Ganacsade Cali Jamac Cali-Food - Taariikhda mashruuca dekadda Garacad I 22.11.2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 36

  • @dalmaryusuf215
    @dalmaryusuf215 Год назад +7

    This is an interesting oral conversation and it can real produce a good historical book. Thank you for initiating this great project. We shall thank people who does good things for the society

  • @abdihodandiriye1694
    @abdihodandiriye1694 Год назад +1

    brother I really really really really appreciate your hard work Jizaka ka Allah hu khery ayaanle

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Год назад +4

    MAASHAAALLAAH TABAARAKAALLAAH, Waa waraysi qaymo badan.

  • @fnw8688
    @fnw8688 Год назад +1

    Hanoolaato ❤

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 10 месяцев назад

    Mansha Allah waa dhiiri Galin wanagsan wll khayr allaha Ku siiyo

  • @abshirali313
    @abshirali313 Год назад +4

    H noolaato

  • @abdirahmanmohamud2674
    @abdirahmanmohamud2674 Год назад

    Hanoolaato❤ dadbadana runta u sheeg ku dhahday bulshada thnx

  • @maxamuuddaad4549
    @maxamuuddaad4549 Год назад +1

    Ayaanle mahadsanid sxb waa interview aad u qiimo badan

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Год назад

    Hormarka aan ka sheekeysano qabiilka halaga nasto ❤❤❤

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 Год назад

    Thanks ayaanle more please

  • @MohamedaminAmin-e8h
    @MohamedaminAmin-e8h Год назад

    Man sha Allah congratulations

  • @mawlemagan
    @mawlemagan Год назад +1

    Mashallah, Cali Jama waa khabiir ganacsi, leh hal abuur iyo fulin. Wuxuu ka mid yahay dadka faraha yar ee Soomaalidu u baahantahay.

  • @mohidinosman1499
    @mohidinosman1499 Год назад +2

    Asc ayaanle camu sobadi wareysiyada fadlan shaqo wanagsan ayad umadda uhaysaa ilaahey haku xifdiyo.

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Год назад +1

    Mashaa allaah dadaal badan iyo karti badan haddii xooga la saaro wuu rumoobaa .ayaanle Hussein abdi mahadsanid sxb

  • @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz
    @MaxamedcsalaanAbshir-jm2iz Год назад

    Mzha alh

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Год назад

    AYAANLE HORE U SOCO WAREYSIYADA ISDABAJOOJA SIDA
    AAD U TALANTALINEYSID HAMBALYO
    WALALKEY 👍

  • @abshirali313
    @abshirali313 Год назад +2

    See u in Gaalkacyo

  • @baxwalpodcast
    @baxwalpodcast Год назад

    Anaa ka mid ah fhalin yaradaas

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 Год назад +1

    Am first 👀

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 9 дней назад +1

    HANOLATO WA QABILISTE URAYA WANA CADOW

  • @mikejoseph6895
    @mikejoseph6895 Год назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Akhii moo noo I mow masajid gaalkacyo lacagtii baakagoday dhamaystirkii

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Год назад +1

    Hanoolaato.
    Ayaanle Barnaamijyada oo soo diyaariyo oo uu waraysto dad badan Soomaaliyeed,oo kala duwan,halkaasi ka sii wad howshaasi .

  • @ayajama84
    @ayajama84 Год назад +2

    walalayal wad mahdsan tihiin fadlan waraysiga ganacsatada ino badi

  • @diriyejama4994
    @diriyejama4994 Год назад

    Mashallah waa ganacsade aad u qiimo leh oo tusaale u ah dhalinta bulshada Allah hanoo xifdiyo

  • @cheyyene
    @cheyyene Год назад

    Prestige Somali Iskutasho Work

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 Год назад +1

    Wallahay waa runtii Dalkaaga meel karamo dhaanta ma jirto.

  • @rasheedgaraad6063
    @rasheedgaraad6063 Год назад

    Was nin wax badan laga faa’iidayo Mashallah

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 Год назад +2

    Dadka fikirkaan leh waraysigooda waa loo baahnaay .waxaan ku daalnay dad soomaali kale geeya

  • @abdirahmanmohamud2674
    @abdirahmanmohamud2674 Год назад +1

    25 min nolasha bilashka garka madowsaneysa 🎉 nolasha bilash ah gacan naga gartay kulaha😮😮 tuug qurbayimaday

  • @abdirahmanmohamud2674
    @abdirahmanmohamud2674 Год назад +1

    Nolasha somalida bilaash kutimiday 06:33d😅 asiga iska hadlay ponit🎉😅

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Год назад +1

    MID HALAYGA QORO WAXAA HAMIGAYGU YAHAY IN QOFKASTA OO SOMALI AHI UU BIYO KA DHERGO---

  • @mikejoseph6895
    @mikejoseph6895 Год назад

    Magaceyga cibaar

  • @ayubsoldad9464
    @ayubsoldad9464 Год назад

    Wado concrete highway ah ah iyo mid tareen ah oo magaalada gaalkacyo ku xirta Hadii LA helo gobolka mudug labadiisa dhinacba iyo gobolada galgaduud iyo nugaal dhaqaalahoodu si xoogleh bu kor ugu kici lahaa shaqooyin aad u badanna wa abuurmi lahaayeen

  • @JamaAbdi-g1w
    @JamaAbdi-g1w 11 месяцев назад

    Tareen baa u qorshaysan libaax han leh

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Год назад

    Dhiirigalitii Dr Abdiwali gaas ku dar becouse muhiim bay ahayd isaga na yir isku tashi wax ku dhigta sidaaas ban ugu dhiigan ah inaan maalgelino

    • @JamaJamaa-f2e
      @JamaJamaa-f2e Год назад

      Kkkkkkkkkkkkk, waa MOOORYAN Kaas TUUUG ah