ANIGA AHAAN ARAGTI KA DAWAN AYAA QABAA OO AH MAALGELINTA DHISMOOYINKA DHAADHEER WAXAA KA WANAAGSANAA IN MAALGELIN WEYN LAGU SAMEEYA BEERAHA ,XOOLAHA ,BADDA,MACDANTA IWM SI DADKA BAAHIDA UGU BAXAAN DAAR LA DHIS OO DHAADHEER KELI WAXAY DHIIRI GELINEYSAA IN LA BOOBO HANTIDA QARANKA TARTAN KA BOOBKA AYAA BADANAYA DADKA INTA BADAN SHAQO WAX SOO SAAR AH HA LOO ABUURO MAALGELINNA HA LAGU SAMEEYO WAXSOOSAARKA DARUURIGA AH 80% SI DAQLI BADAN DADWEYNAHA U HELAAN KUNA GADAN KARAAN GAWAARI ,GURI IWM LAAKIIN GURI DHAADHEER OO LA DHISO WAXAY BADINEYSAA KALA SAREYNTA DADKA .
Subxanallah to much expensive xamar hargaisa baa ka kurso qurux badan kana raqiisan xara Nairobi Kenya ka si raqiisan guuri apartment Yaa boqol iyo lixdaan kuun oo dollar 💵 ku gadanaya 160,000 Allah swt uga cabsada dadka ha dhicinina xaraam caleeg maaliin ku taajiir waye waxaan maha ganacsi 😮
Suaal aan qabaa shirkadahaan intey ajanib shaqaaleyn lahayeen meey iyagu tabobartaan ingineero si dhalinyarada Soomaliyeed uga faaideystaan.example mama iyo abo soomaliyeed oo Minnesota ka guuray kana dhiso guryo Rwanda iyaga tabobarta shaqaalaha dhan local iyo Soomali aa u shaqeeyaan.
Ani qiimaha marki laga tago uu waali yahay hadana labo shay gurina uma diyaarsano 1 savety hadi dab kaco meel loo carato extra majirto 2 jikada malahan qalabka qaadayo qiica jikada
Aad buu qaali u yahay 160 kun villa ayaad ku iibsani kartaa maxaa appartment qaylo iyo shanqar iyo is qabqabsi dariska 160 kun looga biximaa iyadoo la heli karo villa la qiima ah oo adiga khaas kuu ah. Teeda kalle guryaha nairobi ayaaba ka jaban
Muqdisho there are no roads Nidaamma leh Over coded Too many Pajaaj Ma laha jardiinooyin lagu nasto Caasimaddu waxay u baahan tahay nadaam lagu maamulo
Wlhy adi wa saxantahay hargeiso aya la fcn oo mayir wanaagsan ku arkay oo bajaajta laga mamnuucay, oo wadooyin laga wadaa, meel lagu nasto waa leedahay xitaa oo dhir lagu beeray magaaladan waxay ubaahantahay sad uhagarbaxp
I don't understand what's with this extravaganzy. Why don't you mke apartments with rooms and one big bathroom. Majority of the population can't afford this whether in the country or from the diaspora.
Somaliya waa meesha kaliya ee qaabka rabto u hadli kartid Waa iga su'aale apartment $160,000 lagu iibinaayo halka $1000 lagu kireeyo hhhhhhhh Xamarne xaalikisa leeska ogyshay laga yabee gurigan inuu dalaq soo yiraah TM qarax kuraranyahay 😂😂😂😂
Wa runtaa waali ay wadaan lacagtaas dadka intee Ka keenayaan in lasoo dhaci lee waaye tankale hawada gado lee waaye qaraxbiyo dab iyo somaali maryooleey
Somali maxaad ugu hadli weeydeen ileen dad Somaliyeed ayaad lahadleeysiine waa maxay luuqadda kale ee aad ku hadleeysiin jaahilnimo badan ayaan warbixintiina ka muuqato dadka aad la hadleeysiin luuqadooda kula hadla caqligana ha shaqeeyo
Dhulkaygii hooyo hore usocda from Somali Galbeed kolay gumaysi nakala qaybiyee midnimadeena ha iloobina ❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤
Sxb wa midowsanhnay waxba haku mashquulin somalida hada bey so kacayan oo Dhibkii gumestaha laga baxaya siyaasi xun walaga baxa
Soomaalinimo idinkay idinku dambeysa
Xamar ma taalo
Qalbigaanka mideysanahay
Mashalah tabrakalah. War wadankiina maal.gashada inta niorobi iyo wadama kale dhisaysiin
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴
Masha allllah muqdisho iyo hargaysiba way talaabsadeeen waaaaaw masha allllah❤
Xaargaysa haku soo darin meesha waxbo ma tilaabsan 😂😂
@@ZakAbdul-o1fabowe wey dhisantay hargeiso ayadaba ani ayaa halkan mugdisho ka fiirsada xoog ayey udhisantay
Waar ya af xumee qudaadaysan tuulo joo meelana aan waxba ku lahay hargaysi waa magalada ugu quruxda badan dhulkay somalidu dagto😂😂😂😂😂
@@ZakAbdul-o1f beenale tuullo joog qucdaadi dishay😂
hadaad rabtaan in aad heshaan kelyenti ama macaamiil badan waxaan idin xasuusinayaa inaad qiima dhimis sameysaan
ips bank hambalyo hambalyo horay u socda masha Allaah tabaarakalaah.
