Laxanka Isku Shuban - Cumar Dhuule Cali Aun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 39

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad 7 дней назад +2

    Axsan celeeek hees waa dhaaftey wllhi chanalkan khabiir qaraamina si kal iyo laab ah ayaan kuu wataa sxpe guuleyso adna🎉🙏🤝

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 года назад +6

    قمة الإبداع فنان لن يكررك الزمن، ،،،،، لك الرحمة والمغفرة عمر مهدي

  • @Malyuuncabdinasir
    @Malyuuncabdinasir Месяц назад

    alla yaa raxma dhamaantood iyo xata intayada dhagysanaysaba lkin cumar qaram aanu qaadin waa yaryahy alla yaa raxma aabaha fanka cumar mahdi

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 Год назад +1

    Ya Salaam Cabdilahi Qarshe Qaraamka 80% Isagaa Luuqda Iska Leh AHUN

  • @bursalahmediaproductionbmp709
    @bursalahmediaproductionbmp709 2 года назад +7

    Khabiir qaraami channel thnks in badan zxp .

  • @mohameddheere5146
    @mohameddheere5146 2 года назад +2

    Wax dhib ah kuma jiro tuduca ah (adigoo guri leh) macnaha wali sidii ayaan kuu jeclahay oo jacaylkaagu igagama suulayo in lagu guursaday

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 месяцев назад +3

    #LyricsISKUSHUBBAN.
    Nin kalaa guurso guud
    Haldhaalaalahaayeeey
    Garraadkayga soo mabay
    Gelinee eeeey soo mabay
    Gelin eey mabay gelineey
    ***************
    Gilgilasho fallaadhi
    Kaagama go'ddo ee
    Gantaashaadii waygu
    Gannan tahayeeey
    Gannan taahaayeee
    Waxay gaadhay
    Kuu gor fayn mahayee
    Gelinba nabbarraa
    I soo gocanee-eey
    Isoo Gocan'aeeeey
    Garaawshiiyo waaba
    Geelsiine naftayday
    Gubtaaneeeeeeeey
    Garanahayneeeeey
    **************
    Annigoon geeriyoon
    Innaan kaa gam'o
    Kaa gaab sado' waa
    Wax soo gudhay eey
    Waa wax soo guudhay
    ***************
    Addigoo gabadhiyo
    Addigoo gurri Liyyo
    Gabowgaagu Way
    Ii gudboon yahayee
    Gudboon yaahaayee
    Ma geysannin AABAHAY
    GODDOB 'EEEEEEEEE
    Xaggeen gashigaa
    Kaa galabsaday eey
    Gaalabsaadday eeeey
    __________________🎵❤️.
    MUTE BAAN GALAY NO more Comment.🎧
    2016 ayey ahayd markii iigu horaysay ee aan LAXANKAN MAQLAY ama BARTO ILAA CAAWA oo aan ka faaloonayo wuxuu ka mid yahay ALXAAMTA aan sidda khaaska ah u jecelahay una dhagaysto marwalba. At the moment.🎧👨‍💻
    QARAAM ISKU SHUBAN. 👨‍💻❤
    IYO WALAALIHII HARGEYSA.
    LAXANKII AABBIHII FANNKA.
    CABDDILAAHI QARRSHE -AHUN
    ERAYADA ISMAIL CAGGAF AHUN
    KABANKA CUMAR DHUULE AHN
    LUUQDA CUMAR DHUULE AHUN
    #MAHADSANID #KHABIIRCHANNEL.👍

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 2 года назад +3

    Aabaha qaaraamka Cumar dhuhle

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 Год назад +3

    Adigo gabadha iyo adigo guri leba gabow gaagu wa ii gudboon yahay = sidi aan ku jecla markaynu yar yarayn ayaan ku jeclaanaya markaad gabowdana. Wax ceebaal ah oo halkaa ku jira ma muuqdo.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +3

    Laxanka isku shuban iyo cuamr mahdi
    Allh yarxam

  • @cabdulaahisaas7885
    @cabdulaahisaas7885 2 года назад +3

    Yaa salaam Cumar Mahdi iyo Qaraamkii Isku Shuban cajiib.

