Wow my team gurmad cafimaad iyo cibaado suban cimri dheer ilaahay ha idin siiyo iyo nabad insha alaa film wacan iyo dad wacan baanu filaynaa welcome new film filo
Nio aniga muqdisho ayaa joga filo filmka Ina ka so dhax muuqdo ama filmka Ina jilo wan rajeynayey lkn nasiib uma lihi Mel an kala xiriiro Abuukar mahdi mar macalinka Marna aderkey fariinteyda Marka aragto ila so xiiriir
today's wisdom Some people, no matter how much you love them, are good and happy You find them believing that you have vile intentions behind it Don't be sad I just pray for them to get well soon And your safety ✋
Maasha alaah kooxda gurmad intii hore waan wadanaa hadii dhalinyaradaan noloogu soo daro xaa ka macaan waa buufadaada oo maraq laguugu daray soo dhawaada dhalinyarada ku soo biiray kooxda gurmad 🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️❤️❤️❤️❤️😁😁
Illaahay ka baqa oo wiilashaan nagasoo badala Gabdhaha masha allah way nuuraayaan Atoore iigama muuqdo wiilashaan dhexdooda billaahi Kan ugusoo sokeeyaa ba ugu roon
@@darishore814 waxay ila tahay inay ula jedo inay rabto inay noqoto qof meel kasta kuso bixi kara oo dhinac walba ku fcn adiga si qaldan u fahmay kolay
@@Legendnossxb qofka hada rabto ina barato dabeecadiisa waa la dhageesta qofka isaga is qeexaya asago is ogeen,waaya aragnimada keento, way jirtay mar aan quruxda kaliya muhiim noo ahed 😂😂
Waxaad aad uga helay anwar siduu u ixtarmay hablaha u usan gacan tisa ugu salamin isgo dintiinsa ixtaramaya Thanks anwersharaf ba ledahay tan kale abukarow naga daya bahasha 4.5 ka ah please dad aqoon u leh so sarista flmanta jilyaal calimi ah aya wadanka joga film tayo leh kena
Ilahay ha noo danbidhaafo dhamaanteen maama faynuus qof la taliya ma la waayay cimriguu ilahay siiyay inay inay ku dhameysato filin iyo jiliin waliba dhalinyaro ku baraarujiso inay wax jilaan waa khaatumo xumo ilahay ha ka madoobeyo haday qoraalkayga aragto waxaan leeyahay maamo dib isu xisaabi intaan lagu xisaabin naftaada iyo taydaba waxaan u dardaarmaa cabsida alle .ilaahoow khaatumo wanaagsan nagu dil.aamiin
Beentaa maha kolay 70 jir cml waye Allah soo hadeyo sidi fananin badan fanka ay uga baxen tusaale walashed Hibo Nura iyo kuwo kale.
Amin allah hana wada😂hadeeyo
Walahi Filimkan filin xiiso badan ayu lahaan doona rer muqdisho hadey kujiraan ilaah ha idin garab galo insha allah
Maasha allaah maamo faynuus sh daahir abuukar mahdi Anwar axmed naaji sacad iyo inta ku guulaystay aad salaansare
Maashaa Allah Directorkeena Abubakar Mahdi iyo Teamkiisa Waan ka fileynaa wax cusub oo na farxadgelyo thank you Adiga iyo teamkaada ❤❤❤❤❤
Wow my team gurmad cafimaad iyo cibaado suban cimri dheer ilaahay ha idin siiyo iyo nabad insha alaa film wacan iyo dad wacan baanu filaynaa welcome new film filo