Natural light. Big windows. Well done IBS
Masha Allah IBS bank wadanka aad ayee u hormarinayaan banks badan oo lacagta jeebka gashtan bay kaficanyihiin thanks
Waad kumahad santihiin dhismaha aad dalkiina kawadaan waxaan idinku imanayaa in aad tihiin muwadiniin fiican dhulkiina dhista somaliyeey aan barwaqo gaarnee waxaad kafiican tihiin kuwa dhisaaya dhul shisheeye bravo 👏 guys
Masha Allah horey usii socda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maasha,allah,waa qurux
Sax waaye,dalkaada dhiso.
Maasha alaah maasha Alaah ilaahey heydinbarakeeyo qurxinta magaalamadaxdii umada soomaaliyeed muqdisho ilaahey nabad waarta hana siiyo aamiin
ANIGA AHAAN ARAGTI KA DAWAN AYAA QABAA OO AH MAALGELINTA DHISMOOYINKA DHAADHEER WAXAA KA WANAAGSANAA IN MAALGELIN WEYN LAGU SAMEEYA BEERAHA ,XOOLAHA ,BADDA,MACDANTA IWM SI DADKA BAAHIDA UGU BAXAAN DAAR LA DHIS OO DHAADHEER KELI WAXAY DHIIRI GELINEYSAA IN LA BOOBO HANTIDA QARANKA TARTAN KA BOOBKA AYAA BADANAYA DADKA INTA BADAN SHAQO WAX SOO SAAR AH HA LOO ABUURO MAALGELINNA HA LAGU SAMEEYO WAXSOOSAARKA DARUURIGA AH 80% SI DAQLI BADAN DADWEYNAHA U HELAAN KUNA GADAN KARAAN GAWAARI ,GURI IWM LAAKIIN GURI DHAADHEER OO LA DHISO WAXAY BADINEYSAA KALA SAREYNTA DADKA .
Best prices qiimaha iyo waxa meesha yaal wa kala duwanyihiin aad buu ujabanyahay qiimaha hormar wacan
Qaaligii bay ka badiyeen subxana allaah
Waa horumar wanaagsan balse aad ayuu qaali uyahay qiimaha hagaajiya fadlan
Masha alah wadanka hala dhisto,................. Mugdisho hadey nabad noqoto waxa qiimo beelaya dhismayasha Nairobi soomaalidu ay ka dhisatey
Maasha Allah, waa qiimo macquul ah.
Masha allah waa wax fican kobaca dalka laa kiin i misa ayaa lagu dhiibaaya lacagta tan koowad sideese loo dhiibaaya
Mashalah waxan dhihi kara waa guryihi ugu fiicna e magalada laga dhisi dhanka waasacnimada iyo iftiinka inaysan ciriri iyo cajajuub ahayn mahsallah tabarakallah
Qolalkana inshallah ino tira badaiya family weyn gurya ey degi Karan ino keena like 4-5bedrooms o kale qiimahana macqul inoga dhiga kenyaba waa rakhiise dalkeena yanan ka cararine
Waa nin wadani ah waad mahadsantahay
❤❤❤mashaa allaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allaah muqdisho ❤❤❤❤❤❤
Location ka aa qaal ka dhigay. Meesha dhismahaan ku yaalo waa meesha xamar ugu qurxoon uguna amaan fiican
Meeqa waaye marka
Somalia 🇸🇴 mashallah ❤️
Wallow gurigu uu yahay mid five ster ah haddana swimming pool 🏊♀️ malaha marka team i.b.s haku dareen midaa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Space malaha
hala waa runta
Waa run wlhy kuwo aan hargeiso ka fiirsaday ayaaba swimming pool ku arkaayey kuwan sababta uga tageen ani ma fahmin
@@cabdalacawilyoohiye3 🤣🤣🤣🤣🤣
Thanks brother
Asaalam aleykum ma waydisaay xalataa jazeera estate waxaa maqlay inuu lacag badaan ka arusaday umadaa somalida
Location ka uu Ku yaalo ayaa ah meel strategy ah oo Magaalada center keeda Ah Cajiib Wye masha allah
Mahadsanid
Guriga wiish maleeyahay
Subxanallah to much expensive xamar hargaisa baa ka kurso qurux badan kana raqiisan xara Nairobi Kenya ka si raqiisan guuri apartment Yaa boqol iyo lixdaan kuun oo dollar 💵 ku gadanaya 160,000 Allah swt uga cabsada dadka ha dhicinina xaraam caleeg maaliin ku taajiir waye waxaan maha ganacsi 😮
Ganacsi wax kala gashada oo labada dhinac Heshiis ku yihiin xaaraam ma noqdo , waa qaali dadkoo dhan mawada awoodaan, laakiin wixii xalaal ah oo ilaahey xalaal ka dhigay ha oran xaaraam, waa kalmad qatar ah.
