Laxanka Jawhara Luula - Cumar Dhuule Cali Aun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 17

  • @amiirmaxamed9759
    @amiirmaxamed9759 Год назад +9

    Mahadsanid Khabiirka Qaraamka

  • @garaadhayraan1885
    @garaadhayraan1885 Год назад +8

    Laxankii murug eed nagu bar jartay noo soo dhammee khabiir.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 Год назад +7

    Raggi iyo Dumarki cusla ee fanka hoorseedka u ahaa Waxaa kamida
    Cabdilaahi qarshe
    Cumar dhuule
    Xuseen Aw-faraax
    Ismaaciil Cagaf Cagaf
    Maxamed Axmed kuluc
    Maxamuud ismaaciil Xudeydi
    Guu'roon jire
    Shamiis abukar gududo Carwo
    Daleys
    Dhamaantood Aun Umaadi hore illahoow u Dambi dhaaf Cidnaa godob umay gaysanee Dad Dacaad ah oo isku duuban oo diinta iyo dalkaba jacel bey ahaayenee

  • @cabdulaahisaas7885
    @cabdulaahisaas7885 Год назад +10

    Jawhara Luula oo nooc kala ah iyo Cumar Dhuule Aun

  • @MukhtaarAadan-f9k
    @MukhtaarAadan-f9k Год назад +11

    Janooy kala herer ma joogtaaye ❤

  • @yazkaofficial
    @yazkaofficial Год назад +8

    Mahdigii Qaraamka ❤

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 Год назад +9

    Waah Waah.

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 Год назад +7

    Cumar laa'aanti fanku heerkan maanta u Taganyahay maa so gadhen Xaqiiqdi inkaasto samankan ufanki copy wada noqday oo lagu dheelay Wallahi mid walba oo Xoolo eeh kulaha fanaan ahaay Waa Aduun dhaqanki iyo hidiihi Soomaaliiyeed aay lumeen ruun ahaanti

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  Год назад +5

      Aad & Aad sxb Cumar Mahdi guud ahaan Fankeena wuu u hagar baxay.

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +3

    Yaa salaam axsan caleeg

  • @cabdinaasirkadiye
    @cabdinaasirkadiye 11 месяцев назад +2

    Ax iyo way wlh ilin baa iga timi cumar dhuule isagoo geeriyooday buu hadana qalbiyedeena ku dhex nool yahay AUN cumar mahdi

  • @Suudisuudi23573
    @Suudisuudi23573 Год назад +1

    Laxankan Jawhara luula ma arag nin Ustaad Cumar dhuule kaga macaan.

  • @fathiHukun-qn7uv
    @fathiHukun-qn7uv Год назад +3

    Waah waah 😂😂😢😢❤

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 Год назад +2

    Cumer burcawi cumer mahdi jaar baanu aheyn berbera burao hargiesa iyo xamer ba

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 Год назад +10

    Khabiir qaraam sixitaan
    Caashaqan filan waa Rafaad Malehee
    Caashaqan filan waa Faqaad maleh✅️..
    Caashan La igu wada ogaaday ee filan waaga igu Helay Faqaad maleh ama qarsi maleh
    NB- . Aaan kaftamee anuu waxan Oran lahaa waxa kaloo dhan Naga- delet Cumar mahdi kaliya noogu badal 😀😀

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  Год назад +6

      Kkk si Fiican sxb Cumar Mahdi Isaga kaliya baa Fan soconaya ahaa.