  • @buuxciise1382
    @buuxciise1382 2 года назад +1

    ➡️uuw uuw⬅️
    ubaateeyey sidii guuguule geedku ilmaha dhigay
    good u daba maraye
    ama galow geliga joogoo
    gudcur uso galaye
    eebow gacan i sii
    anays guhaadshe
    aadmi maan gocane
    😇🤝🙏

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Год назад +2

    Cahdullahi Qaarshaa Yaabay! 😂 Alle ha u wada naxariisto 😢😢😢

  • @Malyuuncabdinasir
    @Malyuuncabdinasir Месяц назад +1

    khabiir alle cadaab kuma tuso

  • @bursalahmediaproductionbmp709
    @bursalahmediaproductionbmp709 2 года назад +2

    Yaasalaam wayna kaa hadaba murqaam wanaagsan.

  • @qaraamyahan
    @qaraamyahan 2 года назад +3

    Ina Cagaf jaceylkii helay gabadh laga guursaday wuu ka reebi waayay oo waa kii lahaa;
    Adigoo gabadhiyo adigoo gurri lehba
    Gabowgaagu waa ii gudboonyahay!

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +2

      Muraara dilaaca muuqeedaan
      La meer meerayaa magaalada'e
      Cajiib weeyaan ninkaasi sxb Aabaha Jacaylka la sheegayaba isaguu ahaa.

    • @MohamoudFarah-xq3sk
      @MohamoudFarah-xq3sk Год назад +1

      Yaa salaam❤❤❤❤

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Год назад +1

    Alloow i naxariiso dhamaantood

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan9325 2 года назад +3

    Cumar dhuule ❤️❤️aun

  • @garaadhayraan1885
    @garaadhayraan1885 2 года назад +3

    Markuu isagu kabanka tumanaayo waaba amakaag!

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +3

      Si Fiican sxb Cumar Kabanle laguma gaaro Cuudka caadi buu uga hadlinayaa bal eeg mar kay marayso 10:54 Wuu kaga dananinayaa halkaas.

    • @garaadhayraan1885
      @garaadhayraan1885 2 года назад +2

      @@khabiirqaraam7935 waa runtaayoo isagu qalbiguu ka tumaa 💯

  • @shuuriyecade1027
    @shuuriyecade1027 2 года назад +1

    Mucjiso wlh😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @hassanjamac4130
    @hassanjamac4130 Год назад +1

    Cajayib

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 Год назад +1

    Qaraamyahan, kkkkkkkkkk. Ismaciil sheekh axmed isaga Cagaf lagu naanaysa ee ma aha magaca aabihi.😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 2 года назад +1

    Heestan dhaqanka way ka fog tahay Hadday gabar tahay iyo hadday gabowdo wuu gayaa laakiin hadday guri leedahay inuu ka saaro ayay ahayd

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 года назад +1

      Waa Xasaasi halkaasi.

    • @mohameddheere5146
      @mohameddheere5146 2 года назад +2

      Wax la dhibsado kuma jiro qofkaad jeclayd xaalad kasta oo aay ku jirto jacaylku waa halkiisii
      Jacaylku kaagama guuro in la guursaday qofkad jeclayd

    • @aawad1260
      @aawad1260 11 месяцев назад

      @@khabiirqaraam7935
      Beydkan, sidaan is-leeyahay, gef kuma jiro. Abwwanku wuxuun buu mujinayayaa inuu inantii uu jeclaaday- haddii ay weli inan tahay, haddii la guursado iyo haddii ay gabowdaba uu weli jecelyahay! Abwaan kala yidhi: 'cadceedu hadday casaanayso, adigoo cawday kuma canaadeen'- oo minnuhu yahay: Qiyaamihii oo dhacayuu leeyahay inantii baan wax walba oy jeceshahay u qabanayaa. mid kalaa yidhi: 'haddi ay naftu weydey tii nasin lahayd, waa nacay noloshii adduunyada' oo malahn inuu kow iskaga siiyo ayaan waaba la ahynba!

  • @maguled
    @maguled 2 года назад +2

    Garannay, markay gabadha tahay, iyo markay gabowdo. Laakiin markay guriga leedahay, maxaynu ku macnaynaa? cajab...!