Mucjiso aan ku arkay jikadayda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 37

  • @Csalanadan
    @Csalanadan 3 месяца назад

    Ka guur eedo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 месяца назад

    XasbunaLah..Wanicma..WakiiLan.

  • @Asmaaa-i2j
    @Asmaaa-i2j 4 месяца назад +2

    Ka guur abayo mcnto wa cabsi cabsi koley anugu ma daganaadeen

  • @anabali1926
    @anabali1926 4 месяца назад

    Subxaallaah Subxaallaah ,ayadana wariye bey ku fiicantahay.

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 4 месяца назад +1

    ❤❤❤Masha Allah beautiful lady nolow

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 4 месяца назад

    Ilaahay hakaa.yasiro

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 4 месяца назад

    SKULL WAA QOLFAF MADAX. WAXAA LAGU MACNEEYAA IN AAD NOQOTO QOG ADAG AMA THOUGHNESS. WAXAY U MUQATAA QOF KA KU DHAGSADAY QOF RAADINAYEY AD ADEEG. QUURAN KU AQRIYA QOLADA GURUGA KAA KIREESAY KU DHEX IN AY KA FUJIYAAN . DAH LIIL KU BUUFI . ALA KNOWS THE BEST

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 4 месяца назад +1

    Waa sanam ayaa laga yaabaa ee u sheeg kuwa guryaha Iyaga hakaa saaraan koley macno ayaa meesha loogu dhajiyey

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 4 месяца назад +1

    Asc abayo waa madax ee ayatul kursi ku shido guriga mar walba guriga ku sur

  • @ashoosmangure7772
    @ashoosmangure7772 4 месяца назад +2

    Subxaanalaah ilaahay kamagangal

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 4 месяца назад +1

    Waa wax sanam u eg ee kuwa guryaha wac oo dheh iga fujiya

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 4 месяца назад +2

    U yeero culimo Qur'aanka kaaga akhrida oo kaana jajabiya.

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 4 месяца назад +1

    Sheekhyo ugu yeedh walaalo caafimaadkaana isbadal maku aragtay markaad guriga soodagtay

  • @ayanabdullahi4921
    @ayanabdullahi4921 4 месяца назад +1

    Suballah suballah

  • @FatmaWarsame-ep2ih
    @FatmaWarsame-ep2ih 4 месяца назад

    Iska gaguur quraan na guriga halaguakhriyo

  • @hawamaxamud3869
    @hawamaxamud3869 4 месяца назад

    Amira khadra u sheeg kuwa Guryah Adigu ha jebin. Allah ha kaa cijaabo waxii dhib wadah.

    • @hawamaxamud3869
      @hawamaxamud3869 4 месяца назад

      Amiira Allah ha kaa Xijaabo waxxii dhib wadah..

  • @Ibrahim-g9e
    @Ibrahim-g9e 4 месяца назад

    Qoloyinka salamka caabuda ayaa ku jirijirtay

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 4 месяца назад

    Mar walba na quraanka ku aqriso

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 4 месяца назад

    Dadki lahaa guriga lahaa amey hindi yihiin ama sanab

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 4 месяца назад +1

    Asc gurigan ya daganan jiryay adiga ka hor

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 4 месяца назад

    Madax waaya quran aqri

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 4 месяца назад

    Horta aniga naftayda hadaaan ka waramo uma malaynayo in aan sii joogi laah gurigaas isla markaadba culimo iyo councilka ayaan u yeero laah.
    Tan labaad marka aad aragtay ma markii aad soo dagtay mise markii reerka dagagaayeen?
    Tan kale ma muslim ayey ahaa yeen ?
    Guryo jinbdagan yahay auaa jira walaal

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  4 месяца назад +1

      Kkkkkk Fulay abayo reerku wa turki iyo Jamaican is qabay hadan arki lahaa intanan soo degin maba soo dageen laba beri anoo degan ban waxa arkay dhagax ban u qabay meesha ku yaal week kabacdi Somalia aaday markan soo noqday ayan arkay Waxan is iri wa indhahaga. Last week ban video ka duubay oon is iri tuş bal dadka Siday iyana u arkan kii arkaa aaa wa boodaa macal gaaladii

    • @maryanjama3577
      @maryanjama3577 4 месяца назад

      @@amiiradkhadrapodcast2785
      Walaal hada sifiican ayaan kuu fahmay
      Jamaykaanku iyo hindidu wax aanaan aqoon ayey caabudaan waxaa laga yaaba wixii ay caabudi jireen in kawadan hadana wax kasta waa macquul qof islaama salaadeeda tukanay quraankeeda u shidan yahay ayaad tahay waxba kaama qaadayaan
      Aayaad kursi ku xir jikada abaayo
      Insha allah . Har iyo hamayna quraanka haku daarnaado walaal markii councilka kaa fujiyaana quraan ku akhri.
      Waa sanabyadii ay caabudi jireen baa laga yaaba inay yihin dadyawgii guriga dagana hindida fadhiga iyo jikada ayey bayaayo sanab yaal ah dhigtaan
      Allah ku amaanaado adiga iyo awlaadaba

  • @SihamSiham-ni7sq
    @SihamSiham-ni7sq 4 месяца назад

    Kuwa guryaha usheeg Asbestos bey u egtahey.

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 4 месяца назад

    Acuudu bilahi waxan waa madax bisinka

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 4 месяца назад

    Shirkada guriga iska leh usheeg

  • @ayanabdullahi4921
    @ayanabdullahi4921 4 месяца назад +1

    Uugu yaadha ku guriha

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 4 месяца назад

    Jabi waxas waxa fiicano mahena

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 4 месяца назад

    Iska fuji waxas

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 4 месяца назад

    Waa arts

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  4 месяца назад

      Arts Maxaa wax kale loogu sawiri wayay. Sixirkaba sidaa wa loo sameeyaa

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 4 месяца назад

      @@amiiradkhadrapodcast2785 haa waaloosameeyaa haiskutaaban wllo culimada kutaqasusay cilaajka uyeedho oo lataqaano hada waxaajira kuwo sheekhyo iskadhiga oo saaxiriin ah iska ilaali