Laxanka Jiib - Cumar Dhuule Cali Aun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Qaraam : Jiib
    Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun
    Luuqda : Cumar Dhuule Aun
    Kabanka : Xudeydi Aun

Комментарии • 25

  • @idrishardi3025
    @idrishardi3025 Год назад +9

    Meesha waxa fadhiya Almis xeyd ( khadra xeyd walaalkeed) Aun, xildibaan Antoine Aun, cumar dhule Cali Aun iyo boqorkii cuudka xudeydi Aun. Waana jabuuti.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Год назад +6

    Allah how wada naxariisto dhammaantood, maxaa rag dunida ka tegay, Somalidu dib bay u socotaa, dadkii hore cid bedesha la waa, walaa fannaankii, macalinkii, wadaadkii, ardaygii, direwalkii, caaqilkii, siyaasigii, kulli dib bay u guureen, berigii hore wax walba waxa lagu geli jiray hibadaada iyo dedaalkaaga, maanta waa wada fannaan, madax-dhaqameed, siyaasi iwm

  • @candullcade3201
    @candullcade3201 Год назад +5

    Alla ya raxma fanankeeni cumar dhule cali wuxu ma fanan bu ahaa allow ku raxm

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Год назад +7

    Fadhigan waxaan filaya inuu fadhiyo macalin Faysal Cumar Mushteeg, maxaa jira shanqarihiisii foorida cajiibka aheyd yaa ka dhex maqlin. Rag xul ah Xudeydi; Dhuulle; Mushteeg; Qarshe Alle dhammaantood haw wada naxariisto; annagana gadaashood toosnaan ha nagu dilo. Amiin

    • @cabdicasiismaxamed7281
      @cabdicasiismaxamed7281 Год назад +1

      Legend welcome back waayadan qaraamiga commentyadadi kuma arag

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed Год назад +1

      @@cabdicasiismaxamed7281 Meelo badan miyaad ka akhrisay anigoo falcelin (comment) ka baxshay. Mahadsanid wll

    • @cabdicasiismaxamed7281
      @cabdicasiismaxamed7281 Год назад +2

      @@AbdiazizSaidAhmed haa bro meelo badan baan ka akhriyay commentigaga waliba ado cuudka ka faalonaya

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Год назад +2

    Aloow unaxriiso lagand cumar dhuule cali aamiin

  • @araleabdi56
    @araleabdi56 Год назад +3

    Heestaan laba kabanbaa lagu tumaya mid waa xudaydi midna waa cumar dhuule waxa waxa meesha fadhiya faysal cumar mushteed oo sacabkiisii boodaanta aha ayaan maqlayaa dhamaan alla ha u wada naxariisto

  • @ahmedcaalim3147
    @ahmedcaalim3147 Месяц назад +1

    Laxanka Jib Waxaa leh oo sameeyey Xudaydi. Maaha Qarshe, halkaa inaga sax Khabiirow

  • @ramsi1924
    @ramsi1924 Год назад +2

    Ninka kaliya an dhageyto fankii hore iyo kan hadaba allow kunaxariiso fan majirin horta iyo gadashaa codka sumeysan weyan jawi iyo cumar hadan isku helo wawarey😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Год назад +2

    Wiil wa is raacday
    Allah yaa rahma inta dhimatay😢

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 9 месяцев назад +4

    Noocuu doono ha ahaadee AABAHA QARAAMKU inuu Cumar dhuule yahay ma cid baa dood ka qabta Allow kuu naxariiso QARAAM AANU ku jirini ma Jiro He's Prilliant.

    • @maddaale
      @maddaale 4 месяца назад +3

      Haa anaa dood ka qaba ! Tubeec sayidkii codadka qaraamiga halkeed ku ilowday ?

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  4 месяца назад +3

      Labadabu Labo Boqor Bay Ahaayeen Markay Qaraam Noqoto Tubeec & Cumar Ninkii Raba Inuu Kala Saaro Waxba Ka Faa'iidi maayo. Labadooduba Waa Figta Sare Ee Laxamada.

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 4 месяца назад +2

      @@khabiirqaraam7935 Absolutely 💯
      AHUN dhammaantood Saaxiib Aamiin.

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Год назад +4

    Alla Yaa raxma fananiinta dhamaantoooo

  • @mohmudjama121
    @mohmudjama121 Год назад +3

    Ereyadii cagaf

  • @mooice9167
    @mooice9167 5 месяцев назад +1

    Waxbaa ka dhacay❤

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Год назад +1

    Waaw waaw