TOOS: Banaanbaxii Xooganaa ee Garoowe Shacabka oo diiday itoobiyaanka & Carabta Jooga..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 151

  • @MuuseAamusane-ub8il
    @MuuseAamusane-ub8il 12 часов назад +7

    Anoo hargeysa jooga wllhi waan taageersaney in oromada iyo xabashida dhulka laga saaro waa wax laga xumaado dadkan jiliicbey innaga arkeen soomaaliyeey gacmaha is qabsada😢😢😢😢😢

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 18 часов назад +17

    Hargeysa idinka soo salaamayaa, waan taageersaney in laga saaro dhulka soomaliyeed. Oromo waa duulaan inay inagu dhex dhalaan oo sida yuhuuda aakhirka inaga qaadaan DHULKA bay rabaan.
    Syria yaan ku dhawaan way noqone. Oromadan magaalo kasta oo soomaliyeed qabsatay baa u daran !!

    • @naylo-qaad8947
      @naylo-qaad8947 15 часов назад +2

      Waa inay reer hargaysa iyo idil ahaan reer soomaliland kacdoonka oromo diidka bilaabaan

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 15 часов назад +1

      @@naylo-qaad8947 aad iyo aad walaalo, xalkan somaliland waraqihii dhalashada ayay qaateenba balaayadu !!

    • @HusseinDaahir-yw3pw
      @HusseinDaahir-yw3pw 14 часов назад +1

      From Muqdisho dhalinta soomaaliyeed waa in ay difaacdaan dhulkooda sida awoowayaashood .

    • @MariamMohammed-p1k
      @MariamMohammed-p1k 14 часов назад

      Moqdisho qabiil iyo dil udaa

    • @AnniaWarsame
      @AnniaWarsame 14 часов назад +1

      ​@@MariamMohammed-p1k😂adigoo xagee ka soo hadlaysaa 😂sheeko haysaaye idinka canshuurta idinka guranba markay idin xasuuqaana waxaad ledihiin "ingiriis baa siiyay ma "😂😂

  • @nimodahir8778
    @nimodahir8778 15 часов назад +4

    Guulasta dadkaygow from Australia

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 15 часов назад

      @@nimodahir8778 idilkeenba walaalo

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 12 часов назад +2

    You guys doing good job.❤❤

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 17 часов назад +7

    Wa askar etopian wa jaajusen

  • @Abdifah
    @Abdifah 13 часов назад +3

    JAANIBTA HALAGA SAARI GUUD AHAAN SOMALIA 🇸🇴 ARGAGIXISADA OODHAN IYAGAA USHAQEEYA ETHIOPIAN KA IYO YEMENIDA HALA SAARO

  • @SahraSalah-p2f
    @SahraSalah-p2f 14 часов назад +4

    Hanbalyo reer garowe iska saara anaga hargeysa cidi bay ka batenba belda kumanan ba jooga wxn u bahanay sida garowe in anu iska saarno from hargeysa

  • @hodanbile2725
    @hodanbile2725 2 часа назад

    Manshallah ❤❤❤❤❤❤❤
    Guul Guulayso guul guul❤❤❤❤❤❤

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 12 часов назад +2

    GUUUUL GUUUUL BUNTLAND GUUUL SSC GUUUUILESTU❤❤❤

  • @HousseinMohamed-v3n
    @HousseinMohamed-v3n 12 часов назад +2

    Halyay somaliyed bad tahay walaal ama abbo wan nijecelahay dhamaan somali wallaahi o billaahi nafta ubiixi haddii lay odhanlaha qof somalia wallaahi wa magaci alle wan ubixiin laha ilmaaderaayal wan nijecelahay all somali are my brother and my sister, my maman and m'y father . RER jabuuti wa walalaha somali dhamanteed.

  • @drabdimajidahmed3820
    @drabdimajidahmed3820 15 часов назад +3

    Waa sax halaga saaro ajaanibta waayo iiyaguba nooma ogola inaan bilaash ku joogno wadamadooda halaga saaro

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 часов назад +4

    Walaahi toban sano ayaan saadaalinayey.

