Waxa aan la yaabay waxaa ka mid ah in Wariyuhu weydiinin ciddi ey quseysay dayactirka astaamaha caasimadda oo ah gudoomiyaha/duqa Muqdisho. Waxaan ka baqayaa in dhulkaas dad gaar lagu wareejiyo ama la siiyo.
In dawladda hoose ee xamar dayactirto ahayd , somalidu waxay suugan in ay ku dunto , hadda uun xamarweeyne dayactira oo ilaaliya meelaha dalxiis noqon kara
Dumi, masaajid ku dhis meesha, Gumeysiga aa dhisay, adoon maa nahaay markaan sidi masaajid u ilaalinaayo. Boqolaal masaajid ayaa xiliga kacaanka la dumiya, maad wax ka sheegtid, gaalada kaniisadahooda dumi ee masaajid ku dhis.
This is so sad 😞 but we can rebuilt it again 😊
Qabyaaladan hadan wax laga badalin.. ilaahey qeyr hala kulmiyo carurta mustaqbalka dhaw iyo kan fog. Insha’alah
ayada camal oo qurux badan hala dhiso❤😢
Haa aan isku soosawirnee 😢
They have to retort its very important & historical place 😢
Mohamed salat allaha kuxfdo sxb
Waa barbamij soo saare aan aad ugu taxanahay ❤
Mahadsanid Astaan TV
Mashllh muqdisho Casey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫵🔔
Allaha unaxariisto 😢😢
Amen amen amen
Xafiis ma ahayne wuxu aha, lighthouse haga maraakiibta, sida filayo, mahubo.
Taallada waxba igama gelin lkn caruurta 😢😢😢😢😢
Walaal xagee lagala xidhiidhi karaa ninkii miskinka ahaa ee 4ta caruuri ka dhinteen
Thanks
Waxa aan la yaabay waxaa ka mid ah in Wariyuhu weydiinin ciddi ey quseysay dayactirka astaamaha caasimadda oo ah gudoomiyaha/duqa Muqdisho.
Waxaan ka baqayaa in dhulkaas dad gaar lagu wareejiyo ama la siiyo.
Amiin
😢😢😢
Duqa musqdishu waa ku ceeb in goobaha taariikhika ah ee magalada uusan xil iska saarin.
It’s sad
Somalia waxa asaged ka reebay qabyalad waa ka xumahay
1st views😂😂🎉
Markaana 🤔😆
Astaan mad dhistiin dayactir lagusameeyo ax sory wlhi dhismahas wan jeclaa
In dawladda hoose ee xamar dayactirto ahayd , somalidu waxay suugan in ay ku dunto , hadda uun xamarweeyne dayactira oo ilaaliya meelaha dalxiis noqon kara
Sorry 😢😢 wa tariiq duntay dumista talada xamar carurti ku dimatay allah hunaxaristo
kkkk
M.
Hadda Dabaqii Qadiimiga Ahaa Ee Bateero Ku Yaalay Ma Dumay
Dumi, masaajid ku dhis meesha, Gumeysiga aa dhisay, adoon maa nahaay markaan sidi masaajid u ilaalinaayo. Boqolaal masaajid ayaa xiliga kacaanka la dumiya, maad wax ka sheegtid, gaalada kaniisadahooda dumi ee masaajid ku dhis.
Dowlada waa in si dhaqso ah u dhistaa 😢waa taariikh aan marnaba laga maarmi karin
ruclips.net/video/zG_TjSrTxxo/видео.html kaso daawo
😢😢😢😢
😢😢😢😢