@@abdirashiddirie3522waxey u maleeyaan in soomaali o dhan ka wada timid dibeda oo hadana lacagta ay soo wada dhaceen
@@abdirashiddirie3522inay jebiyaan ayaa fcn wll 160k waa qaali
Maa dhul gato markaa appartment 160,000 aan kabixinaayo waxaa dhacdaan ilaahay ha idin sahlo
50000 ayay ku ficanyihiiin
Adiya waa Kula qli aniyu 100$ ma heesto Had waxn amiin sanhy ino Jabn Yah Qimah Lagu QadYo Guriiya Hader Yaa Raba Gurii muqdhisho Bn and Keeda Ku YaL
Dad qabar daar aa la feero dhaba.
Aad iyo aad buu qaali u yahay, iyo cid ku ijasrsneydo xitaa $500 lama helaayo
@@ruqiasalah5744 dhul madhacaayo guryaha qaar xamar 1000 dollar lagu dagaa
Waa qaali 2 qol +qol fadhi 130k!!
Masha allah waa wadaniyiin allaha ubarakeeyo❤❤
MASSALLAH
Fikirkayga,kaamarada marka la duubayo iyo warbixintu ha isla socdaan,waad ku mahadsan tahay video ga fiican ee muqdisho iyo horumarkeeda
Gurigii lama arag, kamardu waxay haysaa laba nin oo aad isula dhacay😅
Suaal aan qabaa shirkadahaan intey ajanib shaqaaleyn lahayeen meey iyagu tabobartaan ingineero si dhalinyarada Soomaliyeed uga faaideystaan.example mama iyo abo soomaliyeed oo Minnesota ka guuray kana dhiso guryo Rwanda iyaga tabobarta shaqaalaha dhan local iyo Soomali aa u shaqeeyaan.
Somali guri ma dhisi yaqaanaan goormey guri luuq dheer leh gormey iska deydoonaan iyo dhul cariiri ah gur yuhu waxey ku qurux bataan in loo sameey hool yar oo macquul ah iyo jiko weyen ugu yaraan ah far mitir iyo musqul ciriir ah cankabuud ah
Masha allah Abgaal wacesle safari 1 safari 2
Dhiman dhiman
Abgaal wacaysle xaguu joogaa ? IBS bank waa bangi ay leeyihin ilma Cali Warsame oo sacad ayanle ah
Kkkkkk abgaal karaan karadi
Luuqadda Somaliga waa muhiim in aad dadkeena wax ugu sheegaantaan ama aad wax ugu sharaxdaan jaahilnima iska dhaaafa
Wa mahad illaahey
Qiimaha $130kun 2qol kaliya boos fila ah ayey ii goysa wamaxay bahida ii geeyneyso no way Qiimaha dhima
Kuwo qurbaha kusoo wareerray wayaa raba maalin taajir in ay noqdaan.
Masha ALLAAH
Xalaal quudatada maxaad ugu tala gasheen tuugada iska dhaafa?
