobs is not easy 😢and to be Pilot is more responsibility ❤️. we need to construction, in new port of Somalia.
Inoo casriyeeya dakada Dhalinyaro badan oo ragaas badashana taba bar haloo diro. Masha Allah Guulaysta Horay usocda.
Maasha allaah❤❤❤❤❤
Allaha ku xafido maaamo, maamada aan garab istaagno oo malinkey teeda timaado yaan la oran aas qaran halo sameeyo wax wngsn ayay samaysay hada an ku dhiirigalino oo ku aamno shaqada ay hayso misane ku garab siino waa iga talo....
Maamo waxad maanta ilmahas somaliyed uqabtid aduun iyo aakhiro waad ku liibanay👌
Away shirkadii turkey ahed dekadda lagu wareejiye 10sano ka hor halkii container 133.5$ ka qaadi jirtay dekadda wax isbadel weyn Kama muuqdan Maxa qaldan
Xasidnimada Somalilad
Hormarka allah umuu diidin lkn somalia reer muqdisho ayaa isku diidan kuwa taladda hayo iyo madaxda, ah akhligu ma shaqeynayo,
Our country 🎉🎉
Mashallaah shukran ❤️ 😮😢
Mashaa allah guul guulesta ❤❤❤❤
Masha qllah waad mahadsa tihiin
allah haku barakeeyo wllo qaali
qaranimo quruxbadanaa rabiyow naquwee
Warbixin wanagsan 🇸🇴✅
Muqdisho is best citywide ❤
Guud muq disho
The old dude is here to brag but Why does he sound like someone who is here to prove something? 17:24
Wait What, you sound Stupid and Leave The Captain Alone He’s Doing His Job
Mogadishu port looks outdated and its too small! That Turkish company is milking it! Look how DP World improved Berbera modern port
Berbera dowladii siyaad barre iyo Russia saas u dhisay ee Imaarad waxba ma uusan qaban
ASTAAN TV PLEASE BERBERA PORT KANA SOO DIYAARIYA
Aqli xumo, xaasid nimo ,ayaa umuda hormarta ka reebay ,Hormarka allah umuu diidin lkn somalia reer muqdisho ayaa isku diidan kuwa taladda hayo iyo madaxda, ah akhligu ma shaqeynayo,
Berbera port is larger and more advanced.
Barbara xaqal qalin yar ayaa imaarat lagu siyey blse dadkani Waa xisabtami ciro goortuu yimaado ayuu kala hufi huunada
Waxa nasiib daro ah inagoo beeri karnataka sonkorta in ayno soo dajino.
Astaan waad mahadsantihin dosmentarigaan muhimka runti waxad tihin saxafad umadda wax muhim ah uso gudbiya halka idacadaha kale ay siyasad nagu wareriyeen iyo barnaamijyo aan tayo laheen
Isaga oo da'daas jiro ayuunan awoodin in uu eray bixin afsomali ah isticmaalo.
Astaan wey dadaaleen balse waxay ahayd in ay qof odaygaan dhaamo wareystaan.
Masha allah
Meesha kama arkaayo deked dhisan waxay umuuqataa deked macmal ah qalabka wax dhaadhicinaaya waa macmal ma aha sida berbera oo kale
Still waa traditional sonkorta aduunka iyo qamadiga waala pump gareeyaa
Waxaan idiin rajaynayaa horumar iyo barwaaqo reer Muqdisho
Ahmed
Hargeysa Somaliland
Qoraalka qumman: dakada ma'ahan ee waa "dakadda."
