Laxanka Soodaani - Cumar Dhuule Cali Aun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Qaraam : Soodaani
    Laxanka : Gu'roonjire Aun
    Luuqda : Cumar Dhuule Aun
    Kabanka : Cumar Dhuule Aun
    Erayada : Cali Shiikh
    ..............................................................................
    Waxaan u mahad celinayaa sxb Ma Ogtahay🙏

Комментарии • 20

  • @buuxciise1382
    @buuxciise1382 2 года назад +9

    cajab cumar dhuule codkiisa yar ayan ka helaa marku caadi u hadlaayo eenu heesayn
    khabiir ✔️😇

  • @cabdulaahisaas7885
    @cabdulaahisaas7885 2 года назад +6

    Waah waah Axsan Fanaan Cumar Dhuule iyo Qaraamkii Soodaani

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan9325 2 года назад +6

    Noo soobadi heesaha cumar dhuule cali

  • @IsmailHassen-mi1bi
    @IsmailHassen-mi1bi Год назад +4

    Waah waah yaa Cumar ❤

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Месяц назад +2

    Waayo waayo❤

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 10 месяцев назад +1

    Yaa Salaam

  • @raagecali6702
    @raagecali6702 Год назад +5

    🥰🥰🥰

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +6

    Qabirow wali kuma haayo

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 2 года назад +6

    Sxb mahasanid ma is dhaheen hees ninkaan qaado ayaa ku dhiman dhageysigeeda in kasto heestan suudanka ah si kale u maqlay
    Waxan ka soo raacay TikTok mar male mahasanid waan fadhiya hada ku murqaami raba 😂😂

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +2

      🤣😅 Waa hagaag sxb habeen Wacan iyo Marqaan🤣

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi 11 месяцев назад +1

    Carabka ha u diidin cabashada'e Allaah yaa cizak Ustaadii Cumar dhuulle Cali Allahayoow u naxariiso

  • @qaraamyahan
    @qaraamyahan Год назад +4

    Codkaa sogordohan caloosha gasho. Sogordohnidu waa maldahida iyo saynsaabidda hadalka.

  • @buuxciise1382
    @buuxciise1382 2 года назад +6

    waxad inogusoo tuurta
    Prfo axmed ismaaciil samatar oo qadaya jowhara luula amma beerdillaacshe
    oo maxamed miyir u tumayo ahun
    ma dhameeyo lkn aad bu ugu bashalaye asxaabta iyo odayga aynu is barnee mahad sanid wllky

  • @qaraamyahan
    @qaraamyahan 2 года назад +3

    Sxbow codkan in muddo ah baan ku hawlanaa inaan midhihiisa sugo. Dhawaan baynu iska warreysan.