Musqulaha guriga waa lagu badiye
Dahab tower aw kasii qaalisan yahay caadi maahin xildh moshin heysto allaha u sahlo
2 qol fashion 130kun dollar NEY YORK MIAA
Duubista Qof ku fcn soo wado quality wuu fcn yahay lkn gacanta camera taha ma fadhido xumaan iyo caay igama aha is bedel fcn ayaa rajeynayaa
Tuuugo ilahaay ka furstay halkii appartment uguma fadhido 30 kun wlaaahi construction cost per unity plus lacagta dhulka ku fadhiyo waa wali😂
Bisinka 160.000 kun aa yurub oo aamin aha xataa laguma gado yaahuudiin
Engr jimcalee waxaa aad wadid waxaa kaga faideesan kartaa inaad noqotid jimcaale real estate waa good opportunity watalo free ah good luck
Sheekadii Islii (Nairobi Kenya)ee damaqyada dheega la isu saarayey ayaa ii muuqato
Lacag guriga wuu uqalmaa lakiin qaraxa isdaba jooga wax ka qabta zoobe waa meesha ugu dhibka badan muqsho xaga saxmada jidadka wax ka qabto guri wanaagsan baakin gaariga ladhito aan lahayn ama haduu leyahay wado aad usoo marmarto aan jirin waa dhibaato
Fikrad fiican laakiin aad uu dheeyahey videoga !
10-12 minutes at maximum aa kuu ahaado waa argtidayda waana mahadsan tahey
Meeqo waaye
Somalaia Lacag Xaaraan ah aya Taalo Quf Qurbo joogo ma awoodo Qiimahaas waa fikirkeyga
Misbaax minankaga u bahanyahay meel kale lama geeyo, waa hadal weeyn.
Guriyaha raqiiska aad baad u qaaliy u yihiin
Nayrobi 4 wil iyo Wilka dhaqaalaha baa ilaa 130 kun ahxamarse dhiig miirTada shacabka kaliya baa wax ka gadan karts
guri qoyskayga rabo inay iigu noolaadaan muddo dheer waa in laba mid uun yahay.
1. inuu dabaq ahayn.
2. haduu yahayna waa inuu dhulgariir haduu dhaco xamili karaa.
jimcaale hal apartment in la siiyo waaye
Hawiye way dadaalayaan lakin inyar oo kamid ah ayaan ogolayn inay xamar dagto oo qaraxyada ka ganacsada.
4 million oo hawiye ah mayna gacanta kusoo dhigi waayin gacan ku dhiiglayaasha
Hawiye ma wada aha e wa hg GSS ah
Dalkayna maalgaliye iskaa dhaafa nayrobi iyo shisheeyahy
Muqaladadu waa dhaxal gal lakin ninyo sualaha kama jawabtid waxan ku weydiyey dhowr jeer xagee ku danbeyey marina state
Marina team kle wye shirkad gooni ah wye koox kle
Ani qiimaha marki laga tago uu waali yahay hadana labo shay gurina uma diyaarsano
1 savety hadi dab kaco meel loo carato extra majirto
2 jikada malahan qalabka qaadayo qiica jikada
Xataa boosa neero malahan waa dhibaatada ka jirta somaliya oo dhan waayo adduunku wuxuu leeyahay seewich main oo magaallada wasaqdeedu isku timaado kadibna meel fog kusoo Shubhangi wasaqda
Abowe kuwo aa hargiso ka fiirsaday oo degan 5 qoL ah ayaaba 90.000 lasiinayey kuwaasaa ka fcn 100% oo swimming pool leh xitaa Savetygii dabka waa lahaayeen, oo xitaa beer yar oo indhaha ku doogsato ay lahayd, kuwan dadkay dhacayaan tuugo waaye
IBS Waxay u shaqeeysaa inta jeebka buuran kaliya. Dadka middle income ka ah ee aan awoodin qiimahaan xsd dhaafka ah Allaah ayaa noo maqan
Meelwalbey adunka kajirta high middle and low.class
Muqdishu qashin qub o dabaqyo laga kordhisay waye marka hore qashinka in wadoyinka laga nadifiyo aheyd…!
Oo weljba qashinkaa guri ku ag yaalo 160.000 lagaa qaadaayo caqli gal maaha😂
$130 kun 2 qol ????????
😂😂😂😂😂😂😂 waa i sugeysiin waleee 😂😂
I was unaware that they sold cocaine is somalia. They overprice everything 😂😂.
That's crazy wlhy
Very expensive
No peace
No electricity
No water
No drainage
Only pirate can buy
Meeshu waa Xamar $130,000😏
Xaa yaalo Maha
Aad buu qaali u yahay 160 kun villa ayaad ku iibsani kartaa maxaa appartment qaylo iyo shanqar iyo is qabqabsi dariska 160 kun looga biximaa iyadoo la heli karo villa la qiima ah oo adiga khaas kuu ah. Teeda kalle guryaha nairobi ayaaba ka jaban
Expensive,.
Reerbanaadirow cabudwaaq halaga furo iyo baladxaawo iyo dhuuso mareeb
Su’aal apartment-ga ma leeyahay fire exit
Cameraman ka tababar u baahanyahy.
