Asc, shaciye wll su'ashan rabo in ann ku weydiyo waxey tahey gabadh ayn gursadey kadib markan buxiyo dv lottery gaa hadi ann ku guleysto ma buxin kara iyada oo fursad labad ma haysta mida kalena maxa document loga bahanyahey iyada gormana aya lo bahan documentiga gabadha ann gursadey
South sudan waa been wa viso lacag ayaa laka qada kaliya qofka wato passabor keyna ayaa Free ah saas ee taho retistrsion ayaa laga raba hada jogtid south sudan taas ogada lkn basaborka somalia iyo Kan Ethiopia wa isku mid visa wa dalbee taas anaa og wlhi blhi tlhi ee ya laku sirmin asxaabey
Asc shaciye one show wll wad kumahad sanad sida quruxda badan ee ad nogu faidaysid Kawrn lotariga qofka xeraysta isago dalka joga Iyo qofka marykanka loga xereyo maxa farqi u dhexeya
zxb sida aad sheegtayba way jiraan wadaba badan oo visa free ah lkn ethio way adagtahay inaad ka baxdaa mida kale badankooda ruut la'aan weeyaan mahadsanid zxb
Bro Hal mid Visa free ma kaliya Ticket ayaad jaranaysaa Iga daba gee diyaaar baan ahay bro ee passport ethipiana waan haystaa ee Sids australia ama Wadamadan mexico udhaw
Baasaboorka jabuuti ma shaqeeyo
Sidee Canada iyo maraykanka ugu aadi karaa macalin sh.O .sh thanks so much
Wll aniga ayaa Bolivia tahay oo la isoo celiyay sidaas u ogaada asxabay lkse waa run sida uu shaaciye sheegayo
Ma waxaa jira duulimaad Bolivia toos uga dega mise wadamo kale ayaad sii martay
Halkee ayaadse ka baxday ?
WAR PASSPORT ETHIOPIA 🇪🇹 WAN HAYSA IMNKA MAA AUSTRALIA 🇦🇺 BAN VIS LA.AAN KU TAGI KARA BRO😲😲😲
Zxp ma freebaa lagu aadi karaa Australia
❤❤❤❤
No sxb waaxaad ka hadashaa qaababka lagu addo dalka Australia 🇦🇺 please sxb ka soo hadal shaaciyoow 👌
First wllky✊
Passport Ethiopia Australia 🇦🇺 bilaa visa miyaa lagu aadi karaana sideena 😱
First one ✌
SHAACIYEONESHOW su'aalaha iga sojawaab fadlan
1 Passport-ka Ethiopia 🇪🇹 malagu tagikaraa Nicaragua 🇳🇮?
2 Faro iyo indhana malagaa qadayaa?
3 Hadan galo united states 🇺🇸 samayn maygu yelanaysaa?
MAHADSANID Wllo
Dalkeena aynu aamino dhalinyaro
Visa Australia qofka haysto passport Ethiopia wan usuu sarayaa visa multiple ah lacagta waa 5,000 USD with one month ayuu ku helaa visa
Halkee kaala soo xiriiraa
Intee lagaala soo xiriiraa anaa diyaaree
Yaan la idin waalin waa been passport Ethiopia ciyaar ciyaar laguma soo saare😂@@bilaladen7752
Walal diyaaar weeye
Please passport Djibouti 🇩🇯 ka video nooga soo samee
sxb ilaahy haku barakeeyo hadda ayaan ku jiraaa hawshaas inan qaato waxaanan rajaynayaaa inan masar imaado
Arimah xuduuda Ka soo hadal
Kasoo hadal sxp qaabka loola xidhadhayo safaradah qaab online ahaana
Wll arimaha xudud kasoo hadal plz wll
Wan haystaa zhp
Asc, shaciye wll su'ashan rabo in ann ku weydiyo waxey tahey gabadh ayn gursadey kadib markan buxiyo dv lottery gaa hadi ann ku guleysto ma buxin kara iyada oo fursad labad ma haysta mida kalena maxa document loga bahanyahey iyada gormana aya lo bahan documentiga gabadha ann gursadey
Walaal shaaciye mid maxaad jabuuti uga hadli l'a ' dahay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
asc wll intee weye passportka ehiopiya
South sudan waa been wa viso lacag ayaa laka qada kaliya qofka wato passabor keyna ayaa Free ah saas ee taho retistrsion ayaa laga raba hada jogtid south sudan taas ogada lkn basaborka somalia iyo Kan Ethiopia wa isku mid visa wa dalbee taas anaa og wlhi blhi tlhi ee ya laku sirmin asxaabey
Walal shaciye aadbaa umahadsantaha plz E-visa faaf faahin naga sii ama asxby wixii igu dhaamo ha i fahansiiyo E- visa mahadsanidin🙏🏻
