Qaraami (soodaani) Maxamed saleebaan tubeec

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 9

  • @fosiamohamedcali793
    @fosiamohamedcali793 2 года назад +4

    Daauud kabaniste weyn lkn la hagraday markuu dhintay oo xataa kuwuu asxaabta la ahaa oo Hargeysa iyo Jabuuti oo Jigjiga hal saac looga socdaa aanay aaskiisii karaameynin. Alle ha u raxmado2 Tubeec iyo Daauud. Amiin

  • @nuuradiinxariir1307
    @nuuradiinxariir1307 Месяц назад

    Waa cuudkii daauud cali masxaf AHUN

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +2

    Kabankii daud in uu yahay wllhi shaki ikuma jiro waxan ahay dadka jecel kabanka lkn hesaha majecli kabna kaliya ayan jeclahay in aan iska dheegest

  • @qaraamyahan
    @qaraamyahan 2 года назад +1

    Xudeydi markuu sawdkan tumayo waa sidii qori rasaas si is daba-joog ah u ridaya. Waxa xusid mudan in erayadu uu leeyahay abwaankii weynaa ee Xuseen Aw-Faarax Dubbad oo ahaa darawil sanadadii 1940s, sida ku cad baydka ma joogsadee joolajaan ahay, taasoo uu uga jeedo darawal dhulka kala yaqaan baan ahay. Geology, cilmiga barashada dhulka iyo macdanta ku duugan.

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 2 года назад +1

    Wooow kabanka waa daauud ilaah ha u naxariistee

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 8 месяцев назад

    Waayo waayo ❤️❤️❤️

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 года назад

    laxankan waxa soodaani loogu bixiyay waa mida koowaade horta inaga iyo suudaan xaga muusiga isku abtibaynu nahay,Mauritania

  • @caaqilyare2647
    @caaqilyare2647 9 месяцев назад

    Dadka ku doodaya kabanka daaud waye aad baan ula yabanahay 😂😂😂 war gacantan waa tii xasan gareyt sifican iskaga hubiya intaba alle ha unaxaristo

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 2 года назад +3

    Qaraam : Soodaani
    Laxanka : Gu,roonjire Aun
    Luuqda : Maxamed Saleebaan Aun
    Kabanka : Daa,uud Masxaf Aun
    ...................................................................
    Caabi Mire Dacar oo isku laba rogaya Laxankan Soodaani halkaan ka daawo ruclips.net/video/5LWH5-jZmic/видео.html