JIMCALE aderow afsomali Ku hadal
Dadkaan ma waalan yhn 160.000 dollar apparment 😅😅😅😅 yaa waalan maad ku dhisto afar biyaano lacagtaas dhac aad u weyn waye ips bank tuugo tugo dhashay
1.5 riktar scale dhul garira hadu daaco waa dumayan Soomaali tayada qalabka lama firiyo
Muqdisho there are no roads
Nidaamma leh
Over coded
Too many Pajaaj
Ma laha jardiinooyin lagu nasto
Caasimaddu waxay u baahan tahay nadaam lagu maamulo
Wlhy adi wa saxantahay hargeiso aya la fcn oo mayir wanaagsan ku arkay oo bajaajta laga mamnuucay, oo wadooyin laga wadaa, meel lagu nasto waa leedahay xitaa oo dhir lagu beeray magaaladan waxay ubaahantahay sad uhagarbaxp
DHULKIINA MAALGALIYA..
Baladxaawo halaga dhiso lacago farabadan ka so Gali laheyd iyo cabudwaaq
160K ma dhul ii gara ku gato oo ku dhisto 😮😮😮
Xagee laga hela hodan booskii baa 200 kun ah
darusalm io xafadahaas hoose waa raqiis sida odweyne oo bakaaro lug logu gaaro 40kun ma dhama booskii magaalada hoose na waa ka cabir fcnyihiin tusaale hodan 13×13m waaye lkn dhankaan 20×15 ama 20×20m waay @@AbdirizackAmin-i1z
@@AbdirizackAmin-i1z2 qoL oo jiiraanka qayLinayo 160kun lamasiisankaro macquuL maahan
@@cabdalacawilyoohiye3 lacagtas hada hayo ha wan gadi laha sababto kiro iyo meel walbo guur kuma jiri karo
Geeli miya meeshaan ha ho tuuh kelka iyo meshan dhul isbuya sheko aabahaa buuyo feer buleyoo balaq kasiyay
MAAN MOMBASA $50 KUN GATO ANOO QARAX KA BAQEYN
Yaah maxaa tiri 130 kun ilaa 160 kun aaaa yaaah ma maqlin qiimahas oo kle
War somalibaa tahaye afkaaga hooyo ku hadal.cadaan lama joogtide.
I don't understand what's with this extravaganzy. Why don't you mke apartments with rooms and one big bathroom. Majority of the population can't afford this whether in the country or from the diaspora.
130$ 2 qool iyo fadhi aa laba nusbos lacagtas ku heli karaa mid dago midna ijaarto😂
You are too smart 🧠 😂😂😂😂😂😂 sax saa sheegtay waaye
That price is unrealistic and unheard of. I think these guys dont have a clue what the true value of things are.
130 kun o dollar iyo 160 kun o dollar ..intaan ka bixi naa yo. Maan ku dhisto dabaq aniga an lee yahay. Kadib na kireeyo. Qolol badan.
SOMALIA APERTEMENTIGA MEEQA LA GADAAYA
$50k wuu uqalma
Too many musqul no
Somaliya waa meesha kaliya ee qaabka rabto u hadli kartid
Waa iga su'aale apartment $160,000 lagu iibinaayo halka $1000 lagu kireeyo hhhhhhhh
Xamarne xaalikisa leeska ogyshay laga yabee gurigan inuu dalaq soo yiraah TM qarax kuraranyahay 😂😂😂😂
Wa runtaa waali ay wadaan lacagtaas dadka intee Ka keenayaan in lasoo dhaci lee waaye tankale hawada gado lee waaye qaraxbiyo dab iyo somaali maryooleey
@@saynabdaye7382Ilmo negative la idiin jooji maayo taa ogaada IBS BANK tagtay oo talaab satay GUUL INSHA ALLAAH...
Ilmo NEGATIVE la idiin jooji maayo IBS BANK tagtay oo talaabsaty GUUL...
@@ahmethassan6232tuugada ayaa qayb ka tahay 2 qoL aya 160kun siinaynaa dabaq maa ku dhisto😂
Somali maxaad ugu hadli weeydeen ileen dad Somaliyeed ayaad lahadleeysiine waa maxay luuqadda kale ee aad ku hadleeysiin jaahilnimo badan ayaan warbixintiina ka muuqato dadka aad la hadleeysiin luuqadooda kula hadla caqligana ha shaqeeyo
And get killed once you step out? No thank you
WELCOME TO TAAS INTERNATIONAL
GET AIRLINE TICKET DEALS
VISA CONSULTANTS
AIRPORT PICK UP
HOTEL BOOKING
AIRPORT TRANSFER
etc
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴
Mashallaah