Anaka somali hadaan nahay we ties with china 🇨🇳 we don't have time to west we are too late all the smart nation that had ties with china had been developed well 10 years somali will have new face for sure our future is dependent with china 🇨🇳 agree or disagree thats true 👍 who ever refuses is enemie we need developed investments and china 🇨🇳 have that for us on the table 4 billion to build roads airport investments the farm fishing port thats was 2018 80 billion africa china investments if we take that today we should be normal place on economic also they have been trying to help us to rebuild the army schools so we can't close our eyes for these opportunities we not looking problems with no one we ties with china 🇨🇳 it doesn't mean we cut of other countrys if we solve our issues with European America we reestablished diplomatic relationships again but for know they have to take there army out bring out territorys that they handed foreign countrys solve the others issue we have been facing that they had against us decades then we all be good to work again we not looking dominant world region we never had that plan we only seeking unity of our country somali and the unity of somali people thats all
I totally agree with you 💯 well said
DAAWO DHACDAY IYO DAROOGO INTA AAD WADANKA SOO GELINEYSAAN WAX SHARAF AH IDIINMA HEYNO. CADOWGA KOWAAD EE DALKA AYAAD TIHIIN. DEKKAD INAAD MAAMUSHAAN WAA QALAD IN LEYDIN MAXKAMADEEYO AYAAD MUDAN TIHIIN. QASHIN BAA TIHIIN
DAAWO DHACDAY IYO DAROOGO INTA AAD WADANKA SOO GELINEYSAAN WAX SHARAF AH IDIINMA HEYNO. CADOWGA KOWAAD EE DALKA AYAAD TIHIIN. DEKKAD INAAD MAAMUSHAAN WAA QALAD IN LEYDIN MAXKAMADEEYO AYAAD MUDAN TIHIIN. QASHIN BAA TIHIIN
ZERO Safety Standards, No beacon lights for forklifts or Port owned vehicles, Reflectors for people working in the port. You need strict measures and policies to ensure safety of the workers and the port.
Muqaalka ii muuqda iyo sida aan maqlay isku mid maaha👀
A guy who saw a chicken thinking with chicken thinking he has everything And he doesn’t listen to anyone else telling him the world has become bigger than you and they proud too much of that chicken hhhh
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤MAASHA ALLAAH ALLOW SOMALI WEY ISJECESHAHAYE ANAA TAAS KA MARAG AHE ALLOW SHEYDAANKA KHABIILKA KU SHAQEYSTA BES NAGA QABO RABIYOOW UMMADAADA WAA MACAATEE ALOW NABAD ALOW NABD ALOW NABAD AN KA DALBEYNA❤❤❤❤❤❤
MUQDISHO PORT WAA MACMAL MAAHA INTERNATIONAL PORT WAA DEKED AAD U GAABAN MA GALAAN MARAKIIBTA GUNTA DHEER AMA CONTENAR SHIPS
ODaYgu Lapa MurayaDooD Uu XiDhan Yahay 2090 Buu Maraya OdayGu🎉
Kaliya adaa ila fahmay😂
Horta Berbera ha dhaaf to😂😂
Hhhhh waxaad muujinaysaa inaad berbera ka xuntahay wllo cida ku noolina waa umad somaliyeed
Qaabka loo maal galiyey labada dekadood berbera iyo muqdisho waxaa ka casrisan berbera muqdishana insha Allah waxa yare ka dhiman waa loo dhameynayaa
@@nasirawil1232berbera shaqsi uae ba leh 99 years tan Mogadishu 15 years 100% dowlada lahi midkale 70% of revenue dowlada qadato while 30% but berbera share is 51% uae 🇦🇪 19% Ethiopia 🇪🇹 25% federal government 🇸🇴 hargeyso only make 5% share what a pity secessionist
@@bugazi3037 fake story your dreaming day wake up to reality pro
@@nasirsaleban9201 caadi aynu uwada hadalno walaal xinka iyo xanuunkana iska saar
❤❤❤❤❤
Dekedaha somalida waxa ugu casrisan berbera port
Waxaan ku talin lahaa in turkida meesha laga wareejiyo wax ay keenen ma jiraan aan ka ahayn afar nin oo sigaaryo cab ah , qalab iyo balaarin ha sheegin xataa meesha lacagta lagu qaado ee maaliyada Waa soo dumi rabtaa ,
Dekeddan wax maal gelin ah meynan helin 10 sano oo Albeyrak heysato.
Dowladda iyo Turkidu wey maalaan uun waxba kumeynan soo kordhin.
Everywhere of this country is corrupted.
