Deg Deg Somalia Oo U Yeertay Safiirka imaradka, Xogta Safarka Cirro, Itoobiya Oo Cabsi Kajirto

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 39

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 19 часов назад +12

    Meel la kala tegay waan u taagnaa,somaliya waxaan leeyahay ku Soo daba gayla somaliland xal kale idiinma banaanee.

  • @bahja7805
    @bahja7805 14 часов назад +2

    Faqashow C/ CIRRO WAANU WADANNAA FROM CIYAAL XAMAR

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 17 часов назад +2

    Wax safiir dubai la yidhaa ma jiro marka hore soo baro cassimadda imaaraadka midoobay. Xasan sheikh ayaa waran lagu qabto loo diyaarinayaa.

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 18 часов назад +2

    Wadaadwayn naf maleh

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 12 часов назад

    Wadanka qarxa imaradka lagu so diyaariya CCshakur Shek sarif cabdi ismacil lacagaha ma.
    Mulgobleyada

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 19 часов назад +2

    Fiqi waa Nin adag.
    Garoowe iyo Hargisa hayska biqleeyaan.kkk
    Wax faaiido ah oo ay ka helayaan inay suuqa ka qadhasbtan ma jirto.
    Reer Muqdisho wax walba waa looga tagay oo kaligood.
    Saldhigyo waaa wayn ayay helidoonaan koonfurto.
    Petrol ayaa laga qodayaa..
    Dee cid iska biqleeya.

  • @maryamocarab7938
    @maryamocarab7938 14 часов назад

    Naga xiriya,waxay burburiyeen wadama badan sida Sudan

  • @AhmedAli-mn7oj
    @AhmedAli-mn7oj 3 часа назад

    Dawladda Imaaraadka xarunteeda waa Abu Dhabi ma aha Dubay oo aada ku celcelinsysaan. Dubai waa dawladaha ka mid ah xubnaha sy ka koobsn tahay UAE

  • @AllexMaurice
    @AllexMaurice 12 часов назад

    DOWLADU WAA IN eey Emirates weeydiisaa sababta DOWLAD Goboleeyd eey UGU yeereeyso,

  • @XabiiboCali-y7k
    @XabiiboCali-y7k 16 часов назад

    Marka hore dawladaha faragelinta naguhayasida imaaraad itoobiya Kenya waa in dhamaantood meel layska dhigaa jileecna aan loomuujin

  • @KiinCali1314
    @KiinCali1314 16 часов назад

    Waa wareey o maraykanka miyu ka baqaya xasan gururte😅😅😅😅😅😅😅

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 12 часов назад

    Wa in xirirka lo goyo xasan shek wa in wadanka lagasara

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 11 часов назад

    Somalia maa dawlaad baa afaar kilometre beey xumaan Belo Inimarteey

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h 16 часов назад

    Maanta axmed madoobe wuu illaawey

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 18 часов назад +1

    Af qadhmuun hooyadaa ayaa maamul goboleed ah. Waxad tahay neef neef dhalay. Somaliland afka ka daa

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 14 часов назад

    Halloogoyo Cilaaqatka imaraatka.
    Yahuudaa.
    Hana laciqaabo dabadhilifyada.
    U kala dhuumanayo.

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 18 часов назад +1

    Somaliland maamul goboleed ma aha sida puntland, juba land I w m?
    Somalia ha joojiso masayrka Dumaraysan!!!

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 13 часов назад

    Ma Xasan Sheekh ayaa Imaaraadka la hadli kara, iyaga ayaaba meesha keenay oo ku shaqaysanaayey. Mise waa qiiq isku qarin.

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 14 часов назад

    Badbaado qaran 2 armaynan qori ku imaaneen, iyo dhiig daata, balse ay ku imaan doonto si yar oo baasid. Taas oo in barlamaanka lagu kala kaco. Markaa Banaadir ha is xukunto yadu.

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 19 часов назад

    Somalia hadey saxsantahay safirka wa in la xira safarada imaradka wa wax somaliya isku dirayo wa in imaradka xiriirka lo jara mamulgoboleyda ayaa ga lacagta siiya

  • @saalaxawad6322
    @saalaxawad6322 16 часов назад

    Wadankasta oo farmajo buriyay manta la ogaaday

  • @SacadCabdi-p7j
    @SacadCabdi-p7j 17 часов назад

    somaliland,boramaa,sacad,cabdi,muumuumin,insha,allaah,mashi masaha,allaah,ilove,yuo,my

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 19 часов назад

    Xasan shiikh soo kiilahaa imaraad waa walaalkeen Xasan siyaasada lacaarayo muusan gaarin

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 16 часов назад

    Weriye waa maxay masraxiyadda aad jilayso?
    Axd madoobe tegistiisa kiiniya waxaad ka dhigtay qurub xaaraan ah,halka cirro oo dubai tegey aad wax caadi ah ka dhigayso oo weliba buunbuuninayso?iska caddayso nacaybka iyo jacaylka warkaaga ku jira

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 10 часов назад

    Asc Janankaa ba sow maahan Ninkii wabiga iibin Jiray Asxaabeey Wariyahan ma Xishoonayo mise indha Cade tuugii wabiga iibin Jiray Miyaa la weeyn sow kii maaha taalada daljirka lagu racderystay Markii ina Mako soo dheere uu lahaa Gaalo maa tihiin irida naga Fura Mise waxuu moodaa wariyahan indha Cade Nin Dagaal waa ma gudbe ku Xabisan gurigii uu qabsaday si uu u ilaashado Guri Daarood oo uu qabsaday

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 18 часов назад

    Saldhigaasu waa inoow noqdaa dooloow somali hadii eey run yihiin waxa la wado

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 19 часов назад +2

    Xukuumada somaliya,arrinteedu waa fashil,meel walbana way ka Soo xidhantay,xasan gurguurtena wuxuu ku jiraa boobka hantida ummadda somaliyeed

  • @Safi-e7s
    @Safi-e7s 18 часов назад

    Fiqi madaxweeynaha soo socdo halaga dhigo

  • @AbdalahKalil
    @AbdalahKalil 15 часов назад

    Hooyadaa siilkeedii ayaa maamul gobaleed ah wasiirka aad sheegaysaa yuu wasiir u yahay bal ha yimaado haduu wasiir ii yahay nacala hooyadaa iyo wasiirka aad sheegaysaba ku yaale

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 18 часов назад

    Waalwaalate xerada gal.ader Somaliland way idinka tashataye ka quusta midnimo

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 14 часов назад

    Imaaraad.waxba.idiin.dhismaaye.wuu.idin.sii.dumin

  • @bahja7805
    @bahja7805 14 часов назад

    Somalia Safiir beeyba u wacataa ee Futo oil maxeey u yeerataa hhhhhhhhhhhhh ineey cabaadaan mooyee .isku dirkii Hawiye dhexdiisa weey ku fashimeen hadana waxeey istuseen Hawiye + Somaliland taasina socon weeyday . Hadana waxeey istuseeb dabagalka Guulaha Dalxoreeye loona joojinmayo.weligoodba ha cabaadaan

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 16 часов назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Maalin kasta safiirbay u yeedhay weeyi warkiinu. Wax kasoo baxana mashegtan, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mubarakfaysal
    @mubarakfaysal 18 часов назад

    kkkkkkkk cid walba xidhiidhka u wada jara..
    War dhamaaday waydoow
    ninkii waalanbaa u duda

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 18 часов назад

    somali waxlayidhaahdaaa majirto ee waxad tidhahdaa dawlad kushega fashilantayy ee xamar dhaafi la