Somali Futadooda isuduleysha yacni iyagaa is Arka Ee Nimcaadii Allah Inna Siiyay umajeedno, Gaalbaa na iskukaaya diray! Noolaada Waayaha iyo Jiilka Cusub Ee Qabyaalada Iyo Qurunka Iskumashquuulinin.
Maaweel tolow ma ka badbaadey qaraxii xeebta Liido ka dhacay? Reer Soomaaliland now aamina dhulkiina reer Muqdisho na illaahay dhibaatada ha kor qaado oo cadowga ha ka qabto. Aamiin
Waar dhulkeenu baladhanaa . Ilaahey baa mhadiska leh Nasiiyey dhulka sida u quruxda badan . Hargeisa aan ku dhashey ma so dhaafin😂😂 lkn wan rajeynaya inaa dhulka soo kala barto.
Somalida maba yaqaaana meel qurxan in laga dhiso guryo qurxan oo wood lagasameeyey si bilicda adunka uso jidato kaliya waxy fa ido leyihin ine qabil kadhekeyan yaaab
War ninkani waxa qoro 😂 dhulkiinu idin dubya ayna cidi idin soo gudbin waxay ahyd inad si wacan ugu soo mahadceliso ee may ahyn in madaxdiisa wax ka sheegto 😂 anakuba wax waanu idinka sheegi karna madaxdiina
Ala dalkeenu qurux badana maxa Alle bad iyo webiyal an umado kale Haysan noogu deeqay lkn wan ka Qatanahay ila raas casayr ila raas Ka booni wada bad kagees ka gees Dalkeenu qaaruumo shisheye o rabo Inay nimcadas ka faaidaystaa baa Ina kala qoqobay anaguna wan u Sacabo tunay ilaahoow dalkeena Noo xifdi noona Amaanso
Dalkeena Waa Nagala Qariyay Ee Alle Ha I Noo Soo Jeediyo Oo Ha Ina Jeclesiiyo...🤲
Aamiin yaa Rabi
Somali waa dhismaty Zanzibar baan Soo xasusty m a saaxiiib thanks For the update 🙏
Ana Seychelles
Masha Allah
Thanks wllk maweel sidad nagu soo gudbiso bilicda wadankena thans 100jeer 🙏keep going bro nerver give up
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
Scw scw scw
صلي الله عليه وسلم
Maweel wll ma muqdisha joogta masha allah bilicda wadankeena🥰
Maaweelow zxp waayahan wàad gaabisay nio mxaa kugu dhcy maad caajistay
Abay dhaxan
Amazing place 🎉❤
I have to visit Abaay Dhaxan InshAllah. I have never thought that Abay Dhaxan exist. It’s very beautiful and sweet place to stay and live in.
Abtiyow Aan kula dalxiiso😂 Mawelow❤ wan ku farax sanahay quruxda wadankeena 🎉🎉🎉
Mash Allh
Welcome muqdisho maaweell😮❤😊
Thanks, brother 🙏. Daawa dacala duleena iyo xeebaheena. ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Masha Allah Awaay dhaxan ❤❤❤❤❤
Shp maawel waxan kamid ahay taageerahaga shp shp waxan rajenaya mar un inaad imaantoo did gobolka bari waxa ku yaala 25 xeebod oo kala qurux badan❤
dee adba soo duumo muxuu kaa soo doonaa kkkkkkkkkk
Hore usocco wll maaweel jabuuti kaalay ❤❤❤
Mnsh allah maawel maxamed maawel🎉
Very amazing 😍🤩
Masha allah dhulkeena wax ka qurax badan lama arag hadii malgashiyo loo helo❤❤❤❤
Masha allah jiisow waa reer TORONTO
Legend maalmahaan kuma hayno
Welcome abay dhaxan muqdisho 🇸🇴❤❤❤😅
Somali Futadooda isuduleysha yacni iyagaa is Arka Ee Nimcaadii Allah Inna Siiyay umajeedno,
Gaalbaa na iskukaaya diray!
Noolaada Waayaha iyo Jiilka Cusub Ee Qabyaalada Iyo Qurunka Iskumashquuulinin.
dee ujeed qof waliba degaan buu leeyahaye
@@TogdheerBurco-x3p
Maangaabnimada iskadhaaf Ee Horey usoco.
Dalka waan dhalinyaro wan in aan u kacno
Maweel sxb meshu nabad maha yan lagu gadin
Masha allha ❤🎉
Mnsha allah abdow
Waan jecelahy dhulkeyga hooyo ❤❤❤
Big fan wall🎉
Abdisamed maxamed maweell the best RUclips others session ❤❤❤
Maasha, allaah abtiyo
Dhulka hooyo ❤❤❤
Video yasha noocan oo kalaa inaa muuqalka soo dheereysid baa rajenena inshallah
Mawel sxb hore usoco
Maaweell Big fun shodhadeydii ❤👍
Maaweel sxb waxan ka codsanaa inaad baraawe tagto ood video qurux badan noogasoo sameyso. Mhsnd.
Afgoon Seetahin
Maaweel wad ku mhdsanthy sida aad noola soo wadaagty vedio quruxbdn leh mnta ayaa imaql ah mgaladan qurux bdn
Ayub show isagoo yarbaan garaneyaa
M.a
Maaweel tolow ma ka badbaadey qaraxii xeebta Liido ka dhacay? Reer Soomaaliland now aamina dhulkiina reer Muqdisho na illaahay dhibaatada ha kor qaado oo cadowga ha ka qabto. Aamiin
Omaraw sxb podcast samayso nin fanny yatahay oo sheekooyinka kufiicanee, waa iga talo. ani iyo sxbkay , waxanahay taageryashada reer borama
Waar dhulkeenu baladhanaa .