Online ahaan baalahugoosan karaa safari matagaysid
Djbouti wll kasoo hadap
Shaaciye waxan ka codsanaya in ad e wadamada visa lagu tagi karo ad no sharaxdid alle cilmiga ha ku siyadsho wll
explain us too please brother the Djibouti passports
Asc wll shaaciye. Qoraalkaygan hadaad aragto ha idhaafin wll iigasoo jawaab wll Xilimaa la bilaabayaa hawlihii qoxootiga sanadkii cusbaa waa la gaadhee mida kale tirakoobka sanadka cusub isagoon dadka wali la tira koobin fly miyuu iska bilaabmi karaa ma dhici kartaa sidaasi ama inuu fly gu horeeyo tirakoobna ka dambayso wll iiga soo jawaab
Su, aal kalana wll waan qabaaye qofkii kaar qoxooti ka xidhan yahay dhimasho been ahna la qoray qolodii qortayna ay dhoofeen kaarkaa siduu ufuri karaa
Haduu furo se halis may ku galayaan qolodii dhimashada qortay wll iiga soo jawaab shaaciyoow allaan kugu dhaaryee asxpta aadka kuugu xidhan baan kamid ahaye
Romania 🇷🇴 wllo man Bila vise lagu adi karin hadad haysto passport itobiya
War zxp passpor ka ethopia malagu aadi kara sida dalka morocco
Legend
Asc shaciye one show wll wad kumahad sanad sida quruxda badan ee ad nogu faidaysid Kawrn lotariga qofka xeraysta isago dalka joga Iyo qofka marykanka loga xereyo maxa farqi u dhexeya
zxb sida aad sheegtayba way jiraan wadaba badan oo visa free ah lkn ethio way adagtahay inaad ka baxdaa mida kale badankooda ruut la'aan weeyaan
mahadsanid zxb
Shaaciyoow sxb wad ficantahaye balse diyaarad ku qaadaysaa majirto markaad visa free ya hesho ee halkaa dadka ucadee yaanay lugo ine
Nicaragua kaso hadal abowe
Shaaciyow madama aad ubadheedhay inaad dadkaaga soomaliyeed wax ku soo kordhiso fadlan dadka qanci ileen jawaabaa lagaa sugayaaye igana rali ahow hdan ku canaantay zxp 😂😊
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wll sahciye arimihii latinka ka wrn iyo xududka maxciso 🤝
Zxp Adigo raliya Passportka kenyana noo fiiri
Asc wllo passport djibouti ka so sheke
Asc Dr shaaciye wan kusalaamay passport kenya kasoo hadal ugaas plz🙏
Basabor ka keynya hesaa sxb xagee ku adi karaa mahad samid mudane
Australia 😂😂😂😂way kujirtaa lkn maaha macquul inlagu aado bilaa Faisal
Passport Kenya xage ku adi karaa shaciyee wlal
Ustad shaaciye jawabta suaashan mihiim ayay ii tahay hadii aan dv lottery ku xareystay magaceyga oo sheikh raacsan yahay oo hada laga reebay xiliga pasprt sameysashada saameyn ma igu yeelaan kartaa?
Waa iga qosliyay wlhy 🤣🤣🤣🤣
FADLAN DJOBOUTI VIDOE KA SOO SAMEE BRO.
Basaborka. Itopiya wadamada yurub ma ku adi Kara gar ahan italiya
Waar waan haystaye waan sugayey jawaabtan in badanba
Wllo iso sheeg kaas o kliya
Zxp pasport Ethiopia india 🇮🇳 malagu aadi karaa
Passport ethipia malagu adikaraa dalka mexico plz wll
Tasaa rapaa amba shp
Azc ustaad xaliye wll magaca DV lottery-ga ma badali karaa WaLaaL ❓
Waad ku mahad san tahy sxb sidasd noo tix galisay
sidee loo helaa passport ka dalka kenya
Wllo english ma aqaani waxa la yidhi qofka aan english aqoonin Canada ma xaray san karo
Sida loo xaraystan noo soo gali🥰
Passbooka mrkaa seen ku heli karaa
Passport Kenya ka so hadal
Passport Kenya kwrn
Bro Hal mid Visa free ma kaliya Ticket ayaad jaranaysaa Iga daba gee diyaaar baan ahay bro ee passport ethipiana waan haystaa ee Sids australia ama Wadamadan mexico udhaw
Visa free
Ayaaba lagu yidhi saw maaha
Ticket ayuun baad goosan
@@abdimalikali9993wll lambarkaaga isoo dir
Lacag inte leg Ayan ķu heli Kara pastaborka
Djibouti wall
Mozambique ma lagu aadikraa will ado rali ah
Hi
Beenaale waxba kama jiraan
Beenaale fiyuu raadinayaa
Djibouti wall