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 18 часов назад +4

    Xamarna.ha.iskasaarto.itoo iyaanka

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 12 часов назад

    Waa sax masha allah.❤❤❤

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 19 часов назад +5

    Somalí oo dhaan halaga saaro ajanibtah

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 16 часов назад +5

    Ethiopia ma la idiin ogolyahay inaad iska gashaan???
    Maxaa ayaga dalkeena free uga dhigay??
    War qaxooti maa hane waa ciidamkii idin qabsan lahaa mustaqbalka Soomaaliyeey!!!!

  • @AyuuniAbdiHersi
    @AyuuniAbdiHersi 8 часов назад

    Bixiiya nalayada eedhiskabadaneeh❤ från Hiiraan

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 16 часов назад +1

    Huteel 20 dollars ah hadii laga helayo puntland anaa ba u soo dal xiis tagi , isha Allah . From Amsterdam to jigjiga then to Garoowe and bosaaso , isha Allah

  • @AA-lv4qw
    @AA-lv4qw 7 часов назад

    Guuuuul❤Guuuuuul ❤Garoooowe

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 17 часов назад +3

    Reer pundland waa sidaa dalkiina iyo dadkiina u ilaashada wa idinku bogadonya

  • @nasra-y3f
    @nasra-y3f 5 часов назад

    I agree with you ❤

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 13 часов назад +2

    Intaan hawiye iyo walaalahiin kacarareyseen yaad ethopian iyo carab cadow oo basaasiin ah idinqabsadey hargeysa waalamid

    • @abdulraziq7581
      @abdulraziq7581 11 часов назад

      Adiguba iska saar waxba cid kale ha cayn nina kuma necba kamana so cararin joji cayda

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 10 часов назад +1

      @abdulraziq7581 hadaan rabno soomaalia oo nabad ah nagasaara ethiopia iyo carab iyagaba dalkida iskamagalno

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 19 часов назад +1

    Guuuul iska saara ajanibta

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 часа назад +1

    SUURIYAN DALKOODI AYA U HAGAAGAY, WEY BAXAYAAN, LAKIIN ITOOBIAN SARAKIIL AH, OO DHER JEEX JEEXAN SOO XIRTAY.

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 14 часов назад +1

    Waa in latarxiila oromada iyo xabashida, carabta, waa in sideg deg ah loo tarxiila, xabashi oromo waa jaajus lasoo dirsadey, hay'ada waa in loo shega in ay qaabili karin qof ajnabi ah, UNka ha qaabilaan shacabka soomaaliyeed wax ha siiyan

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 12 часов назад +2

    Gul budln

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 13 часов назад +2

    Ethiopian iyo suuriyan iyo yaman iskasaara hadii larabo in amniga Guud ahaan hagaago waa in ajaanibta loodiidaa wadanka nimanka tuugsanaya waa SIRDOON DAACISH ETHIOPIA WAA BASAASIIN SOOMAALIYEEY WADANKIINA XAFIDA OO ILAALASHADA

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 15 часов назад +1

    Itoobiyaanka waxaa wata dawladda siciid dani ee sidaa shacabku ha ogaado , waxayna aamin san yihiin in ay budlaan leeyihiin

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 9 часов назад +1

    Aduunka kama jirto meel sharci daro uu koq isaga joogo wadan burbursan qofka soo aaday there is reason marka qofka yimi macna uu u yimi waa in la ogaado car bal wadan iska tag aadan wax dana oo waliba cadayna ah aadan wadan inaad iska joogto

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 20 часов назад +1

    Ajanibta iska saara

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 часов назад +1

    Waa ciidan dhar cad ah.

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 12 часов назад +1

    Gul budlan

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 6 часов назад

    Shacabka waxey leyhin hala saaro xabashi war leeskama madaxda ugu sareysane waxay leyihin welcome itopia