Xamar cadey ❤❤❤❤ viva waan wataa sida qurux badan loo hagajiyaaay keep going 🎉
❤❤mashaa allaah legend is come back ustaad dad Reer waqiyana ku darboo qawdhana &team kabtan Bara &Baquli boy
Feiav7 we u d❤
Ysgzusgugzf😢
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏. Mama Feynus, we love you❤❤❤❤
Masha Allah tabarakalah filo filin magical magiro🎉❤❤❤😊
MashaAllah TabarakAllah Qurax badan
Hora usoco Guuuleystay lnsha Allah ❤👍
UpdyrashiiD bashiiR nin weYn zahip hOrmaR wacan kuu rajeYn ❤
Amran Nakata..mar hadey kaso dhex muuqato filmkaas waa dab iga qor taas Qoftaas Jilaa cajiib ah weeye wlhi anoo Caruura daawan jirey.❤️
Nio aniga muqdisho ayaa joga filo filmka Ina ka so dhax muuqdo ama filmka Ina jilo wan rajeynayey lkn nasiib uma lihi Mel an kala xiriiro Abuukar mahdi mar macalinka Marna aderkey fariinteyda Marka aragto ila so xiiriir
Bravo kooxda gurmad mama faynuus iyo dhalinyarad reer muqdisho❤❤❤❤❤❤
Maasha alaah team gurmad Ala ha idin badiyo guuleysta weligiin 😍😍😍😍😍😍😍👏👏👏👏👏👏👏👏
Salaam Gurmad Team the old group and the new group I love you Mam Faynuus❤❤❤❤❤
Haye aniguun baa ka maqan meeshaas , Masha Allah, Abubakar Mahdi . May Allah grant you more blessings 🎉❤
Maasha Allaah Maasha Allaah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤🙏🙏🙏♥️♥️♥️💕🇫🇮🇫🇮🇸🇴🇸🇴💘👍👍👍👍👍💘
Wcs masha allha tabarikllha kooxda gurmad iyo reer Muqdisho wan idin salamey allha idin fududeyo wan idin jecelnahay hor mar wacan ❤❤❤❤
wabariyow wangsanow walalihii way is watan miss mogadisho muqwacaney😂❤
Mashallaha tabarkallaha mammmo waaliya iyo dhamaan kooxda gurmad guuuleysta waxaan leeyahaya guuuuuuuuuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤llllll
Filimka nooso dadajiya 1 can't wait
Masha allah tabarak allah kooxdeyda gurmad guulasata horo usocade ❤❤❤❤❤
Ani waa jeclahy inaa kalo abti abuukar☝❤🙏
Maasha allaaha kooxda gurmad ee hobalada waabari iyo fanaanada wayin ee faynus shiikh daahir gacmo furan iyo wadankina kusoo dhawaada
today's wisdom
Some people, no matter how much you love them, are good and happy
You find them believing that you have vile intentions behind it
Don't be sad
I just pray for them to get well soon
And your safety ✋
mansh Allah mansh Allah walalah qaali iga ah ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Ku Guuleysi Wacan Brother Abukar Mahdi Ku Soo Dara Insha Allah Ciyaraha Hidah Iyo Dhaqanka
dadkani badankooda jilaayal uma eeka ilaahay ayaa ina dilaaye any way abuukar iyo kooxdaba wan ku kalsoonahy wxy noso xulaan ❤❤
Masha allh teemkeena quruxda badan guul iyo hormar ayaaan nii rajaynaa wll abuukar mahdi waat mahat san tahay filimkaan muqdisho laga bilawayo waxan filaa inuu ka sii wacnaan doono kii londan insha allh
Maasha alaah kooxda gurmad intii hore waan wadanaa hadii dhalinyaradaan noloogu soo daro xaa ka macaan waa buufadaada oo maraq laguugu daray soo dhawaada dhalinyarada ku soo biiray kooxda gurmad 🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️❤️❤️❤️❤️😁😁
