Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Cajiib! Wallaahi Cumar Dhuule si wanaagsan ayuu u qaaday markaan. Alle ha u naxariisto dhammaantood.
Cajiib Wllh booga an dhayaayay uu dib iga kaaya damqiyay cumar dhuule Allow qabriga kuu waasici
👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍CARABI TIRI! RAA'IC!!BACDA MAHADIYO MAAMUUSAN LA KOBI KARIN!! USTAAD QARAAMIYOW SABUURADA NOO MADOOBE! QORALKANA CADE!!! ALLA IDAMKI!
"Nafaan seexanayn salaadda horteedSilcaysa sideen idhaahdaayeey"Godka laguugu jannee Cagafow
Laxan gargar la dhahana ma jiraa AHUN 😢
Haaheey wuu jiraa waxaa kaloo jiraMudanHogaanHinqadHigsadOgolReenXiinRoobdoonNaruuroKuwan iyo kaleba oo badan ba way jiraan.
@@khabiirqaraam7935 shukran walal 🙏🏿
dabeecad version
@@khabiirqaraam7935maxaad u so gelin weyday markaa kuwaa roobdoon iyo mudan aad tidhi?
Axsan fanaan cod mcn
Haddi aan sugo laygu simi maayo Samirku waxba iima soo sido eey CAJIIB CAJIIB CAJIIB 🤔 🤔 🤔
Sxbow hestii iska daansha daansho noo raadi
Waa tahay sxb hadaan helo waan soo galin.
@@khabiirqaraam7935 wiilkaas la dookh baan ahee aniguna waan sugayaa insha,u raxmaan wll hadad hesho ✌
@@fardushurre1668 Heestaas Nin aan sxb Nahay baa igu yiri oo aabihiis uu Abwaan Weyn yahay Isagaa Heestaas oo Canjil ah haya Markaas hadii uu nala Wadaagi karo Waan Arkaynaa Abaayo.
Mahdigii Qaramiga❤
Laxankan waxa la dhahaaa DABEECAD
Cajiib! Wallaahi Cumar Dhuule si wanaagsan ayuu u qaaday markaan. Alle ha u naxariisto dhammaantood.
Cajiib Wllh booga an dhayaayay uu dib iga kaaya damqiyay cumar dhuule Allow qabriga kuu waasici
👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍
CARABI TIRI! RAA'IC!!
BACDA MAHADIYO MAAMUUSAN LA KOBI KARIN!! USTAAD QARAAMIYOW SABUURADA NOO MADOOBE! QORALKANA CADE!!! ALLA IDAMKI!
"Nafaan seexanayn salaadda horteed
Silcaysa sideen idhaahdaayeey"
Godka laguugu jannee Cagafow
Laxan gargar la dhahana ma jiraa AHUN 😢
Haaheey wuu jiraa waxaa kaloo jira
Mudan
Hogaan
Hinqad
Higsad
Ogol
Reen
Xiin
Roobdoon
Naruuro
Kuwan iyo kaleba oo badan ba way jiraan.
@@khabiirqaraam7935 shukran walal 🙏🏿
dabeecad version
@@khabiirqaraam7935maxaad u so gelin weyday markaa kuwaa roobdoon iyo mudan aad tidhi?
Axsan fanaan cod mcn
Haddi aan sugo laygu simi maayo
Samirku waxba iima soo sido eey
CAJIIB CAJIIB CAJIIB
🤔 🤔 🤔