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 6 часов назад

    WAA ARAGTI FIICAN INAAD ILLAASHATAN WADANKIINA

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 13 часов назад

    Ha qeylinina ee iska saara

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 12 часов назад

    ❤❤🎉🎉❤

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 16 часов назад

    Itoobiya waa in ay Soomaaliya ka saartaa😂Dalkeeda😂😂😂

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 11 часов назад

    Mar hore seexan teen reer puntland. Qof kan sharci ku joogin. Caba

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 8 часов назад

    2:05 ninkaas gob weeye walahi. No foreigners in puntland unless visiting temporarily in the state 💪👍 or visitors must have a work permit to stay. kuwa qaxootiga ah maraykan baa leh qaxooti ma hayn karno o xittaa raafaye anaguna waan raafi karnaa qaxooti aanan awood ulahayn inaan dalkeena ku hayno oo inagiiyabo shacab faqri ah xaggeen ku awoodna qaxooti anagabo qaxooti ah, iyo kuwa tuugsanayo waa argagaxiso ah iyo hay’adahaas sida golis iyo uncr iney la shaqeeyaan baa suurto gal ah waa inaan la aaminin wallee!

  • @FarhiyoMohammed-zg1fn
    @FarhiyoMohammed-zg1fn 14 часов назад

    Aad iyo aad guuul iyo gobanimo

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 15 часов назад

    Mama wa runta

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 18 часов назад +2

    Intaa wili calanka qabiilka wadatiin calaacal waxba idiin soo kordhin maayo 😂

    • @MuuseAamusane-ub8il
      @MuuseAamusane-ub8il 12 часов назад

      Innagu haddeynu soomali nahey waa inaynu cadawga gacmaha isku qabsanaa👍👍👍

    • @Bulshodhamaanteed
      @Bulshodhamaanteed 11 часов назад

      @@MuuseAamusane-ub8il muhiimadu waa midnimo insha Allah

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 часа назад

    Hambalyo reer buntland halganka halkaa ka wada anaguna weydinku xignaa iska saara qashinka idinku soo duulay anaguna hadaanu nahay reer Somaliland waan iska saaraynaa waxaas oo kale ayaa nagu soo duulay waa yaabanahay 😭😭☠️ hala eryo soogelaytida kufaarta ah

  • @halimohashi3176
    @halimohashi3176 14 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jalwoboy2024
    @Jalwoboy2024 16 часов назад

    Ethiopia ka waatee Jeclaydeen ee daaysada!
    Allah Hadiin saadiyo Dhibka Aamin Aamiin!!
    Soomaliya Dhib iyo Cudur baad ku ahaydeen ilaa, Waqtigii Gumaysiga. Waa xal fiican hadii laydin dhalan rogo..
    Hargaysa iyo Muqdisho dhibka yaala idinkaa lacag ku bixiyo!!

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 12 часов назад

    Iskaciliya cadawga itobiankah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 17 часов назад

    Xataa Raxaweynta ha adaan Dhulkooda.

    • @abukaralasow8491
      @abukaralasow8491 15 часов назад

      Dhulka somali oo dhan ayuu ka dhaxeeya sister ajaanibta kaliya ayaa saari karta lkn somali Maya

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 12 часов назад

      @@abukaralasow8491Soomaliya meelbaad ka dagtaan ee haidin deeqo, argagixiso laagama baahna Pumiland.

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 12 часов назад

      Sixir iyo Alshabaab nimaad caankutihiin

  • @abdulraziq7581
    @abdulraziq7581 11 часов назад

    Wad la so daahden ka dhabeya

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 16 часов назад

    Trump maxaa lagu eedeynaaa marka lkkkkkkk

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 18 часов назад +1

    Dawlada PUNTLAND dalki way dayacda AWAY SIRDOONKI PIA?

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 4 часа назад

    Waa ruun halaiskaeryo oromada walahi weyinugudaldali ciiyalkodi aya melkasta kabuxda

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 11 часов назад

    😂😂😂😂😂 bal ninka labaad ee hadlayaa ma reer puntland baaaa anigu yaabaye , hadii kaasiba yahay maxaa laga rabaa jareerta

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 2 часа назад

    Shacabka kac Shacabka idinkaa dhulka leh

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 15 часов назад

    Qaar halkan ah oodmoodo in oromada iyo xabashidu hooyadood qabo ayay uiman reer hurdaaye anagaa ah hargaysa Taga dhaha

  • @lulali8651
    @lulali8651 15 часов назад

    Iidiinka la rabaan inaad sakuuriigiina ilashataan

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 17 часов назад

    Dowlad waa Shacabka ee kaca oo iska qabta cadawga idinku soo dhex dhuumana insha'Allah puntiland guul

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 9 часов назад

    Dadka Asianka ahi waxba lagama faa,iido waa sidaas intay shillinka ka dhameeyaan shacabka, ayey u diraan wadankooda,

  • @lulali8651
    @lulali8651 15 часов назад

    Dowalada kaliigeed wax mafuuliinkartoo ee shacabkoow iidiinka ayeey nabadleeyadiina ku jiraan.