Filimka waan sugi lahay alle ha udin fududeyo❤
Alla maxuu asxaan ii suubiyay waagii uu ka shaqenayay tiyaatarka❤❤❤
OMG 😲
Yusra iyo sabriin🎉🎉🎉
Masha Allah ❤
Masha allha and ban udin tagera hory u socda wan jeclahy ina jila noqdo
Mashalah quruxbadanaa gabdhaheena somaliyeed.waxaa garbaha kafadhiya maamo faynus gabdho runty quruxbadan
Mashallh dhamaantiin lkn sabrin you are acteurs legends 🎉🎉❤
Sacadiya sharaf ayaa ku fiican qosolka❤
Mama faynuus. Wlhy aadban ujeclhy. Cimri dheer iyo cibaado suuban mamaa❤❤
Masha'Allah beautiful video beautiful place mogadishu beautiful people waan sugeyna waxkastaba filo Insha'Allah ❤❤❤ gurmad teams thank 💐 💐
Yiewsley uw8 12th 7y4ueiwuwywtw1 uwiw t twg😊😊❤
Illaahay ka baqa oo wiilashaan nagasoo badala
Gabdhaha masha allah way nuuraayaan
Atoore iigama muuqdo wiilashaan dhexdooda billaahi
Kan ugusoo sokeeyaa ba ugu roon
Masha Allah brother abukar Hore usoco keep going
Masha allha ilhy ha idnku asyuro wn sugi layahay❤❤❤❤
mashaa Allah beautiful people mamafaynuus xasuus wacan ❤
Masha Allah jazaaka laah kheyr ayaa idin leeeyahay ❤❤
Mash allaha waxaan vidiogan ka arkay dariskega axmadeey abukaroow igu salan 27snno cml ismog nahay❤❤❤❤❤❤❤
Abuukar mahdi filmka filo muqdisho qeb wayn Ina ka qaado ayaa rawa 😢 codsi wayeh ader mcn
❤❤❤❤masha alllh
Thanks Abuukar mahdi and team gurmsd❤❤
Maansha allaah aad iyo aad ayan ugu farxay soo dhaweynta Faynuus Sheeq daahir waan ilmeyay Marakan dawaday soo dhaweynta lagu sameyay Maansha allaah sorry waan ka maqnay meeshas Asc mom faynuus
Miss you all team gurmad❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤
JH I aja😊
Gabadha Faynuus bidixdeda ❤❤❤
Qurux kaliya lama fiiriyo qof dabeecad laheen u ek thy sida dadka u fiirineyso iyo markay tiri maba rabo ina cidna waxba uso reebo.
@@darishore814 waxay ila tahay inay ula jedo inay rabto inay noqoto qof meel kasta kuso bixi kara oo dhinac walba ku fcn adiga si qaldan u fahmay kolay
@@Legendnossxb qofka hada rabto ina barato dabeecadiisa waa la dhageesta qofka isaga is qeexaya asago is ogeen,waaya aragnimada keento, way jirtay mar aan quruxda kaliya muhiim noo ahed 😂😂
Maasha allaha 👍❤️❤️🇸🇴🇸🇴👍👍👍
Aduunwaxkasta kafilo sariif halaag wakanaxay lkn waxanfilayaa gangis kaaduufsan wayo waxan ujeeday siduu hoos ulahadlayay makuu gaadhiga umaydayay ❤😢
Salansare abuukar Mahdi ❤Anwar ❤mama feynuus❤howl culus walahi ilaahey ha idiin fududeeyo❤
Dhulkena nabad allaha noga dhigo mama feynuus inan arko wan jeclayay ❤❤❤
Masha allah mama feynuz allaha barakeyo filmka filo waan bogadineyaa waa musasal fiican ❤❤🎉🎉
FAYNUUS WAA VERY PROFESSIONAL AND I LOVE THAT. WAXAN RAJEYNA DAD JILIIN FICAN INAY MESHA KASO BAXAN OO AYDAAN WEJI QIIMEYN.