Viva somaliland of mussa behi
What’s got to do with musa biixi
@@bugazi3037 because he left u in the dust subahana allah
DAAWO DHACDAY IYO DAROOGO INTA AAD WADANKA SOO GELINEYSAAN WAX SHARAF AH IDIINMA HEYNO. CADOWGA KOWAAD EE DALKA AYAAD TIHIIN. DEKKAD INAAD MAAMUSHAAN WAA QALAD IN LEYDIN MAXKAMADEEYO AYAAD MUDAN TIHIIN. QASHIN BAA TIHIIN
Somalida Waxbarta Laguma Karo!! Qaarba La Yaaban Murayadaha Indhaha Ee 2'ah
Mid Waxbaa Lagu Qoraa Laguna Akhriyaa, Midna Waa Tii Qoraxda ( Sunglasses) Adoon Aqoon Lahayn Ayaad Caafimadkiisa Ka War Bixinaysa YAAB🤔
Wariyaasha hal nuun ii su aala yaqaniin
Wlh waa layaab hada nin kaan odawga ah meesha Ka hadlayo soo takad soomaaliyed maahan maxaa Ku qasbay in uu luuqad qalaad Ku hadlo waliba si Fara badan ugu cel celiyo ayaa wax lala yaaba ah runtii😢😢😢
8:30 window 11 ppt ayaa presentation kaan lanagu tusay😂 bal haa'ad dawladeed oo Ppt istcmaalaysa soo aduun ba'ay maahan😂
Bal may linux iska istcmaalaan xattaa
Ma waxanaa dekad ah😂😂😂😂😂 war show nimanki xaasidnimay berbera ula dagalamaan
Woow oo daka berbera oo shalay ladhisaa ka qalab iyo tayo kafiican turkiga maxay ka qabtaan hadaanay dhisin oo aany horumarin casimadii somaliya oo maxaa looga qaylyay dekada berbera somaliland
Wlh subax walibaan ku dabaalan jiray wixii ka horeeay 2006 ilaa hadana uma jeedo wax is badal ah oo ka muuqdo intaan ka eheen maraakiib iyo rag jeeb kooda buuxsado mooyaanee
Dekeda berbera jeexna xitaa kama gaadho 😂😂😂😂. Waxay dp world uula dagaalamayeenba waa yaanay berberi horeumarin.
War sonkortaan ina kahubiya fadlan
Dadkani waa abor aboor dhalay waxba maso kordhiyaan unukaa lahe kkkk waxani maha deked 😮
Qalab kastoo la keeno dakaddu soow shaqaale u tababaran oo masuuliyadeeda qaada uma baahna???? Qalabka la keenay cawaaan cawaani dhashayeey ma isagaa iska shaqaynaya meee dadkii ku shaqaysan lahaa dadkoodana ugu shaqayn lahaa???????waar muslinka kala fadhiista ceebta iyo lugooyada,,,,, wbtawfiiq
Maxa wye hee Captain ka Dekada Aaaa Badna😅 76 Xabo dhahe😮
The first comment 😂
USC 1991 COMPANY IYO MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY DEKEDDII
Kkkkkkkl no comment
Turkiga waa cunay dalka wax up qabtay majirto
Mooryan dhiigyocab ah ayaa xamar ku bahaloobey hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayey qeyb ka tahey Dekadda xamar
10:10.
Ninkaan, Soo dhaweentiisa miyaa loo joogaa. MISE Dagadaa 2024 la dhisay..
Ninkaan wareeysta kulahaa, Sida loosoo dhaweeyay..
Ninka Waa Nin la diyaariyat.
Maalinta 🎥 la duubaayo, Maxaa halkaa dhigay.
Waxaa oo dhan 2019 baa la Qurxiyay.
WEEKIYAAN daganahay. Dagadaa, iigaga sheekeeyna waa, Waali.
Ee Muxuu Xasan Shiikh ku daray?.
21sano, Intaa Oo Dagad baa la dhisay, Gurina laga gadan.
Ee 34 sano, Reer Xasan Maxeey ku dareen.
Yaa hanti badan ? SIYAD Barre iyo Xasan shiikh.
Halkaa baa ka fahmi kartaa, Xaaraanka.
Rampa waa eray af Turki/Talyaanı ah maxay Af-Soomaali ku noqon kartaa
DAAWO IYO RAASHIN DHACAY INAAD SOO GELISAAN AYAAD LAALUUSH KU QAADATAAN. DULLI AYAAD TIHIIN. WAA IN LEYDIN MAXKAMADEEYO
Sonkor bilaa date ah ayay iska sodajinatan somalia 🇸🇴 aad ayay ulidata wlhi barbar port sida loo dhisay udhisa
Astaan nin carabiga ku hadlaayo waxa uu kahadlaayo inaad turjuntaan waad awoodi weyseen miyaa
Somali or English
Shaqalaha Meeqo aye ku shaqeyan sacadii?
What is meeqo?