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 17 часов назад

    Mid xabag cabaayo ayaa ka muuuqda tv

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 часов назад

    Guri guri ugu gala.

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 15 часов назад

    Boowe wadooyinka iyo Beeraha ha looga faa,iideysto

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 13 часов назад

    Adeero qof miskiina oo dantu keentay oo ku tuugsaday ayaan kacabanaysaa illahay kacabso xaguu hoyadaa albeerkada nabad galyo ayuu mooday hadaad dhibtana waxii helay illahay waxba kumaha inay ugu dhacdo

  • @namiup0274
    @namiup0274 17 часов назад

    Ma taagersani waa in lagu sameeyo kontorol anaguba waan ku nol nahay wadamada Aad sheegaysaan fura kuwa aan sharci lahayn dhoofiya

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 13 часов назад

    😂😂😂UMADAN BOSASO ILEEN WAA JAREER KKK ILEEN DANI ZINBABWE WALALAHIIS WAA KUWAAN😂😂😂

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 17 часов назад

    Reer putllan waiting tageersanahay hadaan nahay shacabka Somali weey cayriya Ethiopia dalka hala nadiifiyo cayriya xabsiyadana kugura

  • @lulali8651
    @lulali8651 15 часов назад

    Suriyaan Maha waa yuhud sameeyestey shariciga suriyaan ,iska qabaataa.

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 17 часов назад

    Banaalageesh 😂😂 jayniis iyo gafuurculusna ku dara

  • @mahamedhassan1657
    @mahamedhassan1657 18 часов назад

    Somali ayaa tarxiili jirteen itobiyaan iyo qashin aad soo dhoweyseen iyadoo aad dowlada itobiya aad ugu dhowaa neysaan shacabku hakoco maamul majiree

  • @HousseinMohamed-v3n
    @HousseinMohamed-v3n 13 часов назад

    Wad mahad santihin her pudland somali assaala o dhabti somali walalahen ah iyad tihiin iska saara cadawga wan nigaarab jogna wallaahi.

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 18 часов назад

    MAXAA KASUGAYSAAN DOWLADDA USHA LADULMARA.

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 17 часов назад

    aaabaaaay jareer san weeyn ma daarood ba😂

    • @MuuseAamusane-ub8il
      @MuuseAamusane-ub8il 12 часов назад

      Waaryaa qudhun Markey halkaa joogto qabiil ka tag from hargeysa😡😡😡😡

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 6 часов назад

    War carabtaan dhul idiinkamaqaadaneyaan kuwa ciidamada qarsoon ee dariska fiirogaara iyo maasafuris bay istaahillaan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 9 часов назад

    WAANE BASASIN AMXARADU EERYE

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 12 часов назад

    Somaliland qof aanan ID card laheyn kuma nolaan karo ee dadka reer puntiland ID haloosameryo wixii aanan ID laheyn saara.

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 17 часов назад

    Ascw
    Yaan aqoonsi la siin, qaxooti ma qaadi karno. Anagaaba qaxooti aduunka ku ah
    Ha la tooso

  • @dibjir.m
    @dibjir.m 7 часов назад

    Cunuga yaro kolada jidaya mad shaqo ka qabatan ?