Masha Allah mama faynus
Isra wa filimkii ardey ayey ku jirtay ❤❤❤ isro kep goin
Maasha Allah hore uu socada❤❤❤❤
Markale waxaan leeyahay kooxda gurmad waa faxadeyda inaan arko ayaagoo dhalin yarada dhiiri gelinaaaya oo ka middhigaaya kooxda ama qaadanaya dhalin yaro cusub Mashallaha war anigana igu data oo iisheega meeshaan usooo mark kooxda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dhalin yaradana waxaan kula dar Dardaarmayaa iska ilaalsha habsaanka shaqada ama haka soo dahina shaqadiina ❤❤❤❤❤❤
Waa waray abukar mahdi you make a lot of young actors or actrices Dreams come truth👍
Waraa no qoftaan cusbo laheyn 🤨🤔😂means sanbaatiyo abaa🧐🤨💖🎊💙🇸🇴💙🇸🇴💙👋✌️🌷🌷Good luck z❤❤🎉👋💙✌️🌷
Masha allha ❤❤❤❤❤❤
Asc wallo dakaan garanayaa waay wada haystaan yaan u share gareya hadaba wallo gulaayso aamiin Somalilandna guul guul Somaliland guulll💚💚💚💚💚💚⚪⚪⚪⚪⚪❤❤❤❤❤
Masha allah masha allah masha huno okej
Shaadiyo sharaf kuso dara❤
Wlahi wan laqiroday Alaha idinbarakeyo yarabi yarabi yarabi 🎉🎉
Mansha allah. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Well-done keep going❤❤❤
Allah fatxi away ❤😢
Mazha allh waanu sugaynaH ❤
Masha Allah xamar cadey ❤❤❤❤❤
kooda gurmad waan idin salaamay bacda salaam waan idin sugaynaa Allah mahad lehh c--------q
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉masha alah ❤❤🎉🎉🎉😊😊😊
ku so dhawaada jilinyaasha cusub 🙏
Mashallah hambalyo ❤❤❤iyo teamka
Masha Maasha Allah 😘😘😘😘😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴💖❤
Maamo feynuus bisinka iska sax raxiin maahan yaa rabbi
M.a wan Nii salamay goxdeyda gurmad ilahay ha Nii xifdiyo mamadina iyo walalahin
Masha Allah qurux badaana dhulkeno❤❤❤
Gabdheydii abwaanad hodo xayinomo❤❤
Marka ugu horeyso ❤❤❤
Waan raway Mel nilaga so xariiro wan waaye wllo iso jawaab
My team la aantii RUclips eber waye 🥰
Rer nairobi kenya aya ilowdeen ani ah haan waan xanaqsanahaay 😡😡 kisto kisto le😢😢 anyways one ❤
Abuukar sidan idin sugayay waad yabee insha Allah ilaahay baa garab kiina jooga 🎉🎉🎉🎉🎉❤
Faynuus wan taageeraa ❤🎉
Woow abukar Mahdi filimka wan sugi la. Nahay noso galiya dhakso❤❤we miss wlhi😢
Wllhi ani xitaa waa sugi la yahey😂😂
Wlllhi anigapa Wa jeclahay gooxdan waxan rajeyna inan ka midnaqdo insha Allah❤❤❤❤❤
Maashalaah ❤❤
Maasha Allaha ❤❤❤❤
Mamo cajabo xmr ma jogta hda😢❤ wa arki lahaaye
What a film .perfect at all style. Sorry for senior sharif halag .it's really look reality.
Waaw masha Allah team gurmad
Waxaad aad uga helay anwar siduu u ixtarmay hablaha u usan gacan tisa ugu salamin isgo dintiinsa ixtaramaya Thanks anwersharaf ba ledahay tan kale abukarow naga daya bahasha 4.5 ka ah please dad aqoon u leh so sarista flmanta jilyaal calimi ah aya wadanka joga film tayo leh kena
حمدلله على السلامه ياحبيبي ❤❤❤❤
waan idin salaamay dhamaan jilayaasha maadaama aad joogtaan muqdisho kataxatira kuwii nadhibay oo dadka ku dhax juro kuwa wax qarxiyo wax dilo iyo dhamaan kuwa wadanka aan daacada ahayn aniga waxaan joogaa maraykan gaar ah an virginia waana idin daawadaa qayr ayaan rajeyhaa waxaa la iloobi karin dhiig caba yaashii qarxiyay shaamow tiyaatarka soobe masaajidyada maqaaya daha iyo meela badan oo la iloowekarin alaha naga qabto dhagar qabayaasha aamiin ayarabi
Yusra iyo saabiriin ❤❤❤❤❤
Waaw gurmad sa dhawada dalkeena
Maashaa alaah