Ilaahey baa mhadiska leh
Nasiiyey dhulka sida u quruxda badan .
Hargeisa aan ku dhashey ma so dhaafin😂😂 lkn wan rajeynaya inaa dhulka soo kala barto.
I.a anna isoo mar xmr jooga aan dhulka isla baranne😂
Reer hrgaysa dhulkaa ma laha hadaad doonto adigu tag
@@IkramMaxamud ina mara waa maxay
Somalida maba yaqaaana meel qurxan in laga dhiso guryo qurxan oo wood lagasameeyey si bilicda adunka uso jidato kaliya waxy fa ido leyihin ine qabil kadhekeyan yaaab
Masha Allah lkn eyga halagawarqabo maclul miskin😢
Somaliland dad baa quudiya shalaan daawa naayay
Maxwell so badi vedioda ookle wdanka wa dhismay
Nice video😮
War Xeebaha nadiiifiya
DSalkeenoo soo wada bidhaamaya alxamdu lilaalh
Magaladasi waaba Maldives yar abaya dhaxa
Maweel is back
Ninka kaliya dawadow🎉🎉🎉🎉🎉
Asc sthy inader kwrn axwasha my life
Muhiimada Waa Inaad Dalkaada Jeclaataa, Ma ahan Inaan Dalalshisheeya dhisno.
Maa well baydhaba joowhar baraawe kismaaya usafar usheeg maxamed Kahi. Iyo muusa biixi xumaanta in aay ayaga ku koobantahay
War ninkani waxa qoro 😂 dhulkiinu idin dubya ayna cidi idin soo gudbin waxay ahyd inad si wacan ugu soo mahadceliso ee may ahyn in madaxdiisa wax ka sheegto 😂 anakuba wax waanu idinka sheegi karna madaxdiina
Somaliland is not easy
Siyaasada iyo bulshada kala saar adigu
waar inaka ha naga waalina
Libaax maaweel
Waa meel aad uqurux badan Runtiii
Waxbaa dhex fadhiya dhabaca weyn😂😂😂😂
❤❤❤❤❤
Abaay dhaxan ma ahan ee waa AAWAAY dhaxan
Isu lah jad bay daan hayn Maaweel waa
walahi ma aminsanayn waa markaygiih
Waad caajistey sxp 😂
Are maawelow madhaxa nagada soo duub soomaliland
First❤☝
@mawell gabadhu qurux padanaa ne0
Uimoow😮😅😅😅
@@IkramMaxamud meel aan ugu soo hagago sheeg
Ala dalkeenu qurux badana maxa
Alle bad iyo webiyal an umado kale
Haysan noogu deeqay lkn wan ka
Qatanahay ila raas casayr ila raas
Ka booni wada bad kagees ka gees
Dalkeenu qaaruumo shisheye o rabo
Inay nimcadas ka faaidaystaa baa
Ina kala qoqobay anaguna wan u
Sacabo tunay ilaahoow dalkeena
Noo xifdi noona Amaanso
maawelow taa yeysan ku dhaafin sxb
Ma tan carbka wayn habla hoodii baaba buuxa maaweel
Aar dalkaga ku fan intad soomaliya nofanayso😂
❤🎉
Maweelka
Walkeyga muslinkaa mawel cadi mawel😅😂😊
Hees ushidan iyo xamar xasuus igu ledahay 😮
EyGu meelkasta muu joogaa maaweelow zhp 😂😂😂
Maawelka
Ninkas gurga xeebta qarkeeda kadhisay muxu ahaa waa foolxumo sidaan xeebta in uu kafogaado ayay aheed xage dadku kudabalanayan ufff sideedi hore ayay kuqurux badneed
Abaayo dhaxan waa magc nin😅😅😂
Abaayo waa gabar abowe waa nin 😂😂😂
Maaweel lexus 😂😂 red car
Kan qudhaca ah iska reeb sxb
Halkeey ka tirsantahay abaay dhaxan waa iga dhab haleey fa ideeyo
Somaliland
Gobolka banaadir
Banaadir
Banadir😊
🤓
Maweel wan kutagera
Reer waqooyi iaaaq hadaad tihiin joojiya Nacasnimada war dalka adinkaa iska leh daga oo dhulka dhista hargeysa burco u ogalaada somalida in aay dagta gooni isu buuskaan joojiya
Somaliland dad badan oo kale ayaa dhista oo dega annaguna afarta soomaaliyeed ee kale iyo adduunka kaleba waannu dhisannaa balse somaliland baanu leenahay iyadaana horumarinteeda ayaana muhiim noo ah
Ma lihin ee hana baranina dal baanu leenahaye inankani waa youtube
faqsh xaaraan bay kaa tahay inaad dhisti dhulka yaga
Saa u eegaya meelada joogta qalbtidii I jebiseen yaa idka masuul ah horta😂
Maxa ku helay no😂😂😂
Weligay ma maqal Abay dhaxan😂
cobe miono waa wallkay 🤣🤣🤣
Dad iscunayo
Dulmi, Qabyaalada iyo Qurun Ku ibtilaysan
Loo soo xiisi maayo
Shp maawel waxan kamid ahay taageerahaga shp shp waxan rajenaya mar un inaad imaantoo did gobolka bari waxa ku yaala 25 xeebod oo kala qurux badan❤
❤❤❤