DAAWO IYO RAASHIN DHACAY INAAD SOO GELISAAN AYAAD LAALUUSH KU QAADATAAN. DULLI AYAAD TIHIIN. WAA IN LEYDIN MAXKAMADEEYO
@fdama how much=meeqo or meeqaa
Berbera ka saxmad badan😂😂
Bar bara qamri iyo xashiish lee kaso dago
@@Baashi_cade mada kaso roga waxlaba kaso dega
@@Baashi_cade maxaa kaa galay marka wixii kasoo daga🤔🙂
@@Baashi_cade muqdhiso khamri iyo qarax Aya kazo daga iyo miinoyin
@@Baashi_cade muqdhisho khamri qarax miinoyin Aya kaso daga iyo xashiisahad ay askartu canadan hadahowna shicibka iska laaya
The least developed Port for the entire Ports in the Horn of Africa and all across East Africa Nations.
The management of Mogadishu Port is being taken by a Turkish Company for a lease agreement for more a decade until now there is no any sign showing that the port is developed during Turkish company management.
Mogadishu house of corruption and terrorism no one is carrying basic needs of there peoples.
😂😂
Tf
DAAWO DHACDAY IYO DAROOGO INTA AAD WADANKA SOO GELINEYSAAN WAX SHARAF AH IDIINMA HEYNO. CADOWGA KOWAAD EE DALKA AYAAD TIHIIN. DEKKAD INAAD MAAMUSHAAN WAA QALAD IN LEYDIN MAXKAMADEEYO AYAAD MUDAN TIHIIN. QASHIN BAA TIHIIN
jahliga ina heesta waxaa ka mida odaygan hda labo okiyale buu isku xiran yhy intuu is lee yhy xariif iska dhig buu indha hiisa ku khamari dona
Nio adigaaba jaahil ah markaas baad cidkale jaahil ku tilmaameysaa adeer 2da ookiyaale kuwana waa aqris ama garaado kuwana iftiinka iyo qoraxda ayaa laga xirtaa
@@aliolow7663 adiga inaa duli tahay aderka miya macnaha heat ku gaaray xoolow intee indhood lee yhy mase jira wax halmar la iska dul xiran karo ari ba tahy
Waryaa waxbaro intaada ku mashquulin dhageeso aanaa kuu sheegaa sababta labada oo kiyaal . Mid waa qoraxda midna waa Aqriska markuu banaanka aadaayo kan qoraxda markuu wax aqrinaayo kan kale . Wadanka mayaalo labadas oo kiyaalo loo isticmaalo hal waxaa layiraahdaa Progressive briller waa fahantaan umaleenaa .
DAAWO IYO RAASHIN DHACAY INAAD SOO GELISAAN AYAAD LAALUUSH KU QAADATAAN. DULLI AYAAD TIHIIN. WAA IN LEYDIN MAXKAMADEEYO
DAAWO IYO RAASHIN DHACAY INAAD SOO GELISAAN AYAAD LAALUUSH KU QAADATAAN. DULLI AYAAD TIHIIN. WAA IN LEYDIN MAXKAMADEEYO
Waa dhul abgaal ah daarood waxaba kuma lahan iska daa wada sida wadan kalo.aad.rabtid usoo tahariibtid
Jaahil inaa tahay wey kaa muuqataa dhulka waa dhul waa soomaaliyeed qabiil ma iska lahan waxbaro
@@mohamedosmaan3220 aqoonta adiga qaado runtaa ku dhibto lakin sidii kaniini cml aa u laqee
Dekeda ninka Disay Daarood buu ahaa Dammeer dhaamiyoow ee weligaa ma aragtay Abgaal dhisaya wax Dan guud ah?! Moxoggaa iska cun, Caweyskaagi fisqiga ahaana tumo, Dammeerkaagiina ku laabo hawl aadan sinji u lahayn baad gashaye! From Gedo
Cowska iyo dameerka aad shegeeyso canshuurtisa ayaa lagu dhisay xolo uu laha mesha la imaan tee da kale waxaba ha isdhibin adoo Marti edeb leh ah sida,dadka kale ajaanibta ah ayaad ku nolaane ee cabaadka iska daa
@@88mahamed Dhaqan ma u leedahay marka hore in aad canshuur bixiso?! Muqdisho maanta haddii aay cidi lahaansheheeda sheegan karto ciddaasi waa Habargidir oo iyaga ayaa dhistay inta ka muuqato, Soomaalida aad martida ku sheegtayna iyaga ayaay ku dhex nool yihiin, saa adigu magan ma lihide! Dammeer dhaamiyoow Kaaraan iska joog, inta kalena awalba Marti baad ku ahayd Unnukaa lehna meelaha ka dheh!
Aac ataan tv waxan diinka codsanaa in aad iso boqada youtubekega plz mahadsanid
masha allaah