Abaydhaxan: Xeebta cajiibka ah ee shacabka Muqdisho iyo masuuliyiinta dowladda ay u dalxiis tagaan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 17

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia 9 месяцев назад +2

    Mashallah Mogadishu ilaahay amniga iyo nabada ilaahay ha ubarakeeyo

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 9 месяцев назад +3

    SNTV MAHADSANIDIIN DALKAAD NOO NUURISEEN ARIMAHA BULSHADA IYO DALXIISKA ❤❤❤
    ALLOW DALKEENA NOO HAGAAJI ❤❤

  • @malaboa591
    @malaboa591 9 месяцев назад +2

    Cadowga ilaahoow Umadaada ka qabo yaa Rabi Inshaa Allaah

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 9 месяцев назад

    maansha alaah beautiful ♥️♥️♥️

  • @mohamedaliran
    @mohamedaliran 9 месяцев назад +1

    1983-84 ayaan anigoo dhalinyara ah xeebta football ku ciyaari jirnay aniga iyo kooxda barigaa ka dhisneyd buula xuubey waxaana sababey markii xeebta liido naga Soo xirantey oo aan maalinta jimcaha kasoo ciyaari jirney kadib markii nin uu libaax badeed ama shark ku cuney dawladda ayaa markaa dadkii ka joojisey liido markaas kadib ayaan abaay dhaxan u wareegney baabuur nin kooxda ka mid ah uu lahaa ayaan ku tagi jirney anagoo dhawr ciyaartooy ah illaa afar ama shan ah jaziira ayey xoogaa kaso keysaa berigaa anaga ka hor cidba ma tagi jirin sida hadda ayey tahayna ma ahayn

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 9 месяцев назад +2

    Mogadishu waa magaaladan ku dhashay kuna koray waana caasimaddi jinsiyaada soomaaliyeed nabada ALLE ha u siyaadiyo , waxaan soo jedinayaa in dadka reer Mogadishu ay muujiyaan LAXAW-JECLO xaga amniga inta kale ay imaanayaan, waxaan jogay mudo sideed bil ah oo january 8 2024 ayaan ka soo tagay. Mogaadishu waa magaalo aan jeclahay.

  • @fadumomahamudali17
    @fadumomahamudali17 9 месяцев назад

    Wan ku faraxsanahay wadankega oo nabad ku nalonaya alle hanosiyadiyo❤❤❤❤❤❤

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 9 месяцев назад

    Mazuuliyiin ma'aha ee waa masuuliyiin

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle 20 дней назад

    Weligay intaan europe ku nolaa somaaliya meel sidan ah umaan malaynayn

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 9 месяцев назад

    nadiu waa nadafd

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 9 месяцев назад

    meer

  • @optichin1
    @optichin1 9 месяцев назад

    war qashinka iyo caagadaha yaan lagu tuurin xeebta,

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 9 месяцев назад

    Argagixisada waa wajiyo badan tahay ayagoo suud xiran muqdisho joogan maxkamada hala soo taago

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 9 месяцев назад

    War wixii laascaano dadka ku laynjiray baa koonfurta argagax ee iska qabta dad kii laascaano muusaa sheegtay inuu ka danbeeyay

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 9 месяцев назад

    nololshu waa nadfa marka caga iyo bacaad ciida uu diidaah

  • @abdirahmangelle9322
    @abdirahmangelle9322 9 месяцев назад

    Waa been waxkajira malaha waa eber

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 9 месяцев назад

    Aaway dhulkii xorayteeda askar badan ku dhigteen waa laga baxay hadana dagaal ku daacad maidinka yahay????? Sidaan waxay keenaysaa in aan laidin aamiin hadii maanta bacaad Wayn lasiimarayo dowlada ama hogaanka ciidanka in uu waxaan daacad kayahay ma aaminsani waxaan aragnaa wax cadaogii ka farxinayaa👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