  • @xaawoadanmaxamed203
    @xaawoadanmaxamed203 11 часов назад

    Anoo Ku hadlayo afka Ree gedo wan kufaraxsanahay arinkan

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 2 часа назад

    Dee bowe so tii hawiye lagu xumeynaaye.niin

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 17 часов назад

    Suxbaan Allah

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 11 часов назад

    Ninka ugu hor hadlaya , one minutes gudohood buu been sheegay . Wuxuu yiri $25 bay wax ku cunaan hadana ku celiyey $15 bay wax ku cunaan , سبحان الله العظيم

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 18 часов назад

    Waxaa jira kuwo ka ganacsada keenista itoobiyaanka oo baabuurey ah ama dulaaliin ah marka kuwaas ilgaar ah halagu fiiriyo oo ha la qabto

  • @adamfarah1952
    @adamfarah1952 17 часов назад

    Dawlada kuwa laleeyahay wacamil wadabaqaya dadku hakaco oo nimanka hasaearan dawlad adsugtan yey jirin

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 17 часов назад

    Ajnibigi jacelki san ma udanbeysay

  • @Thebattleofthehorn
    @Thebattleofthehorn 13 часов назад

    Qaxootiga waa in lagu xidho sida itoobiya iyo Kenya ama wadanka laga saaro. Shaqo yaan loo ogolaan.

  • @dianadd12345
    @dianadd12345 20 часов назад

    3:13 War magaalooyinka puntland jafa oo nadifiya. Dalkal somali baa leh!

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 15 часов назад

    GOROYOOY GOOR MAAD WAX OGAATAA MARKEY LABA DHAGAX MIDNA IGU DHACO KA KALENA IGU SOO SOCDO SHACABO XUMADIHII SOMALIYEED ISKU HALEYN MALAHE AAN ISKU TASHANO

  • @beautiful7152
    @beautiful7152 9 часов назад

    They are allShabab People of Somalia need to wake up and defend their country

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 13 часов назад

    kuli waa jaajuus suriya waa xorowday hado qaraxyada iyo iney qeeyradka wadankey gurtan waxan aqoon ayey yaqanin soomaaliyo dhan halaga tarxilo

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 17 часов назад

    Been waynaa car taabta Ethiopian car car car car 😂😂😂😂😂

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 19 часов назад

    XAMAR KUWA JOOGO EE TUUGSADO WAXAY DAGAN YIHIIN APARTMENTO GURYO ISKU GO AN OO LACAGTIISU TAHAY 400 &DOLAR XAGEY KA KEENEEN

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 12 часов назад

    Quraan meelwalba ka shida waa laidin falayee.

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 6 часов назад

    INTA SO8MAALI HORJOOGE U AHBA WAA DABADHILIF .
    WARBA UMAHAAYAAN WAXA KASOCDAXWADANKA.FARAHA KASIIBAXAYA EE LALA WAREEGAYO

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 18 часов назад

    Ethiopian ka is ka saara

  • @mjepid
    @mjepid 18 часов назад

    WAA WAX LALA YAABO WAA WADAN GANASATODDII AY GACAN SIINAYAN SOOGALYTIDI OO AY KU NAAS NUUJINAYAN LACAGTA AY KA SAMEEYAN DAL KA WAA KU WEE BURBUR KA KA DIB LACAGAYSTAY SIDAS AYAY AYAKU KU DHARGEEN KACA OO ISKA QABTA DHAMANTOOD

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 19 часов назад

    Caruurta koolada dhuuqaya maad xanaaneysaan markaad dad tuugsanay aad wax siisaan

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 17 часов назад

    Iska Sara lafta naga

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 19 часов назад

    Waa duulaan qaawan,dowlad ma jirto, sanka ka dura.

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 19 часов назад

    Wasr jooji baadhtaanka oo raafa dhamaan waa wada basaasiin

  • @qassima317
    @qassima317 10 часов назад

    MJ Hawiye beey arkaan lkn Ethopianka ma arkaan nin Hawiye kuma noolaan karo lkn oromo baa xareestay hablihii MJ iyo caruurta MJ xabaag beey dhuuqyaan eeg

  • @shibis100
    @shibis100 9 часов назад

    Soomaali hadaan nahay waa inaan ogaanaa in aan qaxooti ku nahay qaarad walba sida Ethiopia Suuriya IWM waxaan idling oran lahaa dadkan si fiican ula dhaqma hadii xataa aad ka saaraysaan wadanka yaanan lagu xadgudbin waa dad magangalyo idinkugu yimid fadlan yaanan lagu xadgudbin iyagaba wadankooda ayaa Soomaalida qaxooti ku yihiin oo aan lagu xadgudbin joojiya caadifada of walba oo qaxooti ah maahan dambiile.